DAAWO MUUQAAL XANUUN BADAN OO MAANTA JEEL OGADEN LAGA SOO DUUBAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

Комментарии • 233

  • @nimcocarab4112
    @nimcocarab4112 5 лет назад +4

    Waxaanse sheegaya nagaha cabdi cabdiga si haya wle waxa igu balana naagta nada ee tidhaa cabdi maxamud ila so hadal qaada inan dunida ka qarin nacnaclaydaan ka aqaanaye💯

    • @naciimacqadir8114
      @naciimacqadir8114 Год назад

      Ina ily khanis tigre ah bu aha maxad utari karta cimrigisa inta kahadhyna jelbu ku dhamay san ishalh akhirina ale godka haku cadaabo

  • @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
    @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 6 лет назад +19

    wn ilmeyay wlhi inanka wariyaha si qiiro leh ayu uwaramaya qof kasto dareen bini aadam uma adkaysan karo ilahay wllo haa ka abaal mariyo cidkasto ka dambeysay😰😰😰😰😰😰😰😰😰😢😢😢

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 4 года назад +4

    Inkaar alle haku rido kuwii umadda ku dhibaatayn jiray jeelkaas

  • @abdirahmanmahamed597
    @abdirahmanmahamed597 6 лет назад +11

    Waxaan madaxda D D S ka codsanayaa in cabdi ileey jeel ogaadeen lagu xiro waliba qolka jiif iyo joog 10 sano lodaayo qolkaas inta uu kadhiman

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan7258 6 лет назад +8

    Waaa iska oooyayaaa waxkale ma awooodo😭😭😭😭

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 6 лет назад +9

    😭😭😭😭😭
    waaan ooyaya markan maqlo magaca jeelka waxan xusuustay aderky iyo habaday in dhgxbur lagasoqabty lagunaxukumay 10sano xadhig aan cadalad ahyn iyo onlf ayaad wax siiseen ood lashaqaysen runtii wadanku xalkisu uu xumaa hada lkn wxan umalyna inay doonti hormarku kacday halaxajisto
    # viva mdw mustfe

  • @caamirfarah6756
    @caamirfarah6756 6 лет назад +6

    اليس الله بعزيز دي انتقام (بلى)alle miyuusan aheyn adkaada aarsada wuuba yahee dadka sidaan ugaley dadka walahood ah oo waliba muslimka rabbi waa arkaa 😭😢😢😭

  • @nimcocarab4112
    @nimcocarab4112 5 лет назад +2

    Waan oyay wlahay bilaahay waxaan dhihi lahaa dadki gacanta ku hayay waa in dunida lagu cidhiidhiyaaa koronto shabuug biyo halo qoro bedeyga cabdi maxamuud cumarna😭 dunida halagu cidhiidhiyo

  • @abdihakiinmahamed5196
    @abdihakiinmahamed5196 6 лет назад +4

    Subxaanalaah kuye 3 bilod ayuu taagnanayaa 😭😭😭😭 ilaahay cadaab kuwa sidaa wax ugulaya

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 6 лет назад +8

    Waa wax fiican jeelkii dadka Soomaaliyeey lagu ciqaabi jiray hadii video laga sooduubay

  • @hamzeased30
    @hamzeased30 6 лет назад +1

    Abdi ilay iyo wixi laa shaqeya ilahay narta haaa kawarabiyo

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 6 лет назад +1

    Yaaaaaaahuuuuuuuuuuuu!!!!Alaa weeyn,Alahu Akbar.

  • @abwaanmjokar176
    @abwaanmjokar176 6 лет назад +1

    Subxanalaha qof islaam ah ma samayn karo tacadiga intan le.eg wlhy waa qiiro iyo calool xumo aan la ilaawi karan fadlan dadkii waxan sameeyay waxa ay gelin wax ka baxsan xuquuqal aadam waana xayawaane hala marsiiyo waajibaadkooda waxashta waxashtu ahaatay

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 6 лет назад +1

    Xabsi dad lagu ciqaabay maxaa loogu nisbaynayaa Qabiilka Ogaadeen waan ka Soo horjeeda in qabiilka Ogaadeen ee qof walba la ga helo in laga dhigo dad xun oo dadka jidh dila oo bilaa naxariisa.

