Tone || Ya Nabi salam -Somali || Najma Ali || Cover

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Najma Ali yo heestii Ya Nabi Salam , Waa Cover kamid ah heesaha Maaher Zain uu qaado oo aan somali aan u badalnay . Tone waa anashiid iyo Heeso cover ah oo iskugu jiri doona Somali, arabi iyo luuqada kale, waxaa inoo qaadi doona Fananiin Somaaliyeed iyo kooxda Najuum Muqdisho. #Tone #RashkaProduction
    Adiga ah nuurkii eebe
    Adigaa ifiyey konka
    Rabibaa koryelay qadarka
    Yaa imaamal anbiyaai
    Dadka oo idil dhamantod
    Asdiga gaarsiiyey diinta
    Adiga kurumenynay nabiyow
    Adigaan kuracnay axmadow
    Yaa xabiibi yaa muxamad
    Yaa nabi salam caleyka
    Yaa rasuul salam caleyka
    Yaa xabiib salam caleyka
    Salawatullah caleyka
    Rabiyow allow raxmanow
    Adiga abuuray koonka
    Adiga uqebshay quudke
    Nagayeel muqtaar safkiisa
    Nagayeel kuwii adeeca
    Amarkiisa sax uqate
    Sunadiisa korka yeele
    Rabiyow allow raxmanow
    Yaa xabiibi yaa muxamade
    Yaanabi salaam caleyka
    Yarasuul salaam caleyka
    Yaa xabiib salam caleyka
    Salawatullaah caleyka

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 3 года назад +1005

    Mhdsndn rashka production team dadka kahelay vediogaan fadlan share gareeya oo kusaliya nabigiina mhdsndn

  • @abdihakimhusen9784
    @abdihakimhusen9784 3 года назад +143

    Dadka dhan gabadhada codkeeda ayey ujedan ku saliya xabibkeen scw

  • @alialhabsha547
    @alialhabsha547 3 года назад +211

    Love you Somali❤from Ethiopia Muslim🇪🇹❤🇸🇴❤

  • @mariawasuge3323
    @mariawasuge3323 3 года назад +33

    Gabadha,Maher Zain meel naga saartay maasha allah ❤❤esh calaa sowt
    صلى الله عليه وسلم ❤❤

    • @yuusufxuseen6544
      @yuusufxuseen6544 2 года назад

      Fog❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @TESNIMEHAMICH
    @TESNIMEHAMICH 6 месяцев назад +3

    حقا هذه فتاة مبدعة وتملك صوت جميل تحياتي من الجزائر الئ اهل صومال🥰

  • @safiyomaxamed1560
    @safiyomaxamed1560 3 года назад +3

    xidiga muqdisho masha allah nashiidoyin kle oo kaqurux badan sodiyaariya

  • @ashrafqadar5799
    @ashrafqadar5799 3 года назад +37

    I'm speechless she is mind blowing I can say mashaAllah to her glorious voice.

  • @ahmedisse3768
    @ahmedisse3768 3 года назад +275

    Omg 😯.i never hard a sweet voice like this 🥰..I don't know what else to say but mashallah 💝

    • @baiyobaijamki4694
      @baiyobaijamki4694 3 года назад +2

      HEARD* maqal HARD adhayg ee luqada somaliga wax kuso luqad adan aqoon ha isku kalifine

    • @saeedmohamed863
      @saeedmohamed863 3 года назад +4

      @@baiyobaijamki4694 adigu laftaada Af-soomaaliga iska sax, Adhayg maaha ee waa Adayg.

