War Deg Dega “ Beesha-Warsangali Oo Hada Nabad Ku Baaqday Xiisada Ceerigaabo Awgeed Madaxwyane Cira
HTML-код
- Опубликовано: 11 фев 2025
- War Deg Dega “ Beesha-Warsangali Oo Hada Nabad Ku Baaqday Xiisada Ceerigaabo Awgeed Madaxwyane Cira
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
Maasha Allah waa kheyr iyo barwaaqo.
Mansha Allah tabarakallah nabad galyo iyo walaltinimo from reer sheekh isaxaaq kolayba wakhti uunba la heshiin laha dulaana Marna kumaanu ahayn walaladayada islamka ah wixi hore u xumadayna Shaydanba ka adegay intii dhimatayna Allah ha u naxariisto inteena noolna Allah xaqa ha garan siiyo
Alhamdulilahi rabbil aalimeen
الحمد لله رب العالمين
Maasha allah nabad wax ka fiican ma jirto
Warsangali waa dad xadaarad leh dadka jaahilka ah baa colaad ku yaaca
❤ MAANSHALAAH GUUL SLND INSHALAAH SOODHOWAADA. DALKIINII NABADAA QAALIYEE. ABTIYAAL. HARTIYOW
Rmaasha alaah nabada dadka somaaliyeed waan ku farxay yuutuubarada dadka isku diraya haleyska jiro
Maaha Allah, ilaahay waxaan ka baryeynaa nabad waarta oo dhulka soomaali meel ay joogaan ka hir gasha iyo Muslimiinta kalaba, Nabad baa Naas la Nuugo leh.
Mansha allah , nabad baa naas la nuugo leh
Waaakaa Warsangeli gii layaqaanay Nabad ayaa Barwaaqo ah
War is disaster and doesn’t help nobody, if we want to live we need a peace.
Maasha alaah ilaahay dadka sanaag bogooda burcad haysu mariyo
Warsan geli soo dhowaada no qabyaalad wax Nala yeesha Dan ayaa inaga dhexaysa
mashallah
Ilaahay baa ajar iyo xasanaad idiinka siinaya nabadu waa wixii waligeed lagu noolaa
Umada nabada u hogaamiya Ilaahay baa idinkana dhiniciisa abaalmarin idinka siin doona
Guul somaliland
الحمد لله
Guul iyo gobanimo nabad,ba dadka wada deeqda
Shalay Nabadu maxay u Deeqi wayday cajiib ??????
Reer dhahareed xabada ceergaabo laga soo ridaa idimaba soo gaadho, warsangali saldanad buu leeyahay looga taliyo warkii ka soo baxayna waanu ku goorcanahay, odayaashan xogaaga sandareerada saaka loo qeybiyayoow dhahar haydin deeqdo hadii kale xaga snmta ka soo jeesta ragu maanta wuu isbaran.
Nabad wax dhaama lawaa
Waxba kaagama xidhna rag baa tashanaya, ha ku deeqdo xerada qaxootigu 😅
Ma intan baa nabad rabta mise warsangali?
Suldankini guud away
Kuwii dagaalka ku baaqay ee Warasangali yaa damaanad qaadaya inay nabad gelyo diyaar u yihiin.
War nabad majirtee ninkaaso hurda wadanka la qabsan doona wlah😅
Marka wadanka ma ciro kaliya jooga
Kkk lawada hadal khatar iyo khiyamo
La isku ogyahy jsl dacada guul allah hasiiyo cadawga qadiyadu hajabo
Waar nimanka lacagta ku dhooba inaga aamusiiya dhulbahantana asana halooyeedho calanka buluuga aaana ma arkikaree fogeeya
No lalush lacag bay💰 raban
Yaab
Calankii Maakhirna ma Awoodi Waayeen intay Reero Maradood
La imaanayaan
Mise meeshu Waa Guri Hargaysa ah
war isla yaaba Ceerigaabo dhahar baad ka joogtaane ,ilaahay wax waydiista oo isla yaaba waxaad ku hadlaysaana ma jirtee ,CEERIGAABO WAX LAYDINKA WAYDIINAYAA ,MA JITO
Adeer afkii warsangeli ku hadlimaayaan ee waa dhadhamadoonkii somaliland
Sarakisi warsangali buraha lagu xasugey ragi ba.ka damadey
@@mohamedalimohamed5828
Dhulkooda ayey difaacanayaan.
Dhulbahnte oo soo noqonda wlhi inaaanu nabad iga heleyn . weligiinba odayaal soo calaacalaya iikeena.harti waxa iga xiga qori caaradii
Uf masaasaad wax garad ku tihiin wejigiin gubaye magicii warsan geli waad qudhmiseen balaayo idinla baryootantay waataariikh xumo beri la odhanayo waataad nabaryeyseen markaanu idin barokicinay alla matag weynaa yaa yiri kuwanaa dhalasho ah dib haloo baadho reer dhahareed waa mayd soconaya wallaahay sidan nolol .maaha
Maasha Allah waa kheyr iyo barwaaqo.