Комментарии •

  • @Caasha739
    @Caasha739 2 месяца назад +51

    Asc walaalayaalow gabadhaan aan caawino allah haydin caawiyee insha allah

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 месяца назад +86

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama 2 месяца назад +105

    Ilahow qf walba oo nolosha dhib ku hayso ka saar😢😢

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 2 месяца назад +52

    Ridwaan gabadhaan wareysi waad kaqaaday walaaloocaawi sharci usoo saar nin ayaa tahay waa walaashaa oo kale😊

    • @FarhiaMukhtar
      @FarhiaMukhtar 2 месяца назад

      Haaa wlhi ridwan wll gadhan caawi
      Pizz

  • @cashogggtk4503
    @cashogggtk4503 2 месяца назад +41

    Wlhi waa gabar qalbi wangsn lkn soomalida waa dad xun oo jcl iney qofka maskinka lug go. Ayan illahey ha u gargaro😢😢😢

    • @user-rr4vz9hq2w
      @user-rr4vz9hq2w 2 месяца назад

      Waaruntaa yuutubkeeda maga cre kusooga shaaa waarabay

  • @HamzaIsmaacilcali
    @HamzaIsmaacilcali 2 месяца назад +39

    Kusali nabikena scw ❤

  • @user-tu9uy6el1q
    @user-tu9uy6el1q 2 месяца назад +33

    Wllo Ilaahay Haku Caawiyo Gabadhan Halacaawiyo Ridwaan Gabadha Shoqo uraadiya Walahi Way Dayacan tahay😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-wk4wn7pk1u
    @user-wk4wn7pk1u 2 месяца назад +31

    SABARiiN Wlhi Wa iga iLmayzize wlhi qisadadi😢

  • @naimaomar3375
    @naimaomar3375 2 месяца назад +24

    Gabadhaan halacaaawiyo ilaahna hausahlo guurxalaal ah inshaa Allah wlloweyiladhashen Alxmdulilaah ani xas ahy gabadh guur kuasturme gabdhaha somaliyed gur xalal allhusahlo

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 2 месяца назад +1

      Ridwaan gabdha telefon waa u gadi kartaa u bilow nooh tel ugad gabdha ku caawinooh

  • @user-nw8sc1hr2i
    @user-nw8sc1hr2i 2 месяца назад +16

    Sida eey ogu bahantahe in aad cawiso gawadan
    . Waxan so hasuste si oo wil doctor aah oo icawiye wlhi ma ilawin wali hate cunugey wan ogu magacdare halkan aya oga mahad celina dr hafiit ❤🎉🎉🎉🎉

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 2 месяца назад +48

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @MOHAAN4999
    @MOHAAN4999 2 месяца назад +15

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 месяца назад +11

    Dadka wax haystoow hadana qoyssaka ilmaha lahoow Alle ka cabsada oo gabdhaha yaryar duruufta ku hayso qurbo nacaska u naxariista ilmihiina oo kale ula dhaqma oo gaalada iyo cadowga ha u baylihina. Hada reerkaas gabadhan miskiinta waxay dhihi kareen life ha galin una caqliyeeyaan maadaama ay yartahay waxna fahamsaneen naagta Hana aad sheegaysana aysan waxba ka aqoon.

    • @maankadeeqa3046
      @maankadeeqa3046 2 месяца назад

      Dadkaan ilaaheey kama baqayaan ma oga dulmiga inuu gurigooda ku soo noqonayo waxaa laga yabaa cidaas ineey ilmo qurbaha kala soo baxsadeen naagtaas ka baqayaan

