Abdi Holland - Maalintaad baxaysee - MUXIBO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Heestan dad badan bey xusuus galisay.

Комментарии • 967

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 3 года назад +69

    I can't ever forget that day wlhi 25/12/2015 Duhurnimo 1.25pm 😢💔✈ Nabad ahow meel walbood joogto, wanaagaagii iyo wehelnimadaadii maan ilawin, illaahy wxan kga rjeyn ruux nolosha kuula fahma sidaan kuula fahmi jiray..
    Intii illaahay calaf isu siiyay nolol mida u saraysa haku noolaadeen, inta kalena alle ha u qurxiyo nolosha.

    • @naimaabdikadir7938
      @naimaabdikadir7938 3 года назад +2

      Waxaan rajeynaya iney adi ku hesho insha allah

    • @zuusanabdalle4536
      @zuusanabdalle4536 2 года назад +2

      Not forged my own personal account but my dad and my dad are going through my life with my family in the same day so I’m going through my life with you and I don’t want you too mcn mcn was the day we were in the middle of a day like and my dad things like the

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 Год назад +2

      Wn ilmeyay wlhi wxa daremi kro qof xldas so maray 😥💔😭

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 Год назад +1

      Wxn rajynayaa in Alle kuso celiyay iyada
      Qalbigiinan haysku so jeediyo

  • @mohamedsalahawil8078
    @mohamedsalahawil8078 5 лет назад +177

    Wllhi waa xusuus qali jacaylkyga oo aan aad u jecely oo aan kaga imi dhulkii hooyo hargiesa caday
    Xbb alleh nabad haynagu kulan siiyo qalbiyeey miss you wllhi sanadkan dhexdiisa insha allah waan kuu imnayaa insha allah 😘

    • @sumayamaxamad4859
      @sumayamaxamad4859 5 лет назад +2

      møhåmēđ Zalah u kaalay viva dadka is jecel ❤️

    • @mohamedsalahawil8078
      @mohamedsalahawil8078 5 лет назад +2

      @@sumayamaxamad4859
      Inder waan imanayaa summerka insha allah waan is aroosaynaa aniga iyo farxiya hodan ❤❤ insha allah hadaad hargiesa joogto kaso qayb galkaagu waa muhiim

    • @sumayamaxamad4859
      @sumayamaxamad4859 5 лет назад +3

      møhåmēđ Zalah ilaahay waxan ka baryaynaa qof walba siduu doonayo inuu siiyo aniga qudhayda qof baa iso socda aad qaali igu ah markaa walalo wan idin garab jogaa wanan ka so qayb gali farxdaa walalkay iyo walshay ❤️

    • @sumayamaxamad4859
      @sumayamaxamad4859 5 лет назад +1

      møhåmēđ Zalah hargeisa ayan jogaa walalo

    • @mohamedsalahawil8078
      @mohamedsalahawil8078 5 лет назад +3

      @@sumayamaxamad4859
      Aad iyo aad wllo insha allah guusha waynu wada gaadhi qof walba halkuu rabo oo khyra alleh ha siiyo aamin ya rab🤲

  • @mohamedmuse8183
    @mohamedmuse8183 4 года назад +188

    Cabdi Holland heestan in isaga loo sameeyay bd moodaaba! Farta taag intii dawanysa heestan 2020☝️

    • @xamdaismaaciil4822
      @xamdaismaaciil4822 3 года назад +1

      ☝️

    • @dr-abdala8403
      @dr-abdala8403 3 года назад +2

      Heesta xusuus ahaan buu uqaadin mooye isagu maleh...
      Original *Abdiqadir Kaskey*

    • @cabdifitaaxwadani8875
      @cabdifitaaxwadani8875 Год назад

      @@dr-abdala8403 bentaa waye hestan maxmed suleyban tubeec asalkeeda qaaday oo sificn ugu hesaya

  • @saciidcusmaan6551
    @saciidcusmaan6551 Год назад +63

    2024 who is watching 😂

  • @nawaafsomali
    @nawaafsomali Год назад +148

    It's 2023 ‚let's see how many legends are still listening this song 🎧 🎉💞❤️‍🔥

  • @aminguray6799
    @aminguray6799 2 года назад +78

    Caawa laga bilaabo heestan waxaan ka dhigan doonaa wehel, waxaana ku xasuusan doonaa intaan ifka joogo gacalisadayda milgo oo caawa tagaysa wadan iyo qaarad ka duwan tayda.
    Waxaan rajaynayaa inaan heestan wada dhagaysano markaan kullano ee aan nolosha ku midawno insha allah.
    19/08/2022, Saturday night. 🙄
    Waan ku jeclahay macaan milgoy. ❤

  • @ayaaneeyyAhmett612
    @ayaaneeyyAhmett612 2 месяца назад +3

    After 2018 still my song😢

  • @asmiitaabdik9869
    @asmiitaabdik9869 5 лет назад +202

    26/3/2019 maalintii my husband iga dhoofay😭 maalin aanan ilaawi karin ayay heestani ixasuusisay wlhi ppe mar uun nabad ku soo noqo wn ku xiisay xupi😭😭😭😭😭😭

