Allaha u sahlo wiilkiisa asagoo nabad qaba waa wiil yar qaladkuu galay qirtay masha allah dhalinyaranimo u geeysay insha allah adigoo faraxsan noo soo noqo 🤲
Maraxow miyaadan allh kacab saneynin been badana nin reer jowhar o jareer aya aroosay kulaha waa beenti o aad u jeedo xaar xaar batahay umada beenta kada 😷😷😷😜😜😜
Masha alh waxaa tahay qof waaagsan marba hadii aad qaladkaaga dhalinyaranimo aad gashay aad saxeeyso Alle hakuu sahlo reerkaadi hore insha allh wiilasheena Soomaaliyeed sidaa oo kale ayaa laga doonayaa intaadan dhiman qaldkaaga saxo waanku faraxsanahay,
Subxaan Allah reer luuq luuq maxay caruur lumiyeen
Dumarku hadii aanay isqiimayn nin ma qiimeeyo!!!
Aabaayo dabiga iskadaad
Waa sidaas abayo
Taa waa mid saxiix ah tiisa daryeelo ayaa tu kale ku dara.
Allaha kuu sahlo wiilkaaga iyo hooyadiis insha allaah wad heli
Allaha u sahlo wiilkiisa asagoo nabad qaba waa wiil yar qaladkuu galay qirtay masha allah dhalinyaranimo u geeysay insha allah adigoo faraxsan noo soo noqo 🤲
Mashallh ilahaay hausahlo waa wiil ficaan ilmanimo waa ciil lagaa koraay❤
Illaahay ha ku sahalo masha allaah waa sharaf hadalkiisu 👍
Wcs walaal rabi ha ku sahlo wiilkaga waan sugeynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤
Rabi raxmaanka hau sahlo wiilkiisa
Aniga xaafda uu sheegayo degan balse magcas ma garnyo alle ha u soo dhaweeyo
Haddii 3 magac u sheegtay qabiilkii iyo xaafaddii uu Yaqaan waaba sahal. Waa helee insha allaah.
Masha alahu waa wiil aad ufican ilahow usoosahal wiilkisa iyo hooyadis mcn
ALLE HAKU SAHLO WIILKAAGA IYO HOOYADII OO NABAD QABA
Ilahay haku so sahlo insha alaah waxan sugayna farxadada insha alah idinko is helay insha allah aac
Illahey hana kulansiiyo markale adigoo faraxsan insha Allah ya rabbi
Allah ha uu sahlo walaalkiisa Aabbe macaan
allaah subxaana watacaalaa hakuu sahlo wiilkaaga yaa rabbi
Wiiku fiicanaa MaashAllaah ilaahoow usahal
walalkey ale haku sahlo wiilkaga
Wa isheli doontaan
Adiyo reerka kaa maqan insha Allaah
Ilaahayna haku so sahlo Amiiin
Really aduun iyo aakhiro Alle hakuu fududeeyo shaqo aan halkaan kusoo koobi karin ayaa uheeysaa umada Soomaaliyead.
Waa lasoo helayaa group yada la dhigayaa insha allaah
Ilaahow soo dhaweey wiilkaas. Deeqai amma saxardiid Ilaahow u soo dhawey
C/casiis walaal Cinwaanka si fiican isaga sax garab ka tir ee gabar ka dhig mahadsanid
Ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah ❤
Ax illahi xausahlo, Amiin ya Allah
illahaya ha ku sahalo Wiilkaga asiga nabada qabo rabi ha ku soo fudeyo inshallaha Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
Amiiin amiiin amiiin ya Allah ❤✅✅❣️❣️🌹💞💞💕
Qeyer insha allah❤
Allah kosahlo aamiin yaa rabi
Allha kuu sahalo wiilkaaga io hooyadiisaba insha-Allaah
Allaha kuusahlo ayadana khairka Allaha waafajiyo
Ilaahay hakuu sahlo wiilkaaga
ilahyow u sahal wiil kis inshaaalh
❤Cabdicasiis😮ilaahey😮hakubarakeeyo😮wadmahadsantahay😮 9:30
Alaha kuusahlo insha alaah farxadada ayaan sugaynaa nagula soolabo illintir Abdaziiz
Allaw usahal aabo laan wa cil allaah sahal
Nin yaraan ku loofatay wuxuu lumiyay raacdee illaahay hukuu sahlo badida aad raadinaayso
Ilahay haku soo dhaweeyo
Illhey ha u sahalo
Allaah sosahlo aaamin yaarabi ❤
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo amiiin amiiin yaarabi
Insha allah wad heelaaysaa
Allaha u sahlo ubadkiisa
Allah hakuso dhaweeyo
