GABAR SOMALILANDER Vs 4 WIIL || KALA BAX DOOQADA || GUULEYSTE CAAWA ….

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    LAST SUBS: 695,295

Комментарии • 217

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 Год назад +110

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @SAHRASHAAD-ci1mm
    @SAHRASHAAD-ci1mm Год назад +49

    Afka cali xalay marki la doortey San ufarxay wan u mashxaradey congratulations afka cali ❤❤❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Год назад +38

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll I ❤❤

  • @nazrihmohamed_30
    @nazrihmohamed_30 Год назад +23

    Afka cali wlhi wa legend hduunba ku jirin madaawan karo yaxye zxp afka iyo abas hakasootgin❤😊

  • @ibrahimsaid5121
    @ibrahimsaid5121 Год назад +21

    afka cali waa comedian talented ah, walhi waa iga qosliyey.

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge Год назад +23

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤❤❤

  • @faayowshariif6345
    @faayowshariif6345 Год назад +43

    Kusali rasulkeena muxamad scw scw❤❤❤

  • @burhaangeedi8655
    @burhaangeedi8655 Год назад +32

    😅😅😅😅 keydsane runtii waa funny waan fuuray yaxye barnaamijkii soobadi

  • @ImangureMuhumed
    @ImangureMuhumed Год назад +22

    Afka Cali guul from Kenya

  • @LibanMed-jm5en
    @LibanMed-jm5en Год назад +8

    Ku salin nabigeena Maxamed ❤❤❤

  • @MaXamuud-my5zy
    @MaXamuud-my5zy 9 месяцев назад +2

    Walee afka cali haduu kujirin xiisa malaha ma igu raacdeen ,
    Iyo keysane 2badaas❤❤

  • @NadiiraAxmed-q8m
    @NadiiraAxmed-q8m Год назад +6

    Waaw wiilka abaska tankis abowe sidad noo amantay soomalilan markad timadidna wankugusoo dhawayndoona inshalah ❤🎉

  • @DehkaElmi
    @DehkaElmi Год назад +17

    Walalayaal iso duceya somaliyee waxyar xaal aduun baa iska hesto plss😢

  • @HadiyaCismaanAli-ex5fu
    @HadiyaCismaanAli-ex5fu Год назад +12

    Afka cali legend wlhi😅 nio youtube u fura ninka😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +7

    🥺 boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔♥️

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale Год назад +7

    Yahye sxb afka cali garabka maxaa ugadhacay waa dareemay inuu ka duubanyahee

  • @Asadmaxamud-n8y
    @Asadmaxamud-n8y Год назад +7

    Sxp hada wixii ka dambeya haka soo tagin kedsane👍👍👍👍

  • @shagtiiozman
    @shagtiiozman Год назад +10

    SHaxdan cusub ee xlay iyo caawa keentay lgn waaye❤

  • @amounajibril5606
    @amounajibril5606 Год назад +10

    Salalahu calayhi wasalam 🥰

  • @safiaqiruxMohamed-pm5oo
    @safiaqiruxMohamed-pm5oo 10 месяцев назад +2

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @cabdikariim1077
    @cabdikariim1077 Год назад +13

    Legendnow viewskaga hoos udhacey sidan wax ka badal libaax 😂

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 Год назад +6

    Bureeqo wa qalbi Safi Masha allah

  • @AbdikaniAbtidoon-we9xt
    @AbdikaniAbtidoon-we9xt Год назад +9

    Afka Cali Haduusan barnamijkan ku jiran maba daawan karo,Legend-kaas ❤😂

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Год назад +7

    Wiilkan magaciisa ma garanayee waa iska jeclhy m.a 🎉❤

    • @Saaaboh
      @Saaaboh Год назад

      Kewaye

    • @xaawoluul265
      @xaawoluul265 Год назад

      @@Saaaboh kan shaatiga gacanta ku wata

  • @Subarman32
    @Subarman32 Год назад +7

    Gabadha duriyada somaliland ❤

  • @Yunusxasan
    @Yunusxasan Год назад +3

    Afka cali guul from canada

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Год назад +6

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @CcasiisMaxamed-z3h
    @CcasiisMaxamed-z3h Год назад +4

    Masha allah wllo yaxye ❤❤❤❤❤

  • @miskimireahmed1439
    @miskimireahmed1439 Год назад +5

    Nio Wxaa Layabe Video ga Haduu Abska Iyo Afka Ali Ku Jirinbo Maba Dawan Aqaano😂 Funny Waaye Wlhi Labadaas Wiil RUclips Mey Furtan😂

