Hani abyo hdu bedkurafka ama bedrotka ku dhibayo ku badalo daragon fruit midka ladhaho wyo wu mcn yahy wu nocyo badanyahy midka asiga dhan gadudan sida bedkarafka cml fruit ahana wa u cuni karta cabitan ahana wa u cabi kartaa waliba gaska iyo wax badanu dawo uyahy dhig la aanta
Abayo hadu dhiigu kugu yaryahay ha dhafrin ciyow sexo Howsha badana iska daa wayo hawl ma dhamato adaa daaleysid meshaad uga tagto ayaad maalin walba ka bilabeysa mar hawl madhamato ada dhamaneysid caafimad taama allaha ku siiyay ❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaalo Sawiraka ama picture Your family Waaxaa baadan baa laqariyaa Like your baby? If you don’t like my Answer sorry Aniguu waxaan jecalahay Ayaan kuu laa jecahay
Hani iyo asxaab teeda isoo duceeya walalayal ilana taliya waxaan qaba naxdin anoo iska jooogo ayaa naxaa mar laabta qac idhahee marna dhabarka
Abayo allaha ku cafiyo 🤲 waxaa sameesaa suuratul baqara subixi iyo habeenki shido insha allah waa ku cafimaadee
Haye abyo qayr allha ku siiyo
Ilhy haku cafiyo abyo
@@hilwaabdi2109 saliga nabiga calsalatu wasalm akhri 300 jirna suratul falaq akhri xppti
Allaha ku caafiyo naxdinta farxad allaha kugu badalo abaayo
Haniyeey caafimaad badan aad ilmahaaga ku korsata allaah hakuu siiyo walal ❤
Mashallah Mashallah
Good family
Hooyo sharafleh❤❤❤
masha allah waa qurxisay abyo alle hakuu barakeeyo familkaga
Machallah keep going my family ❤❤❤
Masha allh tabarakallah ❤❤❤❤❤
Gabar Nadiifa baa tahey masha Allah, waa laqabsatey Turkida nadafadooda. Ilaahey ha ni barakeeyo adiga iyo family gada walaal.
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم جميعا يارب ❤❤❤
Masha allah
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨
MashaAllah ❤❤❤❤
Masha Allah gaari dumar keep going sister ❤
Masha Allah
Masha Allah tabaarakalah ilahay Swt ha ldin xafido, ❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹
Masha allah allahuma baarik xppti❤❤❤
You’re good mother
Maasha Alaah Abaayo CAAFIMAAD Kucuna quraacda
Maasha alaah tabaarakalaah abaaayo hani routine kaaga waan jeclahay walaahi 🙏♥️♥️♥️❤️❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻😘😘😘
Masha Allah family qurxoon
Illaahay ha idiin siyadiyo abaayo
Guuleyso 🎉🎉🎉
Mashallah tabakaraah isku waara
Masha allah❤❤❤❤❤
Masha. Allah❤❤❤❤❤
Abayo inta kala soo xariira abayo ii soo sheeg alle haku sharfo
Maan sha allaah baaraka beautiful
M.a ❤❤❤
Mansha allah
Masha Allah somturk family beautiful ❤❤❤ abaayo hani family all shukran
Masha Allah 🤩🤩🤩🤩
ManshaAlla TabarakAlla
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
Masha allaah❤❤❤❤❤❤❤
maash allah ❤❤❤
MaashaAllah abayo. Keep going
Mashalllah ❤❤
MachaAllah
masha allah
Masha allah ❤❤
Masha Allah xabiibti naagnool waa idiin xiisey❤❤❤❤❤
Masha alah
maashaaallaha reerkaaga allaha ku barakeyo edo
Abayo mansha Allah owlaada allaha kuu xifdiyo barfuunka sawirkiis mi tusi kartaa
Haniyee abaayo hal mar nooosoo duub turki kahvaltı oo dhameestiran adigoo diyaarinaayo oo meeska ku sharaxaayo plz
