MARKASTA MA AHAN SIDA AY WAX KUUGU MUUQDAAN !┇QISOOYIN IYO TUSAALOOYIN┇YASIR MUKHTAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 143

  • @derow17
    @derow17 9 месяцев назад +49

    Rabbiyow ma jirto waxaan uga baahi badanahay raali ahaanshahaaga iyo jacaylkaaga ee rabbiyow igu arsaaq labadooda 🤲🏻🥺❤️

  • @bariisbur641
    @bariisbur641 9 месяцев назад +26

    Macallim yaasir mukhtaar janada alla hanaģu kulansiiyo🤲💯❤❤

  • @mohapro2
    @mohapro2 9 месяцев назад +17

    Ilaahaow🎉 qofwalba oo hammi leh urumee😊

  • @maryanfarah7150
    @maryanfarah7150 9 месяцев назад +15

    Walalkey Yasir mukhtaar Allah ayaan kaaga baryaa janadiisa wlhi wax badan aniga oo Murugan dhiiri gelintaada waa dhegeyste anigoo markaas deganaan dareemay haba ugu bàdnaato 2021dii mar aan exam kiii dowlada ku dhacay wiliba anigoo ahay ardeyda fasalka kalimaha ugu horeeya ka Galla wlhi dhiiri gelin bdn oo adiga kadib wan ku celshey guuleyste alxmdu
    Lkn guusheyda dhiiri gelintaada sabab u eheed
    Wlhi Allah dartiis kuu jeclhy Rabi hakuu danbi dhaafo walal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zainabiman2635
    @zainabiman2635 9 месяцев назад +6

    Allah hakaa awalmriyo wll dhiirigalintada aan ngu dhiiriglineyso wax labda daaroodba na anfacaya 🥺🥰 shukran wll

  • @AnabAhmed-b7c
    @AnabAhmed-b7c 9 месяцев назад +12

    Shukran dhirigaliye yaasir ❤

  • @maxamedabukarcali
    @maxamedabukarcali 8 месяцев назад +15

    Yasirow Wlhi qalbiga ayaa Ka hadashaa hadaladadana dadka wax Garadka wey taabtaan❤ mana arkin ado waliga dhahayo like iisar😢sigma male aya thy runti❤❤❤

  • @HUSKA_PUBG
    @HUSKA_PUBG 9 месяцев назад +7

    Best dhirigaliye❤🙌🐐

  • @hoygatalooyinka6641
    @hoygatalooyinka6641 9 месяцев назад +17

    Wllhi caawa ayaan niyada kugu qabtay casarkii imika waad noo soo galisay alle mahad leh 😮😊

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 9 месяцев назад +7

    Allow noo dambi dhaaf walaalayaal muraad baan leeyahay in uu ilaahay ii fududeeyo aamiin dhaha

  • @KaltuunMaxamed-tn2mp
    @KaltuunMaxamed-tn2mp 8 месяцев назад +23

    Wllky keep going❤❤

  • @MaryanCiise-v7x
    @MaryanCiise-v7x 9 месяцев назад +8

    Imisaan sugayey vedio xifdullaah yaarabbi wall ❤

  • @foosiyamuhaned3772
    @foosiyamuhaned3772 8 месяцев назад +2

    mnmnsh alle wayne wall janatul fardawsa hakugula kulmiyo suubaneehena mahamed scw ❤

  • @Sahruush
    @Sahruush 8 месяцев назад +1

    Jazakallah Khair wllkei❤😊

  • @hamdaqueen6861
    @hamdaqueen6861 8 месяцев назад +1

    Maasha Allah wll ❤❤❤❤❤❤❤ yaasir mukhtaar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasramohamud1629
    @nasramohamud1629 8 месяцев назад +1

    Maso labatay mise waadba joogte aniga ku moogan yasirow ilahey janada haku galio hana kujeclade dhiiri galintada waxbadan ayey ianfacsaday sidad iga dajisay malin cules aan daremyy dhiirigalintada awgeed alle haka ilalio culesyada aduun io akhirab ❤❤❤ nala joog waxa jiro kuwa sida biyaha naftodu ugu bahanthy dhiiri galintada taso dabacsan aan eheen cananta lehna naseexada abaalkaga alle hagudo yasirow ❤❤❤

