CONVERSATION AF MAAY MAAY PART #3

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • more subscribe...
    Contacs:
    ::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    Instagram: Hunterda_official
    Tiktok: Yayaviv1

Комментарии • 726

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  4 года назад +479

    wadku mahadsan tihiin sida quruxda badan ee aad ii taageerteen......

  • @nadushacayuuni3899
    @nadushacayuuni3899 4 года назад +105

    Jecliya afkeyga may may inta aqon Ana idin bara koya 😂❤️

    • @riyaaqismail9852
      @riyaaqismail9852 4 года назад +3

      Mcnto ani ibar plz wn jeclhay Mana aqaano wllhi kkkk

    • @iqlaascali4665
      @iqlaascali4665 4 года назад +2

      Kula mid xayati waan jeclahay

    • @nadushacayuuni3899
      @nadushacayuuni3899 4 года назад

      riyaaq ismail wa idin bara labadin ila so xirira

    • @riyaaqismail9852
      @riyaaqismail9852 4 года назад +1

      @@nadushacayuuni3899 intee kala Soo xiriraaa qliyeey

    • @munamohamedsharif3512
      @munamohamedsharif3512 4 года назад +3

      Masha Allllah ani waan aqanaa af may mayga waana ku fanaaa wlhi intii rabto in labaro like ku muji kadibna waa ka soo jawabaa insha aalllah

  • @saygacadde3760
    @saygacadde3760 4 года назад +118

    walikeegaa 10 like xitaa magarin soamliyeey like iizaara😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭😥

    • @sharmaboyofficial6513
      @sharmaboyofficial6513 4 года назад +1

      Sayga cade bro SUBSCRIBE iisar💞💞🙏🙏ruclips.net/channel/UCkWPMzbNO4D1l-CiYtyBS2w

    • @saygacadde3760
      @saygacadde3760 4 года назад

      @@sharmaboyofficial6513 waa ku sarey lph

  • @mohaafaarahofficial5781
    @mohaafaarahofficial5781 4 года назад +3

    Wlhi waxa iga qosliyey😂 muniir iyo cabdi qani inta igu raacsan like dhac igu siiya

  • @fardowsocabdiali4756
    @fardowsocabdiali4756 4 года назад +17

    Muniir Aqaa iyo Abeera keep going brothers

  • @teamoffriendsofficial6285
    @teamoffriendsofficial6285 4 года назад +13

    Waw masha Allah maay maay qosolbdan waaye walhi ino so badiya mayda inta iigu raacsan like dhac kusii wxaan idin dhihi lahaa keep going all my brothers

    • @qarandhiseofficial5987
      @qarandhiseofficial5987 4 года назад

      Team of friends Official subscribe isaar wll qli please hade surta gal tahay 🙏🙏🙏

  • @samiraabdulkadir5518
    @samiraabdulkadir5518 4 года назад +7

    Masha allh yahye Hunter keep going my brother's waxaa thn dad wanagsan iyo qalp jilcan wa idin salamay dhamantin kunka wax yar ayaa kaga dhiman waa ku gari doontaa wangaga insha allh wllhy somali intii dhibatesan dhibatada allh haka qado

    • @sharmaboyofficial6513
      @sharmaboyofficial6513 4 года назад

      Samiira abayo SUBSCRIBE iisar❤❤❤🙏🙏ruclips.net/channel/UCkWPMzbNO4D1l-CiYtyBS2w💞

  • @hothohazzan6264
    @hothohazzan6264 4 года назад +17

    😂😂Woooow wllhi wan taageera Afmaymaygaasi balse maxay kuugu taal maba aqaaniye 😳 wad salaamantihiin dhamantiin kooxadaydii❤💪😎

  • @hafsahussein4536
    @hafsahussein4536 4 года назад +12

    Ardaydeena insha Allh Ale ha Ino keeno iyago cafimad qapa 🤲🤲

  • @hassanabdi8419
    @hassanabdi8419 4 года назад

    Yahye part#4 wad kadig ta af French in tii iguu racsan like isara

  • @pirncessmandeqali491
    @pirncessmandeqali491 4 года назад +2

    Afka waad ku dheshen walhi isiin afkun maa kasasan ee isku dhafa👍

  • @baidoacity1298
    @baidoacity1298 4 года назад +1

    Hunter sxb inaad nagu dheesho miyaad bilowday hadey daacad kaa tahay channelka ku casuum qof garanaya oo si fican ugu hadli kara afka ha nooga dheelin yaakhey fans ayaanu nahay na tex geli thanks bro amaana allaah

  • @amranabullaahicali7162
    @amranabullaahicali7162 4 года назад +2

    Muniir and aber nice conversation

  • @isbadalnololeed3122
    @isbadalnololeed3122 4 года назад

    War anigu somaali maryoley baa layasbanahay mid walbo aragto like isaar buu kuhayaa war like maxay tartaa ?

