Dawga Cad | Jidka Loo Maro Dalka Jabuuti Ayaan Lug Kaga Gudbay
HTML-код
- Опубликовано: 29 ноя 2024
- Socdaalkaygan wuxuu iiga duwanaa dhammaan socdaalladaydii aan hore ugu tagay buuraha dhulkeenna, waayo? Waxa aan rabay in aan seexdo figta buuraha dhaadheer ee Waqooyiga kaga beegan Hargaysa fogaan ah 70km. Bilaa Teendho iyo agab badan ayaan ku talo galay.🥶
Waa dareen qurux badan marka ay cadceeddu kuugu dhacdo figta buur dheer kuuguna soo baxdo. 🤤💥
@cadceedka
Dhulka Soomalida is vast and xtremely beautiful May we love our motherland which few appreciate
Sidii film aanta ayaad u duubtay. MANSHA ALLAH
cadceed waan ku wataa zxp🙏
Ad ban kugu hambalyaynaya shp dadalkaga, Mideda kale Waxa ad iso jiidatay in adan isticmalin wax heeso ah, taso runtii an ku fakarayo inan kajaro muqaladayda heesaha🥰 Gulayso masul.
Hore u soco saaxiib, muuuqaal cajiiba waaye runti.
chp keep going muuqaaladadu 1 million uqalmaan
Ninkan kula socdaa waa funny ba kulahaa kanaalka cadceed travels af somalina garan maye naga daa 😅😅😅
MashaAllah bro; Hore u soco
Keep going zxp shaqa fcn baad hysa
My RUclipsr ffavourite 🎉
Sxp walhi si heer sare wax u duubray manshalah
Wllhy ninkan wa The best RUclipsr 👍 Horumar wCan zhp Na jiyad Qabin 👍👍
Keep going pro
Wllhi zxb sifiican uduubty😊
La soo dhakhso qaybta kale walaal.
Miyaad gaadhayna tuulada boodaale ee dawga hoostiisa ku taala.
Hor mar wacan zxp
LEGEND
Wllhi ninkani waxa uu uqlmaa 1M subscribe 🎉
Black mamba , iyo mas iyo good ابيل
Channel kan 2m bu uqalmaaa
❤❤❤
Castamar cusub
Ilimaha miyaaa meeshani mise waaaa boodaale
Yo why am I the first one😮
You should take zack with u sometimes anyway it was a good video keep going
war ninku qosol wngsana🤣🤣
muuqalada qaar darone ah kusoo kordhi Cabdicasisow
Rageedi