ISMAACIIL AARKA | U GOO GOOYAAY | XASUUSTII NUUR DAALAC

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 107

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 2 года назад +8

    Ninkaan waa Fanaan cid qurxoon, ilaahey hakuu kaso inaad quraanka ku aqriso codkaaga qurxoon. Maashaa allaah ilaahey ha ku xafido

  • @zakiyusuf4033
    @zakiyusuf4033 2 года назад +26

    My favourite song
    Wax kale madhageesto 🎵🎶
    Aarka keep going

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 2 года назад +15

    Gacantada alle haku barakeeyo wllke

  • @mfjolst3610
    @mfjolst3610 2 года назад +24

    Inta keheshey dheesha aarka like dhac igasii thank u 🙏🏻

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 2 года назад +7

    Legend halkeedu dhigay ninka hibo fan oo cajiiba ku jirta

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 года назад +4

    Thank you Ismaacil salaan sare baan kuu soo marinayaa from USA 🇺🇸 to Mogadishu somalia video Inaba cadi ma aha loved. Thanks for sharing walalkey. Jzklq. Keep it up good work.

  • @jacobalmaydasr2494
    @jacobalmaydasr2494 2 года назад +2

    Ninkan hadda ayan bartay fankiisa iyo fanaanimadiisa. Waa legend. Wax la hor istaagikaro maahan.

  • @nawalali7934
    @nawalali7934 2 года назад +12

    Aarka boqortooyada abgaal noolow ana cidaas baan wiil ka calmaday aarka arooskayga adaa ka fanaan ah iga wale🥰AB osman♥️

  • @abdirahmanmohamad9682
    @abdirahmanmohamad9682 2 года назад +6

    Laba reer bun isla aha is helay ismail arka & dalmar yare 🕺 🕺 😂😂

  • @mustafaibacha7611
    @mustafaibacha7611 2 года назад +9

    Ismaaciil Aarka you ‘re a great Star 👍

  • @yusufhassanshekh7125
    @yusufhassanshekh7125 2 года назад +4

    Masha allah allaha ku xafido bro guul iyo gobanimo soomaliweyn insha allah 💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @heidibloomheavenlyh
    @heidibloomheavenlyh 2 года назад +5

    Would love to see maslax mideyee and ismael aarka getting into the groove ,😀😘dancing to this traditional dance❤️👍nolaada my people 👏🙏

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 года назад +8

    Wow gull iyo gobnimo somalia 🇸🇴 😍 👏 ismacil boqorka codka waa keen tay hesta iyo ciyarta😘🤩

  • @madadaalo5485
    @madadaalo5485 2 года назад +3

    Legend aarka oo kaxda shitay mash alh keep going bro

  • @saafimediapro4229
    @saafimediapro4229 Год назад +2

    Aarka waa na waalay❤

  • @adannur4755
    @adannur4755 2 года назад +3

    Wwowowo inaba caadi maa ahey aarka iyo fananka laa hulaa wayey dalmar yare

  • @abdullahiadown3135
    @abdullahiadown3135 2 года назад +8

    Fav song that shade light on importance of unity.
    Unity is strength.

  • @mustafaibacha7611
    @mustafaibacha7611 2 года назад +10

    Thank you for this great song Ismaaciil Aarka !
    Allah uu Bariik, Congratulations 100 times with perfect voice .

    • @deqoomar3625
      @deqoomar3625 2 года назад

      Waaw igagadan hestan❤❤❤❤❤

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 2 года назад +9

    ismanciil aarka libaaxa fanka %100

  • @tufaahali3945
    @tufaahali3945 2 года назад +2

    Labadaan nin mid waa ii abti midna waa ii adeer yaaba igaaro🥰🖐

  • @aliag1730
    @aliag1730 2 года назад +1

    Beautiful patriotic song. ❤️💯

  • @ARMY-jw5es
    @ARMY-jw5es 2 года назад +8

    Lyrics 🤠
    Hoobeey hidiyo dhaqanku
    waa hobantideeniiye
    adiguna hablaha maanta
    waad ugu horaysaaye
    halbawlaha wadnaha iyo
    bogaad deeqa hurudaaye
    halse iga dardaaranaan
    ayaan kuu holinaynaa
    ogow gacmo aan is haysan
    ogow isku hiilan waayee
    ogow guul ma haybsadaan
    u gooyaay gablada
    u gooyoo gam uga sii
    hoobeey waxa lagu hirtaa
    haybta aad tahaye
    hoobeey humaagiyo ladhkani
    way ku hodayaane
    ciidiyo dhulkii hooyo
    waa lama huraankiiye
    hiyigiyo laabteena
    waa inaan ku haynaaye
    ogow gacmo aan is haysan
    ogow isku hiilan waayee
    ogow guul ma haybsadaan
    u gooyaay gablada
    u gooyoo gam uga sii

