ONLF MA WAXAY DIB U BILAABEEN HALGANKII XORNIMA DOONKA SOOMAALI GALBEED?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 67

  • @mohamedsadaq-kr1yl
    @mohamedsadaq-kr1yl 18 часов назад +26

    Aniga nin rer waqoyi ban aahy kana so jedo burco waxan diyar u aahy ina jabhada kamid noqoqdo hadey xornimo dhon ku dhawqan viva onlf🇬🇲

    • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
      @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 18 часов назад +3

      @@mohamedsadaq-kr1yl LEGEND 🇬🇲

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 15 часов назад +6

      Aniguna waxaan ahay Reer Hargaysaan walahi dhalinta 90% Hargaysa waa diyaar inaan ka’qayb noqono xorayntaas oon awoowayaashii u naf’waayay siiba Reer waqooyi dagaalkii 77 maanta diyaar ayaan annaguna u’nahay Xoraynta Somaligalbeed in Ethiopianka uraya lawada gowraco oo dhul Somali oo idil aan ka masaa’furino qasab buurahoodiina aan ugu celino InshaAllah farjigu wuu dhowyahay bi’idnillah Ethiopia 🇪🇹 iyo Yuhuuda gadaal kataaganna walahi way halaagidoonaan InshaAllah 🤲🏼

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 15 часов назад +2

      @@mohamedsadaq-kr1yl ANIGA DIYAAR AYA U AHAY WAQTI WALBA LEGEND ONLF

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 15 часов назад +1

      M.a wali ragii rag ahaa way nool yihiin

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub 11 часов назад

      Adeer waqooyigan mar walba itopiya is qabtan aad leedhin wan nahay maxay tahy galkacyo iyo xamar sheegan maysid waqooyigan aad daba socotan muxu yhy somaliland ma xoolo aad leedhy bay cuntay

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 12 часов назад +2

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @Alankiika
    @Alankiika 14 часов назад +4

    Aniga reer Kunyo Barrow ayaan ahay diyaarna u ah in aan nafteyda u huro Somali galbeed. Somaliweyn ha israacdo.

  • @YusufYusuf-z9i
    @YusufYusuf-z9i 16 часов назад +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul wacan soomaaliyaa

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 14 часов назад +2

    Hadan nahay reer ssc-khaatumo waxaan tageerayna halganka cusub ee onlf ... Guul insha Allah.

  • @alihassanawil8789
    @alihassanawil8789 17 часов назад +2

    Guul ONLF❤

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 14 часов назад +2

    Walaahi waa fursad aa iyo aad u weyn in maanta in la xoreeyo dhulkaas Somali Galbeed. Sababtoo ah hadii maanta Amhara laga adkaado, Oromo oo xoogaysatay ay dhulka Somaali Galbeed ay dhaman la wareegi doonto

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 19 часов назад +2

    OGADENIA CADAWKIINA CAGTA HOOSTEEDA❤💙💚

  • @abdullahidahiye74
    @abdullahidahiye74 15 часов назад +1

    Magaca iska sax sxb on alif maahan ee waa onlf Ogaden national libaration front

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 18 часов назад

    guuuuul wadaniga libaxyada xaqudirirka ONLF guuuul insha allah midnimo liyuu geesi halyeyo wadajira guuul🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🔥🔥💪💪🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤️🦁🦁🔥🔥💪💪🇬🇲🇬🇲❤️🦁🦁🔥💪💪👍👍✌️🙏

  • @AbdishakurAhmedFarah
    @AbdishakurAhmedFarah 12 часов назад

    ❤ onlf way daahdey

  • @Upthirazhiidprahim
    @Upthirazhiidprahim 18 часов назад +1

    Ilahoww hana mideeyo dhamanten❤

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 13 часов назад

    Come back hero’s

  • @aliliibiya1663
    @aliliibiya1663 16 часов назад

    Viva onlf somali ogeadenia somaali galbeed guuuuuul insha Allah from muqdisho

  • @MohamedOlad
    @MohamedOlad 14 часов назад +1

    Onlf waa in eey is diyaariso

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 часа назад

    WAAN GARAB TAAGANAHAY ONLF

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 2 часа назад

    ONLF Cidna iigama aqoon badna, mana jirto rajo aan ka leeyahay ONLF. Waa Asal madoorshe dhuuni doon ah.

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 14 часов назад

    Xasan sheikh wixii ugu fcnaa uu sameeyo waaya ONLF inuu soo kiciyo

  • @mohamedalimohamoud51
    @mohamedalimohamoud51 17 часов назад +1

    Qariirada aad saartay calanka Ethiopia ka jooji bro
    Markasta isticmaal dhulka nagala heysto calan somalia saar.

  • @aljaziira-s7f
    @aljaziira-s7f 57 минут назад

    magaca onlf hala badalo si somali oo dhan ugu muuqato hadii kale qabil kaliye ku hadhaaye

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 18 часов назад

    ONLF Strategy xumo baa baabi ise

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 15 часов назад

    Magaca ha badalo wallalyaal

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 7 часов назад

    WAA INAY DIB QORYAHA U QAATAAN OO DDS AY QABSADAAN. FURSAD QAALI AH BAY HEESTAAN MAANTA.

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 5 часов назад

    Ku barbaary qadiyada io wax iska dhicinta indha dilaacsady wakhtiyadii ugu adkaa, ahna jiilkii badali lahaa shuhadadii naftooda ka iibiyay rabigood, waxaanu qayb ka noqon doonaa dib udhiska ururka, soona laaban doona isagoo dardartiisa wata

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 14 часов назад

    War nimankii ONLF talo mahayaan oo shakadooda waxay ku dhamaatay inay barbaryaan wiilkaas Oromoda ee kibray Abiye isaguna inuu adoonsado ayuu rabaa...

