HORDHAC- MAXAAN KU SOO ARKAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 92

  • @daahiraxmed6923
    @daahiraxmed6923 4 года назад +8

    Waxaan ahy wiil soomaliyeed waxaa dhigtaa jamacad kutal dalka uk waxaan doonayaa hadii alle suura giliyo inaan kubiiro saraakiisha qalbka sida ee ciidanka milateriga waxaan kuraja wey nahy in nalaka qadi doono cunaqabateynta hubka ee nasaran ugu horeyn 3 sano ee xiga waan kujeedaa kenya si aan uga qado gacan kuheynta xaq daradda ah ee dhulkeyga 😭😭😭 wuuu jiri doonaa wuuna guuleysan doona 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 insha allh 🙏🙏

    • @Saadik12
      @Saadik12 2 года назад

      Walal Taarikhda haka Ben sheegin #Suldanka magalada mahan ee waa Suldan Beeleed

  • @bashirabdi8401
    @bashirabdi8401 4 года назад +7

    Thanks brother we are welcoming you with open heart garisa the home of peace and unity .religion is the key of the city enjoy it

  • @mohamedabdurahman4946
    @mohamedabdurahman4946 4 года назад +5

    Masha allaah tabaarakallaah somaliya gul insha allaah

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 4 года назад +7

    Waan ku farxay siday reer gaarisa u jecel yihiin somalida. Jiro jooga abidkiin

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 4 года назад +16

    Ugaas meesha Waa soomaaliya dee.. Kenya xitaa ma aaminsana
    Garissa ama NFD inay dalkeeda ka tirsantahay
    ciidamada Amisom unbaa meesha jooga...hhh..
    waxaan arkaa dad badanoo aad uga cabanaya biyo la'aan..
    Bal soo dedeji barnaamijka...shaqa wacan....

    • @yusufmagan9057
      @yusufmagan9057 3 года назад +1

      "Ciida iyo dadka ugu egyihiin Soomali" oo maadan hubin in ay soomali yihiin. Hadalkaas tafatir ayuu kaaga baahan yahay.
      (Hanoolaato)
      Magacaas taariikh ayay ku astaysneed ee adiga la imaaw eray bixin cusub magac kale oo ka turjimaya taariikhda maanta.
      "ISMA TAQAANEE HA ISBARATO"

    • @hayeesiboy1493
      @hayeesiboy1493 Месяц назад

      War ka joog anaa tagay wey is badashay laami dheer Nayroobi ilaa Gaarisa isku xiro ayaa loo sameeyay dadkana aqoonsiga kiinyanka ayey qaateen badana af sawaxili ayey ku hadlaan waa In laga gaara

  • @qaassimahmed3871
    @qaassimahmed3871 4 года назад +5

    Walee reer gaarisa way is badaleen
    Haday kursi kaaga kacayaan
    Maashaa alaah horay u socda ana waa imaanaa gaarisa 1994 iigu danbayday anoo ka imaaday xerada IFO magaalada way yareet ilaah idiin siyaadiyo Hottela waxaan arkay 5 star ah Kenya hadaan imaado habeenka labaad gaarisa aan ku hoyanaa reer gaarisa waa idin salaamay

  • @husentahluko2357
    @husentahluko2357 4 года назад +4

    Aad ayaad uu mahadsanta ayaanle aad baan uu jecla barnaamijka hanoolaato aad baana oogu taxna lkn waxaan dareemaya farxad aad uu badan ini aad kasoo warantay garisa oo xafadeyda ah odeyaasha aad soo wareysatana kamid yihiin waalidkeyga oo aan aad uu jecla waqti horeyna ii gu danbeeyse ..... abaa iyoo adeeradey oo waqti horey igu dambeyse ..... mahadsanid sxb guuleyso

    • @ahmedabdulahigalbeyte2990
      @ahmedabdulahigalbeyte2990 4 года назад

      Hanoolaato runtii xiiso gaar ah ayay leedahay warbixinta iyo Somalinimadaba maqsuud baan kaa nahay Ayaanle hire usoco

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 4 года назад +1

    Janaraal maxamuud maad soo waraysato wasiirkii gaashaandhigga kenya yuusuf xaaji uga horreeyey geesi somalinimadu ku weynayd geeridiis mamaqale haduu noolyahay 1989 kii ayaan tegey garisa iyo madhogo

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 4 года назад +1

    Maansha Allaah soomaalida enef dhi waa rajaynayaa shanta
    Soomaaliya

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 4 года назад +1

    Amin yaa Rabin Amin Amin mashallah ilahey ha lajiiro soomaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🌺🤲🤲