    • @nimcofarah7690
      @nimcofarah7690 2 года назад

      Ugadeen waa kuwa meesha dhibka intaa le eeg logu gaystay dadkle way yarayeen dhibkana dad garaa sameeyey

  • @binyooma240
    @binyooma240 5 лет назад +1

    Allow ada mahadas Leh umaadana Ada u maqan Walhi wa midan ku Ilmeyy Ana so casusty Caku waaa cawaaan

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 6 лет назад +12

    Cabdi Ileey naartii Allah haku fogeeyo

  • @abdirahmanmahamed597
    @abdirahmanmahamed597 6 лет назад +4

    Gaalada xitaa saan wax uma gasho wlhy wadan gaal ayaan ku nolahy waligayna ilxun layguma so eegin 😭😭😭😭😭😭😭😭 waan ka xumahay in saas dad muslima loola dhaqmo plz jeelkan haa lagubo bataatanba hala baabiiyo

  • @khadramumin175
    @khadramumin175 6 лет назад +1

    Marka ma qamiriya caba dadkan 24\7 ms high Waxa la arkey o.o la maqlay ma ah the will pay back

  • @lama-huraan6982
    @lama-huraan6982 6 лет назад +3

    Xasbunalaaah illaahow adiga mahadas iskaleh 😭😭😭😭😭😭

  • @shukriahmed5069
    @shukriahmed5069 6 лет назад +2

    Subxanalah subxanalah subxanalah

  • @haniasad807
    @haniasad807 6 лет назад +2

    subaxanallah illahow ha nagu cadiibin aduunka kuwaan dhiba way so arken Allah uyasiro

  • @nasrahassan5413
    @nasrahassan5413 6 лет назад +1

    Allaahu Agbar, Alla Ku Cadaab Culimada sidaa yeeleen dhaanto ku mashquuliyo IYO heeso DAYUUS CABDI ILLEY.

    • @mahamoudali8932
      @mahamoudali8932 4 года назад

      Ilaahay ha cadaabo Cabdi ilay maanta in sidii uu dadka u galayay loo galo ayay ahayd xaaranka

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 4 месяца назад

    Iimaanka ilaahay kaqaadku
    Magaalbuu ahaa subxaanalaah

  • @munahassan9059
    @munahassan9059 6 лет назад +2

    اليس الله بعزيز دى إنتقام

    • @caamirfarah6756
      @caamirfarah6756 4 года назад

      بلى😭😭😢😢😢😢😢😭😭😢😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢

  • @nejmadharwish8477
    @nejmadharwish8477 6 лет назад +2

    😭😭😭Ax

  • @ambiyah5023
    @ambiyah5023 6 лет назад +1

    Inaalilhi wainaalhey rajucuun laailaah ilalah walaxoowla walquata ilabilahil cadiim

  • @guleedmursal7159
    @guleedmursal7159 6 лет назад +7

    Madaxweine aniguu waa ogaden waxaana jogaa kenyaa nimaanki dibkaa gestei oo dhaan waxei kubashaleyan nairobi iyo mombasa iyo dubai wanaan argagaxnei xoolehei wataan markaan aragnei eee fadlaan wax addd manulkaa kuuwadoo hadad rabtoo soo dirsoo interpol policee

  • @maxamuudibraahim6489
    @maxamuudibraahim6489 6 лет назад +1

    ALLAAHU AKBAR
    waa taarikh madow oo nasoo martay
    buugaag ayn ka qori doonaa insha allh

