HEESTA JEENAN CABDI XASAN DIGE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    Hanoolaato is independent Somali public media platform which was established in 2012 and based in Mogadishu the capital of Somalia and London, UK.
    Hanoolaato is a bridge of trust between the Somali government and citizens focusing on their daily life circle, political, current news and social issues of local and diaspora.
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    Our main aim strategy is to ensure that the all Somalis have the same rights to speak freely with no fear at all for their lives for arresting or to be killed for their human expressions
    We highlight and make debates about national critical issues and human rights, and miss interpretation of religion.
    Hanoolaato urges to the Somali people to understand each other through discussions and talk shows
    We also give an opportunity to disabled, oppressed and forgotten People those are variable and not considered as a part of the Somali community for a long time.
    Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
    .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
    .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

Комментарии • 87

  • @faysalmohamedduble3996
    @faysalmohamedduble3996 3 года назад +14

    Heestan waxa ay isoo xasuusisey Degmada saakow . Sxbkey waarow kuma ilaawi doono .
    Ruuxad jeclaatey ❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭

    • @londonandres856
      @londonandres856 3 года назад +2

      Sorry to be so offtopic but does anyone know a tool to log back into an Instagram account..?
      I was dumb forgot my login password. I would love any help you can offer me

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 3 года назад +30

    Heestaan jaceyl aan jirin bay igu ridaa😊

  • @maxamaddaqare6490
    @maxamaddaqare6490 2 года назад +8

    Juugtaaa wadna gadhiyo jirana ku haaysoo jilbahana laguu riday wlhi jilbaha ayey dhulka igu dhifatay walee jilbihi dhulka ay igu riday waaa ka raysaty masha allah hada waaan liiibaaanay mandhay khayr baaan kuu rajeeynaa

    • @Mo_daani
      @Mo_daani 5 месяцев назад

      😂😂😂

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 года назад +13

    Erayada : million%
    Codka : 100%
    Laxanka 500%
    Music : 0.00001%

    • @abdiwali856
      @abdiwali856 Год назад

      Saas miya music ku taqana wll

    • @rakia143
      @rakia143 9 месяцев назад

      Music Marax inuu yahay ki hore kaficnaa anaa kugu raacsan

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah 7 месяцев назад

      Musigii asalka.ahaa ma.ahan

  • @TheNetNinja9
    @TheNetNinja9 2 года назад +11

    Heestani waxay ixasuusisaa dhulkii hooyo iyo hargeysa hadhwanaag🥰🥰

  • @liifantastic7562
    @liifantastic7562 5 лет назад +7

    Go forward mr ayanle hussein abdi

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 3 года назад +8

    2007 anigu markas sokacaywiilka sanadka ah ayaan jecela heestan

  • @asadluckymen6927
    @asadluckymen6927 3 года назад +8

    The legend Abdi Hasan Dige, from Qardho

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 5 месяцев назад

      Waxaan u heystaa Mr Dige inuu Mareexaan yahay oo colonel ciidamada ahaan jirey.

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 4 года назад +7

    Weli codkiisu wuu nool yahay fan waa kii hore uun

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 3 года назад +4

    Maxamed karama ama furinle inuundib uga tumo ayay ahayd hadda wixiiba madhax ayuu ka dhigay , ma aqaan waxa ka dhacay mustafe dafle macalin ayuu ahaa isbee fanankuna musician weeye😋

  • @ZihaamApdinaazir
    @ZihaamApdinaazir 7 месяцев назад +1

    Heestan waxan dhegaysana 2/ 3/ 2024 galab jawi dagan iyo roob rooba qofna majeceli lakin heesta markan dhagaysato jecyl dereme❤

