Talyaani taariikh ha udoonan horta Balse dadka la yasay waa dadkii inta gumaysiga la dirireen jabay oo gumaysigii reer baadiyihii iyo wax ma garatadii kagaday in ay dadliita yihiin si aanayba u soo kicin mardanbe
@@aamsheikh Haa lakiin Eeylada magacooda ayaa lagu dheelay o lamarin habaabiyay, waa la kala goo-gooyay ee yasmo kale ma jirto wll. Midda kale Somalida ayadaa cadow isu ah sow ma ogid.
@@ifkaDalmarsalah ayadaa dadka cunto boon is qarineysa ah. Sisee Qof muslim ah waxa ugu hadlaa? Waxa hubaal ah in ay tahay qofkan addoomihii ay BQ ciili jirtay. Waan kasaaray comment-igi ay Qowmiyadda Sharaf iyo faca weyn ku aflagadeynaysay. Adiga oo isha duubaya ayaa meesha ku soo hartay ee ka xaaxaabi!!
Horta ani sifcn Uma aqaano cidaas bal marbaan gabadh cidahaas ah oo yurub degan ban xeriir nadhex maray kibirka kujiro gabdhahoodi kute cid an eyla aheyn waa adoon😂
Raage ugaas ka soo hadal anoo jigjiga ku bartay inuu gadabuursi yahay ogadeen iska sheegtaan waa yaab raage ugaas Ka soo hadal tariikhdiisa. Dadka Ka daba gee raage ugaas anigu waan aqaana inuu dhalay ugaaskii gadabuursi ee ugaas warfaa farax samatar BAL ka soo hadal legend
Maxaa carab ins daba dhigay reer kasta oo soomaali ahi carab baanu ka nimid ayuu ku odhan yaa adeer African bayno halkan ayno degan nahay ayuumbay deganayn naga daaya carabiyayanta
Somali waan wada nahay wll mcn, lkn waxaynu ognahay in dad walba ay asal lyn. Wllhi anigoo yar ayan maqli jiray Qowmiyaddaan in ay asal ahan Carab Qaxdhaaniyiin tahay lkn ay baddalmeen isdhexgal muddo badan soo jiray.
Jamacada eelo ee boorama ku taal ee ay gudabiirsayga isku fuulan mad ka hadashid pro kii iyo wiilki isku fuulay boorama ee gudabiirsay ee hada xidhan ee qoomaluudka ah from ciise djabuti
bariga dhexe wa a daganan jiray dad somaaliyeed o kuhadli jiray af somali, marki ay qabsadeen dadki ka yimi faaris ayey ka so qaxeen dadki somaliyeed una so hayaameen geeska afrika iyado ay horaba u daganayeen geeska africa. carab iyo cadaan. aya soyaalki somaliyeed god dheer ku riday si qofka madow maskaxda lo tirtito.
Waa kuwan Barmaamijyada iyo xogga ururinta aan mahada kaaga hayno..... lkn barnaamijyada kicinta dadka degan dhulkii ay ku dhasheen dhaqmeen dhisteen waa laga roon yahay in abaabul badheedh ah aan kala dul dhacno oo mashaqo abuurno halkaan wax hagaajin u jeednay. ugu yaraan waa in deganaanta umadda la xeersho "Dawlad xun dawlad la'aan bey dhaantaa."
Dowlada aadka hadlayso maxaytahay nin walba meeshiisa isagaa leh kudhalo ama ku dhaqo ma lihid ninwalba gurigiisa hatago adee waa lakacayaa heeryana looma baahna uff
Addioon ciillan unbaa Eeylo wax ka sheega, ee adna ma addoontii baad tahay. Midda kale in qof muslim ah, Eey iska dhaafe uusan hilib dhiig keh cuni karin adba waas ogtahaye, waad xud gudbeysaa jaahil aan asal ahayn ee Dhal BQ caayaya asagoo addoon ah uffff
Eylo Taariikh dheer ayay leedahay waana waana Qowmiyadda ugu faca weyn Bariga Afriko sida qaalibka ah ilbaxnimadii hore ee Boqortooyada Qowmiyadda Eylo.