  • @bellakiin
    @bellakiin 2 года назад +1

    Ismaciil Aarka iga gaarsiiya xaas 2ad iyo 3ad xataa Waa u noqonaa asxabey igu caawina pls🥲

  • @naruuriyehassan8037
    @naruuriyehassan8037 Год назад

    "Ciidi iyo dhulkii hooyo waa lama huraankiiye" 😥😥 pure entertainer

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 года назад +2

    WAAW KEEP GOING SOMALIA 💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵😁👍

  • @abdiwalikoronto3248
    @abdiwalikoronto3248 2 года назад +2

    Arka legend

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 2 года назад +1

    Goo gooya wye magaca heestu ee saxa nimanyahayw

  • @maxamed1497
    @maxamed1497 Год назад +1

    Ismaaciil mash Allah ❤♤

  • @amshiabdulahi2832
    @amshiabdulahi2832 2 года назад +2

    Wow 🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🥰🥰 aarka libax faanka

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 5 месяцев назад

    SHAWGAAN WUXUU ka dhacay Dagmada Kaxda Goob joog ayaan Ka ahaaa What a Night
    Yaa joogay Like 👍🏿

  • @almansuurmuzamil1156
    @almansuurmuzamil1156 2 года назад +3

    Macalin meqa lacag ayaa kabaxday halka funanad waxan raba ina ogado wiimaheeda in uu macquul yahay & in kale mahadsanid ustad

  • @yaskayasiin708
    @yaskayasiin708 2 года назад +28

    I like the last minute the way they dancing asaga iyo dalmar yare legends

    • @generalde5218
      @generalde5218 2 года назад +2

      Yasin wankula arkay inta udanbeso side dhelayan aniba kahelay

    • @abdimpape7600
      @abdimpape7600 2 года назад

      6

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 года назад +2

    Aarkah barteedad dhigtay

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Tanaan kaahay yartan .

  • @feedhomedia8152
    @feedhomedia8152 2 года назад

    Wlhy halkeedada dhigtay zhp

  • @rajanraman5080
    @rajanraman5080 2 года назад

    suuuuper song

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 года назад

    Xamasad ikacay dhiiga ikacay👏👏👏👏👏😐

  • @safa6423
    @safa6423 Год назад

    Fiiri firi doqonka

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 года назад +3

    Aarka xamar✌

  • @wiilsomali5933
    @wiilsomali5933 2 года назад +1

    Dalmar iyo dikiriyow legends

  • @ifraaxaxmad2217
    @ifraaxaxmad2217 2 года назад

    www masha allah aarka allha kuxafido

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 2 года назад

    The night kaxda ahyd waw dadkygiiyw salaama

  • @mokhtaromerbarkhad2876
    @mokhtaromerbarkhad2876 2 года назад +8

    Heesti abtigay nuor dalacay 💞

  • @nasraabdulkadir6101
    @nasraabdulkadir6101 2 года назад

    Fav song

  • @maangal7563
    @maangal7563 2 года назад +1

    Heesta io Fanaanka waa walaalo 😂

  • @madaxdidalka202
    @madaxdidalka202 2 года назад +2

    Boqorka Codka Ismaaciil Aarka 🔥

  • @saadadarardirir103
    @saadadarardirir103 2 года назад

    Vert Nice song👍👏👏👏😀

  • @kutiltilkalatur7183
    @kutiltilkalatur7183 2 года назад +6

    Keep going brother ❤️

  • @asmaabdulaahi9990
    @asmaabdulaahi9990 2 года назад

    Raggi fanka laha Aarka ND Dalmar

  • @farxiyomahamed5773
    @farxiyomahamed5773 2 года назад

    Horey usoco ismail

  • @zaki5128
    @zaki5128 2 года назад

    Izmail aarka horumar wcn zhp

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 года назад +1

    My home kaxda💉🥰

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Waamaya.khatraaaaayqarancadsy lay hilowyey la aaantay xaastiis

  • @fouziyacomedian2144
    @fouziyacomedian2144 2 года назад +2

    Keep calling guys

  • @hajiaden8891
    @hajiaden8891 2 года назад

    Allaha dinta kusoceliya .. waqti Ramadan baan uduceynaya niin wadad Buu ahaye . Oo saliga nabiga aad uu qaddi jiraye

