Heesihii wacaan ee konfur lagu kufsaday meel bazd uga soo baxdeen ,allaha idin giuleeyo waa shaqo wa à n oo azd ku badbaadinaysaan suugaan ubadka so korayo taasoo Xamar wax kasta oo Somali lahayd lagu burburiyay.allaha idin xafido
Of course, wax ka galeen, anagana naga galeen. Af Somali ga ha soo barto or af Chinese iyo Jamaican haku heesu. Bal male, dhalin ta asaga Kenya kula nool ee soo barbaaraaya, sidoo kale kuwa qurbaha ku nool oo wuxuu san fahmin uga dhigaaya wax sax ah? Adiga iyo Asaguba soo barta af somaliga. Iidle Igad.
Bal qofkan afka maroora eega, waar haduu khalday hees maadaa quraan noo sheegaya, anagu madadaalo uun baanu ka rabnaa heesaha ee adigu ama xadiis noo sheeg ama iska aamus afdhuuboow
Shame on you. U days heesaha dadki laha. Heeso aad leedihiin ku ekada. Fadlan heesaha ha qiima tirina. U daaya dadka heesahooda aad isku qal qaloocinaysaan
Soowtaan yaabay oo maxaa maxaa meesha keenay? Wa dad uqadeesan oo ninka saan warkiisa ugu bagaayay soowki midaanba laga hadleen meesha keenay maax afsomali nin kugaara maan arag lkn qofkasta qumanahiisa qoorta u suran waxba lakala faaideestaa ayada oo la is aflagadeen ee ka dhamaw maax😂
Ustaad shaqo wacan ayaad haysaa , waa waajib in la ilaasho ereyada hadii kale macnaha ayaa lumaya
Idle yare ha'iskafiiriyo xita jacburinta heesaha...dabcan waa Deelqaafka
Alleylehe waad noo sheegtay khaladaadki Iidle yare,
Heesihii wacaan ee konfur lagu kufsaday meel bazd uga soo baxdeen ,allaha idin giuleeyo waa shaqo wa à n oo azd ku badbaadinaysaan suugaan ubadka so korayo taasoo Xamar wax kasta oo Somali lahayd lagu burburiyay.allaha idin xafido
Aniga iidle Codkiisa Waa OK.. Qaladka Heesahiisa Kujirana waa Torobo yacnii Tiro Male.... Midna Ha iloobin Fanaanku waa Gaaljecel.
Kkk mxa wll galjacel luuqad kle miyey ku hadlan
@@shamsamohamud2795
Afkaaaga caano lagu qabo
Runtii barnaamijkan aad ayuu noo wada anfacay waxtar sifeyn barasho afsoomaali weeye mahadsanid
khaladaadka Idle yare waa Zaa'id runtii😂😂 waxbadan ayaad kagudbi haysaa xitaa
Waxaan u malaynaya in aad dhal abwaan tahay mashallah, halkaas nooga wad fantastic iyo abwaankaba,. Thanks
Ugaas umaddA dhimatey oo dhan alaha u naxariiisto dheh inta waqooyiga ka soo jeeda ha ku ekeyne
Of course, wax ka galeen, anagana naga galeen. Af Somali ga ha soo barto or af Chinese iyo Jamaican haku heesu. Bal male, dhalin ta asaga Kenya kula nool ee soo barbaaraaya, sidoo kale kuwa qurbaha ku nool oo wuxuu san fahmin uga dhigaaya wax sax ah? Adiga iyo Asaguba soo barta af somaliga. Iidle Igad.
Dhalin yaradan waxay dileen Fankii somalia waxan codsanlaha
Runtii dhibto ween ayaa lagu hayaa Fankii somalia ween lahad way dileen Fankii
Bal qofkan afka maroora eega, waar haduu khalday hees maadaa quraan noo sheegaya, anagu madadaalo uun baanu ka rabnaa heesaha ee adigu ama xadiis noo sheeg ama iska aamus afdhuuboow
dee waanu karyiin afsoomaaliga ninku waa mayi mayi
Idle yare waa laga joojiya heesihi
Sharafti ayuu ka qaday
Sxb intii dhimatey oo dhan alaha u naxsriisto dheh kuligood
Waa in laga joojiya somalia ween dhibato faro badan ayuu qaladay
❤aaway fadum
Iidle yare waxbaa qabsadey heesihii wayku qaloocdeen hhh
Erayg
EGAN
Waa meel barwaaqo ah
Waxaan u doornay Iidle Igad kkkk✅
Iidle heeso badan ayuu ku raftay , wixiisu faaf reeb ma leh
Qofku marka uu afkiisa ka arradan yahay oo cayr ka yahay, hadana isla wayni kaa hayso afkaagii Sidaan oo kale baa dhacaysa, haysata Fanaaniinta yaryar, xataa Micnaha heestu u dhadhami mayso sababta qadhawda buusiga uun bay eray isaga buuxinayaan.
Iidle yare biyo badan cab😂
Iidle yare waa fanaan wayn wuuna dadaalay. Saxiib sida dumarka baad maseersan tahay 😢😢😢😢
Iidle waaba nin qariban oo heesaha kuwada ciyaara
Rooraaye waa noolyahay wll
Iidle noqo noqo
In la joojiyo
iidle igad 😅😅
reer baydhabo intaas kenay waaba dadaalay
Gudcur oodda soo rogay weeyaan ma'ahan gudcur daaha sooragay
✅✅✅✅
Shame on you. U days heesaha dadki laha. Heeso aad leedihiin ku ekada. Fadlan heesaha ha qiima tirina. U daaya dadka heesahooda aad isku qal qaloocinaysaan
Dabar
Way labaxaan naanaysta kuwani woxooda ayagoo watta bay soo oo kalsaani ban jirin marka way isku kabaan
Waar munaafaq sanidaa heesta marwo gacan wuu xaday waxaa lahaa nin Ciidagale ahoo bacaluul la oran jiray, adigii baanba heesaha aqoon
Hhhhhhhhhh
Maxa ka galay adiga yaabkan Arka somali Edeb darada ka badatay maxa ka galay wuxu qalday iyo waxa kle ma adiga lahaa heeska
Wax we ka galeen sababto ah luqadeenuu ku heesay muu sawaaxili ku heeyso Ineey Wax naga galeen bal
Wax Way ka galeenoo inuu ummada siiba jiilka soo koraya ereyo khaldan usoo tabiyo ma haboona
Qof bakhtiyay oo xanuunsanaya ayaad tahay, ee waligaa afsoomaali ku gaari meysid, c/qaadir maax; haddii aad xitaa awoowayaashaa iyo ab-ka aad ku abtirsataba soo kaxeysato.
Soowtaan yaabay oo maxaa maxaa meesha keenay?
Wa dad uqadeesan oo ninka saan warkiisa ugu bagaayay soowki midaanba laga hadleen meesha keenay maax afsomali nin kugaara maan arag lkn qofkasta qumanahiisa qoorta u suran waxba lakala faaideestaa ayada oo la is aflagadeen ee ka dhamaw maax😂