Thnkz Zakariye, wlhi wan qoslay😂😂 i like rer Hargaysa. sixitaan yar: Accents/lahjado weye ee not languages/ luqado. Abayo waxa loo istimalaa gabdhaha/hablaha. Abowe waxa lo isticmaala wiilasha/inamada thnkz🙏 from Mogadisho.
@@yaasirmohmuud1438 War naga aamus wax yahow meydkaa Lahjadeena hadan iri ma galkacya loga hadla ban iri War nagatag qalbada ku madoobe waxan soo qorneyba madan fahmine wax yahow alaalaxa
Alla waryadhen War bal iska iskawara alla war de wa reer hargaesia oo xeebta kene warydhahen war na da waryaa keen hilib ka geela keen ee xaranta ah alla Barbara keen wadnuhu Haku istagee
bisinka waar lahjadba ma iyaga yaqaana soo kuwa waxana fahmayn kuhadlay waxoodu waa cayaar mise waa ka daacad waxani iminka kii ugu dambeeyey ee lahaa dayax dal nuurshe iga dhigteene muxuu ku hadlay af oromo
Jakarta afsomaligu waa hal luuqad waxa soo hadhay waa lahjado tusale hargeysa iyo burco waa kala lahjad Luuqada afsomaligu waxaa ku hadla Jabuuti ilaa gaarisa waana dad somaliyed
Waaw puntland 🇸🇱❤️🌹🇸🇱🇸🇱❤️asiibkeeda guud 2 wiil oo jilayay ayaa isku number helay oo guulaystay 🇸🇱❤️🌹🇸🇱🇸🇴❤️❤️🇸🇱🇸🇴🌹
reer hargeisa Awlaadul casima ciid mubarik wlloyal😂
Inta reer puntland like 🤣🤣🤣
Reer muqdisho wlh si ficane ugu hdli karan 🇸🇴🙋♂️
Hadaan nahay reer muqdisho luqadeena waa lakufsaday yaab badanaa Aboowe iyo abaayo lees kuqaldaa meeshan 👇👇👍👍👍
Waa kaftan
Hadalka iska haga jiya maxanka garanayna afka oramada
Marks hore ayuu Af SOMALIGIINU jajabanyahayba idinka niyaw .
@@maxamedsahal2210 oromo ye ujogta horta xamar oromo lakama helo
@@vector_vector__ afsomali unaka nokala yimada
Reer bari accent is soo amazing wallahi 😂😂
😅😅😅😅😅 reer somaliland wa qosol war hadal ma wayan wan idin salamy from 🇩🇯
🥰🥰🥰
Reer Muqdisho Af somali by kuf sadee xaqiiq 🥰🤣
@@Siciidbashaash luqada wa noga ciyarten sas uma hadalan rer xamarka😂
@@sumayosusu harta saan maxaa ka wadan xappti Xagee dhabacataa maxaa laga wada🙈🤣
@@Siciidbashaash xage jogta laga wada noh, khaamo maxa ka wadan idinka😆
Thnkz Zakariye, wlhi wan qoslay😂😂 i like rer Hargaysa. sixitaan yar: Accents/lahjado weye ee not languages/ luqado. Abayo waxa loo istimalaa gabdhaha/hablaha. Abowe waxa lo isticmaala wiilasha/inamada thnkz🙏 from Mogadisho.
😂
The legend😊
reer waqooyi xadaarad baa loo daayay 💓💓💓💓💓💓💓💓
He is calling him abaayo and he is cool with it. Ignorance is a bliss 😂😂
Hhh funny enough. I was wondering why the hell should he be cool with abaayo
@@wakiilcaashaq8270 rer waqooyiga they don't know the difference between abayo and abwe (most of them)
they know the difference between abaayo and abowe very well , but they're just joking, it's a joke , do u get it now.
