Waar Asadow lacagahan bilaashkaaga kaaga baxayo sadaqayso,Waa Wax kuu yaalayee,oo dadka u baahan ku caawi Adey ku Anfacee ♥️ Aduun iyo Aakhirabee... Guuleyso Brother ❤🎉
Alla aar asadow labada boqolE dollar aad meelaha dhigayso masakinTa sii oo video qurux badna ka soo dub farxaadoda isla wakhtiGaas guul baan ku rajaynaya ❤😊😂
Asc asad hagio abowe waar farxad leeh ayan ku wada waxa laga yaba allh subxano waa tacala inu cafimad kugu siiyo abowe wiil sidad oo kale aya ku cafimaday uu ilaahay ugu soo dhiibay adna waxa laga yaba inu ilaahay kugu soo dhiibo oo ku socotid luugahaga insha allah ado cafimad qaaba abowe waa ruuntay wlhi been iga maa aha please iso sheeg ciiwan kaga wllo
Farin teyda hada aragto abowe waxan ka codsana ina inta ii awodo igu soo caawiso hada ina i caawiso EY kula noqoto rbly isogal lmbr ban Ku rebaya saad ii cawiso
Dawadayashada ka mid ahay pro lkn sidaani waa qalad alle danbi dhaf wediso waxa jira dad badan oo baahan waxe cunaan waxe cabaan awoodin inaad ku sadaqesato iyagaa mudan
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥☝🕋❤️
🇹🇷🇹🇷❤️❤️
Salalahu calayhi wasalam
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤
Sallaahu caleyhi wasalam
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara🤲❤💕
Scw
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤
Qofka ugufican Dunida wuxu aha nabigena Muhammad scw scw❤❤❤
Hada aragto saliga nabiga Muhammad scw 🥰
Scw
Scw
Scw
dunidan ma soo marin qof la mida nabigeena maxamed scw ❤❤❤
The best person ever The most Knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤❤❤😢
Waar Asadow lacagahan bilaashkaaga kaaga baxayo sadaqayso,Waa Wax kuu yaalayee,oo dadka u baahan ku caawi Adey ku Anfacee ♥️ Aduun iyo Aakhirabee...
Guuleyso Brother ❤🎉
Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aniga
Asad waan ku taagera sxb sare inti nolol jirto noolow
1
Cawa waa jimce aan ku salino nabigena mohamed scw ❤scw❤
200 boqol qof miskiiin ayaa bil dhan dab kushidan lahaaa kwrn Lacageey qof kaadhargey kuma daryeeelin😎😔😪
Kuwa raadsanaayo masaakiin ma ahan miyaa
Which benta mahan waqtigan lajogo aniga wan ubahanay $200 lkn mahalayo😢 sorry waqtigo wa cajib
Waa beenaale. Qof ay is ogyihiin ba qaaday
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️❤️
Inta nebiga jecel isoo raaca scw😢❤🥰🕋
Janis ma uheysa ina igula Salisid nabi maxamed scw
Sallalahu calayhi wasalam
The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️❤❤
Asd xajayo soobada
Janis ma uhaysa saliga nabiga scw 🥺🥺
Wll ku sali nabiga scw is❤❤❤❤
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw 🕋📿🕋📿❤📿📿❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤
200
@@CaaishoCabdi-cs4rl I te reg r grteg gr grg egr gr gr gr grg eis gris grge te re te re te regenerate hn
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wax walpo waa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤️❤️
Haaaa
Haaaaa
ASAD HAGIO LEGEND ALWAYS LEGEND ❤❤❤
The best person ever the most knowledge able all created prophet Mohammed. Scw inta iguracsan like ta. Dac kusi❤❤❤❤
Go forward brother team 27 ❤
ku saliya nabiga scw
Aan ku salino xabeebkeena muxamed scw❤❤