    • @abdukadirwarsame2942
      @abdukadirwarsame2942 5 лет назад +2

      Allaha kuusoo nabad celsho abyo😢😢allow sahal amuuraha

    • @hamzaawaale4328
      @hamzaawaale4328 5 лет назад +8

      Waar inanta Usoo noqo baanu kuleenahay

    • @willfriid2696
      @willfriid2696 5 лет назад +2

      Asmiita iska iloow huuno qof ka fiican inuu illahey ku siiyo ayaa illahey abooda. Aniga xaaskeygi hore inee igu soo boqoto doonimayo

    • @asmiitaabdik9869
      @asmiitaabdik9869 5 лет назад +8

      @@willfriid2696 wll dalku kadhoofay ee maanu kala tagin naftayda waan ka jeclahay waana ninkayga lkn qurbuhu kayimi wuuna kunoqday

    • @mohamedabdilahi1301
      @mohamedabdilahi1301 5 лет назад +1

      Alle haysu kiin barakeeyo walalo

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 5 лет назад +37

    Feb 2018 heestan waxan ku xasusta wilka dunida ugu jecla e magalda ka tagay rhnti xaladan galay maka sheken karo hda imikana markan maqlay heestan wan oyaya imikana aad baan ujeclahy lkn wax xarir inagama dhaxeeyo wxu noqdey qof isbadalay marku tagay yurub jeclka kali ban ku noqdey walalyal iso duceya inu ilahy qalbigeyga ka saaro o alle isahlo midkalo ijecel an jeclahy😢😢😭😭😭😭😭

  • @sacadcabdi4431
    @sacadcabdi4431 5 лет назад +137

    dadkooo dhan waxay soo qorayan malintii jaceylkygii iga tagay ama aankala fogaany
    anagu waan eq
    wada joognaaaa walipa isku xaafad galnaaaa noo zoo DuyeeH inaan kla fogan

  • @santana_show185
    @santana_show185 5 лет назад +52

    Axyaa inta cidlada ka muraqootay sidayda usoo duceya in ilayhy midkhayrqaba ugu deeqo😍😥

  • @mohamedabdirisak4424
    @mohamedabdirisak4424 8 месяцев назад +11

    its Jan4 2024 its being almost 5yrs since I came across this masterpiece, back in the day I`ve never thought this song will make to million, but here we are and this lowkey piece on its way to 2mil laced with ma nostalgic memories of university fresh year....taking me way way back in moments filled with fun and glamorous vibes.
    salute lejendiiis!

  • @samiiraaligurey9939
    @samiiraaligurey9939 4 года назад +33

    Xasuuus heestan sanadkii hore 2019 kii Ayaaa safar isoo galay saxiibkay ayaaa dhowr jeer isoo diray Wlhi waaan ooyi jiray qiiro marka aaan dhegeysanayo Safarkii Waaan jooji jiyay isaga Dartii madaama Aaanu Kala maarmikarin Aniga iyo saxiibkay Allle Haysku kaayo simo Gacaliyahayga❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 3 года назад +1

      aamiin

    • @samiirasaidsaid9662
      @samiirasaidsaid9662 2 года назад +3

      @@akramaabdi2377 waa inaloo aqbaly amiinta aaad noo dhahday xbbti Waaanu midownay ninkaaan aduuunka ugu jeclaa illhay ubad khayr qaba hana siiiyo caawo farxadaydu waaaa dhamaystiran tahay alxm💕💕

    • @senoritahanaadi7464
      @senoritahanaadi7464 2 года назад

      @@samiirasaidsaid9662 mashllh wll awlaad baariya kala hela

    • @shifaasheq9699
      @shifaasheq9699 Год назад

      Na ma is hesheen two years later😦😀

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 Год назад

      16:16
      26/10/2022
      ayaan commontekaga tik tik kuso arkay igu dheliyay ina comment hestan ka qoro xsuus ah heeskan wa heska kaliya iga ilmesiya😥💔😭

  • @rasheedahmed5617
    @rasheedahmed5617 4 года назад +53

    Xaqiiqdi mrkad Heesta dhageysan jiray micnaheda ma Dareemi jirin Blse mrki aan ka so safraY jacelkaygi aan kala FogaanaY ayaan dareemay Qiimaha eey leedagay iyo micnaha aay heestan ka hadleyso Xbbti wxan alle ka baryaa inaan nabad ku wada kulano malin un noloshana aan ku midowno Xyti❤💋Dhamaan lamane kasto is jacel kala badiyoway ama kala foogaday allaha si nabad iskugu wada kulansiiyo idin ku duceeyna❤💑
    From🇧🇪🙏

