AMIIRA IYO ADNA WAXBA UMA YARESAY XALIYE QOSOLKA ADUUNKA 😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2022

Комментарии • 255

  • @sumayoahmedhussein2376
    @sumayoahmedhussein2376 2 года назад +46

    Xaliye inta ila neceb love ta dhac ku sii😃😂

  • @inacabdullahi1952
    @inacabdullahi1952 2 года назад +10

    I miss you wlhi😩❤️mida kale ma idinku jiraa qof u xiisey waqtigii amiira ay ahayd cameraman-ka yacnii waqtigii ay camerada gadaasheda ka hadli jirtay oo saxaf io adna o barnamij wadan ay erayo funny ah gadaasha ka dhihi jirtay😩❤️mar marna makhraati ey u ahayd adna io saxaf😂

  • @hibboidiris83
    @hibboidiris83 2 года назад +33

    Amiira waad kusuģtay wllhi wll bahalka bidaarta waynle intii aan odhan lahaaba Adaa ii gidhi qli shukran 🙏❤💋😂😂😂 Waad iga qoslisee 🙏😂😂😂😂😂😂

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 2 года назад +25

    Dhulkaad kujiideen miskiinka 😂😂. Ninkaani Soomaalida dhan ayuu ka qaylisiiyey 😂😂

    • @kooshdul
      @kooshdul 2 года назад

      Ku dhibsaday kaamana harayo
      ruclips.net/video/7vIe8xzUq_A/видео.html
      Ku dhibsaday kaamana harayo
      ruclips.net/video/7vIe8xzUq_A/видео.html

  • @AbuZeyd
    @AbuZeyd 2 года назад +4

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey Dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo Biira Kheyrka Kafaideyso Wll Qali

  • @cadeypolo8028
    @cadeypolo8028 2 года назад +8

    Lawadan mrky isla fadhiyan 🥺🥰 wa jclhy wlhi qosol waa fuuraa 😹😹

  • @hodanhoussein4207
    @hodanhoussein4207 2 года назад +8

    keep going my two s sisters

  • @nasroabdi2943
    @nasroabdi2943 2 года назад +5

    Mash allah adno waa farax santahay caawa amiiro funny waaye wlh 😘😘❤

  • @salimahmed7666
    @salimahmed7666 2 года назад +4

    Mashallah Amira qurux beautiful igaa dheh ninke adiga inow kuhely kuseydaye kaas ebaarkisa waye anaga page now fur nh

  • @khadrslimaanaxmed2277
    @khadrslimaanaxmed2277 2 года назад +7

    Ar amiiraa var tin so abuuro kulahaa ma sabuul baa muuday madaxiisa😂🤣🤣🤣🤣🤣 waa idin salamaa Adna amiira salaan qali ah qalbiga ka so go'day👋❤❤

  • @fartunerelaxationmotivatio3148
    @fartunerelaxationmotivatio3148 2 года назад +3

    Hhhhhhh qosol iguma haran amiira iyo adna waan idin jeclahey hore usocda

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 года назад +2

    Mashaa Allah💜😍😍

  • @sucad01rashid32
    @sucad01rashid32 2 года назад +2

    Mashallah adna daar ilahy baan u jaclhy ilahy ha ku dhowro walashey ❤️

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 2 года назад +4

    Ninkan aniga maba arkin illaaheygiiba itusin bidar tiisa allaha u barakeeyo qof qararsan oo u ekyahay oo lagu so adkeyay danyer ku dil🤣

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 2 года назад +3

    Libaaxyo aad tihiin hore u socda. Maansha allah.

