Deg Deg Masar Oo Qaaday Tallaabo Soo Dedejinaysa Aqoonsiga Somaliland & Qalalaasaha Gobolka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 36

  • @xasancabdi4374
    @xasancabdi4374 Месяц назад +1

    Guuul somaliland ishaa allah

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Месяц назад +9

    insha Allaah Guul Somaliland Jamhuuriyadda Barakaysan

  • @Hooda36
    @Hooda36 Месяц назад +6

    Jamhuriyada❤ barkaaysan Alloow❤ dhoowr❤ kanaxo nafta waa Insha'Allah❤ ameen❤

  • @yasminabdi342
    @yasminabdi342 Месяц назад +1

    Manshallah guul somaliland

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Месяц назад +1

    guul qaranka soomaaliland

  • @Bigj-n8d
    @Bigj-n8d Месяц назад +1

    Ethiopia iyo Somaliland waa hal wadan inshallah 👍🏾👍🏾👍🏾

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 Месяц назад +1

    masha aallah masha aallah jaamuuriyada somaliland guul iyo goobaniimo cadawgeenu hajaabo somalilandaar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarxaanMaxamed-jt9rc
    @FarxaanMaxamed-jt9rc Месяц назад +2

    Shicib iyo dawladba waa in loo foojig aadaa difaaca qaranimada soomaaland inshaa allaah waynu guuleysaneynaa

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 Месяц назад +3

    Somaliland wey garanayaan taariiq xumida masaarida iyagoo arkaya ayey itoobiya 4 dhaam buuxsatey weligeedba qadaadweynta ha u timaado itoobiya ayaaba ku bilaabeysa hadey masar ka badbadiso somaliland waxaanu garab istaageynaa itoobiya waayo jaar baanu nahay oo xaq baanu isku leenahay masar waa cadowga somaliland dhulka ayaanu jiideynaa somaliland iyo itoobiya guul forever insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉❤🎉❤

  • @xasancabdi4374
    @xasancabdi4374 Месяц назад +2

    Guuul somaliland ishaa allaah❤❤❤❤❤❤

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 Месяц назад +2

    Waa in la joojiyaa wax wada hadal ah oo somaliy lala yeesho.

  • @MaxamedCabdi-bv3tj
    @MaxamedCabdi-bv3tj Месяц назад +2

    ❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Месяц назад +3

    MASAR WAXY SOO DONTN QUUBURHODE INSHA ALLAHA XAMAARNE WAXAY KUU DANBEYN GOOBE DAGAL😮😮😮

  • @Ahmedjamac-g7b
    @Ahmedjamac-g7b Месяц назад +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s Месяц назад +2

    Gabigoodaba wada hadalada halaga saaro meesha waxaan lugooyo ahayn kama hayno

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Месяц назад +1

    The fools of Somalia should do more to improve their impoverished population, long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Месяц назад +2

    Ciidamada Masar waxay soo doonteen Xabaalahoodi waxana halka ugu qormi dointa Taariikh ka Xun Tii ka raacday Yaman .

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Месяц назад +1

    Fulay wax ka qoryo badan. Dictatorka Masar xaalada Xamar wuun uga sii daraya! Guul Somaliland.

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Месяц назад

    Oh dear

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 Месяц назад +3

    Itoobiya waxan tala ku siinlahaa inay ciidamada u dhqaajiso xamar ,taasi waxay keenaysaa in masar candhuufteeda dib u liqdo..waayo xasan isagaa soomaliya ka dhigay goob ay itoobiya iyo masar ku loolamaan,itoobiyana xaqbay u leedahay inay cadawgeeda ka hortagto

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Месяц назад

    Arabsiyo ma wuxuu la mid noqdey Xogogaal oo boggiisa ku soo jiita qoraalo aan ku jirin warkuu siidaynayo ??????

  • @Moneyon-air
    @Moneyon-air Месяц назад

    odaygu ha iska nasto

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Месяц назад

    MAXAAD DADKA U SOO GAADHSIINNAYSA WAXAAN GOLOLUHU KU HADLAYAN WALLE NACAS BAADTAY WARIYAYAAL MA HAYSANO😢😢

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Месяц назад +2

    Dadka maanta iyadoo Somaalia dagaal dhinac walba ah ku soo qaaday Somalilaand ka hadlaya wadahadal , waa camiilo Huwan iyo Faqash.
    Waa kuwa lugaha Somalilaand
    Somaalia 33 sanadood u haya

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Месяц назад +1

    Sland guulbay kusugantahy

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Месяц назад

    Masar kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkk

  • @abdiqadirisse1569
    @abdiqadirisse1569 Месяц назад

    Dadkaan intay madax idiin yihiin dhibaato ka bixi maysaan.

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Месяц назад +1

    Ashabab hadan talo lagu wareejin. Ma aha inay aaminaan XASAN SHEEKH & MASAR

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Месяц назад

    Maamulki muqdisho Hada ayuunbuu sii go ay wlee shawlad karaysa ayùu sii dhexgalay

  • @FaraxaanIsmaciil-f5d
    @FaraxaanIsmaciil-f5d Месяц назад

    U😅

  • @TaaroAli
    @TaaroAli Месяц назад +1

    Waar dagaalkani waa jaaniskii ugu waynaa ee aanu xadka ku tagi lahayn ee waa in hore loo socdaa oo aan la istaagin oo macalaa garaadada gacanta lagusoo dhigaa waxani waa foolxumo inteeda leeg hadii talaabo laga qaadi waayo?

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад

    Aqonsiga somaliland ila ay meel saaran kooxda muqdhisho fadhida ayan lala hadlin wax wada hadal danbe haday ma jiro aqonsigina la dagalmyan manta

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Месяц назад

    Maxaa wadahadalo keenay? Somalilaand 10 jirka ayaa garanaya in Somalia Italiana aanay ilaa qiyaamaha, hadii malyuun jeer lawada fadhiisto in aanay Somalilaand jiritaankeeeda aqoonsanayn.
    Somalilaand waqtiga ayay dheeraysanaysaa, si ay ugu diyaargarowdo dagaal " ay doonayso in ay Sonalilaand ku burburiso, dadkeeda na mar kale xasuuqdo oo qixiso !

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Месяц назад

    BOOTADI IYO RIWAYADI KONFUR MASSER MAAXEY QABAN KARTA WALAAHI ETHOPIA CAGTAYE MRINAYSA GUULE SOMALILAND BADILE KUU MAA GULEYSTO FROM DJIBOUTI

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd Месяц назад

    an identity crisis it’s international not only subclan of Somalia 🇸🇴 called them self somaliland

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p Месяц назад

    Qotiga ayan tuseynaa in aan sanka kataban karno masar kama rabno ciidan hub iyo dhaqaale balse gabdhadeena ayaa kufilan in ay waxa ka haray ethiopia jilbaha dhulka ugu dhuftaan ethiopia maydadkooda horay ayaan xamar dhexdeeda ugu jiidjiidnay ayagoo intan kaxoog badan