    • @jamaalproduction9083
      @jamaalproduction9083 2 года назад

      Walaaal soo xasuusso qoral kan markaad qoreysay hada ma is hesheen

    • @fatuushxirsi
      @fatuushxirsi 2 года назад

      😭😭😭😭😭😭😭

    • @fatuushxirsi
      @fatuushxirsi 2 года назад +1

      Asago iga dhoofin buu hadana qalbigiisa iga fog yahay dadka qaar ag joogoda ina ka dhoofta ka qurux badan wlhi aduunyada dhibkeed marka aragto qalbiga adkeeh ba is ledahy hadana ma awoodid

    • @boubouyu2963
      @boubouyu2963 2 года назад

      That’s my question too , I hope they reunited

    • @daauudaxmad5445
      @daauudaxmad5445 Год назад

      Aamin wll kula midaan ahay

  • @sultandumaaye8577
    @sultandumaaye8577 5 лет назад +20

    heestan waxe dib iigu celisay xasuus dheer 2006 iyo muqdsho cdey 😍😍😍 runti beerka aye tabatay

  • @masterburcoofficial
    @masterburcoofficial 2 года назад +9

    Fanankii ugu horey een tagero ayow ahay 2013
    Mantana waxan joga Türkiye qasatan İzmir ayan tahrib ujogaa
    09/07\2022 03:05am haben ah
    Eid mubarak ciid weyn
    Cidii aragto cafimad Ayan u rajeyna
    Dhamantii Allah ha idin cafiyo🥰🥰

  • @Naima90900
    @Naima90900 2 года назад +30

    Inshaalh marbaan heestan wada dhagaysan qofkayga anagoo safar ukala socona yaa rabbi riyadeyda irumee dhamnteena nawada cafi😭🤲

  • @libanxasan9456
    @libanxasan9456 3 года назад +19

    😭😭😭 nasteexo maahan qof aan
    Ilaawi karo waxaan isbaranay 2016
    Wee isoo jiidatay qorux dabeedac
    Furfurnaan caqlaaq iyo wanaag
    Jaceel aan wada dhisnay waana
    Iskaga dhaween dadka nasiib daro
    Fiilan wiil kayimid ey qos keeda ko
    Dareen wlhi habiinkii iigo danbeesay
    Oo ayadanah ugodanbeesay
    Magaalada waan wada hadleenay
    Fadhi xitaa xasoo ahaan faraan ti
    Ey ii galisay Mogadishu Ethiopia and
    Fiilan waqti xasoos modon 2018
    Marwalba heestan aan isko
    Qaboojin jiray gool baan u
    Rajenaa cadawgaa u noolaw
    🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧

  • @ifkanolosha6338
    @ifkanolosha6338 5 лет назад +149

    Allow intii is jecel isku soo dhaweey 🙏🏿🙏🏿 waa xanuun😢 iyo dareen kooni😚😚 ah markaa kala maqantihiin❤😍😍

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 5 лет назад +60

    Saaxibayal joojiya o ha odhanina hestani Malaa anay iga hadlaysaa hada laga bilaabo dhamnten way inaga wada hadlaysa . 💚❤️❤️💯😭😭😭😭

  • @luckykooreeye8027
    @luckykooreeye8027 Год назад +11

    9/2021😢❤ waa xiliga wuuu safarka iga galaay boqorkii aan jecelaa zhbkeeyga nolosha 😭🤦🏽‍♀️🫂💍wuxuu ahaa qofka kaliyaa ee wax waliba Isku sheegano waxaan ku wada nooleen Hal magaalo 👩‍❤️‍💋‍👨❤️🥺wuuu galay safar dheer 😩😩kadib magaladii waxaay waxaay igu noqotey mudgi waxaan galay safar anigo murugada is iloowsiinayaa 😢waxaan dhageeysaan jiraay heestaan marwaliba oo dhageeysto waan ooyo jiraay 😢😢😢
    Alhmdullah ugu danbeeyn dib Ayaan u kulaanay ilaa hadana mar labaad Isku meel Ayaan ku nool nahay😭🤲❤️👩‍❤️‍💋‍👨😢🤤🖇💘
    Inta is jecel oo kala fog alle ha Isku soo Dhaweeye

  • @abdijarso7765
    @abdijarso7765 4 года назад +286

    I’m oromo born raised in Kenya my neighbourhood was Somalia’s my ex girlfriends are Somalia’s I can speak well and understand love this song

  • @saciidoqueen3149
    @saciidoqueen3149 2 года назад +7

    Aniga waxan hasusta malintan hoyadey macan kaso tagay hoyo qurbo kasto tago Mirka adigow kula jira Love U HoYo macan cadar😥❤

  • @nimcaangadhka5257
    @nimcaangadhka5257 4 года назад +10

    Heestani xusus gaara ii leedahay noloshaydii oo kaga imid magaladaydii Hargeisa bbe wn soo socdaa kuu xiisay in bdn 🥰
    From canada🇨🇦
    Inta imika ila fiirsanesa like siiya

  • @hamzeahmedige5922
    @hamzeahmedige5922 4 года назад +22

    Xbbti wakhtiga iyo waayaha ina kla fogeeyey waan socodaa
    Agtada waan u xiisay mudadii sanadka ahayd aan ka maqanay ❤ I mis you hodan

