DAGAALKA KHAN YUNIS OO GAARAY HEER GACANTA LA ISULA TAGO + XOG XASAASI AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • DAGAALKA KHAN YUNIS OO GAARAY HEER GACANTA LA ISULA TAGO + XOG XASAASI AH

Комментарии • 72

  • @sadiaaden3074
    @sadiaaden3074 7 месяцев назад +10

    Allow gargaar xaqa dirir reergaza allow guusha nasriga deg deg SII gesiyasha naftoda u huray jihaadka xaqa dirir rabi aamiin aamiin rabi from ceelhur insha 🇸🇴 🇸🇴

    • @falisa576
      @falisa576 7 месяцев назад +1

      Amiin Allahumma Amiin
      Amiin Yaa rabbi

  • @user-xc6nt5rt7j
    @user-xc6nt5rt7j 7 месяцев назад

    guul guul guul insha alla falastiin way guulaysanaysaaaa

  • @yaasiincaskaaxmed1562
    @yaasiincaskaaxmed1562 7 месяцев назад

    Allaha.baabiiyo.yuhuud.muqaawumada.reer.palastina.allow.guulee

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 7 месяцев назад +2

    Carada Allah haku riido kuwa carabta madaxda u ah ee cawinaya Isreal

    • @falisa576
      @falisa576 7 месяцев назад

      Wa lamid Wa Yuhuud is qarinaysay
      Ilaahay caro Alle haku rido kuwaas
      Israel dariiq walba u furaya garab
      Taagan

  • @cabdiraxmanxuseen8392
    @cabdiraxmanxuseen8392 7 месяцев назад

    Allaha guuleeyo falastiin cadowgana ha jabo idinka Alle

  • @falisa576
    @falisa576 7 месяцев назад

    Yaa Rabbi islaamka kuwee kuli
    Mujaahidiinta meel walba ka Dagaalamaya ilaahoow gacantoodu
    Sarayso o Nasri dag dag ah sii
    Yaa Allaah Amiin

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 7 месяцев назад

    RABBI HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA ARXANKA DARAN EE YAHUUDA AMERICA IYO XULUFADOODA AAMIIN YAA RABBI

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 7 месяцев назад +1

    Allah ha u gar garo walalaheena reer Falastin Allahayow garab garabkaga an kaga ahayn ma heystan ee u gar gar o garab iyo guul sii Falastin

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 7 месяцев назад

    Illaahay ayaa ku filan inshallah weyna guulaysanayaan illahay hasugo quluubtoda iyo safafkodaba

  • @abdurahmanHussein-zo3kj
    @abdurahmanHussein-zo3kj 7 месяцев назад +1

    wa jabeen yahuuda iyo beydhan baqti duqoobay

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 7 месяцев назад

    Inshaallaah guushu waa falastiin iyo inta uhiilineeysa

  • @user-fw2gm5kx6t
    @user-fw2gm5kx6t 7 месяцев назад

    Allow gargarkaga usoodadji reer qasa

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 7 месяцев назад

    Allahayow Isreal iyo America guul daro iyo masiibo xun ku riid Rabbiyow cuduro iyo calamada xun ku riid Raabbiyow birtoda biyo ku shuub

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 7 месяцев назад

    Mowliid adiga iyo muxamed cade sida aad udhigtay wadku mahadsan tihiin sherta wa xagayga 😊

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 7 месяцев назад +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 7 месяцев назад

    Ilaah ha ugargaaro umada musliminta Hana ka qabto gaalada yahuud iyo kuwa soo xulufeesti

  • @sharmaarkecabdi9900
    @sharmaarkecabdi9900 7 месяцев назад

    Guul wacan insha Allah falastiin ❤❤❤

  • @falisa576
    @falisa576 7 месяцев назад

    Ilaahay ha duleeyo hana dooriyo
    Carabta maantay reer falastiin u hiilin
    Waayey ee Yuhuud dariiq walba u
    Furay garabna istaagay.kuwaasi
    Muslimiin laguma tilmaami karo wa
    Afka muslim qalbi ka gaal.ilaahayna
    Calaamooyin dag dag ah haka muujiyo
    Madaxda carbeed e hiil iyo hooba
    La saftay Yuhuud iyo Maraykan
    Ilaahoow Amiin Amiin Amiin

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 месяцев назад +1

    Allaaha dumiyo cid Israel ugu kaal meyso xasuqa musliminta

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 7 месяцев назад

      Aamiin kuwaas waa madaxda carabta qaar kamid ah

  • @abdiqanirafiiq1417
    @abdiqanirafiiq1417 7 месяцев назад

    Mansha’allah waad kumahasantahay moowliidoow sida hanaanka sare ah ee aad su’aalha u waydiinaysid ustaad maxamed, midakaleh waxa aan cod sanlahaa in barnaamijka falaqaynta in aad inoo soo farabadisid

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 7 месяцев назад +3

    Waxaanu joognaa new hargaysa waxaanu leenahay xamaas iyo iska caabinta falastiin alle ha guuleeyo waliba guulo lagu farxo alle ha siiyo insha allaah guulaysta walaalayaal dagaalkasta

    • @calishaakir1
      @calishaakir1 7 месяцев назад

      Reer Hargeysa miyey Taageerayaan Falastiin iyo Yemen ama Muslimiinta???!!!