  • @anisomire5330
    @anisomire5330 4 года назад +1

    Muniir &abdiqani kaalinta 1aad
    Faadil&iyo wiilka kale 2aad inta kale waa daalanyihiin

  • @drsliinaaa8005
    @drsliinaaa8005 4 года назад +3

    Waaad kufsateen hdlka wlhi qosol igu harin 👌keep going brothers 💯

  • @liilzimba5452
    @liilzimba5452 4 года назад +1

    Muniir you are the winner bro

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 4 года назад

    This language inte kabaraten runti ani makasayi xita wax yar wallahi yahya adi kuhadal an kuaragne ❤❤❤keep going my bros🙏♥♥♥

  • @xaawokiin3852
    @xaawokiin3852 4 года назад

    C/qani iyo muniir qataros waye hormar wcn wllhay all hunter 100 k aya ku rajaynaya insha alh guul wcn

  • @itaqulaah433
    @itaqulaah433 4 года назад

    Lahjada soo badi apowe inta igu taageyrsan like

  • @zabnachannel870
    @zabnachannel870 4 года назад +1

    Hooy afki niki kidheelen😂😂😂

  • @intisarm6014
    @intisarm6014 4 года назад +1

    Oh my God you guys crazy this is so fun to watch🎤🎧🕶📲♥️❤♥️❤♥️❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 года назад +15

    *YAHYE* arirow Ani ka koyee CANADA ki mahadsanthy sida nogu so gudbisi codsigeena walakin fadasee may may in kanfahante kastiin ISTAQFURULLAH War iga raali ahada dadki lahjadan lahayow 🤣🤣

    • @bigpubgturkey6195
      @bigpubgturkey6195 4 года назад +1

      Wllashiis waaba nooga dheesheyee

    • @fathumaupdimoha1110
      @fathumaupdimoha1110 4 года назад +1

      @@bigpubgturkey6195 war walal igu qaata wa lahjad an jeclhy inan mar un barto 🖐

    • @mrj2526
      @mrj2526 3 года назад

      Xarig ayaa tahay meeshii lagugu arko. Hargaysa qof cajeelo buluug ah ku cunay camal in laguu karbaasho waaye.

  • @maryamobotan8112
    @maryamobotan8112 4 года назад +4

    Wll hunter horumar wacan insha allah
    Dadkeyga insha allah ayagoo cafimad qaba ilahey hakeeno alle umaqan

  • @mariaibrahim386
    @mariaibrahim386 4 года назад +4

    Meeshan luuqadeyda lagu kufsadey 😰😂😂😂😂

  • @xamdadiamond9400
    @xamdadiamond9400 4 года назад

    Ilaahey haka bad baadiyo ayika iyo intii Muslim eh 😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @aleemasahdee7495
    @aleemasahdee7495 4 года назад +2

    M.a af maay wax kale weye♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😄

  • @ررويدابنتالعرباليمني

    Allow ugargar walalaheyna musliminta ah oo dhibatesan oo melwalbo ayjogan dhibka kasar yaa rabi اللهم امين يارب العالمين 😭🙏

  • @MSS_INTIZAM
    @MSS_INTIZAM 4 года назад +5

    M.a walaalaheyga keep going muniir qosolka iga dhameeyey caadimatihid one love

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 4 года назад +4

    HUNTER KEEP GOING
    Respect
    From #HARGEYSA

  • @nasriincabdilaahicali7350
    @nasriincabdilaahicali7350 4 года назад +2

    Mansh allah keep going brother yahya hunter ❤

  • @aaminanalka3747
    @aaminanalka3747 4 года назад +4

    Mnsha allah ♨♨dad fany ayd tihiin wlhy gacan ayan idin taagay team wrong target 💥💥inamo qaaliya ♨♨

  • @sumeyadaacad
    @sumeyadaacad 4 года назад +12

    lkn masha allah c/qani ayaa si fcn u yaqana horay usocda dhamantina anigana wan iman dona malesia i.a