    • @badraxirsi2345
      @badraxirsi2345 3 года назад +2

      Waxan rajynaya inad isku so dhawaten hada🦋❤

    • @mohayare2808
      @mohayare2808 3 года назад

      Adi nin ma heshay ahahhahah

  • @xasanxaamud227
    @xasanxaamud227 Месяц назад +1

    Heestan dhagaysigeeda waxay kuso beegantayy wakhti aan noloshayda uso badashay magaalada Hergeisa ee caasimada somaaliland.❤
    From baytki khaalid nouh muuse inabtigayy❤
    1/8/2024
    2:30

  • @Husseinibrahim2024
    @Husseinibrahim2024 5 лет назад +20

    Aniga ayay xaaladaasi caadi ii haystaaa waayo jacaylkaygii nolol iyo geeri maba aqaan waxay ku sugantahay iigu soo duceeya sxbayaal inaan helo mar ay ahaataba

  • @yummyyummy8263
    @yummyyummy8263 5 лет назад +38

    Hees lamaane badan ka oohisay
    Iskabuloo badana ka cadhaysissy
    Heesta kaliya iskabulada wax yeelada u gaystaay 😢😭

  • @luckys.2287
    @luckys.2287 4 года назад +16

    26/1/2011 maalintii qalbigayga waayuhu nakala fogeeyeen😥alxamdulilah samirbadan kadib 5/6/2019 ayay noo ahayd maalinkale oofarxadleh💏🌍
    Marka aad haysato qof kudaryeela inad dhibtootana aan jeclayn fogaantu dhib kuguma haynayso, waxadna hoy ugadhigaysaa boggaaga❤

    • @zelma_ahmet
      @zelma_ahmet Год назад +1

      Masha Allah Allah heyskukiin dayo farxad kuwaara, ana iso ducee 07/2/2023 buu iga dhofey 5sano kadib inan farxad iyo nabad qab ku kulano iyo anago isjecel😢

    • @fadumohassanahmed4297
      @fadumohassanahmed4297 11 месяцев назад

      @@zelma_ahmet kulan dambe oo xiiso leh abyo mr klw isinku nabd qaba Ale ha idin kulansiiyo🥺🥺🥺

  • @suweytacali6468
    @suweytacali6468 4 года назад +26

    2021 Who's listening✌🏾😅Anon waligey wax jeclaan😅♥️ ayey heestan i tabaneysa😚Dareen dareen😢iskadaa Nio awlaad jacayl♥️ lagu dhalaa nocas iska Ahe😅😅salaan Sare🖖🏿Sxipyaal

  • @ahmeddicinho561
    @ahmeddicinho561 5 лет назад +17

    Waxay xasuusisay jacaylkaygi oon kala baadiyawnay viva dadka is jecel 🇨🇦

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue 5 лет назад +19

    Inta jeer een dhagyisatay tiro kuma soo koobi karo lakiin malintii wxn dhagayistaa 100 jeer kamana Daalo inta ila mid ka ah Farta taag😪😪😪

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 5 лет назад +17

    😪😪😪 alla maxaan jeclahay Abdi Holland 😱😱😱 he’s way too handsome Masha Allah plus that voice 😩😩😭😭

  • @husseinsomalilander5398
    @husseinsomalilander5398 5 лет назад +27

    Magacaaga inankale marka loogu yeedhee maqlaan Soo hinqanayaaa
    Ilahaw ASMA nabad qab nagu kulansii

  • @Hamza-rm7ql
    @Hamza-rm7ql 4 года назад +147

    2020 who’s listening ☝️

  • @Hibaaqdeeqa
    @Hibaaqdeeqa 17 дней назад

    Ala heestan jecliyaaayeey mudadadu igu badanaa muuqagu dheerayeey 😭🫂wxn dhagaysanayaa aniga iyo lovekayg oo ayaamo isku xanaaqsanayn Oon isla caawa heshiinay isagoo aad iga Fog incha allah qoraalkan wxn kuso laapan doona isago agtayda fadhiya xasuus Ahaan 22/8/2024 🙌🏻❤️

  • @queenqueen7369
    @queenqueen7369 5 лет назад +21

    Xasuus 2018/5/6 mlinka so kla fogany my king😢😢
    Melan dhawynba iga muqanysa yan madi ahanine kla marmi mayne rabi nbad haynagu kulan siyo alpi💕😍😍😍😚

  • @sharuzaadsmile2238
    @sharuzaadsmile2238 5 лет назад +5

    Mar aan ka dheradey jcylkygi isago somalind joga
    Ana xamar aantagey ayuu iqaadi jiray😭🙄 lov u 💓m
    Alx wan isla jogna🤲👑

  • @fardawzashidane4806
    @fardawzashidane4806 2 года назад +4

    Alla maxaan in badan dhagaystay misna ka daalin waayo xasuus bay igu lahyd waqti aan kala fogeyn ani iyo boqorka noloshyda xajigyga aan aadka ujeclahy 😘😘❤️❤️🌹🌹mudo bdn kdb 2021 dhexdeeda dib uwada midownay dib dambe kalama fogan allow inaga haay waxan ku kla fogaano waxa keliya daremi kara qofki qof si dhab ah ujecl yaa allah qofwliba jeclkisa ka fog dib u kulansii farxdna haku waaraan abid🤲🤲😘

