sida loo isticmaalo applicationka capcut || part 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 65

  • @jiilsom
    @jiilsom  2 года назад +49

    Booqo barteena telegram
    👇👇👇👇
    t.me/jiilsom/351

  • @Qaazimpashiir
    @Qaazimpashiir Год назад +1

    Ustaad nooso Badi vifiogano kale wx padan wn kafaidney ilhy hku xafido🥰🥰🙏

  • @roodajanno3013
    @roodajanno3013 2 года назад

    Macalinow maalmahan waad maqnayde barnamijki hore mu dhamaaday power

    • @jiilsom
      @jiilsom  2 года назад +1

      Maya xoogay ayaa inoo hadhay

  • @abdullahiahmednasirnor1992
    @abdullahiahmednasirnor1992 2 года назад +2

    M,a cilmiga allaha kuziyadiyo ustad

  • @qalbiwanagchannal7759
    @qalbiwanagchannal7759 2 года назад +5

    Masha allah kheer allah haku siiyo
    Waxa aan kaa codsaneynaa in aad editig oo cartoon sida loo sameeyo noo soo geli adigoo mahadsan

  • @cabdulaahiciise12
    @cabdulaahiciise12 2 года назад +2

    Ustaadi wax aad kusameeso Sida Sawirka ama Waxkale meeel nosoodhig aan kala degno

  • @maadey_official602
    @maadey_official602 2 года назад +1

    I can't wait

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns 2 года назад +2

    Wllkey Allah khayr hku siiyo wx badan baan kaa fahmay sidaad wx nogu sharxday is the best keep going💜🔥

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 2 года назад

      Wxd soo gelisaa wll laba muuqaal sida laysu dhinac dhigo tnx

    • @jiilsom
      @jiilsom  Год назад

      Hye inshallah

  • @ahmedabdidakane190
    @ahmedabdidakane190 2 года назад

    Mnsha allh alle haku barkeeyo applicationadan computer ma ku isticmaali karaa

  • @AnshaxGemar
    @AnshaxGemar Год назад +1

    Pro sida subscribe button loo sameeyo video kasoo samee thanks

    • @jiilsom
      @jiilsom  Год назад

      Hye inshallah waa kasoo hdli

  • @abwaanbarreofficial3472
    @abwaanbarreofficial3472 2 года назад +2

    Keep going macalin

  • @hassanfarhanmohamoud
    @hassanfarhanmohamoud 3 месяца назад

    Mahadsanid ustaad

  • @mascuudahmed8565
    @mascuudahmed8565 2 года назад +2

    Mahadsanid ustaad

  • @maxaacusub3460
    @maxaacusub3460 2 года назад

    Wll music iska ilaali yay kaa xaaraan tiboobin lacagta aad la qaadanayso meesha

  • @galbeedtube9363
    @galbeedtube9363 2 месяца назад +1

    Thanks pro

  • @ugaaska46
    @ugaaska46 Год назад

    Thanks

  • @jigjiga2443
    @jigjiga2443 2 года назад

    Waa barnaaj fiican

  • @abdikariimyusuf1321
    @abdikariimyusuf1321 2 года назад

    Ustaad fadlan ino so samey adiga oo mahasan barnamijka Lightroom

  • @QADROALIOMAR
    @QADROALIOMAR Год назад

    wcs

  • @XAGLOFILMS
    @XAGLOFILMS 2 года назад +5

    Waxan ahay RUclipsr waxan buxiyay shurudihi YouTuba 4000 whatch hours iyo 1000 subscribe waxan u bahanahay inad iga sacido caqabado igaso wajahay AdSense waxan kalaso xidhidhi Dona Instagram kaga

  • @jubba230
    @jubba230 2 года назад

    ustaad sidee loo xaliyaa codka lagu duubo meel buuq leh barnaamijyadaan kuma aan arkin

