Qisada Sidii aan ku bartay luuqada Englishka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 ноя 2024

Комментарии • 101

  • @umuanisa7327
    @umuanisa7327 4 года назад +8

    macalin waad mahadsan tahay walee waan kugu taageeray barashadaadii luqada english ka

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 5 лет назад +10

    Waa mahadsantahay ustaad arrimahaasina waa waxa dadku ku kala dheereeyaan dadaalka iyo qof aad isleedahay caqli lagu dhaafuu rabaa, anigu sidaas baan meel malcaamad ahayd kuwa naga yaryaraa kabiirro noogu noqdeen ilaa aan magaaladii macallin ugu noqday macaa iyagii intaan si joogta ah casharra dheeriya xifdi qur'aanka ah xoog u saaray ilaa aan maalintii danbe ogaadey gabadhii ugu sarreysey qur'aanka ee magaalada inaan dhaafay markaasaan iri waa joogtaa halkaa u socotey intaa ka dib caadaan u soconayey waa mahadsantahay ustaad jazaakallahu khayran arrinta xifdiguna waa arrinta ugu muhiimsan culuumtoo dhan

    • @samsamkahin2143
      @samsamkahin2143 5 лет назад

      Mnshllaaaah horta alle ayaa mhd leh heerkn ku so gadhsiiyay runtii markii an dhegysaty first wan naxay second wan frxay because wxd samysay more dadal now best teacher

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade 3 года назад +2

    macalin qisa runtii dhaba oo aad iisoo jiidatay ka hadashay, dulucda qisaduna waxay ahayd uun in la dedaalo. Runtii aniga oo iminka weli arday ah luuqada waxbadan baa iiga dhiman Speaking ku ha ugu horeeyee, xaalad adag na waa kala soo kulmay. Alle haku sharfo Cali nabadoon.

  • @hothanmohammed2337
    @hothanmohammed2337 4 года назад +1

    Mshl mshl yubaarik caleek illhay baa mahadleh kusuuragaliyay shaykaste waa muhiim inad dadaasho illahayna kaahalayn maayo tacabkaaga

  • @daragonpubgmobile2722
    @daragonpubgmobile2722 6 лет назад +12

    Aadbaad u mahadsantahy macalin👏👏

  • @kingk7428
    @kingk7428 6 лет назад +14

    Manshalh waa arin dhiira galin wangsan waxaa cajiib ah somalu wadamada luqada english looga hadla jooga hadana aan garaneneyn

  • @asmaxirsi2956
    @asmaxirsi2956 4 года назад +1

    Ugu danbayn waad najaxday dulucda sheekdu waa in la dadaalo tank you teacher

  • @cabdicaziizmacaaneeye324
    @cabdicaziizmacaaneeye324 5 лет назад +5

    wlhi xaqiiq ka hadzhay ale CimriGa ah ku nuuriYo ❤

  • @mohamedaden1832
    @mohamedaden1832 4 года назад +2

    Msha allh
    Ustaaad

  • @cashomuse3605
    @cashomuse3605 4 года назад +2

    Masha alaah mcln wlhi waa arin aad uqiimo iyo qaayobadan inaad maanta nooxusto taariikhdaadi hore guulayso teacher waarunwx kastadadaalbaa kaaxigo xaqiiqda anu aadban ujeclahy barashada eng waanakuguda jiraa arinkeeda inkastoo goobtooslogabarto uxaadirin arimo jiro awgeedblse qofkasto wx igudhaamo waankafaaidysa oo adu mcln one katahy alle hakaa abaalmariyo I.a

  • @kalidhussein7592
    @kalidhussein7592 6 лет назад +4

    Masha allah tabarakallaah jazakallaah khayran sheekh waad mahad santahay

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 6 лет назад +18

    😂😂😂😂ila soco ilasoco idhagayso wallee waad ka jartay
    Allaahaku sharfo ustaad anigu wan dhigtay english kaa illaa 9 bilood shahaado kama qaadan waayo waxaan ogaa in aanan wax badan oo kuhadala aanan ka aqoon saas awadeed waxaan is idhi lacag shahaadana hasiine iskaga tag waayo class dhan ban ahayn sidii kolba loo baxbaxaayay ban wlhi been sheegi maayee aniga kaliye kasoo hadhay macalinku si niyada kolkii hore wuu igu dhigi jiray lkn kolkii dambe een kalinimadiiba kabixi waayay caajis buu layimi kolkaa niyadaa iga xumatay wan iskaga tagay. Iminka waxaan xoog iyo xoog ujeclay oon niyad u hayaa inan carabiga meel iska saaro waayo meeshaan dhigto ayaa ku baxda carabi xittaa wan dhagaystaa BBC alcarabiya wan qorqoraa lkn kuma hadlo kolkaa hadaad garanaysan channel iga caawiya sida channelkan englisha oo kale fadlan isoo sheega