  • @kayakaya8675
    @kayakaya8675 6 лет назад +1

    Alle wxn kabryayaa in dadka qulubtoda Sidi hore kuso celiyo
    Wlhi waa wax tarikh madow gashay lana ilobi donin 😢😢😭😭😭😭😭😭
    InZh Aalh Alle ciqabtisa waa danbysaa malin aan la dhafeyn wxna ✋😭😭😭

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 6 лет назад +2

    suuliga baranbaro miyayna kasoo bixi jirin ala ilhayoow ugargaar dadkaas😢

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 6 лет назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭 Alla xanun badana Qalbiga i qarxay Meshaan jeel maaha e Wa mel dadka lagu khalo wa Xera dhiig Subxanalah Wlhi qof damiir leh waxan ma Xamili kro Dadkii waxaan idinku sameyey Aduun iyo Aakhiraba Allah uma gar gaaro😭😭😭

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 6 лет назад +2

    Allxamdu llilaahi rabulcaalamiin illaahayga idin ka soo daayey dhibkaa ayaa mahad leh qalbigana allaha idiin daaweeyo nabsi weeye maanta isagii waxaa idin kula kacay baa idin daba maray

  • @sahraa7750
    @sahraa7750 6 лет назад +5

    Caalamka halkee lagu arkay dad musqul lagu xiro oo hoylooga dhigo illaahow wixii dulmigaas ka danbeeyey aduunkana ay ku googo,aan aakhirana jahanama hoy uga dhig waa kuwii sidaas wiilasha iyo gabdhaha somaliyeed sidaas ucadaabijirey

  • @cusmaanmohamed5561
    @cusmaanmohamed5561 5 лет назад +1

    Gaalada ayaa ka naxriis fiican
    Ali yare

  • @kalafowseeme5419
    @kalafowseeme5419 6 лет назад +1

    Waa ka sii liita dadkii shalay dadka saasa u siigalay maatana meesha ku jira

  • @munirmohamed9937
    @munirmohamed9937 4 года назад +1

    AllaH baaa ka jaaizo marinaya wlhi dhipka uu u geystY umada islamka 😭😭Cwa wxey ii thy Hbeen kle wlhi Suuli bay ilahey ku cibaadeysNayan Inaa lilahi wa inaa ileyhi rajucun

  • @omarotte2047
    @omarotte2047 6 лет назад +2

    abdi iley illahy ku cadaab adun io aakhiraba
    mantad heydaa maskiintad jirdileysay

  • @nasrahassan5413
    @nasrahassan5413 6 лет назад +1

    Asc. Walaahi WAA Ooyey. Maanta ayuu hayaa Cabdi Iley NIN dadkii saan u gelayo.

  • @umayma1831
    @umayma1831 2 года назад +1

    Ax ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 dacatiga aloow nagadulqad aamiiiiin

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 6 лет назад +1

    *حسبنا الله ونعم الوكييل😢😢*

  • @eidabdiwali5630
    @eidabdiwali5630 4 года назад

    Wll ismaciil buur. Gaabo runtii wan dameeray sida la idiin galay anagaaba isbadalnay. Markaan dhagaystay

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 6 лет назад +1

    Subxaanaka yaa allaah yacni waxaadan iska dhaadhicin karin dadka waxaas sameynaya iney ahaayeen dad kula sheganaya Muslimiin waliba kugu isir ah oo waliba kugu aff,ama luqad ah ilahay baan kama magan galney shartaas iyo shar kale oo badan tolow kuwaas aqiro maxeey ku ilaaween aduunyooy xaal qaado

  • @munoshenomunasheeno4473
    @munoshenomunasheeno4473 6 лет назад +1

    Wlhi dadkaan aduunkey ku cadaab meen illahow u danbi dhaaf

  • @mohammedsheekh9397
    @mohammedsheekh9397 6 лет назад +1

    dadkana Sidaas ayuu uu cadaabay isna maalmo ayuu adkeeysan layahay ina ileey isago sii sharaf leh loola dhaqmay