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 года назад +1

    Maashaa allaah allow soomaali weyn badbaadi oo isu raadi xaduuduu fircoon uu dhigey baabi I oo kala qeybi gaalada buuryaqabka ah waa Saan cadaale cadow ah

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 4 года назад +11

    Somali waa lakala qeybiyay meel ay joogto shanta geesi waa isku mid isku af diin dhaqan midab mar ay noqoto wey midoobi doonaan insha Allaah

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 года назад

      ayaanle barnaamijkaagu waa wanaagsan yahay laakiin magaca barnaamijku leeyahay maanta umadii soomaaliyeed nolol ma haystaan rajana mahaystaan Hanoolaatokelmadaasi waxay noqonaysaa kudigasho sida kuwa xamar jooga ee madaxda sheeganaya ee la baxay nabad iyo nolol ee maalin kasta qarax dad soomaaliyeed ku dhimanayaa ee kumanaan dad gaajaysani ay barakacayaal ay yihiin

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 3 года назад +1

    Calooshaa I hurtay Boqor Deeqow markaan arko wllhi waan ooyaa marwaliba Dambi dhaaf ayaan Allah kabaryaa & Nabi Muhammad

  • @odeyhawiye.xaajiguners.9849
    @odeyhawiye.xaajiguners.9849 4 года назад +3

    MAASHA ALLAAH

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 4 года назад +2

    Gaarisa somali Town

  • @ahmedmshafi1694
    @ahmedmshafi1694 4 года назад +7

    Manshaallah ader am from Garissa lkn maxa somalida ayad nagasareysaye see cml

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 4 года назад

    Thank you brother hanolato team

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 15 дней назад +1

    Waa..Sax

  • @HassanAhmed-fq8uk
    @HassanAhmed-fq8uk 4 года назад +3

    M.A...keep going

  • @samajacel8599
    @samajacel8599 4 года назад +5

    Manshllh wan kufaraxsanahey ina soboqato gariso ayaala xuseen abdi horey usoco sxb sara lkn maxa waxyar ogasoduubtey gariso

  • @ibrahimjama1659
    @ibrahimjama1659 4 года назад +1

    Am in garissa and a big fan of u

  • @mohamedmukhtaar3086
    @mohamedmukhtaar3086 4 года назад

    Mnshlh guulayso sxb ayaale xuseen cabdi

  • @sahrasiman5644
    @sahrasiman5644 4 года назад +2

    Mashaallah wariye ka fican ma jiran gariso cadey hadaba tagte ninka abdi salan hareri la dhahayo wad ka ficantahy100

  • @garasho614
    @garasho614 3 года назад

    MashaAllah Ayaanle

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd3219 4 года назад +2

    fadlan soo daa arimahaan oo kale lkn iska daa kuwa dhiiga musliminta somalida cabay kuwasi allaah ha cadabo adun iyo aqiro

  • @dinibashtube8256
    @dinibashtube8256 3 года назад +1

    Waiting for your visit at Wajir

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 года назад +3

    waa meel dadka is jaasusa ay kubadanyihin gaariso

    • @sambulbul1540
      @sambulbul1540 3 года назад +1

      Somali nolosha kadhaceey daldhan soo gubeey maxa laga jajusi

    • @sambulbul1540
      @sambulbul1540 2 года назад

      Xaarmajo Qalbidhagax u dhibeey itoobiya lagana soo qabteey gobolada dheexe. Jaajuus kufsi qax iyo dulmi soomaliya ugu imaw

  • @fardowsanur4571
    @fardowsanur4571 4 года назад

    Gaarisa. Waa. Soomaali. Asal. Ah Maasha alaah Armed madoobe. Iyo. Inta. Lashaqaysaa. Waa. Kenyan Subxaanalaa

  • @Midnimo9664
    @Midnimo9664 4 года назад +3

    Hanoolaato

  • @busybee6571
    @busybee6571 4 года назад +1

    Garissa wa dulkena hoyo hatana waxan daganahay Mombasa kusodawaw Kenya

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 4 года назад +3

    Anigoo Ogaadeen ah ayaa laygu xiray inagoo Xamar ka tegay, sharci mahaysan.
    Haddana Waa laydmska soo daayay maalin ka dib.
    Sharci in layswaydiiyo, daruufta dawladeed ee kenya ayaa keentay ee maahan dadka deegaanku mid ay reer Soomaaliya u gaatsadaan.
    Kala saara policeka iyo shacabka

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 4 года назад +4

      Walalo Soomali abaal malaha, hadey gaariso jirin Kenya amaan kumey joogen lakin waa dad qabyaalad dishey oo magaca Ogaden ku caarooda meel kastoy joogan

