Wcs ayan quruxey alow ku xafid mcn badaney taladadii shalay wan qatay ila hada ow nin ma wacin asna ima so wacin Ana salad suna inan dukadan ilahey baryay inow ilahey qalbika I qabojiyo qalbikana woo I qabobay alx waxan ilahey ka barya inow qalbika inta dhiman ika reebo ninkaas wayo jaceyl dhaba ban kula nola mana jecleyn inow rerkeyka ika bur buro in kasto hada wali owsan bur burin kolba ima shekin hadow I furayne ilahey ajir ha idinka siiyo abyo mcn dhamantina intad iso duceyseen iyo talada iso siiseen aaad bad uku mahad san tihiin❤
Ayaaneyyy waaa maalintii ugu horeeysay ee aan qoraal kuu soo qoro anaa labo sano iyo bar ku daawanaayo ayaan wahel keyga qaaska ah ayaad tahay wllhi garab kaada ale ha galo the best queen 👑
Haa ayaaney wan kula so gaarey faarax somali isku mid maaha wakala naxaris badan yihin lkn iney howl kula qabtan haka sugin saa shektey kalmo le ka hele aniga faraxeyga waa ii kalmeya mahadsanid xabibti ❤❤❤❤
Xaafadeena wiil iyo gabar ma kala soocna qof walba shaqadii ku soo aada ayuu qabanayaan sidaas baana nalagu soo koriyey alxm waalidka ayeyna ku xiran tahay waxa uu ubadakiisa ku barbaariyo
Dumarka somaliyeed masakinta dhabarka ayaa laga jabiyay siday u shaqaynayeen, ninmanka somalidana Naxariis ta ku yar, xaaskooda maba caawiyan intooda badan
Ayaaney wadanka marki la joogo hooydu intey ilmaha isaga tagto bay soo xamaln kadha lkn qurbha ilmo aad kaligod guri uga tagyso ma jiro waa ilmo sidi loo raacayo arigi oo hdi wax yr ka qaldaman ay ku dhahyan wa lga qaadaya mideda kle lbada qof ee is qabta mid walba waalid ba soo dhoofsaday oo rava in loo shaqeeyo marka noloshu inry ragu gabdhaha la fahmn aya wangsan xita hdusan awoodin calal aqal ayada dhaho guriga fariiso wax walbo oo rerkina kga bhdan korkyga weeye
Nayaa Ayaaan Maxaa Naagaha dhibay Yaa u dirsaday inay ushaqeeyan ilmo koriyaan Abahood ushaqeyaan Yaa ku balamiyey guuranina ha udhalina ee nasta …Nin iyo ilma ha daba tagnanine ee Diinta barta oo Naftina ilaalsada Waa yaabnee hhhh
Haa ayaney wan kula so garay halkan abyo mcn kama daalo kamana caajiso muqalkaka qalbi wanagey❤
Shukran qaalidaya kumahadsanid xbbt dhiira gakainataada😘
@@QisasChannel🥰😘😘😘🥰🥰🥰❤️❤️❤️💋💋💋💋
Wcs abyo ayanah❤❤
Ayaan afweyn❤❤
Aaa ayaan fariido wan kula sogaray waxkale ba ba daawado cajiib weeyi qisadu
RAMLA IYO MAXAMED HAIXASUUSININ SUN LAHOO QASEE WAA 2DA QOF I CIILAY WAA NINKEYGA IYO MINYARADA ALLAH ayaa kaweyn
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Very true walashey somali men's are complicated
Abaayo noosoo badi muuqalada kadhextaagan media ha wlhi ayaaney sheekadii waxaan ogaaday rudwan isaq ka hadlayey😢xqqqdeeda markaa noo keentey runtii adi❤ mhdsanid walaaley❤
Dadkuna anay igu dhagnaayeen dadku run maba rabaan
@@QisasChannel ha ubixin abaayo 😊😊
Ayaan teena Alle Wayne hanoo ilaliyo wiilasheena Somaliyeed
Waan kulasoogaray ayaan quruxeey waana kuwata guul iyo gobanimo
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Ayaaney Anigaba Arkey Gabar Walasheed Inta La Furey Ayada Guursatey Halkanne waa Kula Soi Gaaray ❤❤❤