  • @mumtazzaciid3744
    @mumtazzaciid3744 7 лет назад +8

    Jazakalhu khayran macalin

  • @samawade7341
    @samawade7341 4 года назад +4

    Masha Allah you really made me cry 😭 hore usoco macalin 💯🙏

  • @xigmochanel9995
    @xigmochanel9995 6 лет назад +11

    maansha aLLaH thanks so much how you incourage me

  • @muhammadabudabi6868
    @muhammadabudabi6868 6 лет назад +3

    Adigana. Guulbankurajaynayaa. Insh. Allh.

  • @jabrasiin7583
    @jabrasiin7583 4 года назад +1

    Masha alah istaad wa Tariq runti walahi ku hadlida ayn ku dhib qawa blse an aqrin Kara

  • @nimcaanabiib6419
    @nimcaanabiib6419 6 лет назад +5

    Best teacher wlhi

  • @abdisalaaanmohamed4942
    @abdisalaaanmohamed4942 2 года назад +1

    Masha Allah Alle hakubarakeeyo

  • @adanmahamoud8099
    @adanmahamoud8099 6 лет назад +17

    Xaqiiq ka hadashay
    Runtii
    Waaa waxyaabihii isoo mar

  • @mudanexasan2597
    @mudanexasan2597 6 лет назад +10

    Taariikh waxbaad ixasuusisay teacher

  • @apdirisaqyusuf9687
    @apdirisaqyusuf9687 6 лет назад +9

    Thank you very much a teacher

  • @sacdiyoawil2310
    @sacdiyoawil2310 2 года назад +1

    Mansh allah teacher wax kasta waa dadaal

  • @qarandoonmedia829
    @qarandoonmedia829 6 лет назад +8

    منتهى الروعه أستاذ

  • @abdiazizabdi402
    @abdiazizabdi402 5 лет назад +2

    Masha Allah mahadzanid macalin

  • @muhammadabudabi6868
    @muhammadabudabi6868 6 лет назад +2

    Waa run. Qofku wuxuu. Waxkubarankaraa. Dadaal. Iyo. Go aan. Aan. Kanoqodlahayn

  • @deeqamaxamud2074
    @deeqamaxamud2074 4 года назад +2

    Mashalllah mashalllah mashalllah keep going teacher

  • @mabaarikfarxaan4023
    @mabaarikfarxaan4023 3 года назад +2

    Teacher thanks

  • @choircabdiraxmanmaxamad1237
    @choircabdiraxmanmaxamad1237 2 года назад +1

    M.a

  • @ifraahdhiif7684
    @ifraahdhiif7684 3 года назад +1

    Thnks ustaat

  • @asiamohamedshidane5486
    @asiamohamedshidane5486 6 лет назад +4

    Masha allah dhiirigilin wngsn

  • @maxamedsiyaad9640
    @maxamedsiyaad9640 3 года назад +1

    Sheekadaa 2016 ayaad nooga sheekaysay anigoo dhiganaayay secandary

  • @maxamednuuraadan6217
    @maxamednuuraadan6217 2 года назад

    Thank you my teacher

  • @kimjohn7409
    @kimjohn7409 5 лет назад +6

    i live in mogadisho and i speak English fluent and i have never learnt grammar or vocabs my life . if you don't understand my English now. pls come back again later.
    my tips here:
    1. don't learn grammar at all
    2. don't learn vocabs
    3. don't memorise anything
    4. learn 3 sentences maximum and change it into appropriate images in your mind "
    5. use the images"thinking the related sentences's images" your daily up to 2 week.
    ok note: if you see the words of sentence in your mind believe me you didn't learn that sentence fluent but if you see it as images in your mind that it's the time you get fluent and you won't forget it's usage again. thanks

