Sheekhow إِنَّا أَوْحَيْنَا إِلَيْكَ كَمَا أَوْحَيْنَا إِلَىٰ Saw waanu kuu waxyoonay nabi muxumadow sidaanu ugu waxyoonay anbiyadaa badan ee la Xusay ilaa laga gaadhayo وكلم الله موسى تكليما waa hadal la adkeeyey lagana soo reebay rasuuladaa loo waxyooday nabi muusana toos loola hadlay markaa ilaahayna sidaa uu inoogu sheegay hadalkiisa ayuunbaa saxa hadii nabi muxumad uu la hadlayna isagaa koreeye inoo sheegi lahaa aynu ilaahay ka cabsano oo yaynaan yeel and dhaqankii reer banii israaill ilaahay ku eedeeyey يحرفون الكلم عن مواضعه.
Mashaa Allaah
Allaah Ha Ku Xafido
Maasha Allah sheekhunaa