Wcs ayan quruxey alow ku xafid mcn badaney taladadii shalay wan qatay ila hada ow nin ma wacin asna ima so wacin Ana salad suna inan dukadan ilahey baryay inow ilahey qalbika I qabojiyo qalbikana woo I qabobay alx waxan ilahey ka barya inow qalbika inta dhiman ika reebo ninkaas wayo jaceyl dhaba ban kula nola mana jecleyn inow rerkeyka ika bur buro in kasto hada wali owsan bur burin kolba ima shekin hadow I furayne ilahey ajir ha idinka siiyo abyo mcn dhamantina intad iso duceyseen iyo talada iso siiseen aaad bad uku mahad san tihiin❤
Abaayo Ilahay Owlaad Baariyaal Oo Ciiltirayaal Ah Allaha Ku Siiyo Farxad Dhameestiran Ilahayba Laga Helaa Isaga Haka Daalin Abaayo Allaha Kaa Farxiyee
@@Hooyomacaan_A haye abyo mcn insha alh qalbiyey
Haa abay wan so garay muqaladada weyba igu yaradan yacni ano xiseyna ayey dhamad noqdan cml guleyso abyo ❤❤❤❤❤
Wan ku saaray haa wan kula sogaray ayaan waa xigmadii oo qofa Maasha alaah heh haku xifdiyo abaayo mcn
Waaan ku maasogaare ayaaan waliba anigo. Safiicn udhagesan. Maab ka cajiso. Abyo mcn ilhy haku xafido. ❤❤❤❤❤
Ayaanay wax walbo ood soo dayso waanku haystaa waana ku farax sanahay ❤❤❤❤ illahay hanoo kaadayo
Ayaaney wan kula soo gaadhay samir iyo dulqaad😂❤
nagah qaar waa sunta guryaha muslim
Thanks 😊 my sister ❤❤
Ayaaney waana kulasoo gaadhaney
Ayaaneyyy waaa maalintii ugu horeeysay ee aan qoraal kuu soo qoro anaa labo sano iyo bar ku daawanaayo ayaan wahel keyga qaaska ah ayaad tahay wllhi garab kaada ale ha galo the best queen 👑
😘😘😘😘😘
Yes ayan wan so qaaday wad ku mahadsan tahay
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير يا أهل الخير ❤❤❤❤
Waan kula soo gaaray❤❤
First ahey maanta ayaney ❤
wan kula so gaarey lkn wan ku sarey❤😊
Wan ku lasoo garaye quruxey❤
Haa waajiraa naayaA
Ayaan quruxey qisoyinkaga waka hela lkn wlshay qisadeeda haday kaga shekeyn lahyd wa aad yabi lahyd markii hoyden dhimatay anago 8jir nogu weyntahay halkii wiil oo nagu jiray xtaa bahal haben bar soo dhacay aa la cararay dayac inkastoo uu noolyahy gabadhaas dayac adun wey aragtay qarabada labada dhanba lkn alhamdulilah hada waykaso kabatay
Sabar MA, ehe shekada igu socoto abayo hosha kuqabsanaye
Yes fartun waa runteed
Asalaamu caleeykum abaiyo Ayaan.
Gabadhii walasheed ninkeeda dabadeeda u dhigtai ewel ayeey qeeymaleheeinin.
Waankula soo gaaray waliba aad ayaan u dulqaad badanahay oo labo mar baan daawaday ileen majecli İnay wax idhaafan oon mala bkumood ahayn
Haa ayaaney wan kula so gaarey faarax somali isku mid maaha wakala naxaris badan yihin lkn iney howl kula qabtan haka sugin saa shektey kalmo le ka hele aniga faraxeyga waa ii kalmeya mahadsanid xabibti ❤❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Run badanaa ayaaney markan shaqo ka imaado ayan u imaada guri qasan asna o iska dhex fadhiyo 😢😊
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW
Halkan ayaan waaan kulasoo gaadhey qisa kaktana waan dha maystaa hadii aan haaf dheysto oo dhamaysan Kari waayo 2 goor baan kadhitaa😅😂😅.