    • @baiyobaijamki4694
      @baiyobaijamki4694 3 года назад +2

      @@saeedmohamed863 kala lahjad in aan nahay macquul lkn weli in aan saxanahay baan u arkaa......teedha labaad aniga ingriiisa so baro ama Somali bara ma dihine afkaaga hooyo wax kuso qor baan iri inta aad luqad kale oo aad si fcn u aqoon isku dibi leheed

    • @aaminacabdi2984
      @aaminacabdi2984 3 года назад +1

      Me to so sweet💜💜💜💜

    • @farxangacameyfarxaan7132
      @farxangacameyfarxaan7132 3 года назад

      hhhbbh jp

  • @shucaybofficial
    @shucaybofficial 3 года назад +11

    M alLh gabadhan cod aYaY leedahay quraanka kusoo duub aYaan dhihi laha 🥰🍁🌻

  • @abdulghanihussein
    @abdulghanihussein 3 года назад +44

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين❤

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 3 года назад +66

    owwww wallhi wa jidhidhicooday xabiib qalbi muhammad scw😩❤❤

    • @Unique_girl77
      @Unique_girl77 3 года назад

      @Mohamed Mohamud Herzi aniga kalmadhaa itabtay wllo xabeebkeen Mohamed ka shekaynayaa

    • @fadumofilsan2842
      @fadumofilsan2842 3 года назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @kldalm1379
    @kldalm1379 3 года назад +9

    السلام على أخواننا و أخواتنا في الصومال الحبيبة. Salam to my Somalian brothers and sisters.

  • @riyaqabdi5291
    @riyaqabdi5291 3 года назад +12

    Masha Allah tabarakallah
    Uurka ihuray jclki nabiga dartii
    (Scw)

  • @shurooqirshad.2563
    @shurooqirshad.2563 3 года назад +44

    MashaAllah very beautiful Voice Lots of love From India. 🇮🇳🇮🇳

  • @twopacchanel5295
    @twopacchanel5295 3 года назад +39

    Wlhi ilahy ayaa ila oge waan ilmeeyay xaqana alaaa umadiisa garadsiiya wll ilaaahay hkuu dhmystiro wnaaga kliya xijaaabka kudadaaal wll ilahy hku dhowreee

  • @sabrinaaxmed6271
    @sabrinaaxmed6271 3 года назад +230

    :ﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺ

  • @mohazmaanka8654
    @mohazmaanka8654 3 года назад +19

    كلمات جميلة وصوت رائع يعطيك العافيه على الابداع ♥️♥️

  • @hottigerpubgmobile6211
    @hottigerpubgmobile6211 3 года назад +1

    Masha allah codquruxbadan 😔masha allah

  • @mohakhadar6739
    @mohakhadar6739 3 года назад +6

    Scw scw wlhi rasulka scw asoo na arkin ayoo aad iyo aad oo no jeclaaa walalahey allaH hanagu wada hanuniyo wadada rasuulka mohamed scw 😭😭

  • @ISRAADVISUALS
    @ISRAADVISUALS 3 года назад +22

    This is just more than amazing
    Amazing voice
    Amazing creature❤❤

  • @musnahibrahimabdi5944
    @musnahibrahimabdi5944 3 года назад +20

    macalin maxamed xuseen ayaa sameeyey erayadan waxbadan ayaa waliba ka dhiman mzha allah ardaydii ugu horaysay ee qaada ayaan ka mid ahaa ماشاءاللہ ﷺﷺﷺ

  • @KhalidAbdifatahB
    @KhalidAbdifatahB 3 года назад +8

    اللهم صلي عيلي محمد ❤️❤️

  • @abdifataahayman9356
    @abdifataahayman9356 3 года назад +135

    😭😭😭😭❤ gabadhan wlhi the one and only cod macnida msha allh

    • @ahmedmuuse626
      @ahmedmuuse626 3 года назад +1

      Mansha alah codka ale hakuu barakeeyo wll

    • @user-qt5pc2zj3i
      @user-qt5pc2zj3i 3 года назад +1

      🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🕊🕊🕊🕊🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋😇😇😇😇😇😇

    • @dhuuxcabdilahi6560
      @dhuuxcabdilahi6560 3 года назад

      💗💗💗💗💗💗💗💖💖💖💖💖💝💝💝💝💝💞💞💞💞💟💟💟👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💙❤❤❤❤