  • @abdiwahidhussein8396
    @abdiwahidhussein8396 3 года назад +22

    Waan taariikhaystay Caawa oo ay taariikhdu tahay 8/3/2021 Habeen isniin ah. 22:08 waan idin salaamaya dhamaan intii iga danbaysa ama aragta fariintan taarikhda halkan ku xusan dabadeed. Mahadsanid❤❤❤❤❤🖋

    • @asadsomalisomali4672
      @asadsomalisomali4672 Год назад

      Gor shegetu waa 3:29 taariqidu waa 2023 /8/15/ ban community gaga Aqrinayana Nololo Wanagasan ban ku rajaynaya walaal

  • @hodandheeman2403
    @hodandheeman2403 2 года назад +3

    Alle wuxu kuqoray marnaba kuma segayaan aniga wa a iga fogaday jacylagayki oonu kala jognay labo gobol oo kala durugsan balse aanu kumi jirnay xiliganu janis isku helno anago isku faraxsan ayuun buusi kedisa haawli ugu timi wuuna igadhofay anagun is arag balse guxu kurajo weey yahay inu solabto sanada cusub waqti dheer kabacdi Allowi iskayo tus anago nabada🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amange7656
    @amange7656 4 года назад +32

    From 🇪🇷 love it

  • @ramlaabdirazak19
    @ramlaabdirazak19 2 года назад +3

    Maalintii baxaysee magalada ka dhoofta muxibo ku jeleeco😭 jaceyl io masaafo dheer xanuun badana❤😥

  • @suweysmohamedjama6778
    @suweysmohamedjama6778 11 месяцев назад +2

    Meelaan dhawaynbaad igamuuqanaysaa nolshaydii mar uun waan kulmaynaa inshaa Allah 2016 ilaa 2023 waan kalafogaanay 2024 wuxunoqon doonaa Sanadkeena inshaa Allah qoralkaygana waan kutusidoonaa mudada igubadanaa muuqaagu dheeraa

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Год назад +4

    Adduunyo wlhi heestana waxaa ku soo xasuusanaa wllky mohamed tuulyare Rabbi ha u naxariisto asiga dhegesan jirey oo ka bartay 😢😢🤲🤲

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 Год назад +1

    Waxan xasuustaa maalintii igu danbesay oan labteda kujiray hestan baa inoodarneed waqtigaxanuun badna🥺😭 waxan rijenaa adoo cafimad qaba inaa dibigu solabato 🥰❤️

    • @user-nu4eu9tn3d
      @user-nu4eu9tn3d Год назад

      Insha Allh dadka is jecel Alle hysku soo dhaweeeyo😢😢❤

  • @sabrinhussein8924
    @sabrinhussein8924 4 года назад +26

    Anigu hortah ma aan aqanin heestan wiil aan islaha meel aan joogny ooan jeclaah ayaah isgu igaha fogaaday oo igaha tagaya wxan barty wiilkle oo joogaha london kadib mlintuu maqlay ninkii an jeclah inana baxaayo ayu isoo diraya aniganah wxa iwaday ooan utgayaya wiilkan isbrnaya imiknh wxan joogaha turki hadnah wxan rbaha ianan arko jeceylka cusub oodhawna aan is guursan dono

    • @ayanmaxamed3416
      @ayanmaxamed3416 2 года назад

      Masha allh wllshey qali allh 🥰👸💍

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 3 года назад +5

    Muqdisho oo ayaan caawa joogaa, iyaduna Burco oo aan darteed uga imi. Heestan si ka duwan heesaha kale ayay ii samaysaa😭.
    Muqdisho, Banaadir Soomaaliya.
    26 Jan habeen Salaasa ah.
    12: 30 kii.
    Boqortooyo

  • @dawodagmo1284
    @dawodagmo1284 5 лет назад +6

    Xuzuz qali yaaa my love kaygii 😭 ilahay ha igu ka keeno nabad qab abdihakiin hppi 😪

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 года назад +1

    heestan waa hees qiimo leh
    maseexdo hapeenki wan so mirkacaya
    meelan dhawayn baad iga muqaneysa
    abdi holand fanan an jecelay♥️

  • @apdirazakalta7090
    @apdirazakalta7090 5 лет назад +5

    HADA WAAN ISLA JOGNAA LKN WEEY IGA YARA FOGTAHY MARKASTANA WAAN U TAGAA IT'S DIFFERENT DISTRACT/ LABO DAGMO AYAAN KALA JOGNAA 😍 I LOVE MY PPE❤

  • @goosha2978
    @goosha2978 3 года назад +1

    2021/1/26 habeeen khamiiis ah saacadu 12:42 habeeen nimo roob zaaaid ah uuu da' ayo🌧🌧🌧 / Ankara /Türkiye🇹🇷