  • @ibrabimyare262
    @ibrabimyare262 2 года назад

    Mashallah adna cadey amiira qurux keep going

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 года назад +5

    Asc walalhey channelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏🙏🙏😍

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 года назад +10

    Masha Allah my sisters that is so funny💯🤲🤣🤣👑🌹👑🌹👍👍👏👏♥️💋♥️

  • @munayusuf3352
    @munayusuf3352 2 года назад +4

    Amiira xaliye danyeer dhulka lajartay wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qosolka iga dhamaaday

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 года назад +7

    Beautiful sisters manshallaha I’ll xun idin ma aragto keep going ❤️🌹❤️! Kaan karaama loo yeelay waayo intuu raadinayey waa intas ee qof walba haduu unfollow dhihi lahaa oo aan laga hadli laheyn meel cidlo ah ayuu ku soo dhici lahaa
    Danyeer waxaa la dhahaa mid Duleysan ee nin dhaba oo rag ah danyeer ma noqodo. Group kiisa waa u naxaa waayo iyagii buuba bahdilay oo ( danyeer) buu magac oga dhigay!
    Malinkan arkay ayaan iri waa xanunkii oo qof ah allaha cafiyo

  • @najmahassan9466
    @najmahassan9466 2 года назад +1

    Adn iyo amira wa iga qoslisen wlhi allah idin xfdiyo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +2

    Manshallah 😍 Adna Amiira 🤣🤣🤣✌

  • @mariammadhow9367
    @mariammadhow9367 2 года назад +6

    Amira waley😂😂😂😂😂kulaha turkey aso tin su aburo 😂😂😂😂

  • @abdikarimnor3861
    @abdikarimnor3861 2 года назад +10

    KEEP GOWING LEGEND XALIYE

  • @jidcimedia3178
    @jidcimedia3178 2 года назад +4

    😂😂Ninkaas waa siranyahay Lacak
    waa Masti

  • @ayaanahmed8690
    @ayaanahmed8690 2 года назад

    maasha allah

  • @muniirabintuyazin3282
    @muniirabintuyazin3282 2 года назад

    M.a keep goin my sisters

  • @shafisuldanka2029
    @shafisuldanka2029 2 года назад

    Keep going my two sisters

  • @sumayahabdirahman2604
    @sumayahabdirahman2604 2 года назад +2

    Amira waa wanagi oo qof ah amira wlhi jafow kuficantaga😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 2 года назад +5

    Daayeer is Daayeer waye kasas wa kusug teen Adna io Amiira 🤣🤣🤣👍👍💯💯❤🌹🥀🔥💯🥰🥰👏👏🙏

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo8010 2 года назад

    Masha alhaa wlh waka jaften wlhi

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 2 года назад

    Masha allah

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 2 года назад +1

    Xaliye wanku wataa keep going

  • @cabdinuur7746
    @cabdinuur7746 2 года назад

    Www xaliye guusha wax yar ujirtaa insha allah

  • @raaqiyaelmi1211
    @raaqiyaelmi1211 2 года назад

    Keep Goin my sisters

  • @ikraancllaahi4369
    @ikraancllaahi4369 2 года назад +2

    Adaan wan ku wata anig waan ku Qosol 😂😂😂😂😂😂

  • @ayaancabdisalaanbintuberdh2298
    @ayaancabdisalaanbintuberdh2298 2 года назад

    Masha allaah sisters wanidantagera hare usocda

  • @sadiosahalmohamed308
    @sadiosahalmohamed308 2 года назад +2

    Abaayooyin dar alle idiin jeclhay🥰❤

  • @rahmabashe1683
    @rahmabashe1683 2 года назад +4

    😂😂😂beerkaa icasaaday saan u qoslayay 😂😂

  • @maiida809
    @maiida809 11 месяцев назад

    Waaa niin walan

  • @sacdiyoabdi6269
    @sacdiyoabdi6269 2 года назад +2

    Danyer pro max kulaha 🤣🤣

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 года назад +1

    Amiira iyo adna amarka ilaahay waan iska jeclahay lahjadooda waan ku haystaa 🤣🤣😂

  • @muminonur1651
    @muminonur1651 2 года назад

    M.a guuleysta

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 2 года назад +1

    ‏استغفر الله

  • @ikraancllaahi4369
    @ikraancllaahi4369 2 года назад +1

    Amira qurux badn wan ku wata had saax waye ❤❤

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 года назад

    Xaliye. Waan ku salaamey. Awoowe. A s c. Ma dhahaayo

  • @user-ri2jj3sr8s
    @user-ri2jj3sr8s 2 года назад

    Wow m.a waaidinku wataa Amiiro iyo adno

  • @mariamamohamed9855
    @mariamamohamed9855 2 года назад

    Adna iyo Amiira waan idin wataa xaliye maanta waan ku raaxeystey saa ujafteen kaas waa Mania maskaxiyan ayuu u xanuusanyahy