  • @mobreezy9032
    @mobreezy9032 3 года назад +17

    S.A.W
    Masha’Allah what a beautiful voice ❤️

  • @fatushqurux60
    @fatushqurux60 3 года назад +33

    Mansha allah abyo hadaad qoralkeyga aragto waxaan ka codsanayaa inaad no soo badiso nashidooyinka nabi muhamed scw scw 😢😢❤❤

  • @MemecoinAlfaCalls
    @MemecoinAlfaCalls 3 года назад +89

    I love Muhammad (PBUH) you did everything for us 😥😥😥 you cried for us in prayer hours upon hours for all of mankind your Umma. We long to meet you O the final prophet sent for all of mankind. Ya Allah SWT please forgive us for our sins please ya Allah SWT I want to meet my Prophet who loves us so much.
    Say (to them, O Messenger): "If you indeed love Allah, then follow me, so that Allah will love you and forgive you your sins." Allah is All-Forgiving, All-Compassionate.
    Allah Almighty has spoken the truth
    (Quran 3 : 31)

  • @queenmaria2080
    @queenmaria2080 3 года назад +27

    Wow Masha Allah amazing voice and beautiful girl ❤️
    (صلي الله عليه وسلم)💌

  • @mukhtarjeylaniosman9374
    @mukhtarjeylaniosman9374 3 года назад +3

    MashaAllah walal najma, jalaabibkane aad ayaad ugu qurxoontahey

  • @migilsire340
    @migilsire340 3 года назад +63

    Waaw wax lugu farxo waxa ah in muxuyadiin isku xil saray inuu nashiidyada diiniga ah inuu soomaali u badalo run ahaanti wa arin aad lowgu farxo wana kaga mahad celinaya walalkay sida af-soomaaliga kor ugu qaday iyo masuuliyada iska saartay

    • @jawarimedia
      @jawarimedia 3 года назад +2

      Nashiidadhaan waa tii Maher Zain

    • @zakiqays7106
      @zakiqays7106 3 года назад +1

      😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😍😘😘😍😘😍😍

    • @shamismaxamed6419
      @shamismaxamed6419 3 года назад

      🥰🤩😘😍

    • @baanabakaribaanabakaari7455
      @baanabakaribaanabakaari7455 3 года назад

      Gabdhahan waaweyn mesha inu kasaaro haboon sababto ah codkoda wa cowro wxa ka wanagsan kuwa yar yar taa aya fcn

  • @najmonajmo1344
    @najmonajmo1344 3 года назад +27

    Maashaa Alaah 😍🇹🇷Turkigaa joogaa like dhaha soomaali maxamad

  • @suldaanmohameddaahir10
    @suldaanmohameddaahir10 3 года назад +50

    NABAD GALYO KORKIISA HA"AHAATO NABIYANAA MUHAMMED SCW

  • @sameeradde
    @sameeradde 3 года назад +66

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين♥️

  • @mohamedabdirahman2921
    @mohamedabdirahman2921 3 года назад +14

    Masha alh guys she has beautiful voice. Appreciate you guys ❤️🥰

  • @halimohassan1922
    @halimohassan1922 3 года назад +18

    ما شاء الله She has the gift of a golden voice

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 3 года назад +14

    يا نبي سلام عليك صلي الله عليه وسلم ❤
    Amazing Voice🎧❤✅

  • @hodosaeed9157
    @hodosaeed9157 3 года назад +1

    Manshalh waan ku raxeysanya Xusida nabiga iyo coodka mcn manshalh 🤩🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘

    • @MaryanDhaqane-x3e
      @MaryanDhaqane-x3e 8 дней назад

      ❤❤❤❤❤😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedkeyow4634
    @ahmedkeyow4634 3 года назад +76

    Scw scw scw scw scw scw scw m.a allah ha ku dhowro meel kastoo oo aad joogto ilxun ku ma aragto abaayo

  • @caworashid691
    @caworashid691 3 года назад +1

    masha allah all rashka production i love somali

  • @ramlahillow5402
    @ramlahillow5402 3 года назад +10

    ماشاءالله ❤❤❤😭😭😭❤❤❤❤❤❤صوت رائعه ....الله يحفظها ويرعاها🤲

  • @josiaba8075
    @josiaba8075 3 года назад +2

    Masha
    Allah

  • @asafasad9367
    @asafasad9367 3 года назад +5

    I wish I was one of you guys cause am in love with nasheed and I hope to stand in a crowd and say even if it is one nasheed manshallah

