MANAAL CODKA SIRTA AH WAXAA KA DUUBAY HABARYARTEEDA SHIINE CULAY AYADO KA CALAACALEYSA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024

Комментарии • 88

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  5 месяцев назад +5

    Waligaa qof ha aaminin like & subscribe saar welcome thanks

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 5 месяцев назад +12

    War hedhe gabadha ka xishoo oo illahay ka baq gabdha wa dhashee

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 5 месяцев назад +2

    Ilmahada xaran ayad kukorineysa Islamka nabadgale xaanlee Wada Subxana llah

  • @Mashallahxd
    @Mashallahxd 5 месяцев назад +7

    Walal subaxalah lakin adiga waxan ina sosheegto ma aheen walal

  • @saharalsharif123
    @saharalsharif123 5 месяцев назад +3

    walaalow horta illaahey ka cabso ceebaha islaamka astur allah ayaabo ceebta astura
    من ستر مسلمًا ستره الله في الدنيا والآخرة

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 5 месяцев назад +10

    Adiga gabar madan dhalin miyaa mad ka xishootit gabadha shiine hadad rabto si kale uraadso ee nin weyno ceebeysan baad tahay yaahuudaa

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 5 месяцев назад +1

    Intaad dadka waninaysid naftaada ka bolow Buskudow ilaahay waxuu yiri qofkì hal ceeb astura ana boqolaal baan u asturaa marka ilaahay ceebtena iyo tan islankaba ha asturo Codkan ii lama eka Manal ilaahay ka baq gabdho waan dhalay inan kuwena u jecelnahay gabdhaha kale aan u xurmayno

  • @nasroadan1743
    @nasroadan1743 5 месяцев назад +3

    Ceebta astur inta ilahay asturo taa.. waa gabar waxa.

  • @foozia426
    @foozia426 5 месяцев назад +1

    Subxanallaah ilahay ceebta muslinka hasturo insha allaah

  • @fanaxahmed
    @fanaxahmed 5 месяцев назад +3

    Malaakh hadaad shiine is haysaan maaha inaad gabartaas miskiinta hadulmin ceeba dadka hadaad asturtid 100 aad leedahay baa ilahay kuu asturayaa

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 5 месяцев назад +5

    Dulmi ma dukmaayo. Waa sodohiraa 😱

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 5 месяцев назад +4

    Igu soo biir adoo mahadsan hamigaga alaha kuu yeelee ❤

  • @bboinews1187
    @bboinews1187 5 месяцев назад +1

    You are one of them talk about people their business in public you’re funny😂😂😂😂😂

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 5 месяцев назад +3

    Buskut walaalow gabadhaan iska dhaaf hooyo waaye hada ilmana leh aşığa iyo shiine wixii idinka dhexeeyo dhexdiina ha ahaato ayada dheeshaan kasaar denbigeena Allaha dhaafo

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 5 месяцев назад +2

    Ilaahay ceebteena ha asturo

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 5 месяцев назад +4

    Adaa ka mid ah oo hadaalki laga duubay view iyo risq ka radinaya

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 5 месяцев назад +1

    Subhanallah Allah weene in laga cabsado weye

  • @FaisaMusse
    @FaisaMusse 5 месяцев назад +2

    This eid is only one day, but next eid will be 3 days

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 5 месяцев назад

    Subxannal allahu akbar

  • @muhibadalmar1655
    @muhibadalmar1655 5 месяцев назад +1

    Allahu albar nabsi aa ku dhacay CK illahy😂aa u gargaaray maskiinka daaca uu ahaa

  • @Sky4Abdi-zt3yp
    @Sky4Abdi-zt3yp 5 месяцев назад +1

    Manaal baad ku waalatay walaahi malaha qofku haduusan iska kaa dhicin kama dagtid inlayn.

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 5 месяцев назад +5

    Kkkkkkkk nabsigii ck wuu soobaxay

  • @cadarshire1257
    @cadarshire1257 5 месяцев назад

    Manaal. Maxaa.ku.dabadhigay

  • @AlAl-wp4vt
    @AlAl-wp4vt 5 месяцев назад +3

    Cagti joogsanweyso ceebey lakulanta

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 месяцев назад +2

    Waar adigu dadka iska daah wll dadku raali kaama aha ee iska daah

  • @aminasaeed2998
    @aminasaeed2998 5 месяцев назад

    Xaqiiq family inuusan jirin maanta
    Habaryar,eedo ama walaal ee qofwalba naftiisa ha aamino hana ku kalsoonaado.

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 5 месяцев назад

    Diiqo always looking for people's faults

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 месяцев назад +2

    Wll manaal ilama ah codkani manaal isku xaafad baanu deganahay hooyadeed iyo aabeheed baa bixiyey aroos baana loo dhigay lkn ma hubo ninka aroosay hooyadeed baa iisheegtay
    Maalintii alla beriga arooska la dhigayey allaah halaga boqo wax aan la ogayn yaan la sheegin ceeb ceeb ceeb gabadhha kahadh

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf 5 месяцев назад

      Soomaali View Ayuu Doonayaa. Allah Kama Baqayo.