  • @yoonisheyle168
    @yoonisheyle168 4 года назад +2

    Wllayalow Englishka ku barta video dhageysiga markaas aana ku hadasho waa sahal taas xaqiiq wye ani English wn ku hdli karaa inta America English aheen wana fahmi karaa cid wlba hadasho waana is tijaabiye friends badan kula hdlaa

  • @abdisalaaanmohamed4942
    @abdisalaaanmohamed4942 3 года назад +1

    Mnsha Allaaah
    Techear

  • @mohamudabdulaziz7279
    @mohamudabdulaziz7279 4 года назад +1

    Waa sheeko cibro qadasho leh rabi ha inaga dhigo kuwo fahma dantooda

  • @MuxiyadiinIsmaaciil-d8q
    @MuxiyadiinIsmaaciil-d8q Год назад

    ماشاء الله

  • @sacdiyosalad8155
    @sacdiyosalad8155 2 года назад

    Masha alaah macalin

  • @mabaarikfarxaan4023
    @mabaarikfarxaan4023 3 года назад +1

    Macalin Aad bad u umahadsantahay

  • @Bashkaboy101
    @Bashkaboy101 4 года назад +1

    Macalin magaalda miyiga manoo sheegi kart

  • @axmedcade1674
    @axmedcade1674 7 лет назад +6

    Mahadsanid macalin

  • @nimaabdi7797
    @nimaabdi7797 3 года назад +1

    Thank you very much theacer

  • @Abulwaagacusub2014
    @Abulwaagacusub2014 6 лет назад +7

    👏👏👏👏👏👏👏🙏✊✊✊👍✌ mahdsanid ustaad

  • @cabdiraxamaanjimcaale3309
    @cabdiraxamaanjimcaale3309 3 года назад

    Waa dadashay

  • @abdiqanianshax2712
    @abdiqanianshax2712 4 года назад +1

    Masha allah

  • @ahmedqasim460
    @ahmedqasim460 5 лет назад +1

    Runti wa sheeko dhiiragelin ah
    Aad iyo aad ayad u mhdsnthy alha kaa abaal mariyo

  • @Alracdischool
    @Alracdischool 3 года назад +1

    really it was very probably

  • @nastahappy7220
    @nastahappy7220 7 лет назад +7

    mashallah

  • @Alracdischool
    @Alracdischool 3 года назад +1

    every person.needs to give hand

  • @khaalidubaxle957
    @khaalidubaxle957 4 года назад +1

    Tanks techar😚😚

  • @cabdiqani3446
    @cabdiqani3446 6 лет назад +4

    Masha.allah teacher

  • @faadumomawliidxtubeec9263
    @faadumomawliidxtubeec9263 6 лет назад +6

    manshaa Allah

  • @AbdiFatahabtidoon
    @AbdiFatahabtidoon 3 года назад +1

    Kk best goal

  • @nimcocawil1608
    @nimcocawil1608 4 года назад +1

    Thanks macalin

  • @abdirahmanabdihakiimshire1693
    @abdirahmanabdihakiimshire1693 7 лет назад +7

    Thnx a lot teacher

    • @kayf7261
      @kayf7261 6 лет назад

      Masha Allah waa qiso cajiib ah runtii

  • @mahamedkagawa6161
    @mahamedkagawa6161 6 лет назад +3

    aad baaad u Mahayana tahay mudane dhiiri galintaada

  • @kaabarehometeaching9984
    @kaabarehometeaching9984 5 лет назад +1

    thanks teacher

  • @wardheereshiikh387
    @wardheereshiikh387 4 года назад +1

    kkkkk ustaad wllhi waa qiso cajiiib ah ustaad waan kaga mahad calinya soodeeduntaada waxana kaxasuustaa sheekada ma ila socotaa

  • @jamaalmaxamed95
    @jamaalmaxamed95 6 лет назад +2

    Macalin Ani Ayaa Hada Saas Eh Waxaana Ahy 12 waad Mana Ka Saayi ebgilish sida loo aqriyo