  • @garashiyogaraad359
    @garashiyogaraad359 3 года назад

    Maaaaaashaaa allah Cod Aad u macaan oo lagu laray Erey mugleg
    اللهم صل وسلم وبارك على حبيبك محمد صلى الله عليه وسلم

  • @Asmaaa_12
    @Asmaaa_12 3 года назад +5

    Oh my god what a voice!😩💕incredible voice🌹🌹💟💋ماشاألله تبارك الله🥀💟

  • @bishaarobulshaale5330
    @bishaarobulshaale5330 3 года назад +8

    This voice is very sweet please share everyone who are muslim

  • @omartikey1587
    @omartikey1587 3 года назад +11

    cod qurux badan masha Allah ❤❤❤❤❣❣❣❣
    صلي الله عليه وسلم ❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 года назад +11

    ‏اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله أصبحتة اجمعين ❤️❤️❤️

  • @user-ey6xl4jf3k
    @user-ey6xl4jf3k 3 года назад +11

    Masha allah اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 😍❤❤❤

  • @riyadwidson4994
    @riyadwidson4994 3 года назад

    Masha allah Allah yabarak aniga wxn ahy gabar somaliyed my years 16 hadii ay noqoto caqli.fahan.cod.wan hubaa wlhi blease ii tix galicodsigayga

  • @umuanisa7327
    @umuanisa7327 3 года назад +7

    اللهم صلي وسلم علي حبيبنا ومصطفي محمد صلي الله عليه وسلم وجزاكم الله خير الجزاء ماشاء الله احلي صوت وأجمل وأروع حفظكم الله

  • @samsamcadey4923
    @samsamcadey4923 7 месяцев назад

    Gabar fiican maashaallaah nabigeena muxamed n.b.g.k.j. sallalaahu caleeyu wasalam mahadsananid maasha allaaah najma❤❤❤❤❤❤

  • @tffhulk7725
    @tffhulk7725 3 года назад +26

    why I am cry 🥺🥺🥺😭😭 masha Allah scw

  • @abdiraxmancabdullahi3786
    @abdiraxmancabdullahi3786 3 года назад +1

    Masha allaha 😍😍😍😍😍

  • @najiibabshir1584
    @najiibabshir1584 2 года назад +13

    صلي الله عليه وسلم 🥰 ما شاء الله🤩🌸🌺🇸🇴

  • @farhanbapan863
    @farhanbapan863 3 года назад +2

    Najma nashiidoyin badan haloo dhibo wey cod macantahy

  • @mushtaaqbashiir9873
    @mushtaaqbashiir9873 3 года назад +4

    waa run walahi masha allah wllshy hore u soco ❤❤❤🌹🌹🌹⚘🕌🕌🕌

  • @KhalidAbdifatahB
    @KhalidAbdifatahB 3 года назад +1

    ماشاء الله تستحق اكثر من ليك

  • @user-qt5pc2zj3i
    @user-qt5pc2zj3i 3 года назад +6

    Sallahu caleeyhi wasalaam☪️🕋🌏😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻💕🥰💕🥰💕🥰💕💕🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sabiramahamed8367
    @sabiramahamed8367 3 года назад +2

    Love you 💖 somali from kenya am muslim one love 💕😘

  • @ruweydaqorane8767
    @ruweydaqorane8767 3 года назад +51

    She is so beautiful 😍 and has a good voice

  • @imamjaylaani1145
    @imamjaylaani1145 3 года назад +3

    Wow maashalaah بارك الله فيك اختى ورزقنا الله بشفاعة النبى صل الله عليه وسلم 💕🌹

  • @abdirahmanhasandaacad9785
    @abdirahmanhasandaacad9785 3 года назад +4

    Omg Amazing voice 😍 mchalah baayo qali ala haku barkeeyo codkga macanka bdn mchalah scw

  • @SaidAbass4124
    @SaidAbass4124 3 года назад +1

    Masha Allah weey iga farxisay 1000 jeer waaan ku taageersanahay...

