Sheikh Umal oo isku Mehriyay wiilka General Jiir || Dr. Sacad iyo Zahra ᴴᴰ┇Xaflad Aroos 2023
HTML-код
- Опубликовано: 27 окт 2023
- Please Subscribe Saaro oo ka mid noqo walaalaha ku xiran channel keena
👍🏼 SUBSCRIBE-GAREENAYA
📩 SHARE-GAREEYA
👍🏼 LIKE-GAREEYA
📋 COMMENT-GAREEYA
Fadlan ✔️ Subscribegreey
Si aad u hesho wixii cusub
Jazakumullahu kheyran
_________________________________________________________
►Subscribe Link: / @hadaf_production
#Subscribe #Hadafproduction #Hadaf_Production - Развлечения
Mashallah beautiful voice allahumajcallnaa min ahlil quraan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah mabruk alif Alif mabruk guur qurux badan oo qeyr lagu dhibe waye
Maansha Alaah Rabbi haka dhigo guurkiina mid aadkuwada noolaataan kitaabulaah iyo suna Rabbina ha idin xifdiyo waladiintana kaduceysa illaahna ha idiin fududeeyo .😄💒🏞☀♥📿☪💐🌹🏵🌳🌴🐫
Maansha Allaah Qabiilku Waa Tacarif Waa Sumad Leyskugarto Maansha Allaah Maansha Allaah Maansha Allaah Guurkiinu GuurkhyR Gurigiinu GuriNagi Guuloow Kayeel Aamiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan❤️❤️❤️👌
Jiir Soo mahen odaygii 6 estreet giryaha ku laha General miyu ahaa😁
L
@@shamsohussein4180Where is He, Sheikh Abdurazaq Jiir
ماشاء الله تبارك الله بارك الله لمكان بارك جميع
MashaAllah Hambalyo hambalyo reer barakaysan Allaha kadhigo
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
m.a wiilka aad ayu ufaraxsnyahay🥰🥰😍
ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير اخي واختي
Asc Sh Qeyr Allaha siiyo waligey ma arag Sh ka naxariis badan adigoo kale ayey bulshada u baahan tahay.
Masha allah gabadhan edada u ahayn ilahay ha ubarakeyo gurkeda awlaad bari ah allah hasiiyo qoyska islamka
Maan sha allaah allaah ha isku barakeeyo dhalinyaradaa soomaaliyeed guur kooda guur khayr qaba meel kasta laga dhisayo guri cusub allaah ha wada barakeeyo
ما شاء الله تبارك الله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير للعروسين والأسرة وان شاء الله موافقين دايما وان شاء الله بيت المال والعيال ان شاء الله بإذن الله الكريم اللهم امين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allaah mabruuk alfa mabruuk
Maasha allaah
Masha Allaah ❤❤❤
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير
Maaasha allaah
Masha Allah mabruk Dr sa'ad sh A.rizaq
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤❤
Masha Alla tabarakaAllah reer barakoba Allah kadhigo
Allah ha isu barakeeyo qoyska Cusub بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
Masha Allah tabaraka Allah..aamen
Masha allah culumo sharaf leh m.a iyo Abtikey mcn 🎉❤
Masha Allah
MashaAllah hambalyo ❤
maashallaah tabaarakallaah
Wiilku wa dhulbahante Gartay
Gabdhs waa ayo Ha la ii sheego
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allaah gurkooda guur qeyr iyo barako allaha uga yeelo
مشاءالله تبارك الله
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️
Sheekh Maxamed cusmaan si fiican buu u Hadley 🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah tabarakallah hmblyo alfah mara wllky saad Abdirisaq io duma sahra salad noqda kuwi isku wara abid ubad qayr qabana kala heela gacal io sokeyaba gurkiina lagu farax ♥️ 🤍 ❤
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير مبروك مبروك الف مبروك 🎉❤❤
Gurigiinu guri khayr gurigiinu guri nagu Eebow ka yeel Aamiin
ما شاء الله تبارك الرحمن
Masha alaah ilahay haidinbarakeyo
Masha Allah tabarak Laah qoyskii lagu nasto ee lagu nagaado Allah ha ka dhigo
Mashalaah tabaarakalaah hanbalyo hanbalyo iskuwaar❤❤❤❤❤
Asc maanshaallah abtigay aan jacllahay gabadhiisa sahra salaad gurugaaga gurikheeyr awalaad salxiina alalaha kusiiyo a
Gabdha qabilkeda ii sheeg wll waa gabar nasiib badab M.A intaas oo culimo u duceysa
Soomaali
masha Allah Hambalyo Hambalyo❤
بار ك الله لکما وبارك علیکما وجمع بینکما في خیر
Salam Caleykum
Sh. Umal qalad wayn ayuu sameeyyey gabadha masgeegin meher keeda waxaa lasiiyey dambigaas aduunka intaad joogtid dushuu kaasaaran tahay.
Qabiil Alaha gubo culadii hadey Qabiil sicad u wadaan caamada sidey Qabiil ugu dhaqmaan yaan waxba laga sheegin.
Aroiskan wuxuu ku dambeyn doona aan aragno..
Maansha alaah maansha alaah guulayst
aamiin
Masha allah
Habaliyo Habaliyo
Masha Allah hamablayo Hamablayo Hamablayo
Masha allah
Hambalyo hambalyo kunjeer qoslo maalintiina
Ilahay haku bara keeyo
❤❤❤❤❤
Aroos wacan🎉🎉🎉🎉
Mansh hanbalyo ❤❤❤❤ dhisma oo dhaqma idamalleh
M.sh❤❤❤❤❤🎉
💝🌴 ماشاء الله🍀تبارك الرحمن الرحيم 🌴💝
🌴 بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
بارك الله فيكما
Astaqfirulaah yaa allah
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
This is very true expensive ceremony so SHEIKH yasha SOMALIDA yeysan na odhan again expensive marriage ma ficno waa israaf!!