Ciid Mubarak reer Hargeisa iyo legend sakariye Jakarta 👏
Boowe macaan seetahay Ma Jidhaa🤣🤣
Reer butland iyo ari bowe😀😀😀
Boowe wey jidha
😂😂😂😂
Hhhhhh wilasha lahjadeena ku Hadley aad ban ku salamaya 😂😂😂❤
(Abowe majidhaa)😂😂😂
From Mudug galkcyo 😂😂❤
Naa orod aamus waxaa looga hadlaa bari iyo nugaal gaalkacyo waliba suuq barwaaqo anaa jooga loo gama hadlo lahjadaan
@@yaasirmohmuud1438
War naga aamus wax yahow meydkaa
Lahjadeena hadan iri ma galkacya loga hadla ban iri
War nagatag qalbada ku madoobe waxan soo qorneyba madan fahmine wax yahow alaalaxa
@@yaasirmohmuud1438 adeer mudug ma koytaad ku tahay mise salaad timid?
Belo ma jidho hadey jidhana ma buurna!.
Miyadan maqlin
😂🙋♂️WaR Hrgyza HaKa Tgin IntaaN KuGu arkYo
Reer Hargaysa oo iigu Danbaysay 2015 ciid Mubaarak Aw laadul caasima salaan Boqortooyo "🙏🙏🙏
Wcs wlllo anaa jooga hargeisa waaan kuu salameey wll salan saree✋💕
Inta reer Djabouti like saar 🤣
Fani maasha allaah dhalinyaro imtixaana guulaysta insha allash
Aboowe macaan abaayo macn bal maxaa ka fiican rer moqadisho madaxa iisaarantihiin
ASALAMU CALEYKUM Walaal luqada AFKEENA HOOYO WAA MIDH QUDHA lahjada uunba kala duwan sidaa ula soco INSHA ALLAH.
From jigjiga come up man ❤️😂😂😂
Sakariye Jakartow Sxp Shaqsi aad kugu Xidhan ban ahay Waxan kuso Jeedinaya Dhaliil inad Iska Sixi donto ban rajeenaya insha allah Dhaliishaso ah Erayga Somalida Ethiopia inad ku badashid Somalida Deeganka ama Somali Galbed thnks 🙏
Wll mcn dhamaan goboolada kala ah mariidijeex awdaaal Sool sanaag togdheer saaxiil seeleel waxaa loga yaqana dowlaad deeganka somalida iitoobiiyaa markaa wll waa sax Oo waa maamuul gobooleed kaa tiirsaan fadaraalka iitoobiiyaa lkn waxaan jeclaaan laha iin itobiya aqoonsi siiso maamulka somalida wanaad mahdsnthy wll qali
Wlhi bilaahi talaahi waxad tihiin somalida Ethiopia 🇪🇹
Waayo sharciga dalkina ka jira . Kiniisadaha ku yaala. Khamriga laysla dhaco . Maabulkina waxa qacanta ku haysa Ethiopia 🇪🇹 Dhulku waa dhul Ethiopia all of them waa itoobiyahan bro kaliya idinka somaliya marka ma waxan iska indho tirna runta
Somalidu waxay aragtay iska indho tirraaye
😊
@@nimcoali4487 goboLadaa ma adiGa Ethopia siYay🤔
@@nimcoali4487 waxay waxad isku dhex qasaysa wllo
@@mrfuga6041 muumulka Ethiopia ayaad tihiin abti
Waan salaamay dad reer muqdisho kuhadlay weey lakeeneen runtii
😄😄😂😂😂 9:17 bowe ma jidhaaa
HARGAYSA caasimadu dad shidan ayaa ku nool walahi
ASALAMU CALEYKUM Walaal AFKEENA HOOYO Waa Midh QUDHA , WAA LAHJADO .
Legend always legend keep.going 🔥🌍
How lovely are the people of hargeisa. How awful their government for dividing and deceiving the people.
REER HARGIESA WAA FUNNY🤣😂LAHJADO BADAN AYA KU HJADLAAN
Ala beerka yaakhi maso dabaaltahy😄😄😄
Reer djabuutı yaakhi ma dhahan aflagadada ka daaya
Reer hargesa muqdishaan idiinka sosalaame🥰🥰🥰💉🩸💯💋❤
Salmo siman waan ka qadanya wllo mcn so dhwoow 👏👏🇸🇴
Maasha’allah waa umad wada faraxsan.....