  • @hoodotakow9522
    @hoodotakow9522 4 года назад

    Illaah Amarkiis waxaan niyada igaso dhacay in aad noqoneyso qofka kuxigo Muniir ee guursan doono inshaa Allah Yaxye Muniir muufo iyo maraq hambalyo ayaan kuleyahay

  • @imanismaciil1062
    @imanismaciil1062 4 года назад +1

    Team Hunter one love ❤❤❤

  • @user-fu8rz3wj8r
    @user-fu8rz3wj8r 4 года назад +1

    15 milyan ee ku dhaqan somaliya 41 qof dartood maloo baabi'inayoh sababtoo ah manta waa ognahay xalada somaliya xag caafimad iyo xag kalebah inta xaladu is badalayso jooga Wuhan tiinaa hdad doonaysan in somaliya ay roonato 🙏🙏🙏

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 4 года назад

    Waa Af Reer Marko iyo ciyaal nacnacleynaya. Qof reer Xuddur ah ka dhageyso Af Maay, iyo murtidiisa.

  • @mahameddaaahir7874
    @mahameddaaahir7874 4 года назад +2

    Maay maayga yaan lagu ciyaarin 😂

  • @kardeslerim9827
    @kardeslerim9827 4 года назад +1

    Waxaa sifican ugu hadlay muniir iyo abdiqani 👌👌👌👏👏👏👏👏

  • @ikraandaaud4073
    @ikraandaaud4073 4 года назад +1

    Anig muniir iyo abdiqani ferahey iga furiyen walahi allh idin xafido dhamantin horamar wacan insha allh 💝💘🌹♥️💓💟💌💕💞❤💔🖤💜💛🧡💚💙💖

  • @kamaaloday7129
    @kamaaloday7129 4 года назад

    Taasi waa ciqaab logu talagalay dadka baa bi iyay dadka islaamka ah ee ku nool shinaha marka
    Ilahay talasarta🇸🇴🥰

  • @sagalsuuban2964
    @sagalsuuban2964 4 года назад +4

    Team muniir family😂😂❤️

  • @ramloramlo8220
    @ramloramlo8220 4 года назад +1

    Wlhi waa qosley muniir iyo abera wey iga qos liyeen keep going walal hanter iyo asxabta farxada nala jecel

  • @naimaaligas2916
    @naimaaligas2916 4 года назад +4

    There is something about Munir that makes me smile before he even opens his mouth 😃

  • @simansiman4479
    @simansiman4479 4 года назад +11

    muniir may mayka muniir kahelay wallhi🤣🤣🤣🤣😂😂😂

  • @seygacade358
    @seygacade358 4 года назад

    Hunter Bro af English kii noo soo celiya sida team kaan cml macalaa liicato jimcada in sha allaah noo tixgaliya

  • @mohamedHassan-zn8ee
    @mohamedHassan-zn8ee 4 года назад +1

    Af mayga waa naga kusaten asxabey

  • @yuusufsiidcali8733
    @yuusufsiidcali8733 4 года назад +1

    yahye hunter sa u tagero qof youtube uma tagero wllhi love u bro horay uso horay no wad lbh kufano❤❤😪

  • @najmabulsho3557
    @najmabulsho3557 4 года назад +3

    Masha allah keep going Hunter🙏

  • @husseindirie4945
    @husseindirie4945 4 года назад

    First comment please like team yahye hunter

  • @anifaahmed6683
    @anifaahmed6683 4 года назад

    Ardeydeena ilahey hanoo nabad keeno kana badbaadiyo viruskaaz😥🤲

  • @الحمدلله-ب9ج2ش
    @الحمدلله-ب9ج2ش 4 года назад

    Insha allh illahey haniga soo saaro wllhena
    Adigana yahye hambalyo 100k wax yar kaga dhiman wllkey hambalyo hormaris eh🥀😙

  • @nadianaremmakeupartist3103
    @nadianaremmakeupartist3103 4 года назад +2

    munir has tried 🤣🤣🤣🤣

  • @xiinkaxaaji2602
    @xiinkaxaaji2602 4 года назад +1

    Anaaa ugu horeeyo like iisaar yahye hunter

  • @hanadabdisamaan3371
    @hanadabdisamaan3371 4 года назад +1

    Unagoo ah dhalinta rer baydhabo janaay dacwaa idinka nahay luugadii baad noogi iyaarteen sikastaba waan iska dulgaadaneynaa from baydhabo janaay

    • @Banooda
      @Banooda 4 года назад +1

      Ha u bixina malaaq geek oo geeka in haayna maxa tiri qashinka ki tuurnoo ya deere doont