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 2 года назад +2

    Ala ina jecliyaa qosolkina allah inaxafido kaas warkiisa nagadhaafa canbax ayu rabaa

  • @anisabdikarin4322
    @anisabdikarin4322 2 года назад +1

    Walllhi waad ika qoslideen adna 😂😂😂🤣

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 года назад

    viva prof xaliye

  • @ummu3342
    @ummu3342 2 года назад +1

    Ilove you Adna and Amiira😍😍

  • @naleye1
    @naleye1 2 года назад +1

    Marne tin oleyahay marne tin malahan walahi amiira funny aya tahay 😂😂😂

  • @xudeefiaxmed9831
    @xudeefiaxmed9831 2 года назад +1

    Adno iyo amiiro marky isla jogan wey igu baxdaa😄✊
    Usha wku dhacdy manty dila dixiriga kulhaa😄😄😄

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 2 года назад +4

    Bahalka Bilaa Timaha araga Xunle Bagaad Waajibkisa Mariseen 😂😂😂

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад

    Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤

  • @ttgge8102
    @ttgge8102 2 года назад +1

    amiiro io adna waad iga qosolsiineen 🤣🤣😂🤣🤣

  • @ayaanahmed6739
    @ayaanahmed6739 2 года назад +1

    Abna iyo Amiinra ximiye melnakasra 😂😂😂😂😂😂

  • @halimoibraham2397
    @halimoibraham2397 2 года назад +1

    Wow masha Allah amero so funny🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤💯💯👑

  • @sihaamsacid4862
    @sihaamsacid4862 2 года назад

    Alla amiro mid maha qosol igum harin 😂😂😂

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 2 года назад

    Salaan sare Adna iyo Amira 😅😅😂😆🤣⚘👍

  • @mohamedismail5046
    @mohamedismail5046 2 года назад

    Inad magaciisa shegtan waa u muhiim macalin xaliye

  • @hassanreally8305
    @hassanreally8305 2 года назад +3

    Amiro qosolkada wan ku haystaa amiro aniga danyeer iga dhig qurux

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 года назад

    Amiira qurux l love you so much maaaash alllh 💝💝💝💖💖💖💖💖💘🌹

  • @caashomaxamedabdi7760
    @caashomaxamedabdi7760 2 года назад

    Hhhh 🤣🤣🤣🤣 walli amiira waa iiqosolsiisi🤣🤣🤣 kulahaa daayeer🤣🤣

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 2 года назад +1

    Amiira funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mustaaqaabdi6903
    @mustaaqaabdi6903 2 года назад