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 18 часов назад

    Somali galbeed wa in la xoreeyo

  • @leulberhe600
    @leulberhe600 18 часов назад

    Wali diib jel ogaden ki lahidey inta la furoo waa laa guurii dona

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 16 часов назад

    Gobonimada waxaa lagu waraabiyaa dhiiga geesiyada. Xuriyada ineey ka quustaan qalad beey aheyd. Somali galbeed fursad beey heelen ha kacaan

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 16 часов назад

    Onlf markii lawaaye Abii wuxuu ku haminayaa inuu somali qabsado laakiin onlfwaad ogtahay koop shidaal inaad ka daraynin ceelasha ogaadenia,oromadu dhulka somaliya inay qabsato ayay kusoo tashteen laakiin waa warmogayaan taariikhda aan milicsanayn

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 10 часов назад

    Ethopia waa magac uyaal maanteey ugu fiicantahay in laga hoos bixiyo SG, soomaali kasta waa ONLF ama JAWXO, waa dagaal xakh ah oo jano lagu helayo,

  • @abdimed9393
    @abdimed9393 16 часов назад

    Ninka ah qabiil kale waxba kama this hadii and tageersanayn onlf waxaan ogaata in aad oromo adoon u ahaanaysid

  • @abdimed9393
    @abdimed9393 16 часов назад

    Soomaali galbeed dhulkina difaacda oo ISKA saara qomiyadaha aan soomaali galbeed ahayn soda ay udiidan in qof soomaali galbeed ahi udego dhulka amxarada ama oromada

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144 17 часов назад

    anigu waxaan qabaa gobalka dib boodhka hallooga jafo jabhad cusubna halagu dhawaaqo magac somaliyeed halloo bixiyo waa laga fiicanyahay in ogaaden kaliya laga dhigo waayo deeganka waa laydinla daganyahay si halganku mid somali unaqdo xittaa dhalinteenna jamhuuriyadda ku nool baa diyaar u ah inaan ku biirno

  • @akh8501
    @akh8501 16 часов назад

    Hawsha hala bilaabo sababtoo ah, Ethiopia waa in dhulka la dhigaa

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 17 часов назад

    Dadkaan ma wexey rabaan ineey dagaalkii iyo jabhad hadda kadhexbilaabaan Samalida iyo Samali-abow anigu waxaan aaminsanaa kuwii dagaal kubaaqah wa kuwa ushaqeeyah Amxaro iyo gaalo waxkastah waa in aan nabad iyo muslinimo aan kudoono anagoo kaashaneyna Muslimiinta Ethopianka iyo muslimka Geeska Africa. Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq vl.

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 18 часов назад

    Haday xabad dambe bilaabato lookala hadhi maayo, soomaali oo dhan ayaan umidaynaynaa, walaahi magac soomaali oo dhan ayaan kuhalgami doonaa..dhulka soomaali oo dhan ayuu kamaqanyahay, Ogaden kaliya kama maqno..dhulka waa lawada leeyahay waana lawada daganyahay waana lawada difaaci doonaa idam Alle.

  • @wadani9971
    @wadani9971 17 часов назад

    Hadii Aanahay Somalida kale ee Dagan dowlad deegaanka.. ONLF ama ubo waa qabiil waana leeska celinayaa waa maafiyo

    • @mohamedsadaq-kr1yl
      @mohamedsadaq-kr1yl 16 часов назад +1

      Oromo maxa kubaray luqada somali hoyada wase anigo nin isaq kana sojedo burco ba onlf eeh somali wa somali cadowga oromka aah dilkisa wan ka mideysanhy

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 15 часов назад +1

      Kaalay adu dhulka difaac haye ee adaan kuugu magac daraynaa ee 😂😂😂

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 15 часов назад +1

      Xabashi aanan xaarka iskadhaqin ayaa luuqadeeda laguwada hadlaa dhaqankeedana uu yahay dhaqanka qaranka soomaligi walaalka ahaana ee dhulka difaacayay magac xitaa uma quudhid xaasid baa tahay xabashigana raali baa katahay 😂😂😂 waaba yaab .

    • @BasfarOmar
      @BasfarOmar 14 часов назад +1

      Oromo Afsoomaali baratay hhhh
      Bal waa ujoognaa waadna arkidoontaan insha Allah meeshaan iskagasooharno
      Oromo fullay wayba kibirtaye hadiilaysku waraysanwaayo Adama
      Soomaliba kamaanan dhalanin

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 12 часов назад

      Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 6 часов назад

    Dhulkii oromo ayaa boobeysa hadana jigjiga ayey rabaa baabili mooyaale iyo meelo badan oo kale

  • @STAR-778
    @STAR-778 8 часов назад

    😂😂😂 somalia qelada jojiya iyo propaganda da

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 19 часов назад

    Waa xil iyo hunguri raadis ee ooma dagaalamayaan Madax banaani iyo Xoriyad

    • @AbdijabaarUmair
      @AbdijabaarUmair 19 часов назад +1

      Maangabka comments nagama helo shensi

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 19 часов назад +1

      Waxay yihiinba cid dhaanta mahayno.

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 18 часов назад +2

      OROMO IYO AMXAAR AFGADI BARTAY WAYE WANA FULEY CABSI BAA HEYSO WARYAA LEGEND ONLF WAA GEESIYAL GEESI DHALAY GUUL GUUL ONLF ❤❤❤❤

    • @shamsudiinfahiye7966
      @shamsudiinfahiye7966 18 часов назад

      Waxa orom ka ahow

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 10 часов назад +1

      Oromo ana waso adiga cml hada logo qabto waa logo dilaa