  • @nimcoabdilaahi9729
    @nimcoabdilaahi9729 4 года назад +3

    Www @Muniir Aqaa wuu kabaxsaday 👌👌👌👌

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 года назад +25

    Muniir af may Maay qatar ah uu ku hadlooyaa 🤣🤣🤣🤣

  • @ziyaasiman6688
    @ziyaasiman6688 4 года назад

    Qosalka ayaa iga dhamaaday wllhi hunter allah ku xifdiyo sida aad noogu farxiso allah kaga farxiyo

  • @saidaomar5060
    @saidaomar5060 4 года назад +1

    Af marko ayaa niidhiman noo sameeya

  • @xanaanbilamaxamed3242
    @xanaanbilamaxamed3242 4 года назад

    Allle ha badbaadiyo ardadaa wllheena ku mahadsanid wllken yaxye👏👏👏👏💐💐🙏🙏🙏

  • @nasteexaibraahim816
    @nasteexaibraahim816 4 года назад +1

    Yaxye nosobadi af may maygan qosolkad iga dhameyseen adina Waxan kuleyahay horey usoco

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 4 года назад

    war faadil,abdiqani ,muniir,and fiyoola macakimin maye may may lga so gaaray

  • @hamdaaydid1026
    @hamdaaydid1026 4 года назад +5

    Yaxye hantar keep going brother 💥

  • @balqiisahmed5866
    @balqiisahmed5866 4 года назад +6

    War kuwaan luuqada weey kufsadeen 😂😂😂😂

  • @nimcaeebiyaale4854
    @nimcaeebiyaale4854 4 года назад

    Muniir sifcnbu ugaranaya may mayga mashallah

  • @abdalledahapi4357
    @abdalledahapi4357 4 года назад +2

    YAXYE HANTER KEEP GOING HORMAR KUU RAJAYNAYA❤😁❤😁

  • @abdirizaakahmedwalalac8743
    @abdirizaakahmedwalalac8743 4 года назад +11

    FaadiL dumDuM Gar io gar darroba waanu wadanaa LikE ha la dhaafin

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 4 года назад +1

    Maasha alha keep going my wllkey qali 😍😍😘😘

  • @abdiazizmohamed2918
    @abdiazizmohamed2918 4 года назад

    Conversation af Chinees ah noo soo duub please wll yahye hunter

  • @nasropea9639
    @nasropea9639 3 года назад +1

    Muniir keep going my pro👍👍👍👍👍👍😂😂😂😂😂😂😂

  • @nadarali7
    @nadarali7 4 года назад

    M.a kaalay iska arag muniir iyo abdiqani maay maay giina Qatar waxa ishegteen inaad ciyaal xamar. Tihiin muniir keep going brothers

  • @zeyn6532
    @zeyn6532 4 года назад +2

    Lahjad dhan ay dad ku hadlaan ayaa waxaad ka dhigaten ciyaar ciyaar iyo qosol

    • @Banooda
      @Banooda 4 года назад

      Ma aragnee

  • @ررويدابنتالعرباليمني

    Allah dhmntina wlhi funiyaal ayatihin masha allah allah idin xafido marwlbo hormar wcn my brothers keep goings hhh❤❤❤👌

  • @farhiamohamed584
    @farhiamohamed584 4 года назад +5

    😭😭😭😭😭😭 maskiin ilajayow u gar gar ardaydeena somaliyeed

  • @Dhaga-baceyr
    @Dhaga-baceyr 4 года назад +1

    5:14 Muniir iyo Cabdiqani👌
    Aad bay iiga qosliyey✌🤣🤣

  • @jawaahir8719
    @jawaahir8719 4 года назад +3

    Abdiqani Asal Waaye Qof Gaaro Maleh Number 2 Muniir So Galo inta Kale Eber 😂🤣

  • @ceynicayuuni1476
    @ceynicayuuni1476 4 года назад +13

    Waaw my brothers qaliga ifka ugu jeclahy munir hablyo 🤣🤣🤣lake isara

  • @abdirisakelmohamed
    @abdirisakelmohamed 4 года назад +1

    Ki mahadsinting si Inis ki dayteng ka hadalowgi Afmaaymaaygi Cidii Fahmi weyda asi lee wye

  • @ArwaallyArwaally
    @ArwaallyArwaally 4 года назад +1

    Walaalkaygah yahye Wax yar ayaa uga haray keep going brother

  • @khadijamohamed1818
    @khadijamohamed1818 4 года назад +3

    Walai muniir and abdiqani made me watch the video soooooo many times and i am still ain’t bored somali comedians

