Lacagtii ugu badneyd Aan 1 habeen kasameeyo Live TikTok

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • follow iga so dhe instagram👉 ...
    Kusoo biir discorkeyga 👉 / discord
    follow iga so dhe TikTok 👉 / ashqar.boy
    follow iga so dhe Facebook Page 👉www.facebook.c...
    اللهم صل على سيدنا محمد
    Mahadsanid sxb

Комментарии • 521

  • @ashqarboy
    @ashqarboy  Год назад +315

    Gang Gang 😃

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +121

    😂😂Ashqar ban daawadey mana qoslin kama yeelin kkkk sxb Sidaad markasta nooga qosliso Allah Janada hakaga qosliyo

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films Год назад +118

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxriista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanaheena 💞💙🕋

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Год назад +162

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲🥰🥰

  • @Cadceed72
    @Cadceed72 Год назад +24

    Ku salli xabiibkeenna. Muxamed صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @cabdifataaxcarab-rj4mb
    @cabdifataaxcarab-rj4mb Год назад +36

    AShqar is the best of youtuber 🎉

  • @RealYaska
    @RealYaska Год назад +16

    Ha is niyad jawin wagarey hadafkaga 😔🙋🏻‍♂️✊🇸🇴

  • @Mbot2007
    @Mbot2007 Год назад +16

    Wllhi madaxey legend ba thy big fan 😂from PUBG

  • @UpdyKani
    @UpdyKani Год назад +26

    Ashqar soo ciyar gameskii hororka ahaa😂

  • @nuuraahmedxaashi804
    @nuuraahmedxaashi804 Год назад +45

    Another level😂😂

  • @zeerkainamawliid1064
    @zeerkainamawliid1064 Год назад +30

    Somali is not easy 😂😂😂

  • @abdiqanicalisalaad2193
    @abdiqanicalisalaad2193 Год назад +10

    Maanta anaa uhoreeyo ASHQAR 😂😂😂

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Год назад +21

    So funny wllhi😂😂

    • @asmaaxmed5995
      @asmaaxmed5995 Год назад +1

      Yeah

    • @HusseinMahdi-wy3sq
      @HusseinMahdi-wy3sq 11 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ,😊😊😊😊.

  • @cabdimaligkhadar7387
    @cabdimaligkhadar7387 Год назад +16

    Ku XiisNeyyyy AshqAr❤🎉

  • @SakariyeMuxiyediin-vj4qr
    @SakariyeMuxiyediin-vj4qr Год назад +4

    Maxamed binu cllaahi binu cl mudalib zcw ❤

  • @amiiracooking5949
    @amiiracooking5949 Год назад +3

    قال الله تعالى في اياته الكريم { ولا تشترو باياتي ثمن قليلا}
    Ashqar jooji ciyaalnimada

  • @mzzazhuu__6013
    @mzzazhuu__6013 Год назад +13

    Ashqaroow wllo minute dada so kordhi 15 ila 20 ka dhig ❤😂

  • @libanpac-cg8mn
    @libanpac-cg8mn 11 месяцев назад +3

    Best Somali youtuber 😁

  • @SuldanVgr
    @SuldanVgr Год назад +4

    Hahaha gang gang zuiiiiiii❤❤ keep going pro🎉🎉🎉

  • @saidmuse8237
    @saidmuse8237 11 месяцев назад +2

    Wallaahi fani waaxid😂😂😂

  • @HiboElmi-o1y
    @HiboElmi-o1y Месяц назад +1

    Mafiyo

  • @zhaheez
    @zhaheez Год назад +10

    😂😂😂you are so funny😂😂😂

  • @latinyare5314
    @latinyare5314 Год назад +3

    Weligey qof kaa walan ma daawan 😂😂😂😂😅😅

  • @yusuza7938
    @yusuza7938 Год назад +4

    Welcome back lagend ❤💪👋

  • @tiriiboyofficlal
    @tiriiboyofficlal Год назад +4

    Welcome back ❤🎉

  • @caashacabdiyuusufyare7220
    @caashacabdiyuusufyare7220 Год назад +2

    Ashqarow wll anas ayn jeclahee wjigisa natus lanbarkisa no so sheeg plz plz plz plz plz 😊