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 7 месяцев назад

    Insha Allah guuuul 🇵🇸🤲🏿🇵🇸🇵🇸🤲🏿🇵🇸🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @leylagarmela5034
    @leylagarmela5034 7 месяцев назад

    From the river to the sea Palestine 🇵🇸🇵🇸will be free insha Allah ❤❤❤

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 7 месяцев назад +2

    Allahayow guusha sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 7 месяцев назад

    Israel ilaahey argagax iyo welwel haku rido

  • @user-gc6de8cb3z
    @user-gc6de8cb3z 7 месяцев назад +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤❤❤

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 7 месяцев назад

    Allah ayaa mahad leh

  • @fardowsamohamud9821
    @fardowsamohamud9821 7 месяцев назад

    Allahayow u gargaar walalahen rer falastiin Allahayow nin aad adiga la jirto aadana garab uguma baahno ee u gargaar falastiin wa ahlahaa

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 7 месяцев назад

    Maalamahan ma arko muumaalada waanan ku xidhan ahay

  • @falisa576
    @falisa576 7 месяцев назад

    Ilaahay baa lajira garabna siinaya
    Masakinta dhulkodi xoolahodi guryohodi Caruurtodi maalkodi wax ala wixi ay lahayeen dhulka lala sinay ee
    Ladulmiyey xoog iyo awoodna lo Shegatay insha Allaah ilaahay
    Waxba kama qarsoona awoodiisuna
    Way weyntahay asagana ku filan
    Reer falastiin wayna guulaysan
    Doonaan ducada aan xoojino walalayalow

  • @aminajama8534
    @aminajama8534 7 месяцев назад

    ASC HBN thanks
    Sucuudiga iyo imaradku
    Waa yuhuud dharka muslinka isku shabahda laakiin falastiin
    Quwada ilaahay ayaa la jirta oo wax walbana ka awood Wayne ciidamad ilaahay malaaigo iyo xawayaano iyo
    Biniaadan ayuu ugu gurman bidni laah way guulaysan falastiin iyo muslimiintuba insha alaah ALAAH U AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR
    WALILAAHU XADI GUUL GUULGUUL FALASTIIN. INSHA ALAAHU

    • @user-oi8lu5cq4r
      @user-oi8lu5cq4r 7 месяцев назад

      Tasaan aaminsanahay .warwar baanadilay inta Alle taqaan oo dhan iyaguna waabay ku faraxsan tihiin dhibta dadka haysta ansujuuda ugu ducayno in Alle ina dhaafiyo shayadiinta

  • @user-ly3ex1lg9l
    @user-ly3ex1lg9l 7 месяцев назад

    Thank you

  • @AbdirizakFarah-gs8hn
    @AbdirizakFarah-gs8hn 7 месяцев назад

    Thanks all information .❤

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 7 месяцев назад

    Allah waxuu lajiraa kuwa ladulmiyayo waxaa dagaalkaani soobandhigay kartixumada dowladda yuhuudda èe fulayiinta ah xaqqa allaha uhiiliyo
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @user-tq1xh2ej3z
    @user-tq1xh2ej3z 7 месяцев назад

    waan Guulaysanayan in sha allah

  • @ashawooo
    @ashawooo 7 месяцев назад

    illahaya ha uu gara walaalah reer falsatina illahaya ha jabiya cadawaga isalanka rabi ha jabiya Amirka iyo England allaha cabo daba dhilfka galada gusha waa walaalah reer falsatina iyo walaalah Yaman

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 7 месяцев назад

    Thank you 🙏 ❤❤

  • @fardowsamohamud9821
    @fardowsamohamud9821 7 месяцев назад

    Warkuwaas Muslim dhab ah maahee si wanaagsan haloo baaro dhiigooda madaxda Emirates iyo Saudi Arabia mucjiso rabaani allaha ku rido wayba ku dhiciye walalkiis dile walbahaar baa u denbeeyo

  • @abdihassan6570
    @abdihassan6570 7 месяцев назад

    Warsanoow soo dhowoow

  • @FatimaAbdullahRahman
    @FatimaAbdullahRahman 7 месяцев назад

    اللهم عليك بالظالمين فإنهم لا يعجزونك حسبي الله عليهم

  • @Bile_baashi
    @Bile_baashi 7 месяцев назад

    Salaam Ka Dib Mowliidoow linkyada Xamaas Maad Hoosta Noosoo Dhigtaan idinkoo Mahadsan

  • @user-zn7mv4yt7f
    @user-zn7mv4yt7f 7 месяцев назад

    Ilaahay haugargaro walalahan falastin yuhuda iyo kuwa xasuqa qasa kugacansinayo ale hajabiyo caŕabta mecashad dhulka umarineysa israil wa wax lakaxumado