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 6 лет назад +1

    Hhhhhhh bilaa aqli hadii sidan laguu gamaysanayo maaxaa duu diiday in aad isdifaacdo ama aad geeriyooto

    • @xamsexalane7079
      @xamsexalane7079 6 лет назад

      Miskiin maad ısdifaac did ama maad dhimatid waxbaan kaasoomarin walaahi dhuusaad kuwaalan lahayd

    • @abucubayr8517
      @abucubayr8517 6 лет назад

      Hhhhhhh bilaa aqli ciyaalo caano costa
      Inta aanad dhuusada kuwaalan isdifaac inta aad awoodo hadii aad dhimto waxaa tahay geesi shahiida laakiin ogaadeen inta la gumaystay ayaa hadana iyagu is gumaysteen

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 4 месяца назад

    Marka qofku yahay iimaan laawe aan ilaahay aqoon dhaqankiisu waakaas lkn
    قال الله تعالى أليس الله بعزيز ذي انتقام

  • @hussienoladabdirahman5754
    @hussienoladabdirahman5754 6 лет назад +1

    INiscafino dolmina Halawada dido

  • @laztactin5727
    @laztactin5727 6 лет назад +1

    Saa meeye wixii hystay

  • @ugaaswadani9509
    @ugaaswadani9509 6 лет назад +1

    Dad dimbi la an ah ayaaa les kaxeraaaa wayab

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 6 лет назад

    Walaalayaal iga raali noqda waan Ka xumahay waxa idinku dhacay waxaan ahay qof soomaali ah raali gelin iga qaata waxa la idinku dhigay oo ah wax aan horey u dhicin.

  • @farahahmed9555
    @farahahmed9555 6 лет назад +1

    Dadka ina ilay u doodayaa halkaa ayaanay soo marin haddii ay soo mari lahaayeen ama ehelkoodu ku jiri lahaa ma aanay taageereen ina iley

  • @kawtherable
    @kawtherable 6 лет назад +1

    this is probably everywhere in 3rd world countries

  • @saadaabdi5043
    @saadaabdi5043 6 лет назад +1

    Axx walhi waa xanuun😭 Allaha unaxariisto intii dhimatay

  • @mahamedabdilahi2122
    @mahamedabdilahi2122 5 лет назад +2

    Oo intaad u tashataan
    Maxaad iskaga celin waydeen
    Ilaahay wuxuu yidhi
    Qofka naftaada kugu soo
    Doonta iska celi

    • @maankadeeqa3046
      @maankadeeqa3046 4 года назад

      Mahamed Abdilahi xataa hadeey isugu tagaan eey baxsadaan halkee tagayaan magaalada oo idil ayagaa heesta waana tiogasho 😰😢😢😢😢

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 6 лет назад +2

    allow ciqaab kuwa sidaan u galay dadkan

  • @amalosman6366
    @amalosman6366 6 лет назад +2

    ax ax walhi wn kaqiroday Allah ka abal mariyo wixii saa yeeli jiray

  • @ikraanmaxamed1171
    @ikraanmaxamed1171 6 лет назад +1

    Maxada waxa isikalee ilahi iyo oromo isibalaka ketee mshaalah

  • @hanixiirey88
    @hanixiirey88 6 лет назад +1

    Buur gaabo aad ayan uga naxa wiilka dhalin yarta oo bilaa dambiga lagu xirey lakiin ugu dambeyntii wuu guleystey

  • @mohamedaliolad2316
    @mohamedaliolad2316 6 лет назад +1

    Abdi ileey mirihii uu beertay buu guranaayaa

  • @safiamuxumad3381
    @safiamuxumad3381 6 лет назад +1

    Mudane madaxweyne waxaan kacodsanaa ciqabta dadka geystay hala sooqabto c m cumar kaligis xasuuqa shacabka mageysan

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 6 лет назад +2

    Cabdi iley ilaahay sixun ha idilo adunka ilaahay haku siciyo aamiin aaamiin yaarabi

