GO'AAN CUSUB:-Maxaa kajira in Amar Madaxweyne lagu joojiyay diiwaan galinta Qoysaska oo hadalheyn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 34

  • @ABUQUDAMA
    @ABUQUDAMA Час назад +1

    😂😂😂😂 kan waa mid aanan waxba aqoon

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 10 часов назад +1

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 dalka dadka iyo dinta somaliyed Allaha idinaka qabto tugada xasan gurgurte iyo maryaanta filla Somaliya fadhiiya,GUUL somaliyed Allaha kuxafido Amin Yarabi 🙏💯 ✅🇸🇴✔✅🇸🇴✔🇸🇴✅🇸🇴✔

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 3 часа назад

    Dadkaan masooarkin doowladnimo waadad soogalay magaalada burburkii doowladadii hore kadib marka halayaabinina Mida kale doowlada lagama xukumo baraha bulshada

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 часа назад

      Hhhhhh si loo dilo qofka miyaaa xukunku

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 10 часов назад +1

    Xasan in la joojiyo Amar kuma bixin ee dadka beenta ka daaya Xasan wuxu soo dirsaday weligiis dib ulama laaban, dowlad isku sheeg wada mooryaan

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 11 часов назад +1

    Wa iska qosla wax damir ah kama muqata

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif 11 часов назад +1

    😂😂😂😂 wayap

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 3 часа назад

    Ninyahoow dadka mafamahsana macnaha diiwaangelinta diiwaangelinta weeyfcntahay lkn waxaa isweeydiinleh muqdisho inkabadan sagaalgobol ayaa kusoo qaxay ama wadamada deriska kasooqaxay dadkaasoodhan mawxay kudhasheen miqfisho muqdisho meey

  • @gooondabiit6176
    @gooondabiit6176 7 часов назад

    Maxaa lagarabaa dadkii dhintay maxayse sookordhinee hadii dadka dhintay ladhigo

  • @AhmedAli-cg4bz
    @AhmedAli-cg4bz 4 часа назад

    Shaqali aya joogay iyo ana ugo hureya kala sar

  • @yaxyemaxamed7878
    @yaxyemaxamed7878 10 часов назад

    Na diiwaan galiya lkn freee nagu diiwan galiya

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 11 часов назад

    Kan mayd lacag karabo miya qaqle ah, mise saxafadi ku fashilaysay Aya qaqle ah

  • @Adan974
    @Adan974 3 часа назад

    😂😂😂xasan lacag uruursade

  • @MohanAbdi-l7q
    @MohanAbdi-l7q 11 часов назад

    Lacag aad cuntid ayaa rabtaa every day new project 😅😅😅 in maahanee out mata qanaanaa miyaa

  • @Abdikanijibril
    @Abdikanijibril 11 часов назад

    Habaar qabe adduunka aad sheegeyso lacag cidi kama qaado

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 часов назад

    wax kajira lama arko ee shacabka lagu boobaya

  • @abdiwahabahmed5926
    @abdiwahabahmed5926 7 часов назад

    Lkn lacag lagama qaado sxb ee daahida idin haayso aæle ha idinla dharjiyo

  • @2daysago_
    @2daysago_ 6 часов назад

    Unukaa leh Xamar 😂😂😂 isla ayagii ayaa labaranaa maalin walbo. Maxey ka faanaan marka hadiiba sidan ujilicsanyihiin oo loo baaranaayo maalin walba

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y 10 часов назад

    Ďawlad tuuga ee shacabka masakinta u so shaqa tegay masiiboyin

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 10 часов назад

    Why is there not very clear the reason why he wants to steal the citizen of Mogadishu because they cannot go anywhere else I really feel for those people living under their pressure they don't pray they don't view Allah subhanallah hasbiyaallah Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 11 часов назад

    ,tiirkob waaye wana sooconaya lacagana mahan basa laga rabaa hadii la joojiyo waxan uaragana inow aha masharuc hasocdo hadeey shaqalah yaradan adayda malinkeey fasaxa yihin hala kashado

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 11 часов назад

    Adunka mayd lacag lagama qado habar qabe

    • @abdulahigabo3282
      @abdulahigabo3282 4 часа назад

      Waalaga qaada wax free ah ma jiraan aduunka ee wadankee ku nooshahay

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 часа назад

      ​@@abdulahigabo3282 yahuuuu xge ka jirta mayd lcgta qaado dalkee ka jirta ana qurbo ku nool abid ma arag bal ada lcg lgu siinaya tacsi ah iyo support

  • @ahmedxassan4112
    @ahmedxassan4112 11 часов назад

    😂😂😂😂

  • @gooondabiit6176
    @gooondabiit6176 7 часов назад

    Dhaqaala doon waaye kuwaan waxiskaceliya ayey la yihihiin tuugada baahan

  • @somahmed123
    @somahmed123 5 часов назад

    Thugs thieves

  • @gooondabiit6176
    @gooondabiit6176 7 часов назад

    Maydadkii iskuul buluusiya aad dhahdeen halalabaxo lacag ayaadkaqaadeen ilaahay kabaqimaysiin madaale dhuunta halagasoobaxo

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 11 часов назад

    Cunugan saqirka ah warkisa ka bax, wa lacagradis, weli wa qosla, dadka ayaga degays xafiska marku u bahdo document, Wana la cag la,an, lkin kuwan wa moryan dawlad ku gabanaya

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 9 часов назад

    Daanyeer, aqoon darida waatan.shaley sow taad laheyd dadka is furay,dhasha,isguursanaaya kuligood isbaarada waa in ay ku shubaan 10dolar, qabuurihii.meedkii.xabaalihii.koley xishoodka waa ka tagteen, waxaa idiin dhiman labadii isfuuleysa ha isdiiwaan geliyaan.

  • @sory1570
    @sory1570 11 часов назад

    Wr dadka ayaad u soo shaqa tagteen, waa dhac cad waye waxaasi