This now brings unity i love my somalis ❤️❤️❤️❤️
Aga scm kulahaa 😂😂
Kiikalana abaayo kuye😂😂😂
Nin abaayo lagu leyayna waysoo socotay😂😂
😂😂 Boowe io Baayo ma kala yaqanan
Haa sida loo kala isticmaala ka qldna gbdhba aboowe lyskaga odhn😂
Huno ma kala yaqanan
Abyo iyo abow
Maxanka garanayaa abowe iyo abayo
Wey kala yaqaanan wllo lkinse wa kaftan
Reer Hargeisa lahjadna Garan maayaane tooda ha iskaga hadlaan😂😂
14:27, ninka gaabani wuxuu ku hadlayo ma'aha lahjad soomaaliyeed ee wuxuu matalayaa nin oromo ah oo imika af-soomaaliga soo baranaya.
Kuwa kala se, mid lahjadda uu sheegayo caadi uugu hadlaya kuma jiro, ereyada "yaakh, aboowe, abaayo, agah, iwm. ..." unbay ku celcelinayaan.
Oo maadan u diirsan. Ninka butland ku hadlaya
Waa isla itoobiya lee Somalida Galbeed oo Afsoomali baranaayaan kaliya Oromo maahan xatta kuwii Somalida o Somaliga Baranaayo
nin hortagan ayu ku leyahy abaayo kkkkkk
All meshan qarax kama jiro anagu san iskuguma iman karno cilbadana allaha idin siyadiyo
Well done alle aamiin. thats funny in important part of society who shared language thats most beautiful in the world. Thank you.
Luqad ha dhihin waa diyaalekdi ama lahjad waayo isku luqad ayaan nahay
Nin abaayo ladhahaayo waxkale waaaaye 😂😂😂
Af aanad aqoon hadaad ku hadasho hooyadaybaan koray baa lagaga yeedhsiin
Waa cusaybke nagu qaata🤣🤣🤣🙏💚
Waxay. Kaala. Saadi. Waayeen. Aboowe. Iyo. Abaayo. Waa. Laaba. Eeray. Oo. Isaku. Dhoore. Laakiin. Waa. Macaan. Reer. Muqadiisho. Waa. Idiin. Salaanay. Noolaada❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🤣🤣🤣🤣 waar wiilka yare shaatiga cad ee okiyaalaha xidhan si fiican buu lahjada reer jabouti u keeney, xoogaa France ahna wuu ku darey.🤣🤣🤣
Dadka inaad israaciso may ahayn way isku dili karaan inta igu raacsan like
Lahjaduhu barashay rabtaa iska keen keen marax bay kula noqon
Sxb aan ku saxo somalidu waa isku luuqad lakin waa kala lahjad.marka lahjad dheh
aano dhamesan comenti ka bixiyeey 😂😂
Rer puntland iga gadan 🇸🇱♥️🤣🤣🤦🏻♂️
Inamarsha dadhow. Soomalilaand ayaa hadalkaa lagaisticmaalaa
Nacala shedan ku yale lahjada no daya 😁
😂😂
Alla waryadhen War bal iska iskawara alla war de wa reer hargaesia oo xeebta kene warydhahen war na da waryaa keen hilib ka geela keen ee xaranta ah alla Barbara keen wadnuhu Haku istagee
@@adensamater5874 Af SOMALIGA ciyaarta kadaa niyaw .waaxay af reer xamar aad soo qortay 😂😁
Awladu casima 😍😍😍
KAFTANKA NAGA DA ZAXIP ZAKARIE JAKARTA WAD NAGA QOSLISE
Alla ZakariYOw Luuqada D D S Way Ku Ciyaarayaaan Kuwanu😂😂 Say U matalayan Oromadaa Ku Hadasha dee Agah
sakariyoow caasimada kaalay more often saxiib meeshu waa xaraabeee kkkkkkkkkkkkkkkk
Gabdhaha waxey ku heystaan lahjada reeer muqdisho 😘😘
Lahjadii la kufsay 😂😂😂😂😂 war wiilka abowe dheh abyo gabdha la dahaa
Idinku AF SOMALIGII Waad ku kufsateenba waaxay abowe . Reer xamar kow afka jajabka daaya niyaw
Reer Djibouti 🤣🤣🤣🤣
Masha gabdhaha aad iyo aad ayee igu baxsadeen
Rer hargeysa muqdisho xamar ayan idin ku casumay qosol iyo qaraxo 🤣🤣
MashaAllah why don't you invite people from Muqdisho
Lahjad iyo luuqad ayaa isaga qasan wiilka barnaamijka wada.... Luuqad waa Afka Somaliga... Lahjadna waa sida kala duwan ee dadku ugu hadlaan.