There is noo israaf qul Amaasha Allah waa inta la ogal yahay in lagu farxo Oo diinti baneysay only NIKAAX NO SHOW INTAAS OO GRAM OO DAHABA AMA INTAASOO KUN OO DOLAR MA JIRTO MAASHA AllAAh
Maasha allaah mabaruug mabaruug guurkiina gurinanagi gurikhayr reerkii iskuwara ubadkhayrqaba kalahelo illaahay haidin kadhigoaamin
Waw meherku w fudayde ❤
M.a
Amiin umad is heysato Allah naga digo
Somali waxaan kunacaay niin maalqabeen iyo Gabar maalqabeen Aya isguursan gormu muustamacaa kor USO kicii gabdaha danyarta gursada fadlaan
Yaku dhahay dadkan wa maalqaben hantidoda maxa ogatay
Ya kushegay inay mal qaben yihin war dadka way iska hdlan
Asc Waxaan aad ula yaabay somalida dhamaantood waa wada dhakhaariir hadana waa wadamo kale ayay dhakhaatiir u doontaan hadana waa wada culumo oo caamadii diintii toosneyd qalooc bey u gashay su'aashu waxay tahay xagey wax ka qaldanyihiin ? arooska iyo aroosadana waxaan leeyahay ilaahay guurkooda haka dhigo mid ilaahay raali ka yahay ubad wanaagsana ilaahay ha siiyo aamiin
Waa runtaa
If i may ask , where is Sheikh Abdurazaq Jiir
masha Allah hanbalyo❤❤😂😂
Ani waan yaabey qabiil kasta carabaan gallaa ayuu leeyahay adeeroow carab lee aduunka kaso bilowday sax aderkeyow somaalinimo hageey ka timid meel laga bilowday alla garanaayo waan is weydiyaa qabiil kasta waa just a name saan u fahmey illahey muslinimdu hanagu mideeyo aniga qabiil qabiil ma jecli runtii
No worries about the prime Minister; and his position..!!
You have a problem with his authority?
marba hadeey aroosyihiin soomali dhan baa ku cida cidgooniya aroosyada ha nisbeeynina.
Dadka guurka ayay QaLi kadhigayaan ader hanagu qaaliyaynina guurka
A
لكن الأحسن ان يقول قبلت نكاحها
Mashaallah! I wish them well in their marriage but I'm not happy about this MC coz he looks tribal minded....WE HAVE TO REJECT CLANISM, IN ALL ITS FORM.
Waa u maleeynaayey in Aad waxyaabahaas Aad umada la hor imaaneyseen dhibaatooyinka Dadka iyo dalka haysta waxaad maalinkasta ku mashquulsan tihiin xaflado iyo Qarash Aan faa iido dadka iyo dalka wax u Ahayn oo Aad idinku dadka isku baraysaan Aad Iyo Aad Ayaana idiin Naqaanaa laakiin waxaa Aad u wanaag sanaa lahayd in Aad qarashkaa Aad ku saacidaan Agoonta iyo Dadka isbitaalada yaala ee xanuunada Adag Ayheesato oo Aan wax Awooda haysan
Ma wax ay sadaqeysten bad adhiga ogtahay mase in adhi lugu tuso oo ad uxisabisa jecelan lehed
☝️😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💔💔💔💔💔
Qof ulima iskutimamay hadana uhorseday inufano uutusiyo dadka masakinta inana kursano anigu waxan leyahay hakawantomo
garas bajiinoo kur kura lahayn 😅😅😅 waligey ma maqlin yaa ii fasira
Wadanka waxaa Raraya wadaadada Nayrobi iskuulada iyo guryaha ka dhisaya tankale eeg Hadalkooda gabadhu waa dhulbahate wiilku waa majeerteen Nin Culimo sheeganaya oo macshar Qabiil kusheegaya waa qayb Asluubtii Ah oo dhuntay Weliba dhicii culimada Waa ceeb Waa ceeb culimadii ku dhacday Caamadii maxay sameeneesaa soo kadaroo dibi dhal maaha lixdan sano baan joogaa weligeey ma Arag culima meel Aykukulmeen oo qabiil looga hadlayo
Qabiilku ceeb ma ahn qabyalda ceeb ah culumida kaa cilmiga badan ka danbeey
Yaa ku dhahay Waa ceeb Subxaanallaah labo isguursanayso sidii loo ogaado dhib kale majiraan 😅
Cafwan walalkey
aqas this is discusting nonses qabyaladii idin qaade idin madhigto
Qabiilka ceeeb mahan walle illahay baa dhahay qabaailo iyo shucuubaatihiiiin lkn markii dadka lagudhibo o qabyalad loo isticmaalo buu xunyahay
@@fardosodiriye7544 waa ceeb walashey niman culumo ah oo majeerten iyo dhulbahante qeexaya wax fican ma ahan anyway
Waa run muhiim maaha qabiil somaalinimadaa ka ween qabyaalad caadi eheen dir iyo daarood waxba ima dheeree yaa akhiro number 1st ku tartamikaro maanta
Naago aad iska guur guur see diin ictisaa moow muslimiin Tina meel kasta gaalo ku ley ney saa arin kiinu waa yaab
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
Somali waxaan kunacaay niin maalqabeen iyo Gabar maalqabeen Aya isguursan gormu muustamacaa kor USO kicii gabdaha danyarta gursada fadlaan
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير