XAAFADA KALUUNKA: "Madaxweyne hana qaxin, Madaxweyne Dhul ninkii nooleeyaa u xaqleh".

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 46

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 часа назад +1

    Dad dhergan baa wax kasii siinaa kuwa baahanaa na Waa laga qaadayaa subxanallah allaah cabsidiisa dhan laga tagay

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 3 часа назад +2

    SOMALI RIP 😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭SOMALI RIP 😭😭😭😭😭😭🇸🇴😭😭😭🇸🇴😭

  • @laylaahmeeday1168
    @laylaahmeeday1168 3 часа назад +2

    Yaa allah caloosha I xanuuntay walahi 😢😢😢😭😢😭

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 часа назад +1

    Allow noo naxariiiso ✌️✌️✌️✌️✌️🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️❤️❤️♥️♥️

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 часа назад +1

    Aaway naxriistii alle

  • @laylaahmeeday1168
    @laylaahmeeday1168 3 часа назад +2

    OOOH I AM SORRY TO HEAR THAT SORRY MAAMOOYINKAS MASAKINTA AH

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 3 часа назад +2

    Innalilahi wa Inna Rajocun

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 часа назад +1

    SHACABKU WAA WANAAG IN AY BANAANBAXAAN❤. KUSOCDA OO KA QAYLYA TUUGTA DAMULJADIID

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 3 часа назад +4

    Hadal xasan aan waxɓa ka taraynin dadka maalin walba cabanaya waan ka yaabay

  • @shukrigafow9460
    @shukrigafow9460 3 часа назад +2

    Warqoryihina Qatar Kan filada halaga soosaro

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 3 часа назад +2

    Xaraash xaraash xaraash m/weyne dal xaraashe

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 3 часа назад +3

    Xasana nolasha alakuugucadaabo. Masaakintasa isakdhaaf. Meesha uuxukumo waa xamarkeliya markuuyimid. Balaayodhan timaato

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 2 часа назад +1

    Madaxwayne qof dhintay iyo ku nool midna kama baxo

  • @Man19699
    @Man19699 3 часа назад +2

    Birimada xassan sheekh 😅 waa shalay kuwii uu ku adeeganaayey banaan baxyadii lidiga ku ahaa madaxweyne Farmaajo.Qof walba wuxuu beerto buu goostaa !!

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 2 часа назад +2

    Nin ka imaan daran wadanka ma soo marin
    Ala aduunka riyo aaqira ku cadaab

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 часа назад +2

    😂😂😂😂😂 walaahi dadka waa sixiryey gurguurte dey say u tuugaan 😂Farmaajo vilida ka soo bax xaa ka dambeeyey waxas ma maqlo qabiil uf ka kaca 😂

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 3 часа назад

    😢😢😢😢

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 часа назад +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan shacabki xafada kalunka waxey ku yiradan hana qaxin kajog waxa wadi dowladi bahalodey fashil tay odeyga 80jrka xasan gorgurde mantey waxu ibiyey xafada kaluunka waxalaga ibiyey ilma aderadis odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn argixisada madaxtooyada villa damajid shbb dacish sas ogo wlkn abdulahi balwan iyo somaliweyn ma dharkan argixisada madaxtooyada damajid shbb dacish oo hogaminayo odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn argixisada damajid shbb dacish wey fashil man wey jaban

  • @CabdixakinAadan-e1i
    @CabdixakinAadan-e1i 3 часа назад +1

    WALAHI SXB BALWAAN BENTAA M.A AHAN SXB CANSHUUR KA.QAATAY MEYD YUU CAFINAA ILAHAYYOOW SHABKA SOMALIYEED BAD BAADI YAA RABI AMIIN SOQORA ASXBTA COMANTIGA IDINKOO AAD UMHD SAN