  • @MariyaMaxamed-hb8pc
    @MariyaMaxamed-hb8pc 8 месяцев назад +2

    Wx walpah wa really ALLE CILMIGA IYOH MASKAXDABA HAKU ZIYADIYO WLL

  • @rohosafi7888
    @rohosafi7888 8 месяцев назад +2

    MashaAllah
    My brother we really missed your channel

  • @MaryanMacalin-hm3cb
    @MaryanMacalin-hm3cb 9 месяцев назад +3

    Mahadsanid wll❤💝💖❣💗

  • @nouriya8413
    @nouriya8413 8 месяцев назад +2

    Mashalah walalky yasir ❤❤❤❤❤❤

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 9 месяцев назад +8

    Jazakumullahu Qer ❤❤❤

  • @HiboMoha-g7k
    @HiboMoha-g7k 8 месяцев назад +1

    Walahi wa shekoyin cajib ah yasiro

  • @AmarHasan-v9p
    @AmarHasan-v9p 9 месяцев назад +2

    jazakallah kheyr ❤

  • @AhmedAadan-7743
    @AhmedAadan-7743 8 месяцев назад +2

    wllHi waaD ducayasan thy allaH ha ku BarakeyO❤

  • @Crisakahmedosmaan
    @Crisakahmedosmaan 9 месяцев назад +3

    the hero yaasirow

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 8 месяцев назад +3

    Mash Allh

  • @Xafsa1
    @Xafsa1 9 месяцев назад +1

    Mahadsanid 😊

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy 9 месяцев назад +12

    wlhi channelka 1M iyo kabadan uu uqalmaa🥺 lkn somalidan badankod waa juhalo🙄HoRaY u SoCo WLLKEI illahey jaku xifdiyo 🤲🤍

    • @AhmedAbdi-xw6ju
      @AhmedAbdi-xw6ju 3 месяца назад

      Waan uqorn a wll wax iyo wax kaficn shp

  • @rihaanaclxakiin9832
    @rihaanaclxakiin9832 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid walaal ❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 9 месяцев назад +3

    Masha allah

  • @abdirashiidaliiftiin5894
    @abdirashiidaliiftiin5894 8 месяцев назад +1

    Cajiib Al ustaad ❤

  • @somcryptomining3033
    @somcryptomining3033 9 месяцев назад +2

    M.allah yasir muqtaar jazakallah

  • @MaxamuudSheikhMaxamed-dk8fu
    @MaxamuudSheikhMaxamed-dk8fu 9 месяцев назад +3

    ❤❤❤❤❤masha allah❤

  • @Therealchanel8
    @Therealchanel8 8 месяцев назад +1

    Wa run

  • @zamzamomar1363
    @zamzamomar1363 8 месяцев назад +1

    M.a wxa ayn ka faaidey wll yasir mukhqtar 🥰

  • @WalaalYare-k5k
    @WalaalYare-k5k 8 месяцев назад +2

    Ma'am shall allah

  • @MohamedXussien-jw7dc
    @MohamedXussien-jw7dc 9 месяцев назад +2

    Xaiiq walal yasirow😊😊😊

  • @Mskydwrn
    @Mskydwrn 8 месяцев назад

    ManshaAllah Wll Hore Usoco Waxaad Sheegtay Oo Dhan Waa Wax Xaqiiqa Oo Qalbiga Taabanaya Insha-Allah Hajoogsan Marnaba Waynnu Kula Socon doonaa Mar Kasta🥰♥️

