Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Fan waa fankii hore
1:55 am 🙌🙌 Laxanka Ciiil Iyo Boqortooyadii Fankeeni 🥰🙌
Cajiib wllahi daauud cali masxaf waxa uu ahaa arday kamida ardaydii uu jiim sheekh muumin kabanka baray sidaa daraadeed wuxuu utumayaa siiqo kamida siiqooyinkii jiim AHUN
Yasalaam laxankii ciil Iyo maxamed saleban tubeec iyo daud ali masxaf rag culus ayaa is helay Allh yarxam dhamantood
Aamiin sxb.
Yaa salaam Qarshe, Tubeec iyo Daa,uud yarxamu humullaahMarkuu Axmed Mooge qaadayona inoo soo geli haddaad hayso.
Waa hagaag sxb Iyadoo dhamaystiran baan soo baarayaa.
Haaheey Qaraamkii Ciil iyo Maxamed Saleebaan Mahadsanid sxb.
Waa hagaag sxb.
Foodhida ayaa wax kale ah. Kabanka soomaalidu uma baahnaba wax kale aan ka ahayn foodhida iyo darboogada. Waxa kale oo dhan uma baahna sida uu qarshi sheegay.
Si Fiican sxb.
Sidee kaban loogu baahnayn .bal hada hadii laga jaro siday u ekaan heestu wllahi waad yaabinMarkaa ku raaxayso cuudka (kabanka)
Allah laxanku macaana codku❤
Laxanka Nugul oo SaalaxQaasim ah noo soo geli sxb
Laxanka Nugul oo Saalax Qaasim ah wali lama hayo sxb isagoo halbayd ah uun baan arkay.
Fan waa fankii hore
1:55 am 🙌🙌 Laxanka Ciiil Iyo Boqortooyadii Fankeeni 🥰🙌
Cajiib wllahi daauud cali masxaf waxa uu ahaa arday kamida ardaydii uu jiim sheekh muumin kabanka baray sidaa daraadeed wuxuu utumayaa siiqo kamida siiqooyinkii jiim AHUN
Yasalaam laxankii ciil
Iyo maxamed saleban tubeec iyo daud ali masxaf rag culus ayaa is helay Allh yarxam dhamantood
Aamiin sxb.
Yaa salaam Qarshe, Tubeec iyo Daa,uud yarxamu humullaah
Markuu Axmed Mooge qaadayona inoo soo geli haddaad hayso.
Waa hagaag sxb Iyadoo dhamaystiran baan soo baarayaa.
Haaheey Qaraamkii Ciil iyo Maxamed Saleebaan Mahadsanid sxb.
Waa hagaag sxb.
Foodhida ayaa wax kale ah. Kabanka soomaalidu uma baahnaba wax kale aan ka ahayn foodhida iyo darboogada. Waxa kale oo dhan uma baahna sida uu qarshi sheegay.
Si Fiican sxb.
Sidee kaban loogu baahnayn .bal hada hadii laga jaro siday u ekaan heestu wllahi waad yaabin
Markaa ku raaxayso cuudka (kabanka)
Allah laxanku macaana codku❤
Laxanka Nugul oo Saalax
Qaasim ah noo soo geli sxb
Laxanka Nugul oo Saalax Qaasim ah wali lama hayo sxb isagoo halbayd ah uun baan arkay.