  • @zamiitaaxaseyn2978
    @zamiitaaxaseyn2978 3 года назад +187

    Tiimkaan miyaan kusoo biiri karaa cod waa leeyahay waan hubaa wallahi

  • @AliisinjaroogeAliis
    @AliisinjaroogeAliis Месяц назад +2

    صلی اللہ علیہ وسلم

  • @suldaanoismaaciil8372
    @suldaanoismaaciil8372 3 года назад +4

    بكيت كتير😭😭 اكتير حلو صوتها ماشاء الله

  • @xaajiyofaadumoxamza1646
    @xaajiyofaadumoxamza1646 2 года назад +1

    Maasha allah ku saliya nabiga sala allahu caleyhi wasalam

  • @ahmedmahamud3870
    @ahmedmahamud3870 3 года назад +11

    Cod dahaba masha allah
    Barnaminka Tone aadbaan ugu bogay masha allah allaw dhalenteena quruxdan usiyaadi ❤❤❣❣❣🙏🙏🙏

  • @hawoabdulkadir6779
    @hawoabdulkadir6779 Год назад +1

    ماشاءالله عليك يا نجمة ❤❤ ❤
    هذا الصوت ماشاءالله مرره معجبة
    مرر الاولا سمعت في بنت الصومال
    ما شاء الله الله يحفظك يا اختي 🎊 🎉🎉❤🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻🧕🏻

  • @user-oh5zw9dm7r
    @user-oh5zw9dm7r 3 года назад +18

    Alla cod mcnaa wlhi xaada ayay idhaqaajisy msha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ thnks najma

  • @bulshaachannel2696
    @bulshaachannel2696 2 года назад

    Wankujeclhy najmo Alle iyo xabiibkena moxamad scw darooda

  • @mahadhassan3067
    @mahadhassan3067 3 года назад +13

    Beautiful voice ma sha allaah
    Heard this before mahir Zain thou ❤️❤️💯

  • @najaxibrahim7225
    @najaxibrahim7225 3 года назад +2

    ي رب صل على النبي ما فاض نبع باالجداول أو جرى

  • @mydhiiga8945
    @mydhiiga8945 3 года назад +3

    عليه الصلاة والسلام 💙🤲

  • @Iamqueen-lv9ub
    @Iamqueen-lv9ub 5 месяцев назад

    RAmadaan 2024 allaha naoso gaadhsiiya ku mahadsan🥰 Sallalahu calayhi wasalam❤

  • @hodamohamed4516
    @hodamohamed4516 3 года назад +9

    HER VOICE AHHH MASHALLAH❤️✨

  • @najmaahmad6633
    @najmaahmad6633 3 года назад +1

    نجمه انتي اسمك مثل اسمي وصوتك مره حلو وانتي احلى مره واتمنى لك النجاح في كل مره 🤗😍😘

  • @noormohamed5769
    @noormohamed5769 3 года назад +4

    Allahuma sali cala nabina muxamed💙🤲

  • @xabiibosumayo2731
    @xabiibosumayo2731 3 года назад +1

    Waaaw afsomali ala cod macana thanks rashka prodhokshan keep going ❤❤❤

  • @mohamedamiin4059
    @mohamedamiin4059 3 года назад +4

    Msha allh cod macan ayey ledahay gabdha rashka production waxan kaga mahad celinena barnamijkan qimaha badan wuxu badal aad io aad u wanagsan u yahay hesaha qalbiyadena madobeyey 👍👍👍

  • @simanturki5077
    @simanturki5077 3 года назад +1

    ManshaAllah cod ka macan oo nashido lagu qado ma maqlin cod ka Allah ku barakeyo ❤💖💖💖🥰😘