Ayaaney waan kula sogary
Ayaan aniga wan ku heesta xaanta sobadi ❤❤
Wan kula soo gaaray dheemaney
♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Wa sax abayo wa suqa ugu weyn suriaya
Eee ayaaney wan kula dhamaystay qisada😂😂😂
Alxm soomaaliya ayaan joognaa ani iyo xaajigeyga jimcaha keliya ayuu joogaa maalintaas asaa wax alaala wixii guriga laka qabanaayo asaa qabta alxm asaana fakerkaas keenay marka faarax isku midmaahan
Ayanay quruxay galab wngsan ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Horay usoco abaayo
Ayaanney wakulsogaray
Ayaanay sifican ayaan ufahmay labo mar ayaan daawaday because anoo mashqulan daawaday
Alla ani war jecliyaa 😂😂❤
Wcs wr wb xabibti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤m.a ale haku xfdo ayaneyy❤
❤❤❤❤❤
Xaafadeena wiil iyo gabar ma kala soocna qof walba shaqadii ku soo aada ayuu qabanayaan sidaas baana nalagu soo koriyey alxm waalidka ayeyna ku xiran tahay waxa uu ubadakiisa ku barbaariyo
Asc abyo iga daa anaka haleyaney aduunka ma jirto meel fara dhaqa lagu keenayo xitaa makhayadaha adagacanta tada so dhaqanee y sida 😙
Ayaaaney halkan samir iyo dulqaad kula sogaarey😂😂😂
Asc
Ok
Wcs
Dumarka somaliyeed masakinta dhabarka ayaa laga jabiyay siday u shaqaynayeen, ninmanka somalidana Naxariis ta ku yar, xaaskooda maba caawiyan intooda badan
Wcs ayaan cadeeya wn ku jelahy mcnto
Waa runtaa
aniga maqabo rayiga inu ningeyga guriga iinadifiyo anigo cafimad qabo hadan cajisanahayne nadafada wa leyska dhaafa
Abaayo Ayaaneey fartuun runta ayeey ka hadashay adiga isha ayaad ka tuurtay qurbo qofka dagan oo waliba ilmo ku dhalay xaalada asiga in laga hadlaayo ayuu umaleeyaa.
Aad iyo aad
Wcs abaayo macan
happo waan kutaaraap
Faarax somaali kama helaysid abaayo wale katahay hakasugina intuu kaa dhalo ayuu waliba kaa tagayaa
Abaayo ragu waa Kala dewan yihiin mid dantiisa yaqaan baa jira iyo dhos diciifa oo dhaqnkii Hore ku dhagan
Wan kula soo gadhay ayaaney
❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin hoyodasa wax iqawani waye miyu nagtisa wax uqawana 😣😣
Ayaney gabadha sawirkeda so qadatay aade kugu egtahay😂😂😂
Waa iga qoslisay🤣🤣🤣🤣
Thanks 😊 🫂
Haaaaaaaaaaaaaaa
Ani jagigeega waa baari
Alaha kuu barakeeyo
Jecel an uqabno qisoyinkada aay sas kudhahena
Wankugu cusubaxay ayan isodawey bl 🤣
Ayaaney wadanka marki la joogo hooydu intey ilmaha isaga tagto bay soo xamaln kadha lkn qurbha ilmo aad kaligod guri uga tagyso ma jiro waa ilmo sidi loo raacayo arigi oo hdi wax yr ka qaldaman ay ku dhahyan wa lga qaadaya mideda kle lbada qof ee is qabta mid walba waalid ba soo dhoofsaday oo rava in loo shaqeeyo marka noloshu inry ragu gabdhaha la fahmn aya wangsan xita hdusan awoodin calal aqal ayada dhaho guriga fariiso wax walbo oo rerkina kga bhdan korkyga weeye
Akiid walaaaa
Nayaa Ayaaan Maxaa Naagaha dhibay Yaa u dirsaday inay ushaqeeyan ilmo koriyaan Abahood ushaqeyaan Yaa ku balamiyey guuranina ha udhalina ee nasta …Nin iyo ilma ha daba tagnanine ee Diinta barta oo Naftina ilaalsada Waa yaabnee hhhh
Wakulasokaray
What is cesarean section so daawo ❤
ILmo marka lagu qalo hooyada
Ayaanye an kul kaftme rer putland ee midiyha ka so hadlin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qalbiyey
Run badanaa ayaaney markan shaqo ka imaado ayan u imaada guri qasan asna o iska dhex fadhiyo 😢😊
❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