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz 3 года назад +21

    Meel aan dhawayn baad iga muqanaysa
    My King ❤👑💋

  • @naazirkolombiafilmshd2403
    @naazirkolombiafilmshd2403 3 года назад +1

    31/7/2021 yaa ila daawanaya Heestan wlhi kama daalo dhagausigeeda Nabad igu soo noqo xppti yaa ila dareena

  • @ayn-m266
    @ayn-m266 5 лет назад +19

    Cidi hady cid helayso anaa cabdi Holland heli lhaaa🙄😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @daddysprincess5532
    @daddysprincess5532 5 лет назад +2

    Allah ha daaye Bqoqrkii hooyaday ii dhashy buu ninkan muuqiisu I xasuusiya, Heestan erayadeeda qaarna Hooyaday ayay I xasuusinyan 💔 intaad iga ag maqantay ma seexdo habeenadan, meelan dhawynbay iiga muuqanysa wlhi
    Magaacga inanta leh markaa loogu yeedhan maqlaan soo hinqanaya
    Mudadeedu badana muuqeedu dheera
    Macne kalay ii turjumyn aniga 😘😍Hooyo mcn❤Abdi Holland 😘

    • @xariirmohamed2225
      @xariirmohamed2225 4 года назад

      Hees qaali ah Abdi Holland xasuustii m saleban tubeec

  • @mohamedsxboz2395
    @mohamedsxboz2395 4 года назад +11

    Dadku kala ayaan roon Ama kala aqoon dheer Ama kala asluub weyn Hadaan eed la doonayn Ama deeq Illaahay Asaraar ka taagnayn Dadku eexo kaa gelin Inan yahay la'aantaa Dumar lama abuureen Gabadh lama ammaaneen Jacayl looma ooyeen Geed beer udgoon iyo Ku dhex-yaal ugbaadoo Ubax iyo man fuulaay Ulihii madheedhkee Iimey ku yaalliyo Ilo wada xareedoo Nafta lagu illaawaay Dayaxoo iftiimoo Arladoo dhan gadhoo Afar iyo tobnaadaay Qorraxdoo aroortii Dhulka soo abbaartoo Sagal iid dhex joogtaay Waxaad tahay adduunyada Dhexda udubka haystoo Xejiyoo adkeeyoo Af-gobaadsan maayoo Qurux lama amaahdee Ashkir geenyo ugubey Adhaxdiyo laf-dhabartiyo Sanbabbada agtoodiyo Ililaha halbowlaha Eebaa ku mudanoo Arrintii cuslaatoo Naftu aammusnaantii Iimaansan weydoo Amaleey jacaylkii Soo dhaafyey uurkoo Afku haysan waayoo Goortaan ogaadee Arammidu dillaacdaan Ooddii ka leexshee Axdi jaba abaal luma Kaa eegi maayee Igadh iyo maqaarkeed Innagoo ahaannaan Hadalkii ku ururshee Adiguna dheh aammiin

  • @yaskacade8873
    @yaskacade8873 3 года назад +2

    Still 2021/june/30 to zahaaaa gabar ladhaho ayaan jeclahay 10 sano ku dhawaad iso duceyo inu ilaah calf is helno lover's people kLiya fahmi karo 10 sano kalena wey uqalanta in lasugo 😍

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 4 года назад +13

    Abdiholland wiil darwiish😍

  • @abdoaltajj3494
    @abdoaltajj3494 5 лет назад +27

    Alfanaan c/ Holland heestan barteeda ayuu dhigay wllhi keep going sxb

  • @aapokhalid2538
    @aapokhalid2538 2 года назад +3

    Mucjisada fanka abdi holland one love❤️
    markan oo kale gaalada waxey dhahdaa another level👈

  • @saarajama4138
    @saarajama4138 3 года назад +2

    Heestani waxay isoo xasuusisaa jacaylkaygii bareeso oo i baray marwalbana qaadi jiray waxan leeyahay wan kuu xiisay ilaahay ha isku kaaya keeno jagadeenii 50ka dollar ahayd hore iigu kaalay jacaylooow

    • @kamaalmohamud6574
      @kamaalmohamud6574 3 года назад +1

      Wakaaa wakaaaaa jacylkii😍

    • @saarajama4138
      @saarajama4138 3 года назад +1

      @@kamaalmohamud6574 kala maarmi maynee mar uun nabad kusoo noqo bareesoooooy

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 2 года назад +3

    Omg woow waxaasi hibo faneed la yidhaahda, waad la keentay walal abdi holland still listening.

