Waxaan heshiisiiyay dadka caanka ah ee is dagaalsanaa | Prank Call
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- follow iga so dhe instagram👉 ...
Kusoo biir discorkeyga 👉 / discord
follow iga so dhe TikTok 👉 / ashqar.boy
follow iga so dhe Facebook Page 👉www.facebook.c...
اللهم صل على سيدنا محمد
Mahadsanid sxb
nabadoon ashqar boy 😂🥲
comantiGa igu qabo zxb😂
No so badi nabad doone 😂😂
😂😂
ashqar boyow iso jawab
Ashqaroow xalqadaahaga Badi waan lagu xiisayee waxba masoo dhigtidee😅
Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad
Like saar😢❤❤
Allah is one 😢
Scw scw scw scw scw
Like ayaad ku ordee
ALLAHU AKBAR 😊😊❤❤
SCW SCW SCW SCW ❤❤😊😊
@@cabdicasiis5877xishood
Scw❤
Ashaqarow Jooji Askarta aad Wacayso😃
Askari Bes weeye faraha wan ka qaaday askarta 😂😂🙏
war askarta iyo arsinal isku balami
suldaan seer wax masoo wadaa
@@ashqarboyaf biijoole wa shamsi in lagugu qado miya rabta sharma boy mxa benta uga shegaysa
Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad
Like saar😢❤❤
40 qof ducadooda waa la'aqbalaa ee ii soo duceeya inuu ilhy muraadkeey ii sahlo😢🤲io inuu ilahy igaqado walwalka🥰🥰
Illahey haka dulqaado wll🤲
Ilahaay haku sahlo wll Insha Allah❤
Alle muraadkaaga ha kuu sahlo wllo saliga Nabiga bari ❤
Allah kaa qaado
Ilaahay haka dulqaado wll
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️
Asadaw cayda iyo koko ❤❤❤maa kadhigtidaa best love for ever❤
Waan soo socdaayee iskolarship ayan ku imanayaa maleesiya
Mayfiicantahay waxbarashadeedu
😢snapka iigu soo sheeg 🎁 gift bean kuukeeniyee
Waxaa iigu qoran lisa sawr gabdhaa ayaaii horyaala
ALLAH IS ONE 👆📿😢
Kusali Nabi Mohamed Scw ❤🎉
Scw scw scw scw scw scw
Maarish iyo qurux ku dhiigle soo qabo iyo ceyda iyo amiira iyo cali zaki iyo warda happi 😂❤
Wllhi siwacan baad tidhi💯❤
Ashqar nabadoon isn't easy 😂😂
Ma shege marka💔😂
Sharma boy and King Ck is Not Easy ❤👍 Ashqar boy legend of legend keep going
Asigaa Qasay Raali Gilinta😂😂
Run maad moda ai voice weye 😂😂
CK WAA BEEN AAYU DHAHAY WAXAN😂😂😂
Ashqar boy muuqaala da soo badi saad u gaadho 200k ha soo yareen ok ❤❤❤❤
Waa ba soo gashay aan ku salino nabiga scw❤
Ashqar isn't easy wlhi mashaallah inta ku faraxsan wllhen sharma io Ck in ey isla hadlan inta wanaga jecl un like❤😊
8 minutes isn't enough ashqarooow 😅
Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll
Ashqar isn't easy dadka dhibka kadaa ina'adeer 😂
Nabadoon ashaqar boy keep going pro ❤❤😂😂
Wax aad heshiisiisay maleh ineey sifiican uwada hadlaan oo heshiiyaan beey aheyd waad ka qastay😢
wllh most talented somali youber aa tahay keep going wllkey🥰
SHARMA BOY AND BIG MOHA BOTH OF THEM ARE LEGENDS 🎉🤟
Asi ninka magaca u dhig ciyalkan wuu ka sharaf weyn yahee 😂
@@sumayaxasan-ou4pgninkee na😂
War ashqar maxa kaqaldan bowe malmihi sore cadi ku eheed banqmijkan lakiin manta laku fahmaye bowe😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Qof caana iyo qof shacaba isku soo qabooo❤❤
Tas waaan kugu racsan
Ashqar waxa uu kusi dhawyey my first fav youtuber 😂❤
CK Waa shaqsi xishmad badan wllhi ❤
😂😂😂😂😂 xushamadee dee video kan ku cigarette soo daawo
Legend ashqar boy Taageero weyn kuu ahay 😂😂😂😊
Balaayo loo bahan yahay ashqar boy😀wn ku wataa ani bro keep going🙏
Sxb pin isaaar wana ku tageera well done boy
Waakan qofkii ugu horeeyay ee daawada anaa lagan yaa kee waYe kaas😅😅😅😅😅
Ashqar sxb barnaamijkan sobadi wuxu isku darsadey Qosol iyo adoo farxaani ah😂
been maha 😂😂
Soo badi barnaamijkaan
waa been cad oo loo jeedo
ciyaal xamar waa dad qalbi wanaagsan walaahi sharma boy iyo ck maasha,alaah ❤
Trust our Prophet Tʜᴇ Bᴇsᴛ Pᴇʀsᴏɴ Eᴠᴇʀ Tʜᴇ Mᴏsᴛ Sʜɪɴᴇ Aʟʟ Cʀᴇᴀᴛᴇᴅ Pʀᴏ ᴘʜᴇᴛ Mᴜʜᴀᴍᴇᴛᴛ (ﷺ)♥♥
Sxp waalaaga ficnahy inaan quf aadan ehyn iska dhigay