  • @Abdirizaakaden
    @Abdirizaakaden 3 часа назад

    May

  • @shukrigafow9460
    @shukrigafow9460 3 часа назад +1

    Xasanshikh waa sheydan inkar makarto afar iyo tobanmalmod yaa kuguurikara😂

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 часа назад +1

    Wadankii dhan ganacsatayal laga wada iibiyey oo been been ah

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Час назад

    Sorry Alle Haydin Sahlo Aamin🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 7 минут назад

    Iimaanka ilaahay kaa qaad
    Ilaahayoow kan masaakiinta ka qabo adaa awood leh

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 2 часа назад +1

    War Dhulka Kallunka soo Dowladu malaha?Dadkan markii Wakaalada Kalluunku shayneysey cagey daganayeen? Waa yaab Dadku cagey ka yimaadeen

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 часа назад +1

    reer muqdisho nabsi baa haaysta qabyaaladii aay farmaajo ku sameeyeen waa kaa alle abaal koodii siiyay waakaa nabsigu ogaada qabyaalada madha xeeda reer muqdishoow

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur Час назад

    Xassan dhiiqo madaxaweye maaha ee tuugu ilaahay ka furtaya ee qorayihiin qaata

  • @shukrigafow9460
    @shukrigafow9460 3 часа назад

    Shacabka markasta farmajoweten walhi😂

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 часа назад

    Maskiin habaar badanaa iyo ukhubo

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Час назад

    Shacab daciif ah taaso kale ayaa u dambeyso war waa badhan tahiin qof kasto maalintiisa oo dhimanaa ee kaca Hassan Sheikh ayax gacan bir ah ku qabta.

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 Час назад

    Badbaado Qaran bay shalay ahaayeen iyagaana keenay xasan xaraashe. Mac Sokor bay ku tahay!

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 часа назад

    XASAN NACAS CIIDAMO MERCENARY AH OO AFRIKA AH BUU SOO KIRAYSANAYAA‼️ LA SOCDA KUWA UU SOO WATO😊

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 часа назад

    Yaa idin dhagaysana😢

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 2 часа назад

    Madaxwayne Hassan qof dhintay iyo ku nool midna kama naxo
    Inkaarta dadku kugu dhacday

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 15 минут назад

    Hadda ninkan madaxwenaha sheeganaya masidan baa kadaacad ah??

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 часа назад

    Birmada x sh dal xoreeye 😂😂😂dad xaraashe 😂alow ada weyn

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 3 часа назад

    Hasan munaafaq dalxoreeye😂😂😂

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 10 минут назад

    Ninkan najiran yahay islaamnimadiisa malahubaa ileen waxani waa yaabe?

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 часа назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 часа назад

      Why are u laughing doqonyahay uqubadoda alla kugu ride

  • @CabdixakinAadan-e1i
    @CabdixakinAadan-e1i 3 часа назад

    MIDA KALE SHACABKA MUQDISHO WAXA HEESTO NABSIGII FARMAAJO MARKA ILAAHAY AYAA JOOGO WAXD DHAHDAAN FARMAJO RAALI NOQO ku.dhaha

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 часа назад

      FARMAAJO YAA KA XUMAA kan

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 часа назад

    😂😂😂yaah maxey tiri madxweyan han qixini😂😂oo sowtaad qixiseen kii idinka ilaaliyey qaxa iyo dhibaatad waa m m c farmeej oo aad vilad ka Soo qixiseen 😂😂😂nabsiga dhinciin ka jiita heee

  • @MohamedDeeq-j6k
    @MohamedDeeq-j6k 3 часа назад

    😢

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 часа назад +1

    😂😂😂😂😂 walaahi dadka waa sixiryey gurguurte dey say u tuugaan 😂Farmaajo vilida ka soo bax xaa ka dambeeyey waxas ma maqlo qabiil uf ka kaca 😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 часа назад

    XASAN NACAS CIIDAMO MERCENARY AH OO AFRIKA AH BUU SOO KIRAYSANAYAA‼️ LA SOCDA KUWA UU SOO WATO😊