Waa dadka Somalia ugu facweyn sida aan Maqley waxaana maqli jiray inay asal ahaan carab galaan lkin ay is dhexgaleen somalida qaarkood
Reer Eyle waa dad asali ah oo lahjad gooni u ah ka duwan kan Af-Maayga weliba leh. Waa dad farshaxanka iyo ugaarsiga aad ugu dheereeyey sida uu Talyaaniga qoray. Maanta laakiin magacooga ayaa qalad loo isticmaalay oo cay laga dhigay subxanallah. Iyaga iyo qabiilka Boon, oo degan xuduuda Kenya, labaduba Soomaali baa magacooda gaf ka galay.
Amey ayaga qalad dadka kagaleen oo laga jarayaa waxan kawadaa boon waxay ahaayeen boqortooyo dhibi jirtey . Anigu maqaan eyle taariikhdooda lakin dadka intaan eyle arkay man arag wax kucaynaya eyle lakin boon iyo ajuuraanba waa layasaa oo markay dadka xukumi jireen bey dadka dhibi jireen
Talyaani taariikh ha udoonan horta
Balse dadka la yasay waa dadkii inta gumaysiga la dirireen jabay oo gumaysigii reer baadiyihii iyo wax ma garatadii kagaday in ay dadliita yihiin si aanayba u soo kicin mardanbe
Wll Eeylo dhan ma ugaarsato. Walaalaha Boonta lagu sheegay oo Somalida ah waa goonni. Eeylo ayaya magacii ayaa la af Somaliyeey oo la marinhabaabiyay waana jaahilnimada ay Somali qabto oo ay Caalamka dheertahay. Comment dheer ayaan kaga yara hadlay ee aqriso.
@@thisguy2372 Waa dhici kartaa in dulmi jiro oo bani’aadamka wax xukumo, midna waa dulmilow midna waa mid naxariista oo waddada Allah wax ku xukumo. Lakin: ogow, Eeylada dad badan ayey usoo gar-gaartay oo la addoonsan jiray ayaan maqlay. Midda kale: Boon Iyo Qowmiyaddan shuqul iskuma laha. Anigoo Boobtana hoos u dhigeynin lkn wax unban caddeeynayaa.
@@aamsheikh Haa lakiin Eeylada magacooda ayaa lagu dheelay o lamarin habaabiyay, waa la kala goo-gooyay ee yasmo kale ma jirto wll. Midda kale Somalida ayadaa cadow isu ah sow ma ogid.
Waxaan maqlay in buugaag laga qoray lakiin ay lummeen boqortooyadeedii ka hadlaayo
2000kun Sano kahor milaadiga
Xilgaa kahor ayaa somali ladaganaa waxaa ka dhisbeed boqortoyadii bunt oo laga yaaba iney kahoreysay xiligii Nabi yacquub clsm
Mamlakada saba ee yaman wcey aheed xiligii Nabi suleymaan
Eyle sow ma'aha kuwii Dadka cuni jiray سبحان الله
😏😏
@@ifkaDalmarsalah ayadaa dadka cunto boon is qarineysa ah. Sisee Qof muslim ah waxa ugu hadlaa? Waxa hubaal ah in ay tahay qofkan addoomihii ay BQ ciili jirtay. Waan kasaaray comment-igi ay Qowmiyadda Sharaf iyo faca weyn ku aflagadeynaysay. Adiga oo isha duubaya ayaa meesha ku soo hartay ee ka xaaxaabi!!
Eyle waxeey degaan gobolka baay. Wiliba Talyaaniga ayaa in badan ka qoray dhaqankooga iyo side falaarta aad ugu dheereeyeen.
