NINKII GUURSAN RABAY GURIGOODA WUXUU KU ARKAY DARTEED AYUU GUURKEEDII UGA LAABTAY QISO LAYAAB BADAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 195

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 Год назад +7

    Anaa u horeeyo ayaaneey 😂❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 Год назад +7

    Ayaaney mahadsanid qali qisooyinka noowad❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +14

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😭❤🕋

    • @naemamohamed2941
      @naemamohamed2941 Год назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Год назад

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ikranour5539
      @ikranour5539 Год назад

      @@ugaasocismaan733 i😅

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Год назад +3

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Год назад +3

    Ayaan qurux masha Allah Alle kuxafido sharafay ❤❤🥰👏❤🥰🥰👏🥰

  • @caliilyasshacban1562
    @caliilyasshacban1562 Год назад +2

    Wcs queen shan ka.roon hormar wacan

  • @lalumupdilaahi2243
    @lalumupdilaahi2243 Год назад +2

    May haguursan dheh ilahay mid khyr qaba hakusiiyee wllo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Год назад +1

    Wcs walaashey mcn ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @khadijasharifmaxamed6858
    @khadijasharifmaxamed6858 Год назад

    Haa macaney musalsalka aya qurxoon

  • @sabariinxaaji8290
    @sabariinxaaji8290 Год назад +1

    walahi waad so ragte musalsal naga dhaf siister

  • @ramloshiqcfitaax-oo8hg
    @ramloshiqcfitaax-oo8hg Год назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Ayaanay quruxay codkaada Ashmaaha maanta Alaah hakucaafiyo Abaayo

  • @samiiromaxamad6180
    @samiiromaxamad6180 Год назад +2

    Wcs xppti Ayaan qisoyinka musalsalka ❤❤❤❤ aad Ayaan uxiisnay🎉🎉🎉

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Год назад +3

    Mashaa Allah walasheyn Allah xaku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @najmoclaahiimaan3324
    @najmoclaahiimaan3324 Год назад +1

    Xpptti qisoo yinka musasalka noo soo tur jun

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll Год назад +1

    Msha alh alh noka xafdo ayan qurux Mel kasto ani wan kula jogaa

  • @Maida-o3k
    @Maida-o3k Год назад +1

    Masha alaah habayar

  • @sacdiyoqorey7179
    @sacdiyoqorey7179 Год назад +3

    Masha allah ayaaney waxan rabnaa musalsalkii diima io rafiif cml ❤❤❤❤❤❤ wlhi niyadeyds mad oged

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 Год назад +3

    Asc Wr wb masha allaaah tabarakallaah quruxey wan ku salamey ❤

  • @hiboabdikarin3809
    @hiboabdikarin3809 Год назад

    Mayayeeeeè abyo

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Год назад +1

    Ayan duhur wangsan xabbti

  • @saprinacayngal671
    @saprinacayngal671 Год назад +1

    Alle haka dulaqaado sabooraka

  • @aaminacarab9181
    @aaminacarab9181 Год назад +2

    My xbbti wax aan rabma kuwa qisoyinka iska cadiga ah

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Год назад +3

    Ayaany diimo iyo rafif ookle keen sharafay ❤❤

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir Год назад +6

    Musalsal aan rabnaa wabaa😂😂😂ayaany❤

  • @AlizoOsman
    @AlizoOsman 7 месяцев назад

    Musalsalka ino keen ayaaney❤😊

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll Год назад +1

    Abyo ayaney waxyabo wax laka faidayo ba noso deysa inta badane horay u soco abyo wax wax laka faidayo inoso day