  • @qoraa7872
    @qoraa7872 3 года назад +2

    Erayadii abwaan sahal macalin ciise

  • @monamandeeq3059
    @monamandeeq3059 Год назад +2

    Oooof caleeek hees way dhaaftay waxani😭❤

  • @saffamohamet5403
    @saffamohamet5403 2 года назад +3

    Legen abdi hassan cige ruuxaad jeclaaatay oo beer jileecle jinni kaamaa reebe💯🥰

    • @haykalawil3642
      @haykalawil3642 7 месяцев назад

      Waa abdi xasan dige waaye not cige

  • @Y3a1
    @Y3a1 5 лет назад +6

    THE BEST SONG AYANLE BRO

    • @Y3a1
      @Y3a1 3 года назад

      @Rowen Keanu 🤨what

    • @ayannamohamed8113
      @ayannamohamed8113 3 года назад

      @Rowen Keanu the heck

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 3 года назад

      @@ayannamohamed8113 coz of the lockdown people getting crazy 😜

  • @jaamacbaashe8208
    @jaamacbaashe8208 3 года назад +7

    Anoo jecel bay iga fogaatay oo meel cidlaa igaga tagtay farxad ku waar nacimoh

  • @Faysa-w1f
    @Faysa-w1f 27 дней назад

    Waxaan dhagaysanaya 22/8/2024
    Saacadu ay tahy 4.54 habeenimo
    Run ahaantii waxan dareemaya qalbi ilahow qalbiGa i Qabooji 😢😢😮😢

  • @luckyosman8102
    @luckyosman8102 4 года назад +3

    Eshcalaaa vioce dige legend weeye💞

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 7 месяцев назад +1

    Heestan waxa Curiyey Erayada iyo Laxankana iska Lahaa Abwaan SAHAL MACALIN CIISE Musica iyo Luuqdana waa CABDI Hassan DIGGE.

  • @ibrahimsuleiman5706
    @ibrahimsuleiman5706 3 года назад +2

    Axsan fanaan, Cabdi Xasan Dige.

  • @hodanmahmudyaasiin259
    @hodanmahmudyaasiin259 3 года назад +1

    Maanshaa allaah

  • @mohaanhussein2296
    @mohaanhussein2296 2 года назад +3

    LEGENDS BAA IS HELAY

  • @mohamedabdihashi6912
    @mohamedabdihashi6912 3 года назад +2

    Sxb ayaanle heestaan oo bilaa music🎵 ah oo dhameystiran iskama ninkaan noo soo daa fadlan plz

  • @sayidaxmed1655
    @sayidaxmed1655 5 лет назад +4

    Waaw ..... codka.waa.kii.asalka ahaa balse.Muusikii.baa iga qaldan ..... AAAAAAH

  • @mrrizack2583
    @mrrizack2583 2 года назад +1

    Xasuus wllhı ✌️

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 4 года назад +6

    ruux aad jeclaatay u beer jilecday jini kaama celio

  • @alidhuux2949
    @alidhuux2949 4 года назад +1

    Www cabdi xasan dige masha allah cod baa ku dhan

  • @muusiga
    @muusiga 3 года назад +1

    Mustafe dafle muusig fiican buu u tumay walaw uu jawaabaha kululeeyay keep going macalin dafle

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 3 года назад +3

    Bilaa musica ku wacnthy asal wlhi

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Год назад +1

    Still waiting 2011😢💔

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 года назад

    Mi leGend🎧🥰

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 3 года назад +1

    Fanaan ciideed❤

  • @malyundagan1743
    @malyundagan1743 2 года назад +4

    Jilbahane lakuu. Riday hee hee 🧎‍♀️🧎‍♀️🧎‍♀️😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hanicosob6809
    @hanicosob6809 2 года назад +1

    Hesta manta anee iheysata qofka jecla ikasii jeeda anigana dacad unoqday kadib waxa daremay inuusan isoo jeedin goaan kagaray wlhi xanun waye qofka jeceshahay aan marna kudaremin ax

  • @Yunis114
    @Yunis114 Год назад

    Wow

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @khaalidy
    @khaalidy 2 года назад