    • @nasroabdi5061
      @nasroabdi5061 6 лет назад

      Illahy ha ka abalmariyo kuwii waxan ka danbeyey

    • @alinoor8322
      @alinoor8322 6 лет назад

      Mohamed Osmaan allah kaa abaal mariyo si xun u dhimo illey

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 6 лет назад +2

    Cabdi ileY wax la Yidhaa anigu garan maaYee ' rabi uun halala sugo

  • @ahmedkamalahmed5807
    @ahmedkamalahmed5807 3 года назад

    Subxanallah inalah waa inaa ilahi rajucuun ninkan maan dhiig islam ku jiriin umada sidaan uu dilaya Asagana caqabta halla dareensiyo

  • @zharmaakejamac7975
    @zharmaakejamac7975 5 лет назад +1

    Runti aad ban uga xumahy wixi ku garay sxp mcne iska samir 😵😵😵😭😭😭😭

  • @khaliifr3696
    @khaliifr3696 3 года назад

    Dadkii waxas ka danbeeye wa ina la so wada qabto lagana bilaabo ina iley oo maxkamad xuquuq al insan la saaro
    Xasbunallah
    La xawla wa la quwata ilaa billh

  • @raygalrg671
    @raygalrg671 5 лет назад +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @crisaaqmuxumad2612
    @crisaaqmuxumad2612 2 года назад

    Subxaanalaah ilaahayow jahanaba kawaraabi kuwa sidaa dadka ugalaya

  • @ahmedkamalahmed5807
    @ahmedkamalahmed5807 3 года назад

    Alle calmo haku riido

  • @guleedmursal7159
    @guleedmursal7159 6 лет назад +1

    madaxweine nimaankan qoomkodii ayey bahdileen manaa ahaa enei kenyaa kubashalan ayagoo umadii guumaadei waa enii caadalada lahorkeenaa

  • @aminaaden2601
    @aminaaden2601 4 года назад

    Ina iley hadu haya wuxu geste

  • @abdullahiahmed5560
    @abdullahiahmed5560 4 года назад

    Wlh waan ilmeeyay wsxan kacod saneynaa hadaanahay somaliweyn in cabdi ileey laguxiro jeel ogaadeen gaar ahaan qolka jiif iyo joog

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 года назад

    Ogadeenku wuu gama'san yahay ee gamasyo haw dhiibin godobta ha ogeysiin rag waa garacyo Shaydaan e 🇸🇴🇸🇴

  • @abdihakiinmukhtaar2973
    @abdihakiinmukhtaar2973 3 года назад

    Waa oyay

  • @runishvlogs9198
    @runishvlogs9198 6 лет назад +2

    😢😢😣abdi iley hala daldalo naarta ilhey hkuku fogeyo

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 лет назад +1

    Ar naxdin badanaH .....

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 лет назад

    Ibraahin xaad xabsiguu dhisay baa lagu xidhay maan shaa allaah

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 года назад

    1:45 Somali haduu Somali Saa u galaayo, Amxaarta ka waran.
    Dadkii Dal siseeya ah Cadow Somali na Ah, Baa Ayaka Ruufyaamo iyo Cadow isku ah.
    Umaduna Waa Muslim.
    Yaab

  • @kaysemohamed656
    @kaysemohamed656 2 года назад

    Dad somali ah oo muslimin ah bay ku jiraan dad sidan ku samaynaya somali kale waa calool xumo lkn manta kuwii wxa gaystay bay ku noqon insha allaah

  • @samiyahusein8261
    @samiyahusein8261 6 лет назад +1

    Ax ax ax ilaahow ka abaal mari wixii umadaa nolosha ku silciyey

  • @bilemaxamedxuseen9854
    @bilemaxamedxuseen9854 4 года назад

    Caku ogaadeen Somali ma ahan Caqli malahan

  • @user-bw2ow2im9f
    @user-bw2ow2im9f 6 месяцев назад

    ❤❤

  • @sacdaomer2945
    @sacdaomer2945 3 года назад

    Ax ax ax

  • @geeljire395
    @geeljire395 6 лет назад +1

    Cabdi iley fircoon ayuu ahaa, naarta jahanama alle ha ku fogeeyo.
    Waa alle mahadii mar haddi cabdi iley laanta xiran yahay