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 Год назад +2

    Bayey ma nooli 😂😂kaso kale wa wali

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 Год назад

    Haa HOYO u dhan wa iskubid Ayaan Gobdoon ❤

  • @Kowther-41
    @Kowther-41 Год назад +2

    Musalsalk abyo 😢

  • @zeynathar1133
    @zeynathar1133 Год назад +1

    Yabka aduka waye wallahi

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Год назад +2

    Ayaaney musalsalka inoo keen🤤

  • @aymennahir118
    @aymennahir118 Год назад +2

    Ayan qurux Wan ku jeclahay wlhi abayo❤

  • @xaliimacabdidiirow2314
    @xaliimacabdidiirow2314 Год назад

    Abaayo ayaan qisooyinka musalsalka ah ayaan kaa cod sanaayaa

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 Год назад

    May may balo ha arki wayso

  • @daniamohamed81
    @daniamohamed81 Год назад +1

    Kuwa diima okale ayaan rabnaa

  • @maskiiney143
    @maskiiney143 Год назад

    Qisooyinkaga waanba u dhararaa sugudooda alle ha ku xafido

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 Год назад +2

    Haa ayaney musasal noso turjun wan kuhaysana ooshidan❤❤❤mahadsanid qali😊

  • @hibaqabdulahi9028
    @hibaqabdulahi9028 Год назад

    Asc ayan xbbti wan ku salamay aad na wannkutageraaa pin igu qabo

  • @yasamiindaauudyasamiindaau4160

    Subxanlaha maxa waye ninkas awo awo 😅😅😅😅😅😅

  • @farduus8081
    @farduus8081 Год назад

    Maaya

  • @anisaqueenosman4334
    @anisaqueenosman4334 Год назад +2

    Qisoyin lee nosodaa sharafey sxbty Ayan codey abyo lkn intas wa kaftn ee haubixin ok sister

  • @shukrimaxamed1317
    @shukrimaxamed1317 Год назад

    Maya maya Maya

  • @SeedcaliMaxamed-ym8ex
    @SeedcaliMaxamed-ym8ex Год назад

    Mayaaaaaa

  • @anisaqueenosman4334
    @anisaqueenosman4334 Год назад +2

    Naa kas nin Kuma noqonayee iska daa kudheh Allah calafkaga ku hagajiyee

  • @xamdixuseen4655
    @xamdixuseen4655 Год назад +1

    Muzalzal noosoo turjun ayaan sharafey🖤🌹

  • @jhg5545
    @jhg5545 Год назад +3

    Xbbti ayan 🌺 qisoyin no so da abayo

  • @maxamednuur6809
    @maxamednuur6809 Год назад

    Ma guursadeeyn

  • @anababdullahi2698
    @anababdullahi2698 Год назад +2

    Asc sthy ayan quruxey haa abayo musalkaka dima cml noso turjum

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu Год назад +1

    Abyo qisadi ilwaad cawa ino sodaa mcnto❤❤

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Год назад +1

    Qisooyinka fcn musasl ma ficna😍

  • @shamuuzisalahmaxamed7428
    @shamuuzisalahmaxamed7428 Год назад +1

    Musasal ma rabno sharafey

  • @daniamohamed81
    @daniamohamed81 Год назад +1

    Ayaaney waad mahad San tahy

  • @nafisadauud
    @nafisadauud Год назад +2

    Qisoyinka carabta ❤️

  • @simanfaaid6108
    @simanfaaid6108 Год назад +2

    alla ayaaney hppti noo keen qiso musalsalka cml ah oo anigu jcylkaan kadambeyaye waxaa noo keenta mid jacyl ah oo guulaysateyy

  • @khadiijaabdulahi5287
    @khadiijaabdulahi5287 Год назад

    Maya ha gursan wll mid qeyr qabo kale alah ku sahlo

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 Год назад +1

    Uf maya ha dhaafo kaasi shakigu waa xanuun alafkana illaahaagaad u qabtaa .

  • @muxuboaxmed1158
    @muxuboaxmed1158 Год назад +1

    My magursaden masiibada ninba mahe

  • @djjeceloww6171
    @djjeceloww6171 Год назад +1

    Waan kusalamy ayaan
    Musalsal nosoo daa

  • @qamarxasan5531
    @qamarxasan5531 Год назад +1

    Musasal nookeen ayaneey💯💝

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 Год назад +1

    Kkkkkkkkkkkkk😂kiilocanbuuloaa😂korlaguuxirxir😂😂😂😂😂😂

  • @hooyo994
    @hooyo994 Год назад +2

    War anagaa wax aragnay
    Maguursadeen

  • @nafisoali8253
    @nafisoali8253 Год назад +2

    😊😊😊

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 Год назад +1

    Ani waxqn rabaa musalsalka sahro yareey. Please qalanjo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Год назад +1

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo

  • @ZamzamAbdirisaq-n7t
    @ZamzamAbdirisaq-n7t Год назад

    Kkkkk maash allaah

  • @zeitunibrahim9000
    @zeitunibrahim9000 Год назад +3

    Asc Abyo Am waiting for part 4 of "ninki goronka kudhuntay"🙏♥️

  • @NawalHussein-m3p
    @NawalHussein-m3p 9 месяцев назад

    Maya

  • @ramlomahamed7743
    @ramlomahamed7743 Год назад +1

    Abaayo shekoyinka dilka ee carabaha kadhaco noogu soodar

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 Год назад +3

    Qiso yenaka carabta oo dilaka❤❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Год назад +1