Mshallh
Wll waa la dulmiyey somalida asal ka ah 😊
Waa tariikh sax ah oo laqaryay
Waxaan umalayn in ows iyo khasraj uu ka horeeyay nabi yacquub
Eeylo magaca unbeey afsoomaliyeyen maahee qofkii wax garad ah wuu garan karaa in magaca uusan shuqul ku laheyn sida ay wax magaratada u dhigeen
Suxufi faysal guulayso
Scw
Soomalida Marin hababinta kadaaya
Horta ani sifcn Uma aqaano cidaas bal marbaan gabadh cidahaas ah oo yurub degan ban xeriir nadhex maray kibirka kujiro gabdhahoodi kute cid an eyla aheyn waa adoon😂
Waa halheyskooda; waxay dhahaan cid aan Eeylo ahayn waa addoon ama Axmaaro😊
Raage ugaas ka soo hadal anoo jigjiga ku bartay inuu gadabuursi yahay ogadeen iska sheegtaan waa yaab raage ugaas Ka soo hadal tariikhdiisa. Dadka Ka daba gee raage ugaas anigu waan aqaana inuu dhalay ugaaskii gadabuursi ee ugaas warfaa farax samatar BAL ka soo hadal legend
Kkkkkk Kkkkkk waaar yaan lugula yaabin raage ugaas cida aw yahay waa la yaqaan waa ogaadeen waa maxamed subeer waa reer cabdile
Runti qowmiyaddan taariikh weyn oo ladafiri karin ayey leedahy laakiin dadkeeda ayaa hada mideysnen
Warhaduusan soomaali ahayn hanaga baxaan israa iilbuu sheeganayaa hana dhaafo
Maxaa carab ins daba dhigay reer kasta oo soomaali ahi carab baanu ka nimid ayuu ku odhan yaa adeer African bayno halkan ayno degan nahay ayuumbay deganayn naga daaya carabiyayanta
MAXAAD CARABTA DUULAAN UGU TAHAY AFRIKAAN WAAN NAHAY WAXAAN UN WADAAGNAA MIDAB IYO DEEGAAN .
LAAKIIN CARAB WAXAAN WADAAGNAA DIIN OO AH WAXA UGU MUHIIMSAN OO AH DIIN DHAQAN DHAQANKEENUNA WAA DIINTEENA MARKA SOOMAALI WAA CARAB HADAAD DAD LA WADAAGTO DHAQAN IYO DIIN IYAGA UNBAAD TAHAY.
AFRIKAANA WAA DAD AAN ISKU MIDAB IYO DEEGAAN NAHAY MACNAHEEDUNA MAAHAN INAAN LIIDAYNO EE WAXAAN RAJEYNAA INAAD HADA FAHANTAY
Somali waan wada nahay wll mcn, lkn waxaynu ognahay in dad walba ay asal lyn. Wllhi anigoo yar ayan maqli jiray Qowmiyaddaan in ay asal ahan Carab Qaxdhaaniyiin tahay lkn ay baddalmeen isdhexgal muddo badan soo jiray.
❤️
Dhibkaas oo dhan wuxu u maraya magaca Eyle inuu sharaf u yeelo waa dad is wada dulmay
May ninkaan Afmaay, waliba Dhoobey ayuu ku hadlaa, sidaa aawadeed, anba waan arkay inuu wax calaalinayo uu waqti dheer qaadanayo- kusoo celi-celinayo same point unfortunately.
Dulmi Kala maaha Taariikhdii ayaa aya laysku dayay in la aaso, maxaa yeelay Eeylada hadday so kacdo waa dad anan kaftamin… waxay isku dayeen in magacii Faca weynaa ayba Caay ka dhigaan. Sida “ Eeylaay” mararka qaar ayadoon caay ahayn ay caay uga dhigaan wax magaratada.
Bantu iyo ximyar Saba' maxaa iska galay. Dadka caqligooda yaa lagu ciyaarin . Hadee jirtay beel eeylo la dhaho wee dhalan rogantay
Waa dad jiro oo maanta nool. Taariikh ayuu ninkani ka hadlaa balse ha inkirin jiritaanka qabiil dhan.
Ee boon adi maa ah atupid yahow?! Waad ciillan tahay adoon iyo nin aan nasab ahayn unbaa Eeylo wax ka sheego ee soo abtirso? Go ahead
@@ahmedopone4080waa Qowmiyad weyn way uun kala jajabeen bur-burkii BQ kadib maahee. Runta u sheeg. Afkaaga caano lagu qabay🙏
Jamacada eelo ee boorama ku taal ee ay gudabiirsayga isku fuulan mad ka hadashid pro kii iyo wiilki isku fuulay boorama ee gudabiirsay ee hada xidhan ee qoomaluudka ah from ciise djabuti
warfaayow.djiboutian ayaa ka gay badan beedeyaash rude'venue ayaad kamidtahay adiguba.