  • @deeqahassan4495
    @deeqahassan4495 5 месяцев назад +3

    Adiga maxa ugu soo cel celine soo gabdho ma qabtit

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 5 месяцев назад

    Sh coleyne hasugo gabdhuu leyahay e

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 5 месяцев назад +2

    adiga mxa ku daba dhigay umada ad ceebohoda u raadinaysa gabdha miyanay kula dhalan ama anad dhalin war hoy ilahay ka cabso

  • @mucjisoxaaji2146
    @mucjisoxaaji2146 5 месяцев назад +1

    Ninbaa Guri iyo Gogol u Sameestay Aseey ku CasidayNina Belaash Ayuu ku Helay Bilaa Meher Subxaanallaaaah

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 5 месяцев назад

    Waxa oo dhan ada kadaran eybatahay ee umada kale xo umada

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 5 месяцев назад +1

    Wax ba nadhexmaray aa secamal no nikax without Maher??

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 5 месяцев назад

    Allah abtibaa ba ay

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 5 месяцев назад +1

    Yaaba yaaba iyo ceeba alle ha asturto umadiisa

  • @rolaothman7700
    @rolaothman7700 5 месяцев назад +2

    Wxa layaabay Manal wa Gabar qurux bdan why ay qiimaheda u garan la,dahay nasiibku wuu xumaadaa balse ka fiirso hada kadib keep your head up ka gudub ilahey isku xir nolosha fake ah wey dhamanee be serious sis ❤❤❤❤

  • @marianhussein5834
    @marianhussein5834 5 месяцев назад

    Nin wax fiican noo sheegaa cml oo Na wacdinaa Ramada waa baxay ku yeh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 5 месяцев назад

    Buskut runbad sheegtay

  • @queenfatimanz
    @queenfatimanz 5 месяцев назад +1

    Subhanallah walaal mahamed si gaar ah maad uga aarsato shiine inanta codkeeda aad sidsido maxaadse ka.wacdin Manaal codkeeda wadwada alle ceebaha faafinteeda wanaag kuma sheegin ee adiga horta alle ka baq

  • @SamiraYassin-u2m
    @SamiraYassin-u2m 5 месяцев назад

    Adiguma sowtan aad ka hadlaysid

  • @faysal9536
    @faysal9536 5 месяцев назад +1

    Sacdiya buscut meeday waan u xiisnay

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 5 месяцев назад +1

      Yaa og hee

    • @faysal9536
      @faysal9536 5 месяцев назад

      @@Aziiza_A hadaa muxuu dadkale u charg garaynayaa hhhh

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 5 месяцев назад +1

    Nikaada xataa lama aamino sanadkaan aaqiro zaman waaye amaanadii dhamaatey

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 5 месяцев назад

    Nabsigii ck baa helay

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 5 месяцев назад +1

    Gabadhaaana reerka ay sheeganaaysa iyo qabiilkaay ka soojeedo niman uma guuraan lamana seexdaan gabadhaan waaycajabisaay gabadhaan ck baa dhalaay

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 5 месяцев назад

      2sano kadib ay dhashay cunugta marka sidu ck u dhalay😂

  • @abdulhamidmohamed3791
    @abdulhamidmohamed3791 5 месяцев назад

    Hhhh viva walaal shiine ha is raacdo diidayee ha is raamsatee daa.
    Ck cuqubadii laga galay wakaa hala iiga garqaado shubaa iyada ehe 🤣😂

  • @SamiraYassin-u2m
    @SamiraYassin-u2m 5 месяцев назад

    Haayee adigu maxaad ka qabanaysaa

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 5 месяцев назад

    Point gaad baa tahaye gabadha ka har vell åka raacday

  • @cabasxasan4494
    @cabasxasan4494 5 месяцев назад +1

    NIO M.BUSKUDOW AWALPA WAN OGAA SAN INEE DHACEESO LKN AFKEEDA IYO HOOSTEDA ISKAY EKAADAY😅

  • @barwaqohussein538
    @barwaqohussein538 5 месяцев назад

    Walal waxan iska dhaaf risaaqada kaasoo gelaysaa waa xaaraan run ahaan waayo waa faaxish allena ma ogola ceebaa waa la qariyaa ee lama faafiyo walal waa nasteex walal nimo iyo islaamnimo

  • @zeinabtahlil5457
    @zeinabtahlil5457 5 месяцев назад +1

    Weji tush tush 😮😮😮😮😮

  • @SamiraYassin-u2m
    @SamiraYassin-u2m 5 месяцев назад

    Adiguna sowta aad soo daynaysid umada kashifaysid

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 5 месяцев назад

    Wllo sawkii shiine culay hambaliyadii gabadhiisa so dhigtay ee uu ku faanayay maxaad u odhanaysa sidaa haduu dafiray musodhigan lahaa maalintii manaal ay dhashay sawkii sodhigtay inay gabadhi ugu dhalatay Austria 🇦🇹 ilahay kabaq shaydaanka iska naaar

  • @cadarshire1257
    @cadarshire1257 5 месяцев назад

    Belay.argataye

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 5 месяцев назад

    Iyada qaldan nin naag iyo carur leh maxey u aday she is beautiful nin singal bay heli lahayd

  • @barni5847
    @barni5847 5 месяцев назад

    Manal nabsiba hays

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 5 месяцев назад +1

    Xaqdaradii wiilki hore ayaa heysata ? Qofkii danbi gala waa laga aaraa?

