Su'aalo Iyo Jawaabo Arimaha Qoyska || Sheekh Dirir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 сен 2020
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Комментарии • 105

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 года назад +16

    From xamar Sheikh dirir sheikha aad loo jecelahay oo ummada somaliyed dhaxdeeda kuleh sumcad iyo ixtiraam kuna caanbaxay isku keenka ummada iyo heshiisiinta iyo ka dhaxbaxa uu ka dhaxbay siyaasada sheikh Allah haku xafido

  • @hamdahabib3126
    @hamdahabib3126 3 года назад +7

    Allaha cimriga ha u dheereeyo caafimaadna hasiiyo sh. Dirir iyo culimadeena kale ee sharafta badan

  • @uyiu8026
    @uyiu8026 3 года назад +4

    Masha allh sheikh dirir ilaah haku xafido runtiii waxbadn an ka faiday ilaah haku barakeyo🤲

  • @cawosakatari7438
    @cawosakatari7438 3 года назад +2

    Asc sheekh ale haa idin kaa abaal mariyo ale janatu fardoowda haa inu ku kulmiyo dhammaan tenba aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @cashaaxmed442
    @cashaaxmed442 3 года назад +5

    M.allaah shiikh maxamed cumar dirir alle hakuxafido aakhiro iyo aduunba

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад +2

    Masha Allah shiekh dirir illahay haku xiifdhiyo adun iyo aqiiro ❤️

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 3 года назад +5

    Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo sheekh

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 3 года назад +5

    Masha Allah, jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 3 года назад +12

    Jazakalah waxaa aad u jeclahay tafsiirka sh Maxamed dirir

  • @xamdasiciid526
    @xamdasiciid526 3 года назад +1

    Mnshallh barkallh sh maxmed sh cumar didi alle hakaa farxiyo aduun iyo aakhiro

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 3 года назад +4

    Masha Allah sheikh Allah hakuxiftiyo

  • @maryamibrahim8352
    @maryamibrahim8352 3 года назад +6

    scw wb please sheeqa ayaa su aal u dirsan lahaa halkee lagu diri karaa please cidii taqaan ha ii soo qorto shukran

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 3 года назад +3

    Ilahay ha ku barakeeyo sheekh dirir

  • @faraxmaxamed8141
    @faraxmaxamed8141 3 года назад +10

    Asc aad iyo aad ayaan ugu baahnahay sheikh in aan su aal waydiiyo igu taagan

    • @tommyharrison5515
      @tommyharrison5515 2 года назад

      You probably dont give a shit but does any of you know a method to get back into an Instagram account?
      I stupidly lost my account password. I love any assistance you can give me

  • @cawilfaarax8648
    @cawilfaarax8648 3 года назад +1

    Maansha alah sheekh maxamed ilaahay ha kaa jisaaisiiyo

  • @asmiitadhalgobeed583
    @asmiitadhalgobeed583 3 года назад +2

    Rabi haku karaameeyo sh.dirir

  • @feysalabdorahman6201
    @feysalabdorahman6201 3 года назад +1

    Maasha allah shek allah kuhafido

  • @farxiyadool8204
    @farxiyadool8204 2 года назад

    Maansha allaaah sheikh maxamed cumar dirir Allah haku sharfo

  • @wiiloyuusuf5212
    @wiiloyuusuf5212 3 года назад +1

    Man sha alaah sheekh alle haku barakeeyo

  • @farhiyaabdi2745
    @farhiyaabdi2745 3 года назад +2

    maasha allaah

  • @fadimoabdinurali6338
    @fadimoabdinurali6338 3 года назад +2

    jazaka Allah

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 3 года назад +1

    Asalaamu calykum wr wb MashaAllaha baarakalaahu fiiki Allaha ku xifdiyo sh dirir

  • @rowda318
    @rowda318 3 года назад +3

    Jazaakallaah kheyr

  • @ismailsomalilander3035
    @ismailsomalilander3035 3 года назад +3

    Masha Allah

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 3 года назад +1

    Maansha allaah sheekha allaha xifdiyo

  • @ayaanjama4304
    @ayaanjama4304 3 года назад +1

    Asc mashaa allaah allaah ku xafido cafiimadka allaah kuu barkeyo

  • @fahmaomar4292
    @fahmaomar4292 3 года назад +2

    Mansha allaaah

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
    @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 2 года назад

