20 sano Kadib Bosaso oo Taariikh Madow-Qoraysa,Xuska dagaalkii Xukunka oo markale Bosaso ka holcaya!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • DAGAALKA BOOSAASO: 20 sano Kadib Bosaso oo Taariikh Madow-Qoraysa, Xuska dagaalkii Xukunka oo markale Bosaso ka holcaya! Xiliyo kala duwan iyo xaalado isku mid ah!! "WARARKII U DAMBEEYEY"

Комментарии • 76

  • @abdiwaliabdiwaeis486
    @abdiwaliabdiwaeis486 2 года назад +7

    Ciidamada boosaaso kudagaalamaya Nabad iyo maslaxo Alle hakala dhexdhigo aamiin

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 2 года назад +2

    Alle waxaan ka baryaynaa in umada Muslimiinta ah kala badbaadiyo kuwa wax magaratada ah oo iksu laynayana Alle ka qabto.

  • @kafiamohamed6270
    @kafiamohamed6270 2 года назад +1

    Laailaha ilalaH

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 18 дней назад

    Asc, Alle ha ka qabto dulmiga Reer Bari soba Cali Saleebaan iyo Cali jiraahil , Dishiishle , wabeenerye, siwaaqroon, wadalmuge, iyo daa wadayaal ha kale,’

  • @fahankaaga
    @fahankaaga 2 года назад +6

    Allow ehelka somaliyeed nabad yeel dhamaan

  • @nejibhassan4881
    @nejibhassan4881 2 года назад +4

    Allah haka qabojiyo

  • @bashirmoalimmohamud1138
    @bashirmoalimmohamud1138 2 года назад +5

    Zanjibaarka qab iyo kiber ayuu halka Il dhaqaale u ku burburinayaa ,waa lagu kufaa lagu kala jabaa kibarka ,aaway atoorayaashii muqdisho kuwaas wax ku qaado,masaakiintu way moodayaan adigaase meel xun ku dambayn.

  • @idilmaxamad2604
    @idilmaxamad2604 2 года назад +3

    Deni wow dhamatay neefka macasha weyn

  • @abdiaziizmohamud3867
    @abdiaziizmohamud3867 2 года назад +1

    Waa tahay

  • @jirfe
    @jirfe 2 года назад

    Hadaay dagaalamayaan maay magaalada iskala baxaan waana run ciidamada puntland waa in daawladu maamusho

  • @faqiraaali7803
    @faqiraaali7803 2 года назад

    😭😭 sorry bosaso

  • @Caruurtaofthekorn
    @Caruurtaofthekorn 2 года назад

    Drone??? Confused.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 года назад +1

    100 Nin oo mooryaan ah afar iyo shan kala tirsadda maxay Puntland yeeli karaan

  • @AhmedSaid-zn3hu
    @AhmedSaid-zn3hu 2 года назад

    Zoom ka ayay gorgor kaga qayb qaadatay dagaalka miyaa

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 2 года назад

    Waan waantii cuqaashii iyo wax garadkii galay inaaneey maanta waxii dhacayna aaayan dhicina wuu garab maray. Waxaase kasii liita ruuxa u dagaalamaya maanta qofka noocaas ah

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 года назад

    Caqli xummada Somalida ayaa ah anaa kaa awood badan sidii caruurta. Ma dad waxaad arragtay aan ka fikirayn waxa dagaal sameeyo ama dhalo. Kan macasha weynleh ee hadda waan xukumaa leh puntland wax dhaama may weyday. Maxaase doqon uun puntland u doorataa?

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 2 года назад

    Masuliyadaa deni ayaa xambaaraya beer weyne bilaa naxariis ah hawiyuhu berigii ay is dili jireen may dhici jirin in habeen lays miro ninkaa eega reer butlaanow caqligiisa intuu casarkii yidhi xabad jojin ayuu dadkii mirey intii ku hadhay magaalada magaalada bosaso waan jecla waxay u dhaxaysay somali meelkasto oo ay joogto waa laga adeegan jiray isagaa u sobob in laga guuro boosaaso ee iska qabta intay goori goor tahay hadii meelkale ayaa laga eegi rajo haka sugina ninka saladiinta daba maray xilka lagaga tuuro si degdeg ah

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 2 года назад

    Dani waba dogan waxana raji kaqabaa in somaliguud xogamiyo isagu mamul marenwayey