    ❤️🔥✊

  • @ritwantahir7761
    @ritwantahir7761 2 года назад

    Hadyba kulana joogin
    Cajabay Cajabay 🤍

  • @أللهماغفرلنا-ص6ذ
    @أللهماغفرلنا-ص6ذ 3 года назад +1

    Iyado bila music ah plz

  • @Aayga7777
    @Aayga7777 3 года назад +1

    Cimrigaan iyo heesaa
    Supxaanallaah

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 5 лет назад +6

    Heesta sababta ay kutimiyo mashegeen miyaa fananku

    • @mursaldaacadofficial2482
      @mursaldaacadofficial2482 5 лет назад

      Abihii afka somaliga ayaa ereyada leh cidna ma fahanto ula jedadiidsa

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 года назад

      @@mursaldaacadofficial2482 heestan asga ma iska lahan abdi xasan dge wxa smyey abwan sahal macln ciise

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 года назад +8

    A legend - Abdi Hassan Dige. Words by Sahal Moalim Essa.

  • @abdicasiisyusuf5808
    @abdicasiisyusuf5808 2 года назад +1

    Heestani jacayl aanan garanayn ciduu ii hayey igu Rıdaaa

  • @mohafarah8240
    @mohafarah8240 2 года назад

    Raggeediii 🔥

  • @maxamaddaqare6490
    @maxamaddaqare6490 2 года назад +1

    Jidka hadeey ku ordo haaa Aneey igu dhacday taaas waqati aan SaaS u dheereen anooo jecel oo aaan kooob biyaa Iga dageeyn baay jidkaa ku oraday munaay godab baa iga gashay lkin waqtiga ha kuu wacnado

  • @wixiicusub2188
    @wixiicusub2188 5 лет назад +1

    Ax yaa hees

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 3 года назад +2

    Jcyl ba dhuuxa ka daremi

  • @maryansheekh6494
    @maryansheekh6494 8 месяцев назад

    Fanaanka ma isku dhex yaacay soow iil majiifteen ayay ahayd jirka siduu ku noqonlaa waa beyjka labaad

  • @abaasahmed6262
    @abaasahmed6262 2 года назад

    Heestan waa hees dareenkeda leh

  • @aasiyagaabo2884
    @aasiyagaabo2884 2 года назад

    Weli waa sidii codkiisu

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 Год назад +1

    Cabdi Xasan Dige ma #Xawaadle ba horta

  • @mohamedsiraaje6869
    @mohamedsiraaje6869 2 года назад

    Music laan bay kuwacantahay

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 9 месяцев назад

    Ereyada Sahal macalin ciise
    Laxanka siciid xarawo
    Codka cabdi xassan dige

  • @xasanahmed9832
    @xasanahmed9832 Год назад

    Lacag darted aye nin iiga racday balse ninki aya musalifay dib aye albaabka igu so gargaraacday lkn kama yelin sababtoo ah si fican aya looga so bariseyay oo 5 aya laga so dhalay.

    • @shamsofarasle8198
      @shamsofarasle8198 Год назад

      Sorry

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 9 месяцев назад

      Heesta hibo nuuro qaado ee ah
      Waadiga se liitoo leexadu ku sidatoo hadba laan cuskanayee maxaa luray naftaadii
      U qaad kkkk😂😂😂😂

  • @asmakaarsheibrahimkaarshe8575
    @asmakaarsheibrahimkaarshe8575 Год назад

    Jiirku side ku noqon laaha

  • @user-dh8su3cj4b
    @user-dh8su3cj4b 7 месяцев назад

    Axyaa cod

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 2 года назад

    Jidhku siduu ku noqonlaa dee bibiga idhici laha sonkor iyo wax ban u baahanlaha 🤕

  • @ikranyuusuf1822
    @ikranyuusuf1822 3 года назад

    Ma nolyahay fanankaan

  • @aminibrahim2101
    @aminibrahim2101 2 года назад

    Jeenan wa maxay hhh Jeeniga mise jalka

    • @deeqyare4068
      @deeqyare4068 2 года назад

      Jeenan waa cuntada san u aqan

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 года назад

      @@deeqyare4068eraydii Abwaan sahal macalin ciise ilhey naxriisto
      shirkii carta joogey 2000 2015 Uk ku dhintey

  • @maxamaddaqare6490
    @maxamaddaqare6490 2 года назад

    Cabdi xasan dige mas uul sare