    • @jiilsom
      @jiilsom  2 года назад +1

      Lexis audio editor waxa jira muuqal aan soo geliyey

  • @aliabdulaah4389
    @aliabdulaah4389 2 года назад

    Wcs waraxmatulaahi wabarakaatuhu

  • @xoghaaye3321
    @xoghaaye3321 2 года назад

    ayaanta waa lugu wayaya teeda kale muuqaalada desing ka noo soo badi.please

    • @jiilsom
      @jiilsom  2 года назад

      Waan soo wadaa

  • @jawahermohamed8114
    @jawahermohamed8114 Год назад +1

    Aad baad u mahadsan thy

  • @KingMaareeye
    @KingMaareeye Год назад

    Haa

  • @ayubbulshokaab5548
    @ayubbulshokaab5548 2 года назад

    Thank you al ustaad

  • @abdisalanhassan2034
    @abdisalanhassan2034 4 месяца назад

    Hellow

  • @LaylaDaud-do2nk
    @LaylaDaud-do2nk 7 месяцев назад

    Wll wan ubahanay

  • @MaxamedcabdileCadow
    @MaxamedcabdileCadow 9 месяцев назад

    Asc sxb sare waxaad ibartaa sida sawiro jarjaran vedio ama cod loo dul saaro fadlan jwb sxb

    • @jiilsom
      @jiilsom  8 месяцев назад

      Qaybaha xiga hadii aad daawato inshallah waad fahmi

  • @iidaaleyare3858
    @iidaaleyare3858 2 года назад

    Ustaad casharada qaab noocee loo daqsin karaa

    • @jiilsom
      @jiilsom  2 года назад

      Ma fahmin su'aashaada

    • @iidaaleyare3858
      @iidaaleyare3858 2 года назад

      @@jiilsom yacnii youtube ayaa rabaa in aan kala soo dago

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 2 года назад

    Mahadsanid moalimu for all apps updates

  • @abshirnasta7041
    @abshirnasta7041 11 месяцев назад

    Qaabkee shoocaaca loogu furaa markaa wax sharaxaayo

    • @jiilsom
      @jiilsom  8 месяцев назад

      Effect ama stickers ka qaar ayaa blur leh

  • @cabdicasiskaamil8463
    @cabdicasiskaamil8463 Год назад +1

    Sxb halke kadoqabta lbx

    • @jiilsom
      @jiilsom  Год назад

      Barta facebook ee ISLAMIC TECHNOLOGY ayaad igala hadli kartaa bro

  • @ciiltirecabdirazaaq7456
    @ciiltirecabdirazaaq7456 2 года назад

    Codka sidee loo hagaajiya pro

    • @jiilsom
      @jiilsom  2 года назад

      Muuqaalo soo socdaa kaga hadli raba

  • @abwaanzamiirzamiir7262
    @abwaanzamiirzamiir7262 2 года назад

    Wll mcn waxan iga cawisaa sida an reaction u samaynlaha anoo isticmalaya cupcat

  • @Dahiragey
    @Dahiragey Год назад

    M a mahadsid

  • @nimconimcoaxmed4626
    @nimconimcoaxmed4626 Год назад +1

    Side loo dajinaya

    • @jiilsom
      @jiilsom  Год назад

      Comment ugu horeeya fiiri bro

  • @sweetlife8933
    @sweetlife8933 2 года назад

    Mahadsnid wll

  • @iam_iprah
    @iam_iprah 2 года назад

    Make soon

  • @madaxmusmaar544
    @madaxmusmaar544 2 года назад

    VN SOO SAMEE

  • @HappiCabdiraxman
    @HappiCabdiraxman Год назад

    Lama arko halkaad tabanayso wllo😢

    • @jiilsom
      @jiilsom  8 месяцев назад

      Waa calaamadibayaa

  • @LUFFFYtaro__
    @LUFFFYtaro__ Год назад

    🔥🔥🔥❤️❤️❤️

  • @xhogoh_raz3958
    @xhogoh_raz3958 2 года назад

    Islamic technology is the channel name and you're doing this kind of work 😂😂

    • @jiilsom
      @jiilsom  2 года назад

      No problem I'll reach my dream 😌

  • @mssrodaahmed1553
    @mssrodaahmed1553 2 года назад +6

    I can't wait

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna 2 года назад +2

    Thanks