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 7 месяцев назад

    Anigu waxaan xasuusta dagaaladii ciidanka somaliland iyo ssc ku dhexmaray laascanod 16kii iyo 18kii may ee faraha layskaga gubtay halkaasoo ciidanka somaliland ay ku sigteen inay wada qabsadaan magaalada lkn amar kayimi xaga sare lagu joojiyay dagaalka ciidanka somaliland na dib uga baxeen magaalada

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 месяцев назад

    Iran china ruushka iyo koreada woqooyi waa in ay midoobaan samaystaana isbahaysi waa in loo midoobaa reer galbeed iyo yuhuuda dunida laga cidhib tiro waayo waa argagixiso nabadiid ah

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 7 месяцев назад

    ASC viva 7up === irran kaligeed ma aha = dhulka tusks Rushka chana and irran
    Waxay diggniin U tahay marrakanka

  • @maxamedwayrax6648
    @maxamedwayrax6648 7 месяцев назад

    Turkigu wa in uu damaanad qaadaa xamaas in uu ka masuulyahay

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 7 месяцев назад +1

    Yaa rabbi illahayoow u hiil xaq u dirirka yuhuuda iyo daba dhilifyafooda illahayoow naqabal inshallah nasirihii allah baa imaan doona 😂

  • @user-zq7nb9oz9i
    @user-zq7nb9oz9i 7 месяцев назад

    Asc
    Waxan salamay suxufigena rug cadaga ah iyo
    Asxbta kutaxan
    Waa aniga oo ah batalaalale
    Barbara

  • @ladiyeibrahim2028
    @ladiyeibrahim2028 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 7 месяцев назад

    UAE iyo SUCUUDIGA iyo Urdun ma waxaad u taqaanaan Dowlado Muslimiin ah.??? Sadexdoodaba waxaa xukunka u dhiibtay INGIRIISKA.!!!!

  • @maxamedcumar5699
    @maxamedcumar5699 7 месяцев назад +1

    Away awodi benta ahayd ee israil

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 7 месяцев назад

    Sidii Qaza Dagaalkeedu ‘u biloday
    Hurdo Saxa ma seexan 3:40 -
    4:00 , -5:0 habeenimo waan soo
    Boodin Hbn tv baan Sarch garayn
    All most ilaa 5 times baan dawadaa 24 hr ‘ waxaan Calool -
    Xumo Ahayn Kama Helo !!! Yaa Rabbi , u gar Gaar Maakiinta ,
    ل

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 месяцев назад

    Hanbalyo isbahaysiga iyo dhoolo tusadka ay wada samaysanayaan Iran ruushka iyo china lkn ruushka iyo china Maaha saaxiibo iyo garab adag oo la isku halayn karo waayo syria oo uu saldhig ku leeyahay maalin walba waa la beegsadaa waxna Uma taro

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 месяцев назад

    Reer galbeed waa wuxuush waa quumo luud reer luud dadka noocaas ahina ma xishoodaan lagamana xishoodo

  • @jaamac926
    @jaamac926 7 месяцев назад

    Xayesii kiinan kar hay yareeya sxb

  • @user-hv5vl4sq5p
    @user-hv5vl4sq5p 7 месяцев назад

    Was toos and service comments now 15:14

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 месяцев назад

    Blinkin yuhuudigan fashilmay ee qoriga dabka ah la dhex wareegaya bariga dhexe waxba ma Soo wado dhib ahayn

  • @user-nm6lp8zf4j
    @user-nm6lp8zf4j 7 месяцев назад

    Ilahow u gargar fallastiin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 месяцев назад

    Imaaraadka sacuudiga baxrayn joordan iyo masarba yuhuuda ayey la shaqeeyaan waana yuhuudii reer binuqurayda kuwa u taliya dalalkaa sidaa darteed kacbada iyo dalkaasi in laga xoreeyo yuhuudana gcanta ku haya ayaa ila thy waayo iyaga ayaa ka xun cadawga reer galbeed iyo yuhuuda

  • @abdirahmanaahmed2718
    @abdirahmanaahmed2718 7 месяцев назад

    Madaale mowliid salaan sare

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 7 месяцев назад

    taas waa xaqiiq in emaraatka iyo sacuudiga si dadban iyo si toos ah u taageerayaan yahuuda xaqiiq hadayna sacuudigu dagaalka qasa raali ka ahayn in aanu 1 maalin socdeen

  • @salamdahir2092
    @salamdahir2092 7 месяцев назад

    Dagaalku ma faafi karo… wa ayo bari dhexe dowlad awoodleh ma jirto ….

  • @mohamedibrahim7236
    @mohamedibrahim7236 7 месяцев назад

    waxaas waa been maraykanka iyo israaiil way is og soon yihiin dagaalka inuu sii socdo ayey doonayaan

  • @yaasiincaskaaxmed1562
    @yaasiincaskaaxmed1562 7 месяцев назад

    Beenaale.blinkin.allaha.casilo

  • @muxumedamir
    @muxumedamir 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