Dhigtid
Asad hajio
Legend ashqar boy❤😄
Legend ashqar❤
Ashqar is not easy 😂😂😂🎉❤
Soo badi zhp ashqar boy
Ashqarow waxaa tahay qof fiican geap going ❤😢😢😢😢
Lol😂😂
Walaal waa jimce aan ku xasuusiyo xabiibkeena muxamad 🩷❤
Scw😂
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
Keep going brother waxan ku rajenayah 200k iiyo iintas iiyo ka badan iisha Allah brother🙌
I believe ck iyo sharmaboy in eey cadi iskulahadleen 😂😂
Nabadon ashqar boy❤
Ck most respectful person ❤❤
Waar shamso ha dhihin wuu ina maqlayaa e 😭😭😂
Ashqar boy sxb ceyda iyo Amira soo qabo blz😢😊
Waan ku taageera wllahi zxp lkin soo badi vedioga noocan❤
Allah is one ☝️
Pubj ban rabna ashqar waligay comment mad igaaqbalin midan waxan rijenaya inad ikaaqbalidontid in sha Allah pubj 😊😊😊😊😊😊
Part 2 qurux kudhigle iyo marish wll ashqar vedioga hadheretho wll almost 15 to 20 min
Waraa ninkan talent waaaye we sifiican haloo tageero aam gaarsiini kanalkan 500igu yaraan subscribers
Alla kan indhuhu icaseeyay San uqoslayay 😂😂😂😂😂Thank you pro Ashqar boy😅
Ashqar wll fudyowyada mar kasta noo so dhig wan ku xiisnay wallhi❤😊
Soo badi sxb wllhi wan qoslay😂😅
War ninkan wa legend talent leh wlhi keep going sxb
Qofka ugu horeeyay Ani waaye❤😂🎉
Nabadonka RUclips ashqar boy is not easy wallahi😅😂😊
War maha cayda warda cali saki bey is jeclyihin 😂😂warda hpppy waa naag noool😂🎉
Ashaqaroow malinkasta video soo dhig zxp
Big fan ashqar boy zxp keep going 💪 👏
🎉😅
😂hyghh
Ashqarow game horror so ciyaar 😂😂
Marish iyo qurux kudhiiglee saaqabo ashaqarow😊
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱.
Scw scw scw scw scw scw
Qurux Ku dhiigle & Mariish 😂❤😊
M.a wll ashqar boy🎉
The king ashqar is back
Ashqar in aad xagaas kaga hadhay may ahayn inaad isla hadashiiso ayay ahayd waynay is cafin lahaayeen 100/100 waa laba nin oo aad uqalbi wanaagsan realy wlhi
Askari mahan ee waa shakir 😅😅😂 benta wa lesku fahmay ashqar 😂😅
Ashqar legend always legend Fnny batahay sxp
Ashqar boy sxb pin 📌 isar legend waye ❤
Hadaan ba arko ninkaan qosolban udhintaa 😂😂😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂
Waa beeyn waxaan ayado la is dhihin Yawye iyo ada iso wacay ma rali ahow hore ka dhaha waxas ma yeleyna marka beynlow 😂😂😂😂😂
Video soo badi zxb
H.wazee ninka raga markuu wax raali gilinaayo waaka duubee 👊😣 batuulo neh markee wax ceeyneeso waasoo qaadanee 👊🥱
Saaxiib soobadi asha qar boy xaari baatahy walaahy
Nabad doon Ashqar boy 😂😂
Nabadoon😂😂😂
😂Daaci ashqar nabadoon pro shamso ayaad ka xishoodsiisay wlhy
Waa ashqarkii imtixaanka ahaa
zhb waan ku taagera hal mat joker soamli dheh zhb from jigjiga ❤
Ashaqar boy dadka hakala dhaxgalin ❤
You have talent 😍😍😍
❤😂
Frist😂🙌❤
Ashqaraw lagend baa tahaye soo badi waan kuu xiisnay
Waa naga soo dahisay😂❤❤
ashqar imtaxaan waku salamay✋
Nabadon ashqar isn't easy 😂😂😂❤
Nabadoon ashqar boy
nabadoon ashqar boy hore usoco
Ashqar boy madax qosolka😅 waa kuwataa
Keep going zxp
Warda happy ciyaalkii hore kulaha walaa calaynaa ciyaalo suuq 🤣🤣🤣
Zxb mcn so Badi walhy Fani aya Tahy Wan Ku Tagera ❤❤❤😂😂😂😂
Ku sali xabiibkeena maxamed zcw zcw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilkacase qays iyo maxamed bk wall soo qabo 👍
Ck waa shaqsi xishmad badan walhi❤
Xushmadu ma in qof raali galinaya uu cayaa
200k coming soon brother
Inta og inuu labadaba Gaar uga so qaatay Hadalka😂😂
Ck Wuu Oynaa Ha ku dardarsanin 😂😂😂Ciyaal waaye cunugaas
Zhp inozoo badi wllhy funny prank😂
Dirisle iyo samixa can’t wait legenow bobsi
Keep going pro😂
Ashwrow waa fashilmatay 😂😂😂😂Zaki somalia Raxmo waay kufahmayn😂😂😂😂mac😂😂😂
warda happy iyo king ceyda meel lagu hadal hayo ma aragee ma adaa ila cashaqay ashqarow