sakariye an ku yara saxo wll luqado ha odhanine lahjado dheh somaligu wa hal luqad lkn lahjado kala duwan ayuu leeyahay mahadsanid
Funny videos really I like it
Hhhhhhh Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Lahyada rer puntlnd bay aad ukeneen boowe majidhaa😀😀👍
10:45 hablahaa af reer muqdisha ku hadlaya ayaa ugu haysta 100%
Anaa ugu horeeyo 📌 igu qabo 🤣👍😊
Awladul Casima iyo #Jakarta maxaa kala haysta😂😂
lahjadda reer bariga baa ugu fiicneyd inta challanjiga samaynaysay
Alloow noo daa luuqadaheena kala duwan waa mushakal MashaAllah 😁😁😁💙🇸🇴💙👍💯
Walaal lahjad dheh/accent ka Soomaalida
@@ummaisha876 ninku waa oromo
Rer djibouti sida uma hadalno Naga xishoda ykh
Reer burco waan idin wataaa
Hhh good zakaria wnkuwataa sxp.keep going
Soomaali galbeed Ethiopia...💪
Anigoo reer xamar Cad Cadka ah baa qoslay. Wlhi.
Somalida ethiopia waxa la dhaha ma jirin. Ee naga sax
Barnaamijkan waan ku heystaa
bisinka waar lahjadba ma iyaga yaqaana soo kuwa waxana fahmayn kuhadlay waxoodu waa cayaar mise waa ka daacad waxani iminka kii ugu dambeeyey ee lahaa dayax dal nuurshe iga dhigteene muxuu ku hadlay af oromo
Indha jacayl ad buu uu keenay wn ku salamay bowe mcn
Lahjada wad ku coyarteen🤣🤣
Wlhi wan qoslay nin lagu leeyey abaayo tolow ma ka dacad baa waa yaabe
Walal marka leedahay Rag iyo Dumarba saw looma isticmaalo?
@@Ishwaaq123 waa sheeko kale ninku ma naagba markaa
@@khadraraage6361 jahiil sanid hdii an un qofku wixi aqon ma lagula yabi cajiib
@@najibph208 naa amus ada jahiladee doqnyeyey orodoo wax usheeg dee
@@khadraraage6361 Naaa kir 🖕🖕
On est là frérot 🇩🇯💪✌️
Af soomali brother
@@Isbatooraha
Waxu yidhi walalo iyaaynu nahay waxa fican afkisa inu Ku qoro ooy faransiga baqtiga iska daayan réer jabuto.
Ns ossi bro
Adoonsi bad isku moday france sis jahil
Allah beerka sakariye dadka hawaalin 😂😂😂😂😂
Somaliland hanoolato
hanoolato
Somalia hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somaliland hanoolato ❤️❤️
Zakariye luuqado kala duwan majiree lahjad dheh
waryada reer waalan luuqadna garanmaysane gaw iyo nawda hayo afka haku ciyarina
Zakaria wa lahjad ee luqad mahaa luqadu wa mid lakin lahjada ayaa kalaaduwan
Jabuuti ilahaybay garanisa😂😂
Qof magaciisa hal sac shegayo xawa waxa weyan😂
Luuqadaha ha odhan wll lahjadaha dheh
Reer barigu caadi maaha
Jakarta afsomaligu waa hal luuqad waxa soo hadhay waa lahjado tusale hargeysa iyo burco waa kala lahjad
Luuqada afsomaligu waxaa ku hadla Jabuuti ilaa gaarisa waana dad somaliyed
Barnaamij maalaayacni.
Markay marduuf liqaan dadka kala firdhiyaan
❤😂
Waa wareey war soomaalidu camerada miyaa ku cusub
Meesha in uu shil ka dhacay baad mooddaa 🤣🤣
Sakariye sxb horu mar wacan 🤣
Wiil ladhahaayo Abyo yaab badanaa 😁😁😁
Luqad ha oran ee lahjad dheh
keep going 🤣🤣🤣🤣
Ka jidhaa 😂😂😂
No luqad pls dheh lahjad.