  • @muniiratohow5794
    @muniiratohow5794 9 месяцев назад +2

    Mnsha Allah horay usoco my garab ❤️🫶

  • @deck1086
    @deck1086 9 месяцев назад +3

    Dhirigaliyehyga guleyso wll😢

  • @AdanSharif123
    @AdanSharif123 9 месяцев назад +3

    Lagend yaasir Mukhtaar

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 8 месяцев назад +2

    keep going bro🎉❤

  • @niciimaahmed1110
    @niciimaahmed1110 8 месяцев назад +2

    Wllhi waa xanun😭 waan ilmeeyayxiita😭😭😭 ilahow nacafii ada waaynee 😭😭😭😭❤️

  • @maan_icardi.
    @maan_icardi. 9 месяцев назад +2

    Guulayso lpx jazakallah❤🎉

  • @meymunhassan2944
    @meymunhassan2944 9 месяцев назад +2

    Asc maashaa alaahu

  • @MalionuAbdiali
    @MalionuAbdiali 9 месяцев назад +2

    Hye inchallah ❤❤🤲🤲😊😊😊😊

  • @idilyusufidilyuusuf5576
    @idilyusufidilyuusuf5576 9 месяцев назад +3

    I like this 👌

  • @ZahroAhmadZahraAhmad
    @ZahroAhmadZahraAhmad 8 месяцев назад +1

    Keeb going wll❤❤❤❤

  • @Ahmedeight
    @Ahmedeight 9 месяцев назад +2

    yaasir mukhtar ♥️🫡📸

  • @CabdigalladAbsullhi
    @CabdigalladAbsullhi 8 месяцев назад +1

    Wllhi wa. Cajiib ah ❤

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 9 месяцев назад +11

    GOLDEN VOICE❤😊

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 8 месяцев назад +4

    Best motivation mr. Yasir muqtar 🙏

  • @Dramas.w-3
    @Dramas.w-3 8 месяцев назад +2

    Qisada wiilka yar 😭😭😭

  • @FaadumoMuuse-k4i
    @FaadumoMuuse-k4i 8 месяцев назад

    Sax waye walahi walalgey❤

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 8 месяцев назад +1

    Maalin kasta waxan sameynaa qaladaad sidaa ah anagana nalagu sameyaa. sahal wa salaama

  • @SamiroHashi-gm5sl
    @SamiroHashi-gm5sl 8 месяцев назад +1

    ياالله 😢

  • @huseinkroble
    @huseinkroble 9 месяцев назад +4

    Waad mahadsantahay Mr Yaasir Mukhtar ❤

  • @RuunMohomed
    @RuunMohomed 9 месяцев назад +2

    😢😢xaqiiq 😢😢😢

  • @NurtaAhmed-j4g
    @NurtaAhmed-j4g 7 месяцев назад

    Allah haku sharfo wll qaali

  • @MaxaamadAxmaad
    @MaxaamadAxmaad 8 месяцев назад +1

    Waxaqiqo jirto wllkygiyow❤❤❤❤❤❤

  • @najahkhadar2904
    @najahkhadar2904 8 месяцев назад

    Legend yaasir

  • @MaryamoYacquub-zk1yi
    @MaryamoYacquub-zk1yi 8 месяцев назад

    Waa sax waa sid dadka oo dhan baa sida ah ayago aan ogeyne sida aay waxa yihin intaa darenta waa in yar😢😢😢😢😢

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 8 месяцев назад +1

    thanks walaal. walaahi anoon vediowgaan Arag baan dabeecadan lahaa inaana qofna waxa ka sheegin waayo ma ogi sababta ka dambaysa. ani markaan ficil sameeyo iyo markaan hadal dhaho majecli in dhinaca xun lala aado ama hadii khalad iga dhaco in dhinaca xun loo turjumo ayadoon la garanayn sababtuu u dhacay sidaas darteed qof bini aadama iskama xukmiyo anoon xaaladiisa ogayn totally na ma jecli in dhinaca xumba loo fakaro marwalba dhinaca wanaagsan u fakaraan dadka kula taliyaa

  • @HodanCabdimaxamed-z1w
    @HodanCabdimaxamed-z1w 3 месяца назад

    Dhiiri galiyahayga❤

  • @IsraNuur-s5d
    @IsraNuur-s5d 9 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mandeeqasan
    @mandeeqasan 2 месяца назад

    Wllky hori usoco❤❤❤❤

  • @IkramMahamed-e4b
    @IkramMahamed-e4b 6 месяцев назад

    Masha allah wll qaali❤❤

  • @IbrahimTripleM
    @IbrahimTripleM 8 месяцев назад

    I appreciate you bro ❤❤ keep going

  • @asmaali4408
    @asmaali4408 8 месяцев назад +1

    I.a wll ❤

  • @Naduuuuuuuu
    @Naduuuuuuuu 4 месяца назад

    Waan ilmeeye wallahi

  • @Therealchanel8
    @Therealchanel8 8 месяцев назад

    Keep going my friend

  • @ZumaiaElmi
    @ZumaiaElmi 9 месяцев назад +4

    Waxan ku noolahayba waa dhiirigalin taada malin ay ahaataba waan kugu xusi doona bugayga taariikhda