Rabiyow imtixanka dowlada natiijo fcn dhaman ardayda kufarxan si ❤❤ like 👍
aamiiin wllo
Annaguna waanu ubaahanhy isna wuukudheelayaa , yaa allh adaa dadka iskudhaqaale kafhigiñ😢😢😢😢😢😢😢
Benta mahan
Ku saliya razuulka scw❤❤❤
❤kusali nabiga scw scw scw🎉
Waxaan kufaraxsanahy ina ani iyo Asad somali isla nahy hal wadan 😭😂
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ku dhaxwaalo 😷😷😷😜😜😜
Dunida maso marin qof lamida nabigena maxamud scw
The best person Ever the most Knowledge able and the Most shine All Created Allah Prophet Mohamed Scw ❤️💯
اللهم صل على سيدنا محمد ❤️💯🤲
Je te soutiens trois années bro tu seras gagné inshallah ton est effort est très très bien
Merci beaucoup mon frère
1.5m🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waa ninka kaliye bila mucaradka marka lacagtada ayaa qadankaraba😂😂😂😂😂
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢
Ayyyy abowe maxa noqodo qofkii igu horeey ee ku fiiradeya😭💗waan ku faraxasnhy🥺💗✨ king 💗
Masha Allaha Asad Allaha haku cafiyo next time wan arki doonna dhammaan Teena adigoo caafimaad qabo inshallah abowe mcn🎉❤
Next time Inshaallaah ♥️😢
The Legend Asad Hagio Qof Ugu Horeyey Waa Ahay Asad Barnamijka KASOO SAAR WLLKADA Kusoo Xiji Armaan Iyo Aremaheena 🎉❤
Alla aar asadow labada boqolE dollar aad meelaha dhigayso masakinTa sii oo video qurux badna ka soo dub farxaadoda isla wakhtiGaas guul baan ku rajaynaya ❤😊😂
Waryaa iga horeeya inta iga danbeysa like😂😂❤
Big legend always asad hajio and cumir another's levels program's hard money ❤💯👍❤😍😊
asc my brother asad athy bro waxaan rabnaa challenge banooniga ee riyoorada please waa igacodsi
Wow omg first comment ya igara waryada ado Halas qof kugu xiran aa ka❤❤ so hormaro❤ wa faraxsnhy😅😊
Asadoow lacag miskiin ayaa ubaahan sxb haku ciyaarin dad baahan isaga sadaqeyso mahadsanid
Wah asad ninka kaliya soo raadiyo muuqaaladiisa team 27❤
Wlhi wa sax dal aandalkaga eheen wadarenkujog allow wadankena nabad noga dhig yaa allaah 🤲💙🇸🇴
Qofkii uku horeyay oo video kaga daa wado baa ahay Thnz iso dheh😂 waan ku takeraa walalkey❤❤
Asadoow walal Lacagtaaz Hadda Khasaartey Waxay ku habooneyd in Dad masaakiin ah ku Sadaqeysato 😢😢
Kan Qaatey Sadaqo Ahaan Haduu Ugu Niyeystey Waa u Sadaqo
30minute iyo 11k oo views another level wll hore u soco intaa iyo in ka badan ❤❤❤❤❤
Dadkaga bahan ka war haay haduu alle wax ku siiyay waa imtixaan wll😮
Asad hagio asc wllky first coment❤❤❤❤ keep going cadawgaaga kasareey❤
Aanku salino nabiga scw🥰🥰
Bari waa jimco aan ku salinno nabiga scw 🥰🥰
BEST CHALENG FOR EVER ❤
Nope😂
Warunta walhi dal alehen dacif ba lagunoqda ather wise keep going
Dunidan farxadeena waa gaari doonaa insha allah
Asad allah cafimad taam ahy hakusiyo i a aboow mcn wax walbo cafimad ayan ka horeya allow itus adigo lugaxaga kusocoto i a🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Somali mxamed RUclips way ii shidi waayen 😢❤
Asad Video Soobadi waan jeclehee ❤😊
Waan kahela ani IKRAAN ❤😂
Cawa waa jimco igula salai xabiibkeena
Muhammad scw ☪️❤️☝🏻
Please wall kusali nabigeena muxamed ❤❤❤❤scw scw scw scw ❤❤❤❤
Ana uso horeeye team 27❤❤
Dadaw magaca alla ceeyarta ka daaya please iyo magaca rasuulka please ❤