  • @nacimoabdiali7943
    @nacimoabdiali7943 Год назад +4

    Tiktok bn kasoo raacay heestan an other level weeye ❤❤❤ abdi holland❤😊

  • @GALAYDH
    @GALAYDH 5 лет назад +7

    Abdi holland lafahii hore nin adag axyaa fanaan 💕 🔥

  • @user-pu6zt8yf9v
    @user-pu6zt8yf9v 26 дней назад

    Malinti ad axaysay wan ku racay muxibo ku jeleco🎉❤❤❤❤❤❤❤Miirki manki ku racye

  • @Somali_Wadani
    @Somali_Wadani 5 лет назад +11

    Legend Top classic international classic 💯💯💯💯🔥🔥🔥🔥🔥☝️☝️☝️Abdiholand ❤️💯

  • @inabaarleexofficial1612
    @inabaarleexofficial1612 5 лет назад +2

    Nasro faarax ma iloobo jacaylkagii iyo farxadii aad isiisay intaan kula joogay
    Heestan waxay iitahay khaas
    Qof jacayl helay hadana ka dhumay waa aniga un❤

  • @suldaandureed4621
    @suldaandureed4621 5 лет назад +3

    Wxaa tahriibay oon hargeisa ka soo bxay 28/11/2012 anigoo 18 jir ah wakhtiga gabadhbaa aad isu jclahy lkn nasiib daro gabadhii markaa ilaa muda wada xidhiidh jirnay iyadoo hargeisa joogta ana aan jarmalka joogo ayaa 4/5/2015 gabadhii muuqeed iyo hadalkeediba waayey si kasto gabadhii dad ugu diro soo raadiya waa la waayey asaxaabtii isu kaaya taqaanayna waan kala baadnay iyagana xataa lambaro kama hayno wx guursaday iyo wx tahriibay bay noqdeen gabdhii facbookedi maso gasho lambaradeedi waa xidhanyhihiin 23/6/2018 ayaa wadankii tagay hargeisa wiikii ugu dambeyey ee fasaxii isoo dhamatay een soo noqon rabo ayaa habeen anigoo aroos jooga gabadhi ku kulanay iyadoo qof weyn nqoday anigii is bedelay iyadii is bedeshay anigu markiiba waa gartay iyadiinu sido kle waa isku naxay hab ayaa isa siinay kadibna habtii aan aqaanayba maaha oo waa hab ay ka dhamatay macnaha gabdha markaa waayey 2015ki way gursatay 2 caruura ayey dhashayba heestana waa i xasuus iyadaa kuso xasuusta 😋

    • @ahmedceyni9344
      @ahmedceyni9344 4 года назад

      Wanka xumahay libaax. Mid ayada lamid aah wad heli doonta

    • @farhiamumtaz
      @farhiamumtaz 3 года назад

      💔😥

  • @khadarabdilahimohamed2849
    @khadarabdilahimohamed2849 5 лет назад +13

    Maansh allah intii somalinimada jecel like saarta intii habshida uuf

  • @daahirali736
    @daahirali736 4 года назад +3

    Hees aan u jeclahay xili habeen oo ay january sii dhamaanayso 2020 anoo tahriiba xabadayda oo aan kasoo tagay 😥❤

  • @hamdamoha37
    @hamdamoha37 5 лет назад +13

    Heesta qof igu qaaliya ayaa iso direy wan ku xisey intaa iixiistey in ka badan 😢😢😢😢😢😢😭😭😭

  • @fatushofficial2962
    @fatushofficial2962 5 лет назад +3

    My husband ilahey nabad ku so celiyo Amen yarabi💖😭🙏

  • @adaxfays8090
    @adaxfays8090 2 года назад +1

    😌😌heestan wxa dhagesTy 30/5/2022 waa malinTa ay jacelkyga iga tgty noloshaydiyeey Allah ikaso nbd celiyo adoo nbd qaba mrwadaan jclaayey😪🤔

  • @fatuushahmed685
    @fatuushahmed685 4 года назад +4

    Inta qirsan abdi holand inuu fanan cod mcn leh kor allah xaka dhigo🙌🙌

  • @tonikross2725
    @tonikross2725 5 лет назад +1

    Heestan ano taar ah baan dhagaytsy 2014 oo maxamed saleban tubeec ba qaadayey iyadoo qaaci ah wlhi sidii baan u dhagaysanayey ilaayo maanta. Abdi holland oo ah fanaan aan aad u tageero codkiisa isna ba heesti dib u so cusbonaysiiyey wlhi wa hees classic ah in yar uu fahmaysa heestan, si gaar ahna way ii saameysay oo qof aan aad isugu dheerayn ba iga dhooftay oo xidhiidhki goosatay. Maanta Alx.

  • @amiirmohamed4643
    @amiirmohamed4643 5 лет назад +11

    Wow ruug cadagi so rogaall celi abaaha style ka abaha
    Codka Abdiholand
    Waa nin aan tagero

  • @salmanyare7090
    @salmanyare7090 3 года назад +1

    Heestaan xiisaheeda aniga saaid iimahaayo palse yar aan saxpo nahy qurbana aan isla joogno habeen walba xiliyada danbo heesta uu daaran jiray iyo waqtiyada uu kaligiis yahy wlhi asaa igu soo dhacy yooonis salafi sxp waa ku salamay

