LABADOODA YAA SI FIICAN IGARANAAYA | who knows me better❤️‍🔥🔥

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Welcome boqortooyo 👑
    Waxa isharaf ah ina Iguso biirto🤩
    Let’s go 200k

Комментарии • 127

  • @AaminaAbdiqaadir
    @AaminaAbdiqaadir  Год назад +26

    ruclips.net/video/k1hEJBouhjo/видео.html

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +84

    Hadaa u jeedo magac Nabigena Muhammad ❤ﷺ❤ ku Salin ❤❤💓🤲

    • @raxmojamac4586
      @raxmojamac4586 Год назад

      salalahu aleyhi wasalam

    • @safiyocanshur3518
      @safiyocanshur3518 Год назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💖💖💖💕💕💕💕

    • @saafiabdullah1249
      @saafiabdullah1249 Месяц назад

      صلي الله عليه وسلم

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 Год назад +38

    Saliga nabigeena badiya sii aynu ugulaysano aakhiro iyo aduunkaba

  • @nasranuux9744
    @nasranuux9744 Год назад +27

    Labada nin iskuma Dhawa wlhi midna sida raga weye midna jail jil jileec
    Maxamud Ku Qalma sis❤

    • @zariinaabdullahi2291
      @zariinaabdullahi2291 Год назад +1

      Muhiim mhn inu ninka ad adag yhy muhiimada waa midka sida dhab ku jacel oo ku daryeelo

    • @simanitadem9314
      @simanitadem9314 Год назад +1

      @@zariinaabdullahi2291 waa sax wlhi gabada way khaldantay

  • @kaynaancabdulaahi6465
    @kaynaancabdulaahi6465 Год назад +24

    Aamiina adiga ayaan suaashaan kuwatdinaya
    Madama aan kamid ahay bulshada kugu xidhan oo waliba kuladareenta dhibka ok adigu labadan wiil yaad jeceshay huuno jwbta wanu kaasugayna ayado lasarbebayo

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 Год назад +13

    Aamina cabdulqaadir abaayo enjoa nin fiican ma aha iska daa Maxamud waa daacad 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Queenjiija
      @Queenjiija Год назад +2

      Enjoy asiga xitaa aamina majeclo hadii xaqiiqda laga hadlo

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 8 месяцев назад +1

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤❤

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Год назад +23

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💖

  • @mahiimcabdicasiis4238
    @mahiimcabdicasiis4238 Год назад +24

    Enjoy manta waa ismiskininaya maxadhacy😂😂

    • @kiinjamac3366
      @kiinjamac3366 Год назад +2

      Wllhi waa kadareemay ismiskiiniska Enjoy 😁😁

    • @sumayosaciid5755
      @sumayosaciid5755 Год назад

      Wuu maseer sanyhy mac ayey ku thy

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 Год назад +8

    Maxamuud waa nin rageed👍👍🙏

  • @xayaadmahamud6397
    @xayaadmahamud6397 Год назад +9

    Masha Allah

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 Год назад +4

    Wiilka duriyada gar u salamya lol salaam dhaman 🥰😇

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 Год назад +4

    Maasha allaah aamina cabdulqaadir abaayo Maxamud ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉👌👌👌👌👌🥰🥰🥰

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london Год назад +4

    Aamina ileen waa qabyaaliaysde.
    Nice one

  • @hibojamaal7847
    @hibojamaal7847 Год назад +3

    3 Wixii kabadan waa bulsho aaminah

  • @nacimaaden7376
    @nacimaaden7376 Год назад +21

    Enjoy kuuma qalmee kan kalay raganimo ka muuqata gabarey 💁‍♀️😏

  • @naadiinegeh4108
    @naadiinegeh4108 Год назад +2

    Mansha alaah maxamuud waa wilfican ixtiraambadan guulayso wallkay amina adna sidookale alaah haisgukiindayo waa idinjeclhy

  • @user-xr9zz9no5i
    @user-xr9zz9no5i 7 месяцев назад

    aamino wiilkaan waan kahelay walibba aad iyo aad lkn ma ogi inaat xirirr laleedahay 😢🎉🎉🎉❤❤❤

  • @fadumaibrahim5514
    @fadumaibrahim5514 Год назад +18

    Naagta kaliye 2 boy friends leh😂

  • @safiyoabdiobsiye775
    @safiyoabdiobsiye775 Год назад +2

    Wlhi aadbaan ugu faraxsanahay aamino iyo salmaan oo garabkeeda ka muuqda farxad iyo raynrayn ku nolada ebed