  • @cadarshire1257
    @cadarshire1257 5 месяцев назад

    Doqonyahow

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 месяцев назад

    Ceebta Islaamka lama faafiyo ee Allah ka cabso waxaas views iyo arsaaqad ha ku raadsan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 5 месяцев назад

    Hartigu Sidaas Ayey ula dhqaman
    Dad kay dhalaan waxay Yidhaahadan
    Abti baaloo Yahahee Indha karid
    Waa Rixin goyes

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 5 месяцев назад +1

      Walale dadka magaca ha ugafin qof shaqsi wuu xumaan karaa laikin dadka oo dhan mawada xumo reer walba qof xun waa leyihiin dadka sharaf tooda meel hauga dhicin 🤔

  • @faisawarsame999
    @faisawarsame999 5 месяцев назад

    Shine hablahisa ka ga antahay sorry manal

  • @Shugri-w1c
    @Shugri-w1c 5 месяцев назад

    Sorry abyo

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 5 месяцев назад

    Yaa og inay iyadii tahay dumarku waa isku wada cod

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e 5 месяцев назад

    😅😅😅😅😅😅

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 5 месяцев назад

    Manual ila maahaaa saytahuu u wasay ugana dhargay guri cidlaaa markaay isla tageen ooy la cagtaay ck ka soodhacdaay ku raaa xaay sanaayeen shiinaay lacagtii kasii cunaay

  • @ismahanmohamed7976
    @ismahanmohamed7976 5 месяцев назад

    War adigu maxad uu fafineysa cebta dadka adigana😂Allaah aya kuu ceben dona Allaah uga😂cabso gabadhan

  • @xaliyetube9127
    @xaliyetube9127 5 месяцев назад

    Nabsiga o ck so daahiri dulmi madugayo waso daahira Walahi mac sugar waku sugi Walahi lax meshi is dhigto a lagu qala weli huse is dhigti wa qiimo beshi Walahi uf yahoo

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 5 месяцев назад

    First an ahay

  • @fatumazahra6979
    @fatumazahra6979 5 месяцев назад

    Adiga laftirkaaga argudsi baad wadaa areer gabadha ka leexo shiina iska celi gabar waad dhashay yeey kugu soolaban waa iga taloo

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 5 месяцев назад

    Habaryar ma jietee qabiil baaqaaday naagta ka duubtaay waa daarood shiinana waa daarood ogoow naagtaan ma ja ha xun awalba shiinaaa u soodiraay ck waa reer xamar ama eelaay reerahaaga ah

    • @bushra445
      @bushra445 5 месяцев назад

      Yamen ban ahay bey tiri hoyadedna waa majeerten

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 5 месяцев назад +1

    Ilmahaan ck baa dhalaaay muu dhalin waaa run

  • @hodancali958
    @hodancali958 5 месяцев назад

    War meeshaa isdhigtid waaye maxaad ka wadaa gabadha waxbey jeclaatay waala qayaanay balamihii waalooga baxay maxaad qaladka dusha ugasii saareysaa mida kale waxaan la dhacay qosol 😂 sababta aan uqoslayna waxey tahay ck weligiisabo hal mar ayuu guursaday lkn taariiq weyn aaka raacday ilaa hada gabadhii uu furay ayaa laga daba wadaa magaceeda😂😂😂😂😂

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 месяцев назад

    Adigu hadda ma khayr ayaad faafinaysaa mise fadeexad? Qofkii ceebaha ummadda ku mashquula asna Allah ayaa fadeexeeya

  • @queenfatimanz
    @queenfatimanz 5 месяцев назад

    Soow adigaba xumaha soo dafay maxaa soomali ah

  • @zainabmoha1835
    @zainabmoha1835 5 месяцев назад

    elaaay wiqqq cuqdad calosha kabuxdo

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 5 месяцев назад

    Gabadhaan hooyo ceshato maleh duq miyaaa aabaheedii wadanka keenaay na waa ceebaay saay

  • @KowsarCumar-p6c
    @KowsarCumar-p6c 5 месяцев назад

    Naftayda ku nafisa

    • @haweyamohammed4124
      @haweyamohammed4124 5 месяцев назад

      Meel kasta maxaad uga muukhata hada dayax hada maal

  • @1fil-san
    @1fil-san 5 месяцев назад

    Mjrteen dad nasab fiican le uma badno

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 5 месяцев назад

    Diiqo always looking for people's faults