    Ani wxn raba musalsal sidii diima cml ayaan

  • @nimcomaxamuud123
    @nimcomaxamuud123 Год назад

    Mayeey

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 Год назад

    Ayaanei

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 Год назад +1

    Wcs wll. No so Turnus musalsal please 🙏

  • @haliimoyuusuf1236
    @haliimoyuusuf1236 Год назад

    Musalsalka noso samey xppt ayaan qali ❤❤❤❤❤

  • @iqracabdi8755
    @iqracabdi8755 Год назад +1

    Ayaaney abyo sidad qisoyinkaga u jeclehay walhi lam qiyasi karo xitaa waxan dawadaa ku wii ad so dhigta 3 sano ka hore

  • @maxamednuur6809
    @maxamednuur6809 Год назад

    Ay shakinoo kuma soo dhawadeeyn iga tag

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv Год назад +5

    😊😊😊😊😊❤❤❤❤ alla noo keeeen abayo ayaaney musal salka qisada oo diimo caml ah ayaaan cadey anogoooo comontiga aadin aanba like ta ku qab taaaaaaaa😊😊😊😊😊😊 mhd sanid

    • @FarhiaFarah-wg5qe
      @FarhiaFarah-wg5qe Год назад +1

      Leeee ttttt khatraaaaycaday yareey qiimobadan dumaroo minyarobahyareey lagufarxo gabadha gabadha

  • @user-ir4mv3co7p
    @user-ir4mv3co7p Год назад

    Ayaaneey musasal baan rabnaa

  • @nawlmaxmed-cj3bz
    @nawlmaxmed-cj3bz Год назад +1

    Asc ayan abyo qisa raba ina kula wadagee ilasoxarir

  • @hooyo994
    @hooyo994 Год назад +2

    Wcs Ayaan abaayo
    Eid Mubarak 🎉❤

  • @sucadmohamed743
    @sucadmohamed743 Год назад +1

    ayaney musalsal walagudaliye qisoyikan yaryarka ah Aya idama ani ahan

  • @Laki2017
    @Laki2017 Год назад

    Maguursadeen mana agmareen walee

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 Год назад +2

    Musasal noken ayaney😊

  • @xamdahussein644
    @xamdahussein644 Год назад +2

    Musalsaka noo keeen abaayo macaneey

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 Год назад

    Maya maya

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 Год назад

    Ala ayaan keen musalsalka waba uxese

  • @sahraosman7156
    @sahraosman7156 Год назад +1

    Msalsalka no bilab ayAney 🥰🥰

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад +1

    Qisoyinka qli io kuwi Video ga ahaa e aad isaso agdhigeyseg intas ayaan rabna

  • @maidoxassan-so9dl
    @maidoxassan-so9dl Год назад +1

    Tem musalsal😊😊

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Год назад +1

    Kkkkkkkkkkkk kuwi hore ayaba I qarso ahayen

  • @niciimocqadir1010
    @niciimocqadir1010 Год назад +2

    Musasalka nookeen abaayo

  • @cabdinuurxasan2969
    @cabdinuurxasan2969 Год назад +1

    Musasalka Rabaa enosodaa

  • @hafsasaidmohamoud5423
    @hafsasaidmohamoud5423 Год назад +1

    Qisooyinkq carabaha rabna

  • @mahadosais1243
    @mahadosais1243 Год назад

    maya

  • @nastehaahmedosoble1931
    @nastehaahmedosoble1931 Год назад

    😅😅😅😅😅 naayaa meeshaan hasoo indha weenaanine nadaafada ku dadaal

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 Год назад +1

    Maya makur San lahyn 😢😢

  • @saprinacayngal671
    @saprinacayngal671 Год назад

    Qaali ayaaney noo soo gali musasal soo daa oo no dadal

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Год назад +2

    Wcs ayaaney❤

  • @najmamustapha1813
    @najmamustapha1813 Год назад

    Ayaney kuwa musalsallka noosoo turjun bal 😍

  • @IstahilMohamed-dn4tr
    @IstahilMohamed-dn4tr Год назад +2

    Wlhie been mahn hooyo aya saaas bari hore igu sameyn jirtey macnaha booska hooyo mu gali raba kaas inan guursado iska dhafe xita shukansi iskuma dayen😂