    Qeer badan allaah kusiiyo sheeq iyo inta sootaba gilisay

  • @samsamyusuf7183
    @samsamyusuf7183 3 года назад

    Mocha Allah jasaa akalaahul khyr shekh

  • @sacdiyoxirsi1509
    @sacdiyoxirsi1509 3 года назад +3

    Asc wr wb mnsha allaah

  • @nuranuur7230
    @nuranuur7230 3 года назад +2

    MashaAllaah

  • @munaladachannel6724
    @munaladachannel6724 3 года назад +2

    Asc sheikh waxan raba inaan suaalo ku suaaalo xagan kala soo xidhiidha

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 3 года назад +6

    SUBSCRIBE igucaawiya walalayaal

  • @sahraibraahimmuuse5394
    @sahraibraahimmuuse5394 3 года назад +1

    masha allh

  • @umuritaajessa8541
    @umuritaajessa8541 3 года назад +2

    Su,aal Ayaan rabaa in layga jawaabo

  • @saynabcabdi43
    @saynabcabdi43 Год назад +3

    ماشاءالله شيخ عمرحفظك الله

  • @nimconadayusuf4089
    @nimconadayusuf4089 3 года назад

    Jasaka Allahuma khayr waxan rabaa sheekha in aan suaal waydiiyo sidee u waydin karaa wll wabilaahi tawfiiq.

  • @raxmamaxamud4612
    @raxmamaxamud4612 3 года назад

    ماشاء الله تبارك الله

  • @Yarma_baashi
    @Yarma_baashi 3 года назад

    ماشاالله👍🏿👍❤️👉🏾 ✍🏿

  • @abdilaahiahmed1079
    @abdilaahiahmed1079 3 года назад +3

    Asc wll shekha dirir lanbar kisa ubashnahsy

  • @faraxmaxamed8141
    @faraxmaxamed8141 3 года назад

    Halkeen kala xidhidha in aan qaybka noqdo ayaan rabaaye

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 3 года назад +1

    Asalama calaykum walal waxaan u baahna sh dirir meel lagala soo xidhiidhi karo qofkii haya halkan ha igu soo diro mahadsanaidiin

  • @laylajamac865
    @laylajamac865 3 года назад

    Shiikh diriir ale hanookaadaayo shiikha waxn rabaa inaad riyo isoo falinto

  • @sumayamohamed5411
    @sumayamohamed5411 Год назад

    Suuaal muhim ah raba inan waydiY0 shekha lkn inte ugu Hagaga

  • @user-wk3zi3yo3h
    @user-wk3zi3yo3h Год назад

    MashaAllah❤

  • @ilhanjinowilhanilkacas9984
    @ilhanjinowilhanilkacas9984 3 года назад +2

    sheikh aan wax badan ka bartay

  • @inahajiali8100
    @inahajiali8100 3 года назад +6

    Bulshada Somalida waxaa ku badan sixirka iyo jin lagu xawilaayo

  • @nuuraadam4368
    @nuuraadam4368 2 года назад

    asc sheeg umala dirir suaal gabdha ayaa waxay leedahay aniga ninkega sadaha sano3 kahor ayaa iga tagey ee laboc jeer nah waan kufore ayaa igo yirey ee lkiin cadeen mahaay san ee markaan cadeen tiiheley ee sadaha biloo ee udud bah miyaa sugaa haa iyo my

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 3 года назад +4

    Ka faaiidaysi wacan

  • @barkhadabdi9786
    @barkhadabdi9786 Год назад

    Barkhad

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed6097 3 года назад +2

    Asc
    wll Shekha Xagen Ka la Xidhidha
    Su,aal Ayaan wadiin lahaye

  • @ahmadbadar8968
    @ahmadbadar8968 3 года назад +1

    Asc sheikh su aal ayan wata waxay tahay melaha timaha lagu jarta qarkod waxa kashaqeya dumar marka mabanan tahay ?

