Sheikh Abdourahman Bashir - Cilmika barashadisa iyo jidka loo maro ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 мар 2016
  • Sheikh Abdourahman Bashir
    كيف نتعلم العلوم الشرعية ؟
    Cilmika barashadisa iyo jidka loo maro ?

Комментарии • 42

  • @cherifhoussein
    @cherifhoussein 8 лет назад +8

    macha allah, eebbe ha ka abaal mariyo sheekh hawsha wax ku oolka ah ee noo haye balse hal ayan kula talin lahaa sheekha taas oo ah in sheekhu nidaamka dacwada ee lacaadaystay muddo boqolaal qarni ah ee diintiiba ka dhigay wax iska sheeko sheeko ah uu wax ka badelo oo uu hadeed bal isku dayo inuu wax qoro illayn wixii la qoraa quruumo hadhee

  • @ayshaiaismanys2789
    @ayshaiaismanys2789 5 лет назад +4

    Sheik Abourahman bachir nous t aimons ...Merci pour tes Hadits y rapel

  • @mohabdi2140
    @mohabdi2140 5 лет назад +2

    Mnshlh sheikh Abdirahman Ilaahay caqliga caafimaadka iyo cimriga alle hakuu bareekeeyo waa sheikh markaad dhagaysato cilmiga maadi iyo diini heerkuu ka gaadhay waliba Ay udheertahay Akhris joogta ah

  • @khadarhussen1690
    @khadarhussen1690 5 лет назад

    Sheikh Cabdirixman shar iyo shaydaan ALLAHA kaxijaabo AAMIIN.

  • @guuleednuurguuleed6466
    @guuleednuurguuleed6466 7 лет назад +1

    Jasaa allaahu khayr sheekh c/raxmaan Bashir

  • @ibrahimfarah2574
    @ibrahimfarah2574 6 лет назад +2

    May almighty allah protect you from evil eyes!

  • @yaasiincismaan5502
    @yaasiincismaan5502 2 года назад

    Maansha allaah sheekh alle haku xiftiyi

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 лет назад +1

    Masha Allah

  • @hibohagi_nur9254
    @hibohagi_nur9254 6 лет назад +1

    Alle ha ku xafido walaallkay

  • @user-ei9bq7xq6t
    @user-ei9bq7xq6t 5 месяцев назад

    Machallah Machallah ❤

  • @kingkarto3052
    @kingkarto3052 6 лет назад +1

    Ilahay haka abaal mariyo sheikh
    Ilahay anaga hanagu hagajiyo

  • @jamaalcawke6939
    @jamaalcawke6939 5 лет назад

    Jazakallah sheikh Abdurahman bachir

  • @abdinurshuriye4527
    @abdinurshuriye4527 7 лет назад

    jazaaklaah yaa sheekh Abdiraxmaan bashiir

  • @zeinabhassan2380
    @zeinabhassan2380 5 лет назад +4

    أمة إقرأ لا تقرأ اللهم علمنا ما ينفعنا
    اللهم آمين آمين آمين

  • @user-xq1kk9fx6g
    @user-xq1kk9fx6g 7 лет назад +2

    walal sheekh cabdirahaman Ilaahay cilmiga ha ku ziyaadiyo

  • @axmadyare9790
    @axmadyare9790 4 года назад

    Jagakalahu qayra

  • @axmedshiikh2813
    @axmedshiikh2813 5 лет назад

    Mshllh shikh ajir allha ka siiyo

  • @aliyareh1244
    @aliyareh1244 Год назад

    Mahadsanid sheekh

  • @nuurcalanuur7331
    @nuurcalanuur7331 3 года назад

    Mancha Allah

  • @omarjuninho9618
    @omarjuninho9618 3 года назад

    masha allah

  • @khadarhussen1690
    @khadarhussen1690 5 лет назад

    Umadii jidka ALLE waa ka habaabeen waxaan diin ahayn Bay kudaaleen.