❤
Asad lacagta haku dhelin hade ka badatay sadaqeeso ajir aya ka hele
asc abti macan blz isoo jawaab waxaan ka mid ahay Tiim27 wann kutaa geeraa❤❤
Ilah majeclo israfka lacgta hade kabadatay ani ubahan maisiisid asad😂😂ama maskin kusa daqeyso😊
Hadaan kula joogi la,haa farxad ay ii noqon laheed legendow azad
Fadlan ku sali nabiga ❤❤
Qofka malasiya Asad La jOogaH Uu taajirayaaH 😂😂❤️
Asad hagio wllkey horay usoco waan ku taageeraa❤️
Asad hagio waankusalame my bro Waxaan kulawadaage lahaa Challangkii Kasoodaxsaar Ruux sidhii Koko walaalkeed ogasodaxsareyse markaa Waxaan kulawadaagi lahaa inaad sosameyso Qof ajnabi kusodar hanalagaso dax Saro Thnks waiting it Team 27 one 💕
Wllkei asad hagio guuleyso waan ku jeclahay..❤❤🥰
Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad ❤❤❤❤❤❤salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc asad hagio abowe waar farxad leeh ayan ku wada waxa laga yaba allh subxano waa tacala inu cafimad kugu siiyo abowe wiil sidad oo kale aya ku cafimaday uu ilaahay ugu soo dhiibay adna waxa laga yaba inu ilaahay kugu soo dhiibo oo ku socotid luugahaga insha allah ado cafimad qaaba abowe waa ruuntay wlhi been iga maa aha please iso sheeg ciiwan kaga wllo
Nabigena mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw hal Mar nagula sali scw scw scw
Ana u horeyo comment Team 27 guul io gobonimo❤🥰🥰
Dad badan oo aad ugu baahan yaa ka wanaagsanaa inaan u dirto oo kuu soo ducerya
Asad game tuug iska difaac noo soo celi waan uxiisnay plz
Ku sali nabi muxamed scw❤❤
Magaca Allah dartiis like wllo please ❤❤
Walhi asdow Lacta adkhasarinysid dadmasakina ubahn walhi 2boqol oodolar lacgyarmaha 😢😢😢😢
Anaa?lcg rabee Asdow ii sodiri😢
War asadow lacagtaa adigoo qof miskiin ah ku sadaqadaysta baa kaaga khayr badan sidan🙏
Asad wax video ah kama hayno manta bro are you OK waxaan rajaynayaa in aad cafimad qabto
Abeera cid tabtay ma idinku jirtaa xaguuse ka dhacay (ku maqan yahay)??
Lacagtii macalaa dhagaxii waa laisla qaatay 😅 Ala somalidu dhib badanaa nio. Lacag jaceyl ayey katahy 😅😅😅😅😅
Habo See macquul kutahay lacag saas ubadan inaad jid uga tagto😢
Farin teyda hada aragto abowe waxan ka codsana ina inta ii awodo igu soo caawiso hada ina i caawiso EY kula noqoto rbly isogal lmbr ban Ku rebaya saad ii cawiso
Maanta dad iga horeeyo majiro🥰🤩😍
Azad hagio number one somali youtuber keep going
Waa ino balan muuqaalkaan muqaalka xigo😮😂😂
War asad bro anaa u baahna ee mad iska Kay soo diri
Cawa Ana u horeyo like Yalela dhafin team 27 ❤❤😢
Asad play pous inoo soo badi plz nexte vidıoga xigaa ok
inta paysii is dhafisa 😂😂
Qof maskiin oo ubahan maasiisid lacagta ad tuureysid
Asad walaalow adiga lacagta waad ku ciyaareysaa anigana lacag la'aan ayaa halkaan igu heysa shiid ayaan ahay.
Alla Asadow muqaladada qosolan lafuura wllh
Dawadayashada ka mid ahay pro lkn sidaani waa qalad alle danbi dhaf wediso waxa jira dad badan oo baahan waxe cunaan waxe cabaan awoodin inaad ku sadaqesato iyagaa mudan
Lacgta aad qarqarineyso inaadeer sadaqo ahaan ula baxa kheyr Alle hagu siiyre 💯
Hhh Asadow adna mel cidal aha aya lacag dhigdhigaysa anaguna walba lanahay😂