  • @rooblemaxamed3745
    @rooblemaxamed3745 Год назад +2

    From afdhuub to Xalwo kariye 😂😂

  • @CabdisamadDaahir-it6vw
    @CabdisamadDaahir-it6vw Год назад +13

    Seedsame isn't easy 😮😮legend 😂😂

  • @SoccerTube-qo3kl
    @SoccerTube-qo3kl Год назад +5

    Yahaye challenge wiilasha La DooranayO rappan Ee soo badi
    At from Somaliland

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Год назад +5

    Kaydsane waa very funny waaye 😂😂😂😂

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Год назад +1

    Inantu Aad beey u dooq ficantahay 👍🌹❤️

  • @naruurobarrejicsin4971
    @naruurobarrejicsin4971 Год назад +5

    Allaa wiilka codbaa ku jirra ❤ n v

  • @SahroMohamud-f5s
    @SahroMohamud-f5s Год назад +2

    Hhhhh wllhi keydsane iyo afka cali waa funny 😂

  • @khadirrichman
    @khadirrichman Год назад +1

    Firstl happy new year❤🎉😂

  • @Mariamohaomer
    @Mariamohaomer Год назад +19

    Kaydane is not easy 😂

  • @Sokobidafilimda
    @Sokobidafilimda Год назад +8

    😂😂😂😂 dhex dhigteH Cwa walaga gashteyy 😂

  • @Monalisa020
    @Monalisa020 Год назад

    Keydsade iyo afka Cali yahyow barnamijkaga haka ilawin waa funny marwalbo noken 😂😂😂

  • @nimconimco8805
    @nimconimco8805 Год назад

    Yaxye barmaamij kasta hakaso tagin gaydsane wlhy fani weye

  • @KowsarAsadaadan
    @KowsarAsadaadan Год назад +6

    700k coming soon

  • @nimconimco8805
    @nimconimco8805 Год назад

    Wlhy inta video samaysan yaxyeow hadii anay ku jirin afka cali iyo kaydsane madawadenba Wlhy waliba keedsane ilmada iga dhamata marka la marayo asaga wlhy yaxye iyo afka cali iyo kaydsane guulaysta

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss Год назад +5

    Keeydsane qosol😂😂

  • @Maslaxjokes232
    @Maslaxjokes232 Год назад +5

    Keydsane wllhi wa funny sobadi wll😅😅

  • @XAMSEKHADAR-u4c
    @XAMSEKHADAR-u4c Год назад +1

    WAr heestan qaranigaah yaqaday wllayalo😊

  • @AbdihakinGaradFidow
    @AbdihakinGaradFidow Год назад +5

    Keydsanow Heesta Gadaal Ka Qaaday Maxaa Ugu Hor marsiin Waysay 😂😂😂

  • @YaasircismaanKunaguero
    @YaasircismaanKunaguero Год назад +2

    Deeq bari iyo afka cali hakaso tagin😊

  • @IaoJjajajaaosj3
    @IaoJjajajaaosj3 Год назад +2

    Yahyoow waaku salamaa lbh yartaan reply aany dadka arkin iisoo gal numbarkeeda meesha iiga soo qor

  • @AbdihakinhirsiHaaji
    @AbdihakinhirsiHaaji Год назад +3

    Inana teydu mxy dad niyada u dhistay😅

  • @Deerow-r5h
    @Deerow-r5h Год назад +5

    Scw scw scw

  • @nimcoxabeeb
    @nimcoxabeeb Год назад +2

    Keedsane lee nookeena ❤❤❤❤😂😂

  • @MaXamuud-my5zy
    @MaXamuud-my5zy 9 месяцев назад

    Hooyadii mcn m.a❤❤❤

  • @MohanAhmed-p3q
    @MohanAhmed-p3q Год назад +5

    Ninkii xalay iga qosliyay aya kantay 😂😂😂

  • @ABDULABDUL-uj4ke
    @ABDULABDUL-uj4ke Год назад +1

    Doqonkaan ashuunka ah xoolo waa

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 8 месяцев назад

    Afka Ali legend from Italy 🇮🇹

  • @DheymanCabdi-o9z
    @DheymanCabdi-o9z 11 месяцев назад

    Afka cali aa u qalma❤❤❤❤❤

  • @FalhadoahmedDuale-ej3xj
    @FalhadoahmedDuale-ej3xj Год назад +2

    Full of emotional damage wayee😂😂😂 video TikTok kasugeyna

  • @Connectthedot223
    @Connectthedot223 Год назад

    afka cali waa legend legend😂🤣🤣 la anteed ma daawado

  • @aishaabdulaahi
    @aishaabdulaahi Год назад +8

    Is not easy kaysane😅

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 Год назад +2

    Keydsane is n't easy ❤😮❤

  • @ayniabdullahi
    @ayniabdullahi Год назад +3

    Afka cali waa ku wataaa😂😂😂

  • @NimaaanAhmed
    @NimaaanAhmed Год назад +2

    Mr keyd zxb marna hakasoo tagin😂😂😂😂

  • @isma4081
    @isma4081 Год назад +1

    😂😂😂 wan wtaaa😂 sidee isku caynayan noso badiya😂😂

  • @rahmaabdisalam3421
    @rahmaabdisalam3421 Год назад +3

    Hhhh😂😂😂 keeydsane waa qosol miiran wlhi

  • @DeeqoQorone
    @DeeqoQorone 4 месяца назад

    Thanks dumashi mcnto❤❤❤❤❤

  • @AbdiKariim-tg2oe
    @AbdiKariim-tg2oe 10 месяцев назад

    Keydsane legend❤❤❤

  • @alibayr5362
    @alibayr5362 Год назад +1

    War nio qoftaan rag yaqaan waaye xalayto afka cali ayey ucimaamada caawana tirmaaye 😅😅😅