@@jiidhe1970 Huno ninkan ma aha Iise wa ARGAGAXIZADA snm o isqarinaya
bariga dhexe wa a daganan jiray dad somaaliyeed o kuhadli jiray af somali,
marki ay qabsadeen dadki ka yimi faaris
ayey ka so qaxeen dadki somaliyeed
una so hayaameen geeska afrika iyado ay horaba u daganayeen geeska africa.
carab iyo cadaan. aya soyaalki somaliyeed god dheer ku riday
si qofka madow maskaxda lo tirtito.
Waa dhici kartaa😊
Af gooyo dhaaysiidoow ayaa ku maqlay
𝙬𝙖𝙨𝙭 𝙢.𝙖
Sxb abroone see Ani ilatahay magaca eeyl micnihiisu waa ilaah .wuxuu gadaal ka raacayaa. Sida. Ismaaciil israaiil mikaaiil ama mikaahiil jibriil israafiil . Marka waxaa la dhihikaraa eeyl.iil hiil waa isku mid. Somalidu waxee aaminsantahay inee ka yimaadeen hiil. Aabaha soomalida .
Afka cimraaniga yuhuud baa ku hadasha ee eyle mayuhuudbaa?
luqada yuhuuda waa cibriya
Gudabiirsay iyo eyla wa isku mid
Ciise iyo waraabe waa isku mid
Warfaa waa nacas aan af somali garanayn waa jaahiil
Gadabuursi iyo eeylo waa labo boqortooyoyin laandheeranimo
Waraabe ma maqlin. Ii faah-faahi. Somalidi dacaayadoodii ayaa badatay run iyo been kama kala yaqaan!
Sxb faysal abroone xagee ku taalaa buurtan eyle ?
Waxay ku taalaa dhankaa iyo Baydhabo marka la aado, BuurHakaba ayay u dhowdahay
Aniga u dhashay waligeey ma tagin😊 Let’s go and explore this historical place together 😋
Waa kuwan Barmaamijyada iyo xogga ururinta aan mahada kaaga hayno..... lkn barnaamijyada kicinta dadka degan dhulkii ay ku dhasheen dhaqmeen dhisteen waa laga roon yahay in abaabul badheedh ah aan kala dul dhacno oo mashaqo abuurno halkaan wax hagaajin u jeednay. ugu yaraan waa in deganaanta umadda la xeersho "Dawlad xun dawlad la'aan bey dhaantaa."
Dowlada aadka hadlayso maxaytahay nin walba meeshiisa isagaa leh kudhalo ama ku dhaqo ma lihid ninwalba gurigiisa hatago adee waa lakacayaa heeryana looma baahna uff
Kulaha Qabiilkeyga magiciisa Quraanka ayaa lagu xusay😂 Soomalida waa dad cajiib ah.
Waryaa jaahil Geel jire! Kumuusan odhan qur’aanka ayaa lagu sheegay ee wuxuu yidhi Siirada.
DAGAALKI AJUURAN IYO ISBAHEYSIGI LA DAGALAMAYEY AJUIRAAN
AYA KU SO AFJARMAY MAGAALADA AFGOOYE
SIDAA AYEY AFGOOYE U QAADATAY MAGACA AFGOOTE ..
eyle waxa marki hore u haystay qabil eyaha cuna
Addioon ciillan unbaa Eeylo wax ka sheega, ee adna ma addoontii baad tahay. Midda kale in qof muslim ah, Eey iska dhaafe uusan hilib dhiig keh cuni karin adba waas ogtahaye, waad xud gudbeysaa jaahil aan asal ahayn ee Dhal BQ caayaya asagoo addoon ah uffff
Markaa eyle goormuu soomaali noqday? Ilay Eyle nin ey wata ayaan u arkaaye
Adigaas Somali noqotay ileyn nin Geel daba jooga Geel jire ayaan u naqaanaa
Ninkanu laangaab iyo dadka cuqdadaysan oo dhan bu raadsadaa kkkk
Warfaa waa bedee
Warfaa waa bedee
Ciise waraabe.waxbarta markaasad nala doodi'kartaan. Afsomaaliga caruurtaad ku hadleeysaan ka weeynaada.
Wallee ninkan waa laandheere kor ukaajay waxbartay cilmi leh diinle aqoonle cali waasaca rabi ku manaystay maashaallaah gadabuursi uunbaa laga helaa alxamdulilaah