  • @haa8793
    @haa8793 Год назад +4

    Njoya waqti ayuu kula qatay wilkan wukugu cusub yahy mxaa iskumid ugudigee

  • @ayaanabdulaahi6250
    @ayaanabdulaahi6250 Год назад +4

    Aaamina maxamud bad u qalantaa wlhi

  • @ubah_cx
    @ubah_cx Год назад

    Amina inbtidey tahey

  • @fadumoxasan9285
    @fadumoxasan9285 Год назад +9

    angu maxamuudbaanu kugu la talinyaa wayo hooyadabaadu u ab tiriyey

  • @qaalixuseen6543
    @qaalixuseen6543 Год назад +3

    injoya horay u soco❤❤❤❤

  • @doorodooro6893
    @doorodooro6893 Год назад

    Enjoy kuu qalmo sxb enjoy yuu kaa fakanin❤

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Год назад +1

    Amino horay u soco abayo ❣❣🥰🙏

  • @bushramrsegeh8743
    @bushramrsegeh8743 Год назад +1

    Ilkacase weewee
    🤗🤗🤗🤗

  • @xikmadhaldle6019
    @xikmadhaldle6019 Год назад +6

    Enjoa kajaraysaa nada arinkeeda🤣

  • @cashacali517
    @cashacali517 Год назад +2

    Maasha Allah

  • @cadnanncali4557
    @cadnanncali4557 Год назад +1

    Hodon habartee xita we tagerta

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 Год назад +9

    laba nin leey waxiid 😂😂

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 Год назад +1

    Enjoyba so fiican kuu garanaya lkn mahamuod ayaan kula jecelnahay

  • @sakimohamed5988
    @sakimohamed5988 Год назад

    naagta waa mid doqona wlh ninka maxamuud waxa waxba hala duubin sxb

  • @dekohassan8259
    @dekohassan8259 Год назад +1

    Masha alaah sxb horay usoco

  • @abdiali6208
    @abdiali6208 Год назад +1

    Masha allah amina iyo salman waan waan idinsalamay

  • @khadrashide3774
    @khadrashide3774 Год назад +2

    Sister keep goon

  • @farhiyoeragchannel2783
    @farhiyoeragchannel2783 Год назад +2

    Really enjoy

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад

    Maxamuud wa rageedi wa quruxlow♥️

  • @ubah_cx
    @ubah_cx Год назад

    My inbti qali sharafey hooyAdey eedo ku ahe

  • @zahrafaisal9544
    @zahrafaisal9544 Год назад

    waw fani Walsh

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Год назад

    Masha allah 👑 ❤ ♥ love you 👑 ❤

  • @safiyoindhadeeqo3956
    @safiyoindhadeeqo3956 Год назад +3

    Abyo mar walba noo keen maxamuud xasan ❤️❤️❤️❤️

  • @faizaqawdhan6021
    @faizaqawdhan6021 Год назад +4

    Soo dhawda uun baan leedhiin kena waxaad hasaan

  • @raxmomohamed2296
    @raxmomohamed2296 Год назад +3

    Abaayo.no so.badi.video.yaasha.maxamuud.aad.la.samaysid.

  • @nimcoayaana9293
    @nimcoayaana9293 Год назад

    Ayy comtigii ugu horeyay aaa waxkle weye

  • @abdiazizbakaal8391
    @abdiazizbakaal8391 Год назад

    Ree Duudweyne Gabadh reer Nuur oo Ba Jibraacina mise ree Gabal ah.

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 Год назад +3

    Ninkan maxamuud waa adke aaminaay yuu ku dhaafin walow aad enjoy u yar janjeedho lkn maxamuud baa ku qalma hadad wax naga maqlayso😁😁😘

  • @abdulazizali5146
    @abdulazizali5146 Год назад +2

    Tartan miyad gelisay labadan nin

  • @Adanyare69.
    @Adanyare69. Год назад +1

    Asc as haabta
    Mida kale wahan lahad laaya aamina
    Wall kala horeyn mooye kala doorasho ma lahaa reall injoy wa will as haab hora ayaad ahaydn aad Baad isku sharfaysayn ee ber yahaan jooji wahad wadiin
    Jooji every day New man
    Waaa iga waano

  • @sidiiqpogba4841
    @sidiiqpogba4841 Год назад +5

    Enjoy waad jeceshy isna wuu ku jecelyey mxd isla dhaafiyaysaa ku qabso kan waa cilaaj

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Год назад +2

    Mnshlah bulsho weeye😂

  • @hanuushyusuf5232
    @hanuushyusuf5232 Год назад +2

    Waad kala xeexanaeesaa yareey

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Год назад +1

    Mss Expensive

  • @zuzuyoji3103
    @zuzuyoji3103 Год назад

    Real enjoy marti marti ka muqta

  • @hanaqaadonline4021
    @hanaqaadonline4021 Год назад

    Walaaahi Zis waa kal iyolaab iyo dad qalpi wanaagzan

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 Год назад +3

    Maxaa naga galay

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Год назад

    Wcs wllo horry usoco

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 8 месяцев назад

    Who knows me better than me to be honest with you for the

  • @fardowsosaid4043
    @fardowsosaid4043 Год назад

    Aniga Kan real enjoy koma hysto

  • @ayanitaworld2060
    @ayanitaworld2060 Год назад

    Harta maxa ika dhigta wlllkan maxamaad la dhahayo maxuu taqar ika dugoya wllhi anna cabdi real injoa iyo maxamuud horta yaa jaceshahay abalki hore real injoa la soco jirtey kln maxa ku so dhistey wlllkale real injoa ahaa awalke hore caan ku aha yehiid aya mahaan waan ku fahsanahay aya mahaan xita imaan amiin iyo real injoa iyo zyed amiin ku ma arko oo na ahaan reer somaliand isla nahney miya kadata lkn adiga iska waxan ku dhihilahay iska dhaab haddo dadka wey ku dhacayaaan waa talo