  • @houseofpoetry943
    @houseofpoetry943 3 года назад +34

    She is beautiful just like her voice

  • @cusmaancusmaan2844
    @cusmaancusmaan2844 5 месяцев назад

    Hadaad codkayga ka heshay bay dhahday .like dhaha......walaal waaban la dhacnay codkaaga ka helitaan wey dhaafteyba walaahi bilyanis like uqalantaa walaal alaha noo kaa daayo

  • @haachideeq1168
    @haachideeq1168 3 года назад +6

    I.m not understant somali but voice amazing beutifull girl machalh

  • @She984
    @She984 7 месяцев назад +1

    Masha Allah welcome to Somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmedvidic
    @Ahmedvidic 3 года назад +8

    Maasha allah.. @rashkaproduction shaqo fiican ayaad haysaan, dadaalka aad wado waa mid muuqda dhalinyaro badanna ay ka faaididoonaan, horumar ayaan kuu rajeeynayaa 💖♥️

  • @nimchoodo5649
    @nimchoodo5649 3 года назад +1

    Masha allaah wllshay aad bad ucod macaan tahay 100 jeer iyo ina ka badan Hadi la dhagaysa to lagama daalayo hore u soco illaahay caafimadka caqliga iyo codkaba ha ku barkeeyo 💖💖💖❤💖💯💯👍

  • @mosacdani
    @mosacdani 3 года назад +9

    Maansha allaah, waa nashiido qurxoon cod hallaasi ahna lagu ladhay, barakooba.

  • @burleeke8156
    @burleeke8156 3 года назад +1

    Mash... wll ALLAHA kubarakeyo najma caday

  • @aamiinalihassan1675
    @aamiinalihassan1675 3 года назад +3

    يا حبيتي نجمة صوت جميل جدا : : ❤ الله يزيدك الصوت

  • @armyman5751
    @armyman5751 3 года назад +1

    Najma ali respect wll go forward 👏👏👏

  • @uprightmuhsin1883
    @uprightmuhsin1883 3 года назад +62

    The greatest to ever set foot on the face of Earth.SAW

  • @aminocllahi9294
    @aminocllahi9294 2 года назад

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw mnsha allh ilahay ha ku sharfo walalo qli

  • @khulasomovie
    @khulasomovie 3 года назад +3

    Man sha alah صوتها جميل جدا جدا

  • @hassandahir9693
    @hassandahir9693 3 года назад +1

    Axsanu sawt. Gabadhan codkeedu waa mid qofkaste soo jiidanayo kana dhigayo qalbiyada kuwo daggan oo xasilay. Mashallah aan dhahno dhamaanteen.

  • @Suusahp
    @Suusahp 3 года назад +7

    What a wonderful voice wooow🥺❤👌❤

  • @amiinaahmed6102
    @amiinaahmed6102 3 года назад

    asc maashaa alaah walasheen waa gabar cod wanaagsan alaha barakeeyo waxaan ku waanin lahaa walaasheen iney xijaabato sidaan si kasii fiican, hadaba waxa ka wanaagsantahay gabdho badan oo somaliyeed asalkooduna yahay islaamka laakiin muuqaalkoodo si kale yahay, alaha natoosiyo hana nagu sugo dariiqa saxda ah

  • @neverbeafraidtotrynewthing3664
    @neverbeafraidtotrynewthing3664 3 года назад +5

    Mansha allaah waxam rajynayaa in aan idiinku soo biiri doono🥰🥰🥰

  • @mohamedjama4987
    @mohamedjama4987 3 года назад +2

    Wa rajaynaya ina arko nashidadan oo Malayin qof daawadeen ❤🔥

  • @a.fattahkpofficial9149
    @a.fattahkpofficial9149 3 года назад +7

    Macha allah Omg really i can't Heart in my life this voice

  • @safiamaxamed4027
    @safiamaxamed4027 3 года назад +1

    Maashaa allaaah horay u socda sxbyaal oo jiijiya nashiidooyinka carabiga aad ku qaadaysaan dhadhan wayn u samayn mayso shacabka soomaaaliyeed
    Lkn sida nashiidadan oo kale waa wax fiican oo saamayn leh