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 года назад

    Inay idor (snm) qaaday jidkii jahannama ay ku galin lahayeen shacabka somali waqoyi ku nool wataas abaarso & barwaaqo & guriga hidaha & dhaqanka ee hargaysa & kaniisadaha hargaysa & melaha la midka ah oo buugtii qomulutka & galada & dhilaysiga & bonaysiga iyo munafiqinta lo soo dhigay maktabada iskuulada & magaalooyinka si deg deg logu badalo dhaqanka somaliyed ee islaamka ah si idor deg deg ugu galoban oo sanad ka dib 40% galo aan afsomali aqoon loga dhigo oo u badalaan oo somalinimo loga tirtiro hadana yabka yabkiis dhulkii somaliyed sheeganaya oo UNO in la hor geeyo iyagoo sheeganaya inay somalida ka diin iyo luqaba gadisan yihiin sida South sudan loogu aqbalo dawlad gooniya balse ma ka Socon dadka somalida oo dhulka iyagu iska Leh taso isaq kiisa muslimka dhabtii khatar galinaysa wayo gumad aan naxariis lahayn ayaa ka dhalanaya oo somali waad garanaysaan markay isku raacdo difaaca dhulkoda inaysan u kala Harin oo afweyne waxad ka sheganaysan ma badna lakin taad somalida Hada ka rabtan ayaa dabar gooynina ah oo hadba naag idorta aad ku daraysan mid somalida hor orda sida Ina faroole iyo deni iyo Cumar gele ma idin ka celin doono umada somaliyed mid naag idora wataa oo "diversion" ah ma dhici donto oo darod ahalu bayd ah oo Nabi Muxamad scw isku dhiig yihiin ayaa jamhado kala wataa idin soo weerari doona UNO & cid kale toona ka war qadan rabin sida Alshabab ka sii daran oo idor seeraha somalida ka sifaynaya, heshiis & afgarad aan UNO iyo Cid kale tona waxba ka maqleyn oo ah haraqlayso doofaarta idorta galowday oo idortu magaca idor & citirafdon ay aduunka ugu necban donan sharrkii uu gaystay. Qabilka nugulo Allaah & rasulkisa diidano, niyad Janka snm ah & kufaar muuse biixi cabdi iyo xulatadiisow isnacaa kolay nuurkii Allah & somaliya nacdee seeraha somaliya ka soco isaga suura waligii oo ha soo noqonina waligii somalidu idin dono maysoo waxay diyar u tahay inay xididadina siibto inta goori goor tahay munafiqin yahay Allah. Garxajis, culimada, somalidon Kuma jiro 21

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 2 года назад

      Waad waalatey😂😂mental hospital tag.

    • @mmcc4347
      @mmcc4347 2 года назад

      sida xoolaha ayaad u ciday,sida afsoomaaliga loo qoro soo baro wax baad is dhexdaadisay aad hunqaaco moodo

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 2 года назад +14

    DENI SIinjibaari GORGOR ayaa isoo weeraray iyo Farmaajo kulahaa , that is f*king hilarious joke of the year 2021

    • @smx111
      @smx111 2 года назад +1

      Awoowgaa Ayaa Sinsibaar Ah inan Gumeed xun

    • @MBOsman
      @MBOsman 2 года назад +1

      Tanzaaniyaanku ciil ayey u qabaan boqortooyada. Laakiin Jareerta waa in laga saaro dhulka magaalda Boosaaso.

  • @Ifiyeshow143
    @Ifiyeshow143 2 года назад +19

    Gor-gor ma habka fogaan aragga ayey u galeen dagaalka😂

  • @aadancabdisandheere2844
    @aadancabdisandheere2844 2 года назад +7

    Suxufi dhaba warar sugan gaylan hore u soco

  • @cabdikariimxassan9817
    @cabdikariimxassan9817 2 года назад +4

    hadalka duqa bosaso kasoo yeedhay waa mid lagu qoslo

  • @faadumfaarax7899
    @faadumfaarax7899 2 года назад +5

    iLaahow musLimintada ugargaar aamiin
    aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 2 года назад +3

    Dagaalka deni ayaa bilaabay....
    Deni dagaal kama koro miyaa duf ku bax waa sinjibaari isku jebinaya somaalida.....

  • @ahmedhassanabdille4119
    @ahmedhassanabdille4119 2 года назад +3

    Boqolka nin oo xorgoble Laga keenay miyuu rabaa Inuu ku jabiyo ragga birta calashada buurahana jeexa ..., dalka naxdintiisu waa dani

  • @myhomecenter4614
    @myhomecenter4614 2 года назад +2

    Boowayaalow Gorgor dagaalka online miyey uga qayb gashay mise waa riyo maalmeed?

  • @sahraahmed6971
    @sahraahmed6971 2 года назад +3

    Dani habaar kugu dhac umadii xasuuq buu u gaystay puntland oo 25 sano nabada buu maanta burburiyey

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 2 года назад

      Habar habaarka RUclips ku joogta yaab naa xishood

    • @umuahmedkhayr3370
      @umuahmedkhayr3370 2 года назад

      Aamiin habar kugu dhac ballayo kudaaftay daniyoow jini maddowe ku qaad oo kuma dhiggoo habarqabbe

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 года назад +1

    Waa dhibta Somali haysa , iyo talo xumada madaxda qaarkeed ay niyada uga dileen Shacabkii Somaliyed, bal miyaa laga tashado sidii AMISOM dalka looga saari lahaa , siidii AL dhalinyaro loola heshin lahaa , sidii kenya ,imarad iyo sucuudi cadow shisheye yur loo odhan lahaa , sidii shacabka looga farxin lahaa .. Somali ilaahay baa u maqan iyada isku jeedee