  • @aadantaatiko1196
    @aadantaatiko1196 2 месяца назад +28

    Ridhawaanoow gawartaan teamkaada ku dar hakula shaqeesato sxb❤

  • @IsmaanCiilow
    @IsmaanCiilow 2 месяца назад +5

    Walahi qalbiga wey kail menesa wajiga ne.dhola caden aye kamu jinesa ilahey Albab qer qawa haufuro gawa dhan qisa deda sigar Ah ayee ita watay 😢😢😢😢😢sabirin waxan ilahey kabariya Adiga iyo hoyo iyo Abe inad dib umi dow dan I.a Abayo sawar osuk naw halmidna wankula tali naya mesha Ad jokto waa wadan galo waxana jira dad rawa inee darufta kuhaysa kaga faides taan keliya taxadar Abayo qali 😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @user-eu8fd5ty3y
    @user-eu8fd5ty3y 2 месяца назад +8

    Wlha qof bini adam dulsaar ku ahoow waa xanuun ilhoow inta dhiban dhibka kasaar😢😢😢😢

  • @Birimobeerlula1
    @Birimobeerlula1 2 месяца назад +7

    Sabarineey nolol qurux bdn yaan ku rajeyna inta noloshada ka dhiman abayo😭😭

  • @asadahmadeey7867
    @asadahmadeey7867 2 месяца назад +4

    Fadlan ridwaan gaar siiya 1M in ka badan ayuu u qalmo inta oo hada uu joogo

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o 2 месяца назад +3

    Ilahay gabadhan ha ugargaaro Aamiin

  • @leylaaliomar2312
    @leylaaliomar2312 2 месяца назад +3

    Plz gabdhaaaan ridwaan kaliya wrkeeda hanoso gudbin ee caawiya wll hdaa ilaahey ka baqeysaan😢😢

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 2 месяца назад +2

    Gabadhan meel cidla ah hakusii deynin somalinimo ucaawi adigaba wey kucaawisay oo muqaalkan lqcag ayad kuheli donta insha allah wa gabar maskin ah oo qalbi wngsn runti

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 2 месяца назад +10

    Dumarland gabadhaaan 100k aaan gaareiino

  • @isaaqbiila
    @isaaqbiila 2 месяца назад +1

    Aalle haku ruumeeyo riyadada abana aalle haku caafiyo

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 2 месяца назад +2

    Masha allah ❤❤❤Allah ku barakeeyo habo macan ❤❤❤
    Waxa tahay gabra ficn o wanagsan o karti badan ❤❤❤
    Batihid caase waledeen.
    Aabaha allah ku caafiyo Aamiin

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 2 месяца назад +2

    Sabiriney abyo maanta waa aduune ilaahey isku filnaasho haku gaarsiiyo Ridwaanow wll gabadha caawa adiga iyo inta kale ee ilaahey wax siiyay ❤❤

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 2 месяца назад +2

    Mansha allah sabirin waa gabar wanaagsan oo qalbi fiican allah haku barakeeyo sis

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 2 месяца назад +7

    Lkn ani waxan layabanahy gabadhan hoyaded maxa kaqaldan gabadheda iyado halka jogta maxay ugu firsanaysa rafadka gabadheda hosta may gashato ooy garabkeda kadhigato yaaaaaaaaaaab waxa qarson ee gabadhan hoyaded sas ugu galyso muxu noqonkaraa?

  • @user-ji2tj6iy2s
    @user-ji2tj6iy2s 2 месяца назад +2

    Wllshy mcn hore usii soco wllhi hadafkaaga waad gaari i a❤❤❤❤

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 2 месяца назад +3

    Gabadha hala caawiyo in sha allah ganac si in sha allah

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 2 месяца назад +1

    Inshallah waad k baxeeysaa dhibaatada yaan lagaaga faaideeysan canugtaan sida ka muuqata waa qof hal abuur leh
    Somaliyeey hala garab istaaga Inshallah ilaaheey wuu ku irzaaqayaa

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 месяца назад +15

    Bisbaas iyo wax kastoo dhibaa ka sheekee ilmahaaga waa ku fahmi doonaan waya kugu faani doonaan oo waxay kuu arki doonaan inaa hooyo geesiyad oo lagu daydo tahay oo xaqqa ka hadashay.