  • @zeinabhassan2380
    @zeinabhassan2380 5 лет назад +1

    جزاك الله خيرا لجزاء شيخنا الفاضل

  • @_nxp1ece157
    @_nxp1ece157 6 лет назад +1

    Maaha allaah

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 10 месяцев назад

    Sheekh abdirahman hafidahullah

  • @filsancabdi3408
    @filsancabdi3408 5 лет назад

    ماشاء الله

  • @axmadyare9790
    @axmadyare9790 4 года назад

    Masha alah

  • @ifrahabdi4586
    @ifrahabdi4586 7 лет назад +1

    masha allah shekhuna, Ilahay ha ka abalmariyo if iyo akhriba

  • @axmadyare9790
    @axmadyare9790 4 года назад

    ilahay haka amarmariyo

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 3 года назад +1

    رب أشرح لي صدري و زدني علما يارب العالمين اللهم امين

  • @abdirashiddaud2377
    @abdirashiddaud2377 6 лет назад

    manshall

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 8 лет назад +4

    masha allah sheekha walahi allaha siiyo aad baan ugu faaiday mudaan ku wareersanaay saan diinta u baran lahaa hadalkiisa waa waadhax masha allah allaha ku barakeeyo insha allah markaan cilmiga barto ajarka asaa iska leh iyo inaan ax ka barto.

  • @yahyagoumaneh3489
    @yahyagoumaneh3489 Год назад

    Comment n'appelle cette livre
    Je veux lire

  • @khadarhussen1690
    @khadarhussen1690 5 лет назад

    Sheikh Cabdirixman Suleman Bashir, diinta AXMADIYADU MADIIN SAX AHBAA?

    • @user-xk9po8sb2p
      @user-xk9po8sb2p 4 года назад +1

      Mayi maaha waa suufiyo iska ilaali wl

    • @zakariemahamud8995
      @zakariemahamud8995 4 года назад

      Axmediyadee ayaad ka wadaa wllo ma kuwa Mirza Ghulam Ahmad maantana uu hogaamiyo Mirza Masroor Ahmad?

  • @cabdixafiidcabdullaahi
    @cabdixafiidcabdullaahi Месяц назад

    Sh dhulku inuu wareego wax lagu rumeeyo oo cad mahayno aayaddu waxay ka hadleyday dib u fiiri kulligaas dhulku kuma jiro iska hubi qaraa inta

    • @AyuzhAisha
      @AyuzhAisha 22 дня назад +1

      Zxp xiligan mia leeadahy cadeyn zx ah lama hyo diyarad hday manta jihada aad ujeedo kaga tagto wxay kaaga imanaysa jihada ku lidka ah ayado diyaaradi ay ku zocoto wadadeeedi oo aysan badalin

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e 5 лет назад

    Xaq muwaadan ulahen inaad wadanka ween inad katakto mii iyo magaalo sidadkin mid baad mid dagaal mid dharag inuu fanaanki wadani noqdo uu kahadlo wadankis culimadina dadked inlagu garaaco dariiqa loo maro yurub hoos uadin kahadlin maba kuadkesato inloodhigo wadanked ilen dadked iyo magaca baasaborka uugu qariyen iney difaacdo hadaa iney jiden in hoos loodhigo adinka kudifacdo daa kiay dhashaa laga dhaadhici car hadaa diintin sax tahay kor halooqaado maxaa korlogu qaadi waayay wadanken ayaa joogtin matihi dad isxukumo kuwii isku diinta aheen ayaa kadhaadhicinaayo ciyaalkod iney camuu looyahay abihi anigana bari marka weynaato camuu idhi doontaa had kursiga waa ila fadhidaa bari ayaa kalahari doonaa sidii ayaa sax noqotay markas carbsed maxa ugujuri weyde wax kasta ookadaran ayaa les dhahaa hadii lagaa daremo qof waxleh hadaa iskadhigto mesha aad joogto laguxususin hadaa kudha dhimatay waa gooni oodan dhihim madax iyo dhu ayaa leeyahay adigo kalan ahay maxaa kaabaryaa bilash dowladaa ooga madin iyadaa furtay iskuulka aba teyda weysacidi jirtay dadkakale saacidaadu waa mid korimadaa ku eg aan cumrigaa kuusoconen laguuna sahlen inaashaqesato simunaasab hadaan laguugu fulinen dadkale inaa maskax disho adigoo sanduuq oogaxiran laba dushod isxigtaa waa isku kal adag yihin calool dharag san kama naxdo mid baahan labo geed kala qarisay geeri udhaw labo kala bariday kala warla

  • @sumayahassan3330
    @sumayahassan3330 6 лет назад +1

    Masha Allah