  • @NasraAhmed-b1m
    @NasraAhmed-b1m 6 месяцев назад

    wlahi maa iilobo daadki isoo dhirigalin jiray wlahi hooyaday iyo sxiptay❤❤

  • @AdmiringMoon-qj8dw
    @AdmiringMoon-qj8dw 9 месяцев назад +1

    Really wlhi❤❤

  • @Selenadd
    @Selenadd 9 месяцев назад +2

    Mhdsnd wll ❤❤

  • @Shamisibraahimomer
    @Shamisibraahimomer 5 месяцев назад

    Asc wll yaasir jico mubarg

  • @cabdixasan7887
    @cabdixasan7887 8 месяцев назад

    Soo badi zxp ❤

  • @iraneli6418
    @iraneli6418 8 месяцев назад +1

    Xaqiiq😢

  • @IqbaalRoobleAwaadan
    @IqbaalRoobleAwaadan 18 дней назад

    Wow Amazing bro 😳🥺😢

  • @abdiazizali2527
    @abdiazizali2527 9 месяцев назад +2

    ❤❤❤

  • @Fatimahappy168
    @Fatimahappy168 2 месяца назад

    Mashalh ❤❤❤

  • @UmusudeysMaxamad
    @UmusudeysMaxamad 3 месяца назад

    😮Mashallah

  • @Amaleyyy-b1z
    @Amaleyyy-b1z 8 месяцев назад

    Wll allah ku wanacijo😊

  • @mariatakow3931
    @mariatakow3931 8 месяцев назад

    Wll yasir marksto aan murgodo ada ku xsustaa wana daawada si an ugu dego😢

  • @Yusraabdi615
    @Yusraabdi615 9 месяцев назад +2

    Wll ilahay dartis nosoo badi siba kuwa saxiibtinimada

  • @claahimaxamedshire4244
    @claahimaxamedshire4244 8 месяцев назад

    Hore usoco walaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nouriya8413
    @nouriya8413 8 месяцев назад

    Scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @KatraMahat-z1m
    @KatraMahat-z1m Месяц назад

    😢😢😢😢 hooyo mcn wankujaclahay

  • @AliaaadanAli-mn7yw
    @AliaaadanAli-mn7yw 9 месяцев назад +1

    Wll yasir so dadaal marwalaba wax ayan kaa sugna

  • @SucaadAxmed-fo3dg
    @SucaadAxmed-fo3dg 7 месяцев назад

    NABIGA KUSALI Wllo❤❤

  • @Faysal-w1v
    @Faysal-w1v 7 месяцев назад

    Dhiri Galiyo sharaf korkada haa ahaado

  • @HappyQuetzalBird-dw7wc
    @HappyQuetzalBird-dw7wc 8 месяцев назад +1

    🥰🥰❤❤💖

  • @MunaXasancali-r6c
    @MunaXasancali-r6c 7 месяцев назад

    Keep going yaasir😊❤

  • @Cabdulaahiraagecali9508
    @Cabdulaahiraagecali9508 9 месяцев назад +2

    M.a

  • @CaliKook-e6h
    @CaliKook-e6h 8 месяцев назад +1

    M.a

  • @fahimamuse2973
    @fahimamuse2973 8 месяцев назад

    Aabe. Mcn ❤❤❤❤❤

  • @IqlaasIbraahim-mw8wv
    @IqlaasIbraahim-mw8wv 9 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤🎉

  • @HiboMahamoud
    @HiboMahamoud 29 дней назад

    Goolayso wllo

  • @XamdimaxamuudXamdimaxamu-jr2me
    @XamdimaxamuudXamdimaxamu-jr2me 9 месяцев назад +1

    😢😢

  • @WardiRashiid-fq8pi
    @WardiRashiid-fq8pi 8 месяцев назад

    هذا هو الحقيقة كلام