  • @yunlzahmed1464
    @yunlzahmed1464 4 года назад +1

    Waad mahadsantahay ayanle

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 4 года назад

    MASHA ALLHHHH Ayaanlee

  • @bashirabdi8401
    @bashirabdi8401 4 года назад +3

    Aftidi laqaday 1963 waxay uu codeyen iney somalia kubiran 1664 waxay qaden dagalki jabhadi nfd oo dowalada Kenya ey ubixsay shifta war waxa hogaminaye suldan deqow macalin shurie wuxu xabsiga kasobaxay 1969 marki xukumadi cigal so afjartay jabhada oo dhulka ey uu gacan galisay Kenya malagu ixtiramin dagalki jabhada qaday mala ixtiramin aftidi dad weynaha gorgortan lala ma galin oo lama Oran jabhada hubka wanka digeyna ee. Mxa uu ogoshihin lkn sifudud oo jesjes ah aya arusha accord lo saxixay waxan lenahay dowladi Somali waxay naga gashay godhob weyn oo anu iloweynin

    • @bashirbashir4756
      @bashirbashir4756 4 года назад

      Benta ma aha wll ey idor ah o cuqdadeysan aya kadanbeyay howshas lkn ilaha noga aray o wa lagadontay dulmigii eynagusameyeen idoorland wa ki akhirki diyarada laguqaracay midkii midkaxuna wusugaya hada .

  • @abdirahmanmumin2609
    @abdirahmanmumin2609 4 года назад +2

    War umadiiba soomaali nimadiiba Waa ka saartaye waaxay

  • @bashirabdi8401
    @bashirabdi8401 4 года назад +1

    Nin Culus welcome

  • @abshirqarni6622
    @abshirqarni6622 4 года назад +1

    Sxb waxaan jeclaan lahaa Mar in aad timadid xeryaha qaxootiga soomali bdn oo ku jcl ayaa jookta sidoo kale waa mesha uu kayimid sxbka #hujaale waxan rajeyna in aad codsigeyga Tix galisid

  • @saciidfaraxsiyaad8840
    @saciidfaraxsiyaad8840 4 года назад +1

    Gurigga ku yaalo NFD Guri soomaliyeed Guud Ahaan shacab iyo Dagaan waa Soomali

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 4 года назад +3

    JIG JIGA KU DHIMAN IN AAD AADO

    • @financialrevolution5560
      @financialrevolution5560 3 года назад

      jigjiga garissa ma gadhi karto jigjiga ka hor marsan intii la doono somalida kenya waxa ka hor marsan somalida ethiopia

  • @samajacel8599
    @samajacel8599 4 года назад

    Hanoolato somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 года назад

    Kenya🇰🇪

  • @abdiheybe3820
    @abdiheybe3820 4 года назад +1

    Shaqo loo baahnaa ayad qabatay runtii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇

  • @mohamedaden3711
    @mohamedaden3711 4 года назад +1

    M, a Garisaa Ayanjoga Adayan ujeclaa Inan kuarko Fursadiskumanhelin I, a Garisaa kusolabo Markaleto I, a Sxb sare

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 4 года назад +1

    NAJAAS: DADKU WAA SOOMAALI ILAAHAY MAA KA DHIGAY AF LAGAMA NOQDO

    • @abdiwaligeescade8399
      @abdiwaligeescade8399 3 года назад

      Ado kale aya garissa cebeni mshenzi ww

    • @sambulbul1540
      @sambulbul1540 2 года назад

      Ayanle wax ceeb masheegin maxa kugu kalifeey aflagaada

  • @جامعس
    @جامعس 4 года назад

    Sideey ugu egyihiin soomaalya kkkkkk
    War dadku waa asal somali

  • @abdikadirmuse512
    @abdikadirmuse512 3 года назад

    Wxn kacod sanaynaa inaad tagtid xeryaha Dadaab ku yaala.
    Intaadan ku soo Noqon UK

  • @samajacel8599
    @samajacel8599 4 года назад +3

    Kusodawow gariso sxb

  • @munosalad4286
    @munosalad4286 4 года назад +3

    Asc

  • @somalia2730
    @somalia2730 4 года назад +1

    Ayaanle dadkan waa soomaali gumeystidii ku wareerjiya kenya asagoo cadow weyn uu qaba soomaalida wali sababto wadankeenu uu burbursanahay itoobiyo Iyo kenya oo dad soomaali Iyo dhul soomaali ah heystaa ayagun oga yihiin