    Qof runta ushegay adigan kaa arkay Amiira wllhi been kuma shegin🥰🤣

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 года назад +3

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂 😢 😑

  • @mariamawil8948
    @mariamawil8948 2 года назад

    Asc amira qurux Mel ay nagasartey

  • @nalkaofficial1753
    @nalkaofficial1753 2 года назад

    Allh maxan idin jeaclhay adna iyo Amiiro markad isla jogdin

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 года назад +1

    King Kong pro max amiro mgacaz wa hirgla yaH😹😹

  • @Lamahelan300
    @Lamahelan300 2 года назад +1

    Cashiir u dhigaa ninka😂👌🏻

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 года назад

    😀😀😀😀Adna iyo Amiira qaraxada aduunka

  • @ABDI_ZAZA
    @ABDI_ZAZA 2 года назад

    Daanyeerka waxa haysa daanyeerd laan waaxaan leeyayay daanyeerad Allah hakusiiyo

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 года назад +2

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂

  • @kiinyusuf6527
    @kiinyusuf6527 2 года назад

    Hore usocda 2my sisters😥🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴👍

  • @abdisalaamnuur1561
    @abdisalaamnuur1561 2 года назад +1

    Maxaa waye sidan leys ku galoyo

  • @zamzamabdulaahi2922
    @zamzamabdulaahi2922 2 года назад +1

    AR amiiraa waa ku wataa Dil daanyeerka kkkkk

  • @xaliimosacdiyo5250
    @xaliimosacdiyo5250 2 года назад

    Maalin.tin uu leeyahay maalinna malah ku lahaa amiiro io adna nikeey caayaan bis waaye😁😁😁😁😁👍👍👍👍

  • @abdirahmanartan8643
    @abdirahmanartan8643 2 года назад

    Danyeer Pro max joojiya waxaad wadaan🤣🤣🤣

  • @amedak1134
    @amedak1134 2 года назад

    Ani daanyeer nimo wka bxay😅😁

  • @dheymanerag
    @dheymanerag 2 года назад

    Wlhi wan dawaday video kas oo wiilka bajajka ku xanaqayo 😂😂😂😂

  • @suleqaabdi8480
    @suleqaabdi8480 2 года назад

    Amira waa funny kkkk

  • @najamodelman4044
    @najamodelman4044 2 года назад

    Wow

  • @xiimaaymaxaad347
    @xiimaaymaxaad347 2 года назад

    Wan furay wllhi nolaada wllo is sjecel

  • @shabahaisseofficial6070
    @shabahaisseofficial6070 2 года назад +8

    Labadan wa labo funny ah 🤣🤣🤣luqadodaba ku qosla

  • @badramohamed5410
    @badramohamed5410 2 года назад +3

    Umada qaaaro qaldaa ma ahaane allow yaa ogado kuwa alaabta lagu dhaqdo iyo dharka waaye lacag wuu dhafay asiga xitaaaa guriga shaqadiisa iyo carruurta ayuu haayaaa marka guriga lagu tago ayuu vedio soo dubaaaa markaaas lee fursad helaaaa 😂😂😂😂😂

  • @gobadhashi5221
    @gobadhashi5221 2 года назад

    Adna iyo Amiia wad idin Wata my siaters 🤣❤

  • @hamdijama7680
    @hamdijama7680 2 года назад

    I love you sisters 💛 💓

  • @makoislaw
    @makoislaw 2 года назад +1

    Ninkaan asc asigoo dhahayo mala arkay awowe leeba dhahyaa iyo bro daanyeer inta so weceyso xita salaanta kama qaado

  • @idil2431
    @idil2431 2 года назад

    Comments ayaan akhriyoo hal xabo oo daanyeera ma joogo ileen meesha waa lagu jafayaye hhhhhhh sagaarooyin bas baa mesha iska leh

  • @naciimadagan4969
    @naciimadagan4969 2 года назад

    Danyer pro mx😀😀

  • @queenzaara101
    @queenzaara101 2 года назад

    Wlhi cawa qosol ikuma harin 🤣🤣🤣🤣

  • @anisofarax7057
    @anisofarax7057 2 года назад

    Manoli😅😅😅😅

  • @nimcocabdiaxmed9309
    @nimcocabdiaxmed9309 2 года назад

    Adna cawa wan flurry Samantha uqoslayay

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 года назад

    Waa la weynaatey

  • @asmamohamedabdi9347
    @asmamohamedabdi9347 2 года назад

    Danyer pro max 🤣🤣🤣🤣

  • @hawomahamed2155
    @hawomahamed2155 2 года назад +1

    Ninkaan anaa aqaan 10 sano ayuu danyeer ahaa kkkkkk

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 года назад

    Daanyeer ilaahay noma waayo kulahayda hhhh

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 2 года назад

    Habaryar run taa waye