  • @aminadhagacde1979
    @aminadhagacde1979 6 лет назад +1

    Subxanalah subxanalah ilahy waa xaq soor dadki dadka dhibay waad aragta

  • @apdirahmanmanka7363
    @apdirahmanmanka7363 2 года назад

    Ax 😭😭😭😭

  • @abdikaafinuur6990
    @abdikaafinuur6990 6 лет назад +1

    Subxanallaah dadki waxaa sameeyay ayay hada u doodayan

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Год назад

    Allah dadka san dadka ogolaa subaxana allah xasidsanaa ilhy hakaa goyoo😮😢

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 6 лет назад +1

    Ilay sidaaso kale u ciqaaba daaquudka isaga iyo aydii uu rabaystay new

  • @weriyekeyd9567
    @weriyekeyd9567 6 лет назад +2

    Naf adagaaa dadku

    • @crahmnganey7274
      @crahmnganey7274 6 лет назад

      kaltun ahmed hhhh wlhi wad iga quslisay anigo qushucsan wlhi

  • @abd-qd2yy
    @abd-qd2yy 6 лет назад

    Allaah cidna madhaafin c ilay allaah hacadaabo isaga ayaa masuulka ahaa waxaasoodhan

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 6 лет назад +3

    Cabdi ilay halagu xiro meeehan nacaladka Caloosha baaldiga leh😏

    • @AnfacMedia
      @AnfacMedia 5 лет назад

      ဏဏတဘထဇဇဪ၌ဗဖခ်ဌဤလဌဎ

  • @nasroosman4667
    @nasroosman4667 4 года назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭xufaaada aah caku xanuun bdnaa Illahay xagee lagali doonaaa malinka qiyamo ya Allah xanuun bdnaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Raho339
    @Raho339 2 года назад

    Ax Ax Ax Jeel Ogaadeen👈

  • @alinoor8322
    @alinoor8322 6 лет назад

    Illey allah kucadaabo ummada wuu cadaabee.

  • @ahmedmo5495
    @ahmedmo5495 6 лет назад +1

    Aduunka waxkaste bar bilaw iyo bardhamaad ayay leeyihiin. 👺👺

  • @mahamedabdilahi2122
    @mahamedabdilahi2122 5 лет назад

    Niyow barigaa hargaysaan
    Estv ka dawaan jirey
    Oo dadku way amaani
    Jireenuun
    Cabdi ilay talow maxaa u ammaani jireen

  • @hapooncali8498
    @hapooncali8498 3 года назад

    Ilahay baa idinkaa qabtay

  • @fadumodagan4662
    @fadumodagan4662 4 года назад

    Abdi iley iyo wax la mid xiil Alla uma dhiibo e idiinkana Dhabi dhaaf Alla ha idiinka dhiigo

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Год назад

    Ooo qolka sas oo yar mixii odisiin xasidsnaa

  • @fardawsoelmiabdi8663
    @fardawsoelmiabdi8663 6 лет назад

    xasbuna llaahu wa nicmal wakiil walaalayaaloow ilaaheey baa wax ciqaabo runtii waa wax laga qiiroodo ilaaheey waxba kama qarsano lkn ilaaheey ayaa kaxisaabi doono maalin maalmaha ka mid ah ilaaheey umada muslimka ha u gargaaro waxaas dhan waxaaba iigu yaabka badna dadka quraanka xifdisan oo ilaaheey karaameeye sida loo dulleeye oo meel lageeyo dad meesha ugu xumeed lageeye subxaana lllaaah subxaana lllaah