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 4 года назад

    AYANLE I WISHI INAA NAIROBI KUGU AARKO ABE DEEQOW A WAREYSANEYSAY

  • @bashirabdi8401
    @bashirabdi8401 4 года назад +1

    Ayanle waxan Ku aqpnsaday Somali dhab ah madam ad tagtay magalada garissa

  • @mohamedqaasin1368
    @mohamedqaasin1368 4 года назад

    ALLE hakaa cafiyo garisa ku weyna somalinimada wey ka fanan sxb

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 4 года назад

    Somali waa somaali Meel ay jooganba
    5 Somaaliyeed
    We are One

  • @abdikadirmuse512
    @abdikadirmuse512 3 года назад

    Ayaanloow meel kuleel badan waad tagte.lkn niyahoow aniga wan kaxumahay inadan tagin xeryaha Dadaab oo ku jiray 2 saac kaliya.
    Hadaad tagi laheyd Hagadhera,ifo iyo Dhagahley wxd soo arki laheyd somalida dhabta ah.
    Kuwa garisa jooga waa 50% somalinimadooda.
    Wxn rajenayaa next time inaad tagi doontid xeryaha Dadaab.

  • @jamalqurudii9787
    @jamalqurudii9787 4 года назад +1

    hanoolto waxan ka baqaya sheekadi cowke isku bado

  • @issaibrahim6617
    @issaibrahim6617 4 года назад

    Boss

  • @ayanlecabdullahi7098
    @ayanlecabdullahi7098 4 года назад

    mahadsaniid Ayanle hussen

  • @mohamed-zh6cn
    @mohamed-zh6cn 4 года назад +2

    Asc ayanle waan kusalamay salaan kadib waxaan jeclaan lahaaa inaan kuarko waxaan jogaa garissa

  • @issaibrahim6617
    @issaibrahim6617 4 года назад +2

    Waxa dhaxmaresa qoraxeey

  • @samajacel8599
    @samajacel8599 4 года назад +3

    Waxan ad ujcle ina ku arko marko waxa tahey nin somalinimadu ku weyntahey adiga iyo abdixafiiid wa raga an kuxisabtamo

  • @bashirabdi8401
    @bashirabdi8401 4 года назад

    Plz so bobsii vedeo ga

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 4 года назад

    Asc . Madaxda somalidu meel Walba oo aay joogaan waa tuugo. Bal eeg , dadkaan waxaa sidaa u duleeyay , ku woo dii madaxda gumeeysiga ka ga dhigay .

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 4 года назад

    Siyaasadda farmaajo miro dhali meyso!! Amaanka iyo ganacsiga labada dalba Somali ayeey dan ugu jirtaa, maheyno kukuyo iyo wakamba ganacsi
    Ku dhex leh xuduudaheena!! Cir, dhul iyo badba!!

  • @abdirahmanissack6645
    @abdirahmanissack6645 4 года назад

    Ayanle Hussein halke usocota wll Somali miya

  • @aminaabdullaahihassan5895
    @aminaabdullaahihassan5895 3 года назад

    ayanle xusen cabdi wanku salamay lkin su aal aanku waydiye lete kitanbulush ma lagu dhahy

  • @bashirabdi8401
    @bashirabdi8401 4 года назад

    Ad ayan kugu xisi dona

  • @ibraahimadow2321
    @ibraahimadow2321 3 года назад

    Gaarisa wabiga tana mara sidee biyo la'aan uga cabanayan mise wabiga qora cml Somalia iyo Rafaad maxaa kala haysta,walle dhul barwaqo iyo dad faqri iyo nolal ciriiri ah Somalia siinjii Loga dhigay cml,

  • @hhhhboy2079
    @hhhhboy2079 4 года назад

    Illahay kacabso garissa ma ahan meel somalidu iska jacesha yahy runtii waa goob qabylaaladu diloootay illahay laabtooda ha nadiifiyo garissa anaa ku dhashay waana ku noolahay

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 4 года назад +2

      Noo sheeg dulka soomaliyeed messhu qabyaalad kajirin. Shacabka Garissa waa dad fiican qabyaaladana waxeey la qabaan somalida kale

    • @sambulbul1540
      @sambulbul1540 2 года назад

      Garissa weey qabiil jecel yihin. Wax ku jaban ma leh iin lagu dhaha yaataay? Lakiin reer Garissa qabyaalad majirto. Qabiil iyo qabyaalada kala baro

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 4 года назад +1

    Reer garissa wa Somali lkn dad somalinimada wax ka aqana ma ahan

    • @bashirabdi8401
      @bashirabdi8401 4 года назад +1

      Wa kaliga wax kulaqabo malaha

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 4 года назад +1

      Adigu maxaad Somalina kataqaanta, 30 sanaad qabyaalad isku dileeyseen

  • @aunkoabdize
    @aunkoabdize 4 года назад

    Hanoolaato

  • @omarmohamud3835
    @omarmohamud3835 4 года назад

    Asc