  • @umuahmedkhayr3370
    @umuahmedkhayr3370 2 года назад +1

    Hhh welee dani saliid kulul baa laga keenay 🤣🤣🤣🤣🤣 giroo daba kufigleh

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 2 дня назад

    Maalinkabaa buu xaqa sheegi jiray nin kaan

  • @soomaalibaanahay4363
    @soomaalibaanahay4363 2 года назад

    siciid deni markii uu ku guuldarayestay dagaalkii wuxuu ku hadlay wax àan caruurtu ku hadli ciidanka GORGOR xagee u soo marayaan boosaaso

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 2 года назад

    ninkan farah abdikadir mohamed gaylan waa in ay toogtaan ninkan waa nin ushaqeyo shisheeyahan naceyb shacabka iyo dowlada puntland

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 года назад

    Beenlaw ruufyan adiga booskaagama banaanka dagaalka boosaasowaxkaagalay malahan ragtashaday ootalo wadaga tagoogtoda adkatay iyagaa isu ah tol maxaadkanaawledahaymatashadayahaw matashiishte carabku yuukuguqalalin eetag ikari tuladisa hakumereysan raga ayagaalehbosaaso

  • @cabaascabdullahi2989
    @cabaascabdullahi2989 2 года назад

    WAXAAN MAANTA KA XUMAADAY MARKAAN AAS U AADNAY QABUURTA KADIB MARKII WIIL HOOBIYE DHCAY TAAS WAXAA IGA SII DARNEED IN LAKEENAY ISKO RAGO CIIDAN DARWISH AH MEED AH SADAX SADAX LOO XAREYNAYAY INNAA LILLAAHI WA INAA ILEEYHI RAA JACUUN

  • @MaxamuudSaalax-mv3ij
    @MaxamuudSaalax-mv3ij 5 месяцев назад

    But lan waa maskaxdii somalia

  • @kowtharcabdulcawar4479
    @kowtharcabdulcawar4479 2 года назад +1

    Allow qabooji ilma adeerdeen ada weyne

  • @abdifatahmogeh2601
    @abdifatahmogeh2601 2 года назад +1

    Waa ayaan daro

  • @miskiinabdiqaadirciise1664
    @miskiinabdiqaadirciise1664 2 года назад +1

    Hhhhhhhh Dani Hala rido

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 года назад

    Guul psf

  • @muna123abdi4
    @muna123abdi4 2 года назад

    Maasha

  • @Dr.Zeello
    @Dr.Zeello 2 года назад

    ma jidho
    Dh😂

  • @kaariyecabays4956
    @kaariyecabays4956 2 года назад

    Cumar is going

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 года назад

    Weriye “mss diyaanaw

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 2 года назад

    Deni maahan nin caqli ku filan leh Waana nin isla wayn, isla saxsan, oo umada aan talaada lawadaagin. Qofka hogaamiyaha ah waa ninka u tura oo u damqada shacabkiisa. Kana fogaada marwalba waxii dhib keeni kara.

  • @nuurcaluula7589
    @nuurcaluula7589 2 года назад

    Dhibka ka dhacay boosaso waxaa eedeeda leh nimankii isimo isku sheega ahaa ee yiri ciidan maamul leeyahay waa hanti qabiil ee ha loo daayo
    Hadaba waa lagama maarmaan in labo dowladood meel ka wada talin karin ee waa in lasoo af jaraa inta aysan nagu xoogsan guul ciidamada xoraynta puntland

  • @a.fatahmahamed1224
    @a.fatahmahamed1224 2 года назад

    Meeshaan gor gor majoogyo boowe ee nimanaka maanta jab baa ku dhacay hhh

  • @aymanxcabdi7544
    @aymanxcabdi7544 2 года назад

    Hhhhhhhhh

  • @maahirmaxamuud6480
    @maahirmaxamuud6480 2 года назад

    Hadda way socotaa wayna dhacysaa xabddu haddeertaa waana maqlayaaa

  • @findheofficial8498
    @findheofficial8498 2 года назад +3

    MEESHA BOOYE CEEB BEEY KLA TAGEEN CIIDANKA DENI WLHI MAYDKOODA AYAA LAAMIYADA LAGA URURINAYAY BOOWE WIILASHA PSF WACDARO AYAY DHIGEEN

  • @cabdiladiifjamac221
    @cabdiladiifjamac221 2 года назад

    Allahayow nabad ku dhamee adaa qaadiree
    War dhiigaa si lo baajiyo miyaa la waayay

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 года назад

    HADALKA HA BADALIN GOR GOR IYAGAA SHEEGTAY PSF

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 2 года назад

    Sadexda sac runtaad taabatay saxafi 😀

  • @hudeyfaabdillahi7242
    @hudeyfaabdillahi7242 2 года назад

    Guul wacan

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 2 года назад

    m.a

  • @asadaxmedsakariye3330
    @asadaxmedsakariye3330 2 года назад

    1