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 года назад +1

      Suashada ayaan ka fahmy InaaD joogto wadamda dibada
      Mana banaana wllo waaNa dhaQaN gaaLo mna ah inaynu Ku dayano

  • @caydaruushassan3501
    @caydaruushassan3501 3 года назад +3

    *mac-hadka Al-FAJRI Online Academy ee barashada qur'aanka kariimka ah iyo culuumtiisu waxa uu qaadanayaa arday cusub ee ha moogaan nagala soo xidhiidh tell:0633984627* ama kuso biir group what's appkan👇
    chat.whatsapp.com/BvZ2RrU9dbo23W94fYnOgv ka faaidaysi wacan walaalayal

  • @ahmedshiine2512
    @ahmedshiine2512 3 года назад

    Su aal banrbaa inaan waydiyo sheka

  • @sahrayusuf6856
    @sahrayusuf6856 3 года назад +1

    En

  • @nadhifoabdullahi2265
    @nadhifoabdullahi2265 3 года назад

    9PM

  • @fardowsaxusein5266
    @fardowsaxusein5266 2 года назад

    Shiiqa xagee ka heli karaa yaa igu cawin karo

  • @camrmaxamuud5676
    @camrmaxamuud5676 3 года назад +1

    8

  • @nawalmohamoud1998
    @nawalmohamoud1998 3 года назад

    Sheikh dirir😘😘😘😘🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💗💗💗💋💋💋

  • @qaalidumar5917
    @qaalidumar5917 2 года назад

    sheekh ka wrn nin haday xaaskiisu tidhaahdo tuko kadibna uu yidhaahdo waxba tukan mayno oo diinta waan ka baxay gaal ayaan ahay kaafir ayaan ahay isaga oo iyada ku gubaya diintu maxay ka qabtaa

  • @ayaannuur5060
    @ayaannuur5060 3 года назад +3

    su aal

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed6097 3 года назад

    SHEKHA HAL.KEE.AYAAN..SU.AAL.KA.WAYDIIYAA

  • @hassanibra1805
    @hassanibra1805 3 года назад

    Say at

  • @nuralaki2633
    @nuralaki2633 3 года назад

    Mma

  • @amishmohammed2900
    @amishmohammed2900 3 года назад

    Asc

  • @ayaannuur5060
    @ayaannuur5060 3 года назад +1

    ninku maku dhaar karaa ilmahiisa inu dhalay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 года назад

    Sheekhu wuxu yidhi ninku xaaska hadduu furo wuu soo ceshankara guurkaas isagoo aan naagtii u sheegin ! Waa wax lala yaabo . Qofkii aad furtay isagoo aanad waxba u sheegin sideed xaas uga dhigankarta ma xoog baad ku soo xera gelinaysa ?

  • @ahmethdaada6403
    @ahmethdaada6403 Год назад

    🤣🤣🤣🤣

  • @nimcadahir1654
    @nimcadahir1654 Год назад

    Ninkaga.haduu.waxahbaa.kusiniwahyo.hadad.xahdoho

  • @halimahorhor6423
    @halimahorhor6423 3 года назад +2

    JJ

  • @Mm...sports...4243
    @Mm...sports...4243 3 года назад +2

    Pleas wllo channelka suzcribe igu cawey wllo waa channel diini ahe thank,z

  • @muxubocilmi2945
    @muxubocilmi2945 3 года назад

    adi asks what 8wuwuqj

  • @halimahorhor6423
    @halimahorhor6423 3 года назад +4

    ه هههه
    هههههههههههخهههههههه

  • @maxamedcisman7869
    @maxamedcisman7869 3 года назад +2

    Masha Allah

  • @rowda318
    @rowda318 3 года назад +1

    Mashallaah