    • @Dhigow
      @Dhigow 2 года назад

      Walhi waa runtaa ilhy hku soo celiyo

  • @xasankaafi304
    @xasankaafi304 2 года назад

    Ciidiyo dhulkii hooyo waa lama horaankiiye waaw

  • @safa6423
    @safa6423 Год назад

    dalka fashilka kushacay miyaa

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 года назад +3

    Wale kaxda waxay cadeeyen dalmar Inu mid Ka mid ah yahay sheikh fanaN haween odayaal caruur waa looso Wada baxay

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 года назад +1

    Delicious

  • @faizaelmi1901
    @faizaelmi1901 2 года назад

    1

  • @salaadcali7628
    @salaadcali7628 2 года назад +6

    Legend ismail arka is alwayw

  • @yasirshukri493
    @yasirshukri493 2 года назад +1

    Aarka ugas heesta halkedii ayD digtee

  • @bashiiradeinahmed389
    @bashiiradeinahmed389 2 года назад +3

    💙💙💙🔥

  • @nurguled3925
    @nurguled3925 2 года назад +1

    War dalmaroow macwiista yey Ka dhicin ma qosoli karnee hhhhhh

  • @geenyadadheee5071
    @geenyadadheee5071 2 года назад +1

    🥰🥰🥰

  • @hannabeauty2540
    @hannabeauty2540 2 года назад +2

    WiilkeeNi ❤️

  • @farhiyoissack6156
    @farhiyoissack6156 2 года назад +1

    Subxnaka bal daya hesta sida logu kacay Quran Miya ala yaab badana

  • @mohamedjama2771
    @mohamedjama2771 2 года назад

    Waaw ismaaciil aarka iyo heestii adeerky nuur dalacy

  • @abdirahman887
    @abdirahman887 2 года назад +1

    Legend aarka

  • @jaahayfx3718
    @jaahayfx3718 2 года назад

    War heeesta magaceeed zaxa

  • @kiki-cq6cr
    @kiki-cq6cr 2 года назад

    🔥💯🇸🇴❤

  • @Mayaah87
    @Mayaah87 2 года назад +3

    Somalia ha nolatoo. Farmaajo guul, hargeisa, Laas Caanood, Bosaso, Mogadishu, kismayo, Somalia guul.

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 2 года назад +1

    Dalki farxad ayaa talo

  • @fouziyacomedian2144
    @fouziyacomedian2144 2 года назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @laylosiciid3071
    @laylosiciid3071 2 года назад

    Habenkii dagmada kaxda kalakicisen

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 2 года назад +3

    Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏🙏

  • @MadiinoSalaad-hj2pt
    @MadiinoSalaad-hj2pt 4 месяца назад

    😢😅😊😢😮

  • @queenshukrinaofficial4229
    @queenshukrinaofficial4229 2 года назад

    wwwwww

  • @mohamedyarrow7922
    @mohamedyarrow7922 2 года назад

    I fucking love Aarka and Dalmar

  • @safa6423
    @safa6423 Год назад

    dalka fashilka ku dhacay

    • @safa6423
      @safa6423 Год назад

      Fiiri fiiri ayaan kushahay

    • @safa6423
      @safa6423 Год назад

      Fiiri fiiri ayaan doqomada

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 2 года назад

    kuwa badano mesha kaniiginayaan hesta ayge kusocotaa

  • @ismailtimo1031
    @ismailtimo1031 2 года назад +1

    Arkaa

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 2 года назад +2

    Heesihii Somaliland. Miyaydaan abwaanin lahayn walawayn ney.

  • @bobatea7898
    @bobatea7898 2 года назад

    Fadlan ka badil title videogan tan iyo tan wahey tahay marin habaabin daawadayaasha Fanaanka asalka ah ee heestan lee waa fanaanaka reer Jabuuti ah oo loo yaqaano Darar Cumal Jaale Waxay ka tarjumaysaa dhaqanka qabiilka cisse iyo mar labaad fadlan hubi mustaqbalka inaadan dadka la wadaagin macluumaadka khaldan
    videoga originalka wakan: ruclips.net/video/GrkBndNCZzY/видео.html

    • @josh4424
      @josh4424 2 года назад

      ciise cawaan dhaqankuu leeyehay 😂🤣😅

  • @shukriyasiinali6690
    @shukriyasiinali6690 2 года назад

    Wacalku bertedii buu dhigay

  • @aaliyaalimohamed9789
    @aaliyaalimohamed9789 2 года назад +2

    🥰

  • @geenyadadheee5071
    @geenyadadheee5071 2 года назад

    🥰🥰🥰