  • @baashaalmediagroup4850
    @baashaalmediagroup4850 4 года назад +2

    Masha Allah horey usoco bro

  • @Apdull121
    @Apdull121 4 года назад +4

    Dum Dum,Muniir,Liicaato,Hunter,Hanad omar,Saayga,Pepe,Tugether, Hda fans utahay midkood Like dhac Muziii

  • @saafiomarcariif4044
    @saafiomarcariif4044 4 года назад +1

    Waan idiinsoo duceyneyna allah idin soo fududeeyo allahna idin dhinac marsiiyo xanuunka

  • @piinaofficiall7844
    @piinaofficiall7844 4 года назад +1

    Alla rabiyoow dhibu ku yahay kwrn ar wuu fudud yahay afka maayga cayaarta ka daaya 😂😂😂😂😂

  • @iscomoha5582
    @iscomoha5582 4 года назад

    wllkY hunter ilhy hoyada janada ha ku geyee igula zali rasulka zcw❤👍👍ilhy dartii liketa ii riix👍👑

  • @faatiise1582
    @faatiise1582 4 года назад +1

    First coment😘 plz replay

  • @anisaadan9224
    @anisaadan9224 4 года назад +2

    Pppp m.a waa afkeyga hooyo wlhi aad ugu faraxey marka idinka afka maay may aad ku hadashen lkn Yahye Thank You aya ku leyhy madama idinka afkeyga ku hadhashen qib lawad ku ken waxa meshan ku guleaten Afkeyga hooyo waliba anigo her baydhabo ahy waxa Kobka sin lahaaa A/Khani cabera iyo muniir m.a idinka wad ku hadhashen waliba si qurux badan muniir oo isku dayey lkn A/khani m.a Wuxu cadeyey in her baydhabo yhy ❤❤💪💪Guleata idin leyhy

  • @dahiranuurow3321
    @dahiranuurow3321 4 года назад +1

    af mayaa mayaaka hakuu acyarin walalyelow

  • @ayajama5989
    @ayajama5989 4 года назад +2

    Waar af mayga yaa ibarayo ilahy io rasuulkiisa yaqaan kuba wareeree anuu😂😂😂😂😂😂😆😆😆

  • @sabriianxasan3431
    @sabriianxasan3431 4 года назад

    Wlhii kal iyo laab ayan u qosley yaxye mahadsanid abowe hore u soco

  • @munamuniishaa604
    @munamuniishaa604 4 года назад

    😅😅 wlhi waa furay qosal lee Muniir cadi ma ahn wlhi ilah ha ku xifdiyo wlo muniir sidaa mar walibo nooga farxiso ilah ha gaaga farxiyo insha alh aad baa ku jecelnhy wllo ❤❤❤

  • @aashaaxmedaashaaxmed1094
    @aashaaxmedaashaaxmed1094 4 года назад

    Muniir luqada may may waad ku fiican tahay noo soo badiyaa asxbta

  • @nazhaatchannel5648
    @nazhaatchannel5648 4 года назад +6

    Muniir iyo apdi qanih usla fahmoyay un😂🤣

  • @khadijamohamed1818
    @khadijamohamed1818 4 года назад +1

    Hhhhhh walai you guys really made my night expecially muniir and tushka and also crazy fadil and his partner live long brothers 💞🥰🥰

  • @nuurosamaaraa1907
    @nuurosamaaraa1907 4 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭🤲🤲🤲🤲Allow ka bad baadi oo uso fudeya dulda ha ka soo wadn dhiigen waye ardeyd Somalia ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @munocabdulahi9661
      @munocabdulahi9661 4 года назад

      Aaamiin apayo alle haka soo badbadiyo insha allah

  • @Cabdalle2
    @Cabdalle2 4 года назад +2

    Inta taageerta RUclipsr leyda Malaysia Like 👍👍👍👍 and subscribe To my channel

  • @nayruscabdicali9620
    @nayruscabdicali9620 4 года назад +1

    War aaway dadki raxawaynta ahaa dadkaan halaga qabto af maayga 😂😂😂

  • @iqraabdullahi6531
    @iqraabdullahi6531 4 года назад +1

    Don't abuse our language.

  • @iqraabdikadir5032
    @iqraabdikadir5032 4 года назад

    Masha Allah munir nacala shaydan ku yaal wad ka baxsatay

  • @fartunali8132
    @fartunali8132 4 года назад

    Vidoe yadaan cml inoo soo badi plz❤😍