  • @RamloahmedIsmaciil-og3dd
    @RamloahmedIsmaciil-og3dd Год назад +5

    Afka cali

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 Год назад +3

    Wiilka u hooreeya😂😂😂funny

  • @jeexdinTV
    @jeexdinTV 7 месяцев назад

    yaxye illaahay amarka
    jigjigaan kassoo salamay

  • @AbdihakinGaradFidow
    @AbdihakinGaradFidow Год назад +3

    Keydsane Comedian 😄😄

  • @Dhaantoyinka
    @Dhaantoyinka 2 месяца назад

    Mido ilaahey isiiye oo caadiya😂

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 11 месяцев назад

    gabadhan iyo raxma ayan kuwataa waa gabadho wax garad ah

  • @ibraahimyuusuf7528
    @ibraahimyuusuf7528 Год назад +1

    Wiil kaan fany waye zxp

  • @sharifadan5683
    @sharifadan5683 Год назад

    The winner is too funny yahya plz let us not miss him from the stage waa iga tali

  • @LiibanAxmed-jw4ou
    @LiibanAxmed-jw4ou 7 месяцев назад

    Keydsane da bastia face ❤😅

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh Год назад

    Abaska Ana kahele❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hafiyouko
    @user-hafiyouko Год назад +6

    Afka cali oo loogaran ogay dhex dhigte Ag dhige ag jiifiye ag qotamiye barbar dhige Ag qotamiye dhinac dhige ag yeexiye 😂😂 Xalwo kariye 😂
    Haduu ku jiri waa daawana 😂😂😂

  • @xapiipupdalla2612
    @xapiipupdalla2612 Год назад

    Niyow Afka Ali Talentet wye RUclips ifur😊😊

  • @hassanabdi4189
    @hassanabdi4189 Год назад +1

    kaydsane please one more

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @sahalak8749
    @sahalak8749 Год назад

    Afka cali faleembo saran yahy Kuma lohoo wad wad😂😂😂😂

  • @abaasmaxamed-bx3ep
    @abaasmaxamed-bx3ep Год назад

    Please jakaarta hasoo iloobin yaxyow sharukhan of somalia💤👌

  • @Abdishakur-Hassan
    @Abdishakur-Hassan Год назад

    Yaxyow tartanka kaso qeeb gal next awowe 😂😂

  • @Abdirizackmedia
    @Abdirizackmedia Год назад +4

    1 dollar Aa ku casheeyo qofkii isoo tuuro ilahey aduun io aqiro ha liibaniYo😢🙏

  • @CaliIbrahim-uv8js
    @CaliIbrahim-uv8js Год назад +2

    Hunter legend😂

  • @user-KAARTO
    @user-KAARTO Год назад

    Hashayda gaafaan adaa iska leh kulahaa 😂😂😅😅

  • @ibnuhabsa2190
    @ibnuhabsa2190 Год назад +1

    Mansha Allah bureeqo

  • @ahmedyare6032
    @ahmedyare6032 Год назад +2

    Keeydasne is not easy😂😂

  • @CabdiAlanza
    @CabdiAlanza Год назад +2

    Afka cali is not easy 😕 😂

  • @aishaaidid
    @aishaaidid Год назад

    Helo cadi iska dhig falenbo cusuri bate kuwa rer xamar sida ulama hadashid

  • @SuleqoXusenadan-el1et
    @SuleqoXusenadan-el1et Год назад

    Yaxye afka cali iyo abas haka sootgin

  • @SafiyoMahamett
    @SafiyoMahamett Год назад +2

    Keydsanee isn't Easy 😂😂😂

  • @asadyare6993
    @asadyare6993 Год назад +1

    Gabadhan qurux iyo dabeecad isku darsatay😂

  • @aliznadequeen921
    @aliznadequeen921 11 месяцев назад

    Team kedsani kepl gino🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AliHasan-z8j7m
    @AliHasan-z8j7m 11 месяцев назад

    Scw

  • @CabdiMohamed-jt3ps
    @CabdiMohamed-jt3ps Год назад +2

    Walshey barwaaqo cabdi rahmaan maxamed jamac❤

  • @Yussuf____________Aden
    @Yussuf____________Aden 5 месяцев назад +1

    M a❤😊😅

  • @KhalidMaxmud-cm7ec
    @KhalidMaxmud-cm7ec 9 месяцев назад

    Keydsane asal❤❤😂😂😢