  • @marwacige7079
    @marwacige7079 5 лет назад +30

    abdi hollond is one of my favourite somali singers ✌

  • @idilcadeey4007
    @idilcadeey4007 5 лет назад +2

    Waw abdi holland cod iga dheh masha Allah cadowgaa allaha qabto wlh fananki horay uqaaday adaa kahaysto♡♥♥♥♥

  • @faatimaabdi4876
    @faatimaabdi4876 5 лет назад +10

    Wow Abdi Holland you're best Singer😘😇

  • @aswaangoox8089
    @aswaangoox8089 5 лет назад +19

    Best Voice N Style Apdiholan😍amazing Zong Wllhi🔥

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 лет назад +17

    Heestan waa heesta qudha ee aan maqlay Iyadoo cod ku qaadaysa.
    Wllhi muudh aan ka baxay bay igu soo celisay.
    Boqortooyo

  • @mahadabshirabshir3574
    @mahadabshirabshir3574 3 года назад +2

    Heestaan 2019 timajare aan ka jaranayay ayaa laga daaray waa malinkii igu horeysay hawaaro caashaqa❤❤❤❤

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh 4 года назад +8

    "Magacaaga inanta leh,
    Marka loogu yeedhee,
    Maqlaan soo hinqanayaa."

  • @hoodoabdi8747
    @hoodoabdi8747 5 лет назад +1

    7/11/2015 wan sugaya malin ay ahataba inaynu mar labad adunka ku kulano
    mudadadu badana muuqagu dheera intaad iga ag maqantahay ma seexdo habeenki wan so mir kacaya kala marmi mayne Maruun nabad ku so noqo mcne ❤whb❤

  • @dridrz4327
    @dridrz4327 5 лет назад +3

    Wan ku tagera fanankyga abdiholland from Hargeisa

  • @sucaadocismaancabdi9026
    @sucaadocismaancabdi9026 8 месяцев назад

    Saaxiibteey oo igusoo cidleeso magaalo oo soo baxday anigoo baryo kadib kadaba imaanaya ayaan hadana habiinadaas aan kala maqneen saaid ugu boholyoobay heestaan markaas baan dhagaysan jiray xasuus😢❤🎉

  • @amlabonita2853
    @amlabonita2853 5 лет назад +5

    I love you Abdi Holland😘
    Im your big fan✌

  • @marwadi1247
    @marwadi1247 Год назад +1

    Qofkan adunka ugu jecelahaya ❤😭ayan heestan u hibeyay

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 4 года назад +5

    Allow samo lamani nolasheyda Iso laabto rajo rumudo Noqo so dociyfadlan❤💓😍😍😍😍😍❤🙏💑
    Allow inta Kala fog isku kiin isjecely

  • @zakariagamadid9395
    @zakariagamadid9395 4 года назад +2

    Talented my inaderkay abdi Holland mansha allah cod waakugu dhanyahay. MAALINTAAD BAXAYSEE MAGAALADA KA DHOOFTEEN MUXUBO KUU JALEECO✊💯❤️👍🎤

  • @mehmetziad9629
    @mehmetziad9629 4 года назад +3

    safarkeygii from xamar to dhoobleey 2003 darawalka caasiga ayaa kusoo cel celinaaye all day long, I mean the old version of this song.. what a memory

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 3 года назад +2

    Hees xusuus igu leh, anoo yar baan haysan jiray cajalad ay ku duuban tahay..... Waxaana dareemi jiray jacayl aanan aqoon qofta iska leh. 😂😭❤️🙏

  • @salmaabdi7629
    @salmaabdi7629 5 лет назад +3

    Ruunti hestan micnahed waxa daremi kara laba qof kala maqan😢😢😢mar UN zonaqo ado Nabad😫

  • @fatimazarra7291
    @fatimazarra7291 Год назад +1

    Magacaaga inanta le
    Markaa loogu yeedhe
    Maqlaan soo hinqanayaa🥺🥺
    Imisuu ii qaadi jiray imikana bilaa sabab ayaan ku kala maqanahay🥺

  • @farhansham8488
    @farhansham8488 5 лет назад +13

    Hees muug weyn free style ninkan waa actor aan caadi eheen 👌

  • @Butterfly-dq5oh
    @Butterfly-dq5oh Месяц назад +1

    Malintad baxaysee magalada ka dhoofta muxibo kujaleco mel aan dhowyn bad iga muqnesa yan madi ahanine mudanahan jeclayow mar nabad kuso noqo ango xalal isku ah inshallah😭❤️🫶🤲

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 5 лет назад +5

    Waa hees xasuus qaaliya igu leh wallahi 😢
    Alle nabad qab haysku keen tuso hppi waan soo socdaaye 🙏
    Intaad iga ag maqantay
    Ma seexdo habeenki
    Waan soo mirkacaya 😢

  • @zaynabelmi3930
    @zaynabelmi3930 4 года назад +1

    My king allow nabad iskugu keeen soceli kuxisay in badan 2019/5/7 malintaa iga tagtay alle cafimad ha inagu kulmiyo xaajigayga allow coronavirus nakala haya ee naga dul qaaad allow kuwii is jecel isku gee😢😢😢😢😢😢😢😢