  • @user-cw9pv4if6k
    @user-cw9pv4if6k Год назад +1

    Waaw maasha Allh waan ku taageraa ku soco wallo qaali ❤❤❤❤❤❤😙

  • @user-vn3pn9ho5w
    @user-vn3pn9ho5w Год назад +1

    Sxb geem soo ciyaar waxad soo ciyartaa geemka shaqo eh plz plz 🙏

  • @nimcofadxiyasiin2829
    @nimcofadxiyasiin2829 10 месяцев назад +1

    Waa iga Qoslisay 😂😂😂😂😂 Gang Gang

  • @anabnour1819
    @anabnour1819 11 месяцев назад +1

    Ashqar fariid

  • @deeqsanusmaan2461
    @deeqsanusmaan2461 Год назад +1

    Aqshar boy adiga intee kuqalatey
    Somalia
    Somaliand
    Djaboje
    😅😅

  • @muqtaarmaxamedbarre7913
    @muqtaarmaxamedbarre7913 Год назад +12

    So funny😂😂

  • @falaaxmed
    @falaaxmed Год назад +3

    Ayy waan kuxiisnay wllhi ashqarow❤

  • @rashkaarter9061
    @rashkaarter9061 Год назад

    Wn fuurayy quraan bey ba saareeen 😭😭😭😭

  • @amiinbuubaal7223
    @amiinbuubaal7223 Год назад +1

    Ninka klyee RUclips somali kdwdo funny horay usoco bro

  • @najaxmaxamed5613
    @najaxmaxamed5613 Год назад +9

    Ashqar isn't easy😅

  • @SacadabdlleHirsi-os6jm
    @SacadabdlleHirsi-os6jm Год назад +1

    The best youtuber ashqar boy

  • @Somaliwarrior23111
    @Somaliwarrior23111 11 дней назад

    Sxbkey ashqar gang gang ayu dhahay 😂😂 waan wata mar kle samey anigo libaaxyo kugu dhufanayo wlhi 😂😂

  • @hooyocibaado156
    @hooyocibaado156 Год назад

    Best RUclips in Somalia aqaan kutaageeraa gang gang

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv Год назад +4

    Sxb sobadiy video🎉🎉❤❤

  • @maxamudcabdi3906
    @maxamudcabdi3906 Год назад +5

    Love iska saar wll🙂

  • @user-gx8jf1pw1r
    @user-gx8jf1pw1r 2 месяца назад

    You are the best person in the RUclips 😊😊😊

  • @anabnour1819
    @anabnour1819 11 месяцев назад +1

    I love you ashqar boy❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉😮😮😮😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiqaniMaxamed-rc6jp
    @cabdiqaniMaxamed-rc6jp Год назад +1

    Ashqarow maxa kugu dhacay mayutubkii balaga xiray amba wadnacday sotad imraqsi kusogelin jirtay mugalo qosol iyo madadalo sonoqan kuleyahay🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @MahamedIlyaas-in1yi
    @MahamedIlyaas-in1yi Год назад

