Waa masiibo beni aadanimo wax socda cid isku dayaysa maleh in la joojiyo waxaa loo sii siqayaa dsgaalkii ugu xumas ee Nugliyeerka dunida maanta kuwa madaxda caqli maleh kibir iyo fasn ayay ayaa dilay inay shucuubta dunida ku dabar gooyaan shacabkuna waa kuma baraarugsana oo la hadli karin madaxdooda waalan in la joojiyo dagaal lagu hoobto oo malasyiin ruux ku nsf waayaan kana daran kii 1asd iyo kii 2aad ee ka dhaca dunida..waa masiibo.
Aad iyo aad wlhi musiibo waaye
CATOOSH YARE 😂😂😂
Qiyaamadiibaadhicikadha
Walal waxaa layiraahdaa,timishaadu waa kuu beensheetaa tamartaaduna waakuu runsheegtaa
Shekadasi waxayila muqata libax baradisi dabangalayal godod dhufasyo kasamasanaya ilamuqata😅😅😅😂😂😂
Qudhunqudhun dhalay weeye maxkamadaasi maraykan iyo england baa ka xun yuhuud
Qaterta aad bay u saraysa waxayna u egtahay dowlad kasto haysta suuqa keenni doona mana fooga dab shidka