  • @aliabdulahi3762
    @aliabdulahi3762 6 лет назад +3

    masha lah

  • @xamsexikmaawi8240
    @xamsexikmaawi8240 4 года назад +1

    Mansha alaah

  • @fatimaahmed4019
    @fatimaahmed4019 6 лет назад +4

    Masha alllha

  • @amraney_abdi
    @amraney_abdi 4 года назад +2

    wlhi wan jclhy inan barto luqada englishka balse wldkeyga hda 2bil barefd dhigto we iga bxiyan scholka aniganh wxn ahy qof madx adg hda wxn dhigta jmcd mclinkanh wxba kama fahmo wlhi side ubarta englishka😥ya iga cawinayo ma aqan xita sida lo qoro luqada englishka😥😥😥

    • @Ihsan_MediaHD
      @Ihsan_MediaHD  4 года назад

      WhatsApp igala hadal wll 0634667222

    • @amraney_abdi
      @amraney_abdi 4 года назад +1

      @@Ihsan_MediaHD mahdsnid ustad wkula so hdly

  • @producttechnology9842
    @producttechnology9842 4 года назад +1

    m.a

  • @tv.online2615
    @tv.online2615 2 года назад

    Ar macalin qofka xiligaan bilaabayo xilligaan maxaa kula talin lahayd ???

  • @cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510
    @cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510 6 лет назад +4

    Thanks

  • @faraxgood8283
    @faraxgood8283 5 лет назад +1

    Mnzhaa alh ale ha hu ilaaaaliyo

  • @holhol3079
    @holhol3079 4 года назад +2

    teacher how you learn engilish

  • @bileali5673
    @bileali5673 2 года назад +1

    Waa beentaada maba taqaanid english

  • @zahra11573
    @zahra11573 4 года назад +1

    Maxaa ka qaldan video ga cod malahan macilad ku timid baa jirta adiigo raali ah walal ino hagaaji muhiim buu uwahay ardayda doneysa in ay luqad cusub bartaan mahadsanid

    • @Ihsan_MediaHD
      @Ihsan_MediaHD  4 года назад +1

      Mahadsanid wll, laakiin video gan waa sax wax ka qaldan ma jiro waxa laga yaabaa inay ciladu xagaaga tahay

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 4 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣thanks sxb

  • @MohamedAbdi-d6d
    @MohamedAbdi-d6d Год назад

    sidee

  • @suweyscabdulkadirshire311
    @suweyscabdulkadirshire311 3 года назад +2

    Wallal adiga maiga dhisi karta basic walaal waa codsi waa jeclahy inaa barto luqada englishka waa qorikara wana aqri karaa balse mafahmayo waxaan waxa lagawado iyo macnihiisa maraar badan ayaa niyad jaby balse hada marabo inaa niyad jabo waxaa rabaa inaa barto wall ma icaawi karta

  • @zakariemuumin6680
    @zakariemuumin6680 4 года назад

    Run tii wlhi waa ta ihysta

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад +4

    thanks lkni sidanku barankar

    • @cknb8593
      @cknb8593 6 лет назад

      Asma Ahmed anaa musharaxay wll iĺasooxirir

    • @AsmaAhmed-qj9wp
      @AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад

      +qadaafiga Somalida halkaan kale soo xiriira

    • @cknb8593
      @cknb8593 6 лет назад

      Asma Ahmed whatsapp +24965936373

  • @moha6573
    @moha6573 6 лет назад +1

    Sc walaal waxaan aaaa aaaaa kuhaya maad iska damisid qaylada maxaad isugu shideyedhawaaqa

  • @cabdallacigaal2667
    @cabdallacigaal2667 4 года назад +1

    Kkkkkkkkkk maalinkasta adiga Lee Ku kicinee miyaaa kkkkkkkkkk

  • @abdirisaaqalimoha9041
    @abdirisaaqalimoha9041 4 года назад

    Adaamudam

  • @faaiso.mohamedhussein1698
    @faaiso.mohamedhussein1698 6 лет назад +6

    masha allah

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade 3 года назад +1

    mansha allah

  • @hormarkatechnologyka7595
    @hormarkatechnologyka7595 6 лет назад +5

    mashalah

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 6 лет назад +3

    Mashallah

  • @Calixasancalixasan-um1cl
    @Calixasancalixasan-um1cl 4 года назад +1

    Mashallah