  • @fardowsosaid4043
    @fardowsosaid4043 Год назад +1

    Wilkan kle waa wiil ficn

  • @zamzamizmail51
    @zamzamizmail51 Год назад +2

    Labdooda yad jeceshahy

  • @qalanjo597
    @qalanjo597 Год назад

    Nosoo Badiya🥰🥰

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Год назад

    Part ❤ 2

  • @waxwalbalechannel1676
    @waxwalbalechannel1676 Год назад

    Afarta kun igarsiiyaaa please

  • @safiinosiciid9113
    @safiinosiciid9113 Год назад

    Amino abyo wiilka wa msyrow e kada

  • @goatr.c.7914
    @goatr.c.7914 Год назад

    We chose mohamud nin rag wayaan mnshalah

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Год назад +3

    MashaaAllah ❣️ ❣️

  • @naimaahmed9848
    @naimaahmed9848 Год назад

    wll ma bramij kalaad wayday waxy maxn cuna iyo maxan xidhaa 😂 ragan waawyne waxa ka jawabya ee waliba iska qoslyan la yabay na wll raga ha bahdlin barmij yo kle oo fara badn wa buuxane so same

  • @safiyaabdulle319
    @safiyaabdulle319 Год назад

    Halka dabeecad waa maser

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Год назад

    Wacaleykum salam

  • @falissiciid6651
    @falissiciid6651 Год назад

    Enjoa badan

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Год назад

    Aamina cabdiqaadir

  • @abagahofficial7808
    @abagahofficial7808 Год назад +1

  • @jawhirdahirgure1353
    @jawhirdahirgure1353 Год назад +1

    Dabeecadaadu ay gaarka u leedahay masayrka

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 Год назад

    M.a

  • @ekramosman6012
    @ekramosman6012 Год назад

    Aaminamidkaaga waa kee

  • @yasminquurux9796
    @yasminquurux9796 Год назад

    2 qof wixi labadan waa gulsho

  • @sacdiyacusman2891
    @sacdiyacusman2891 Год назад +2

    Amiina way maser badan tahay

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 Год назад

    Maha

  • @ruuneyruun7996
    @ruuneyruun7996 Год назад

    Anna codka lama maqlo

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 Год назад

    VIDEO MICNO BADAN AA KU JIRO

  • @madinaomar8624
    @madinaomar8624 Год назад

    Dheee hadalki ba damade walashego malehe

  • @ugbadismail1421
    @ugbadismail1421 Год назад

    Lpa dameer hhhh

  • @user-cu3li9dn9r
    @user-cu3li9dn9r Год назад

    😅😅😅😅

  • @maryancumar1023
    @maryancumar1023 Год назад

    Ma❤😂😂😂

  • @hanimaxmuud5885
    @hanimaxmuud5885 Год назад

    Wxaa naso gudbiso ma weysy subxnlha

  • @hibocabdiqanidaahir2737
    @hibocabdiqanidaahir2737 Год назад

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nafiisamaxamed1984
    @nafiisamaxamed1984 Год назад

    Ninkani waa legen kkkkkkkkkk

  • @Abdirahimbadal
    @Abdirahimbadal Год назад

    ✅✅✅✅

  • @kowsarinabbe2547
    @kowsarinabbe2547 Год назад

    Hhh

  • @Abdirahimbadal
    @Abdirahimbadal Год назад

    😅😅😅😅😅🤔🤔🤔

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 Год назад

    Hhhh waxaa fahmi wayey nimankan xoolaha camal ah marba naag iska wad wadato oo views ku raadsato jacaylkii iyo haasaawihiiba dhiiqaa ka dhigteen reer malaysia

  • @ilwadjaamac551
    @ilwadjaamac551 Год назад +5

    ʜᴀᴀ ᴡᴀᴀ ʀᴜᴜɴᴛɪɪ ᴡɪʟʟᴋᴜ 3 ǫᴏғ ᴡɪxɪ ᴋᴀʙᴀᴅᴀ ᴡᴀᴀ ʙᴜʟsʜᴏ

  • @abdulaahimuhudiin3780
    @abdulaahimuhudiin3780 Год назад

    😅🤣🤣😅🤣🤣

  • @hibocabdiqanidaahir2737
    @hibocabdiqanidaahir2737 Год назад

    😂😂😂

  • @sawdamuse6991
    @sawdamuse6991 Год назад

    Maxa laga garta marka wagar

  • @waxwalbalechannel1676
    @waxwalbalechannel1676 Год назад +1

    Asc asaxabta subscribe isaraa RUclips kayga

  • @aniisaanuush9722
    @aniisaanuush9722 Год назад +2

    Mansha allah