Waa aqanaa wiilkan wax baafinayo malta ayan isla joogi jirnay hooyadiis iyo walalahis waxey joogaan ethiopia xafada qaliti yaasin geed seexde sln sare hadad qoralkeyga aragto
Ma reer geedsexda badan miyaa jiraa misa waa mid ki aan aqanay 😂 isoo sheeg
Kuwa aad taqaano halkey jogaan yeysa yahiin
Nacam saxiix waa reer malta waliba 2011 doontii B oo saarnay geedseexde waa daauud nimosame🤣🤣 ninkaasa naag soo guursaday isma dhaheynin 🤣 yaaaab. Waxaan sugno waa Dhagaweyne oo ilmaa iga maqan dhahaayo🤣🤣🤣 waa ku saalamay reer Maltow ✋
Waan kaa qaaday legend tnks
Ismujiya Reer hargeisa
Inshallah waad heli
Ilaahey ha u sahlo
Ilahow usahal
walkeey alh nosahlo wilka aan ader ka u ahay
Asc❤❤❤❤❤❤❤ waa kutaageera❤❤❤❤❤❤
Allaha usoo sikhiro
sc talo afka soomaliga ah ee aad ku qorayso chanalka , sida ciwaanka mar walba qaladaad ba ku jira , inga sax
asn illaahay hau sahlo
Inshallah soon you find your son but yaasiin bro you were wrong 😂 but never too late to be a good father
M.a❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Thanks you
Ameeeeeen🏫
Alow soahl
Zamzam abib waalagu yaqana lkn magaca sedaxad ma sixi karo waana isaaq wlhi
Igu soo xariiri
Bisinka bisinka bisinka bisinka bisinka
asc
Wcs
Gabadha ina ayadeeda ma uusan sheegin xitaa aabaheed
Dadka waxa jira dadka iska so waco obeen sheego marka wax walba loma sheegi karo sidas u gorba uqariyay mgceda
Wuu sheegey ee dib u dhageyso, Zamzam Abiib Cabdullaahi buu yiri .
Waa sheegay SamSam abiib c dulahi buu dhalay ee wax hubsada
😢😢😢😢sorry 😢wallhi
Waajirtaa gabadhaas waxayna joogtaa Ali cade xero qaxooti isagana waangaranayaa iyadana waangaranayaa xitaa aniga ayey uweydiisey ma arag ayaan ari gabadhana waxay uimaanjirtey walaasheed jabuti degen iyadana waxaa aroosey nin reer jowhar ah oo jareer ah
Abayo hada ma jabuti bay jirta hada
Walal isku xiriiri ajar Allaha ka siiyo
Maraxow miyaadan allh kacab saneynin been badana nin reer jowhar o jareer aya aroosay kulaha waa beenti o aad u jeedo xaar xaar batahay umada beenta kada 😷😷😷😜😜😜
🤣🤣🤣 sidaan u aqrinaayey ayaa sheekada gadaal uga ciyaartay🤣
Jawhar ojarer ah waxay ma qolaa
Qudba sirada dhibkaan aye leedahay gabadha calosha lobuxina waa lagataga 15 sano kadib aya raadis loogala qof walba o somali ah dhibkaan aya heysato ayado walac ah aan oga kulaha gabadha familykeda xita mushegin hal qof xita mashegin marka waa dad wada safraayay o hoos hoos wax u dhamestay hada ayu sooburarugay 😷😷😷😜😜😜
Ilho usahl
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Erayga ah ka dhalay wa laga qurux badanyahy dadka inta badanna wey adegsadaan
Waxay ka soo jedaa maa rabtay
@@ladanabdalla8907 hadalka fahan marka hore maxa kenay ka so jedaa
Sorry ilahoow soo sahal wiilkaas yar oo aan ayeeyada u ahay
Waar aniga sheekh madar udhaw eeeeee XoGta ooo dhameystiran Rapaa ziaan Dadka sheekh madar jo00ga u gaadhziiy0😢
Hi wll🎉
🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏥🏦🏨
Qaladka yuu kagalay ilaahisa ha utawbad keeno dadka danbi kama galine wale maxaa garcinta dumarkeena caadi laga dhigaya kan warkan warinayaa miyu walaashi iyo waalidki sidaa raali kala noqon lahaa haday HAA jawabtiisu tahay warkiisa hasii wado hadii kale hada ha ka joogo wicilku maba qarsoomo😮😮
Waarya samma maatahay arba
Wicil miyuiu raadinayaa?
Aflagada iska kaadaa camal sameso
Walal ha dambawi istaqfurulaah dheh iska dhaaf erayada aad u iaticmalayso aniga afkayga maba so naraye
Wacel maaha sababtoo ah way is guursadeen kadib way kala dhumeen
Adaa wecel nimo ku dhashay hooyada wase