    Xaaxip muuqladaad waan xiiseeyayaa soo badi

  • @maaripboy6354
    @maaripboy6354 Год назад

    Anaa caawa soo galaaya hungurigaad Naga soo ridee

  • @user-gx8jf1pw1r
    @user-gx8jf1pw1r 2 месяца назад

    Keep going pro you are legend 🎉🎉❤

  • @user-dd1dk6vt5d
    @user-dd1dk6vt5d Год назад +3

    Ashqar qosolbadne 😅😅

  • @AbdirisaaqAliadem-jd1ee
    @AbdirisaaqAliadem-jd1ee Год назад

    Waraa ashqar video soo dhig hadii kale

  • @teammalaysia27
    @teammalaysia27 Год назад +1

    Number 1

  • @anisomohamed34
    @anisomohamed34 Год назад +5

    Ashqar boy so funny😂😂😂

  • @sheikha_gaming
    @sheikha_gaming Год назад +2

    Ashqar boy waku xiisey xage qabatay 😂😂😂

  • @Iskufilan_3
    @Iskufilan_3 Год назад +2

    War waaan la yaabana xalY ane hdan soo galaYaa😂😂😂

  • @FaadumoShuceyb-li4rp
    @FaadumoShuceyb-li4rp Год назад

    ashqar boy geemga bubgi sooduub

  • @Xalaalquute-jk6ux
    @Xalaalquute-jk6ux 6 месяцев назад

    Gang gang kuso co waad guu ley saneysas

  • @SalmanMoussa-dn1mi
    @SalmanMoussa-dn1mi Год назад +1

    Iso gawabe sxb 😊😊😊

  • @hooyocibaado156
    @hooyocibaado156 Год назад

    12 Lahore baxa wax aad soo dhigto kuugdanbaysay Ana Aan daawado

  • @HamseCaago-4343
    @HamseCaago-4343 8 месяцев назад

    haniya jabin sxp ashqaroow

  • @UbaxDayib-ux7pm
    @UbaxDayib-ux7pm Год назад

    Ashaqaro bariyahan fiidyow & giim kaamarag saxiib soodaa please 😊😊😊

  • @khadraosman9321
    @khadraosman9321 Год назад

    Ashqar BOY game horrar soo dhig

  • @MacalinCabdi-mh8ei
    @MacalinCabdi-mh8ei Год назад

    Ashqaraw ciyaar gameka ladhaho hello neighbor

  • @najmasiciid7280
    @najmasiciid7280 2 месяца назад

    Scw

  • @RuwaydaCabdifataax
    @RuwaydaCabdifataax 6 месяцев назад

    Ashqar another level 😂😂only 3$😂😂😂 gang gang 😂

  • @abdiaziizmuze-lp5gg
    @abdiaziizmuze-lp5gg Год назад +1

    Ashqar miyad iska deysay gimeski hororka waan ku teegera zhp ❤

  • @Jonhyy.com5
    @Jonhyy.com5 Год назад +2

    I am firs 🎉🎉🎉❤

  • @yaxyeyusuf
    @yaxyeyusuf Год назад +2

    First comment❤🎉

  • @samdamaxamedcali4203
    @samdamaxamedcali4203 Год назад +1

    Wan ku taageera

  • @muktarhassan4030
    @muktarhassan4030 7 месяцев назад

    ashqarow walahi aad ayaada iiga qosol siisey muqalkan ku saabsan tiktok leyda

  • @fadumafarax3805
    @fadumafarax3805 Год назад

    Ashqar bro ha igu adkeni dad ayaa tartan kula jira

  • @zachcde24
    @zachcde24 Год назад +1

    Ninka kaliyo an kufahmeeysto

  • @user-ud8dt3su3b
    @user-ud8dt3su3b 9 месяцев назад +1

    😂😂😂😂asqar wakutageeraa pro

  • @ShukriShukri-wq6su
    @ShukriShukri-wq6su Год назад

    Wa latay ashqar boy 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ladaneambashe2550
    @ladaneambashe2550 Год назад

    Ashqar was laguu hiisee video wada soo badi❤🎉

  • @SalmanMoussa-dn1mi
    @SalmanMoussa-dn1mi Год назад +1

    Waar Askar sxb geme pubg mobile ilaiyar sxb waa Ani Arafat rer Djibouti 🇩🇯 ❤❤🎉🎉🎉

  • @zadric10
    @zadric10 Год назад +1

    Zxp video ka waa dhamestay walhi wax kama fahmin😂😂😂😂

  • @M_A_M407
    @M_A_M407 Год назад

    mid ka mid kuwii ugu shactirada bdnaa

  • @axmedmaxamed5798
    @axmedmaxamed5798 Год назад +2

    ashqar boy plse reply 😂madama aad legend thy

  • @farxiyamacalin
    @farxiyamacalin Год назад +2

    Ashqar is not easy 🎉❤

  • @XafsaSulub-pm8yz
    @XafsaSulub-pm8yz Год назад +2

    Habenki waku dawanayo wa yabey😂

  • @Amaar21
    @Amaar21 Год назад +5

    😭😭😭😭 dhib malaha lacagta youtube ka kaa badan😅

  • @zamzamabdi1320
    @zamzamabdi1320 Год назад +1

    Waa carried cusub

  • @shukriabdi6510
    @shukriabdi6510 Год назад

    1:18 bili aadan nimadiina waan ka tagay xaya waana maan gaarin😂😂

  • @amiirasaid519
    @amiirasaid519 Год назад +2

    Ana uhoreyo

  • @hanijibril713
    @hanijibril713 Год назад

    Zxp ashqaroow video badan noo soo gali

  • @hayatqurux123
    @hayatqurux123 Год назад +1

    Ashqar boy 🎉🎉

  • @deeqsanusmaan2461
    @deeqsanusmaan2461 Год назад +2

    Caawa wax sookhid😢😢

  • @ShukriAArtan-uq6lr
    @ShukriAArtan-uq6lr 3 месяца назад

    Waa kaxunay

  • @CadiroAhmed
    @CadiroAhmed Год назад

    Ashqarow soo ciyaar gamekii horror ka

  • @Cumaraxmedcuri-un1vi
    @Cumaraxmedcuri-un1vi Год назад +1

    Soo dhig khaakh pro scp

  • @nimcoabuukar7120
    @nimcoabuukar7120 Год назад +1

    Adkaatay😂😂😂

  • @jogar1750
    @jogar1750 Год назад +1

    vidio yadii badnaa kaama arko wll ashqar

  • @ramzyismaaciil4435
    @ramzyismaaciil4435 Год назад +1

    Ashqaraw waad kiprtay ma istiri nio baryahan waxba masoo dhigtidee

  • @user-go1xo5vr6v
    @user-go1xo5vr6v Год назад

    Nabar xaqdaran Alaha kaaga dhigo taaas

  • @hanadmohamed-fr1uu
    @hanadmohamed-fr1uu Год назад +1

    Ale Haku naxaristo😂😂

  • @ilyaas100
    @ilyaas100 Год назад +1

    Nabar xaq darro alle hakaago dhigo😂😂💔

  • @abdirahmanmahad7315
    @abdirahmanmahad7315 Год назад +1

    Waan kaxumahay😢😢

  • @Balayax-office
    @Balayax-office Год назад

    Waan kuu eagera lpx

  • @Cadceed72
    @Cadceed72 Год назад +4

    ASHQAR BOY always ready 🔥☠️💥

  • @user-sc5ww1gm8d
    @user-sc5ww1gm8d 6 месяцев назад

    Ax ashqar on si xijis may ah

  • @CqafaarCrihman-jz4fn
    @CqafaarCrihman-jz4fn 8 месяцев назад

    Ma gaaraan kuhaysa pro