MashaaAllah Hani wa runta inta la noolyaha wax la is tara ❤
Berka ama keeyahay haku cabeen shaah
Masha allah 💕♥
Maashaa allaah
Abaayo masha Allah ❤
Mashallah qurux
Mashallah hore usoco
Manshalah😍❤❤❤
Qurux ilhay ha ku barakiyo apyo mcn
Hani abyo hdu bedkurafka ama bedrotka ku dhibayo ku badalo daragon fruit midka ladhaho wyo wu mcn yahy wu nocyo badanyahy midka asiga dhan gadudan sida bedkarafka cml fruit ahana wa u cuni karta cabitan ahana wa u cabi kartaa waliba gaska iyo wax badanu dawo uyahy dhig la aanta
Waaw cadi mahan ❤
Masha allah abaayo caruurta ilaahay ha kula koriyo ❤❤❤❤
Allha cafimadka ha nosiyadiyo hn
Gurigaaa ada leh abayo sas same anagadhan sasa nahe waxaqabankarna qabana wixiikale wa iskadayna
M. A Abyo Allaah idin dhowroo
Masha alllah❤🎉
Mashaa Allaah
Masha allha mama awiye walsha iyo wllka kakula jogeno mama
❤❤❤❤❤
Maasha allah ayaad ugu ratibtay❤
Masha alah qurux waye ❤❤❤❤
Masha allaah
Asc Walashay Hani anigaa kulamida ah dhiig ee shaah iyo khaxwaba kafogow marba hadii aad kaniini fero iron qadatid❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa sax shaahaha iron ta jirka ka dhuuqa marka kaniniga cunesid faido mayelanyo mar hadaaba shaah kadaba cabeysid
Mashlaah family qurux badan ilahay haidin barakeeyo
Abayo hadu dhiigu kugu yaryahay ha dhafrin ciyow sexo Howsha badana iska daa wayo hawl ma dhamato adaa daaleysid meshaad uga tagto ayaad maalin walba ka bilabeysa mar hawl madhamato ada dhamaneysid caafimad taama allaha ku siiyay ❤❤❤❤❤❤❤❤
🙏🥰
@@Somturkfamily233 🥰🥰🥰
Hani abayo dar alla kuu jeclahay
Masha aĺlah
M.a ❤
Abaayo ilaahay ha ku xafido familkaga timaha ha ka jarin miiskana wa ka qadi karta si u kugu helo nafis.
Asc mashllah Allaha gulinshallah Allaha kucafiyo adi intimuslina
Masha alaah isoo boqo ana wllo❤❤❤
ILLAHAY waxan kaga baryaaya abyo inadan dhig dambi ubaahan
Cok guzel aferin sena
Apyo haniyy sabiibka xitaa dhiiga wuu soo celiyaa
M.a Hani hppt dar ale ban ku jeclahay🥰🥰🥰
ALLAAHA kusidiyo abayo
M.a family
Hani abyo dhig la anta waxa u fcn timirta subax kasta timir cun wad arki dontaaa natijada insha alh
macsarada marki lagu daro bello si thay
Daawada magaceed abaa haniyey
Asxabey iso raca please ❤
❤❤❤❤😊
Walaalo
Sawiraka ama picture
Your family
Waaxaa baadan baa laqariyaa
Like your baby?
If you don’t like my
Answer sorry
Aniguu waxaan jecalahay
Ayaan kuu laa jecahay
Portakal suyu badso wlalo 😊
🤩🤩🤩🤩🤩
Walalaheyga somaliyeed 😍♥ gacaantina Allah haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢
❤❤❤
❤❤🎉🎉
Abayo timir iyo kuusto cun dhiiga way so celiyaan
Sokorta badan iska daa abaayo
Hani ha iskadeynin,beytarafka
MaanshaAllaah👏👏
❤️❤️❤️
Adıunka wax ısaa sacııdaba waaa somalı aduunkaaan Turkey da ayaaa ısaaa saacıdııın Amxaro cml weyaaan Turkey du
Dawada no sawir byo
Abayo hool ma dhamaato anaga lee dhamaneeno muhiimada waa in aad gurigaaga ilowin alxamdullah hadii wax la qabsanayo
Gabadha tinta makagaaabisay
Haa way ka gaabisay
Abayoy buradhii makusamese surgery