  • @seed3966
    @seed3966 2 месяца назад +4

    Asc 😂 wallaahi waa dhib gabadh aabe iyo hooyo midna uusan ku taxaluqin aan heysan caawineeyn waa dareemayaa mashaakilaadka ku xeeran ee soomaaleey caawiya inanta Rabbigiin yaa idin caawin ❤❤❤

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 2 месяца назад +3

    Ayyyy🎉 ridwan issack shaqo adag no heysa walle❤

  • @Bisharoofficial34
    @Bisharoofficial34 2 месяца назад +15

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙
    Follow isoo dheh wll Qali❤️🙏

  • @AbdullahiUmarhusein
    @AbdullahiUmarhusein 2 месяца назад +5

    welcome back sabirin abayo wan ku sugaynay horoy usoco

  • @AbdullahiUmarhusein
    @AbdullahiUmarhusein 2 месяца назад +6

    abaayo wallhi dar ilahy baan kuu jecllhay
    guullayso abayo mcn nolosha hersare ka gaar ilahy idinkii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qg3uf9bv1d
    @user-qg3uf9bv1d 2 месяца назад +4

    Walashey hadaba qof inay ubahnen oo ilahey bas ubahantahay marka Allah isku xer oo dhaf shekadan wiliba mel duur tag ilahey moye cid kale aysan jogin qalwa gal jawabta sax wat heli ibna aadan umabahnit hadaba wayo dahabka ya ilahey bini aadanka ya ilahey jiniga ya ilahey kulu shey faa mina Allahi

  • @QamarAbdi-ij1ns
    @QamarAbdi-ij1ns 2 месяца назад +3

    Sabiriin😢 illahay shaqo haku sahlo😊

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 месяца назад +4

    Afkaga iska gaabso tanyareey ilahay talo saro Riziqa Rabibaa bixiyee nasiibkaga wad u dayartahaye niyada wanajiso ilahay isku xidh si dhab ah ilahay ku dayici mayo lakiin dacadnimadan aad iskaga waramayso iska dhaf isilali ilahay ha ku ilaliyo

  • @warsancali4
    @warsancali4 2 месяца назад +1

    Rabiyow wax khayr qaba sii

  • @abdulkadirmohamed9692
    @abdulkadirmohamed9692 2 месяца назад +1

    Sabriina nolool wanagsan Allah haku siiyo

  • @naimaomar3375
    @naimaomar3375 2 месяца назад +8

    Aawyhe gabadhan youtube keda an uwadakacno wlhi waxnafadhibime idanh wxutare ❤

    • @Nalka723
      @Nalka723 2 месяца назад

      Ani xitaa Wan wayay wll❤

  • @AkadirMhirsi-sy7sc
    @AkadirMhirsi-sy7sc 2 месяца назад

    Wll ridwaan waad mahadsantahay gabadhan kawarhay wan kanaxay wa miskiin ilaahay ha xifdiyo

  • @hassanbashiirhb2399
    @hassanbashiirhb2399 2 месяца назад +2

    Sxb ridwaan plz gabadhaan miskeen waaye plz gacan ku qabo sxb

  • @user-gg1di2pn6w
    @user-gg1di2pn6w 2 месяца назад +8

    War ridwaanoow miskiinta haxiijinee caawi miskiintan waaa daaacad walhi

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 2 месяца назад

    Asc Habo Allah hakucawiyo

  • @Ayuush5
    @Ayuush5 2 месяца назад +2

    Ridwaaanooow aduunkaaa wax laga yaheee caawi gabadhaan abowe❤❤❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 месяца назад +2

    Asc Abayo sabiriin waxaa kaa codsana inaa dadka aad ushaqeyneysid waxa ey ku dhahan iyo dadkaga iyo asxabta miidayaha ka sheegin waa igatalo dadka waxaas majeclo inaa shaqo heshid taarab intaas sameey gabar wanagsan Ayaa tahay ok qeer iyo cafimaad ayaa kuu dhafay nolasha Kuma xumeyso horay usoco sabiriin cadey

  • @fatumosaid9795
    @fatumosaid9795 2 месяца назад

    Maasha allah ridwaan

  • @qumaninacabdullahi1498
    @qumaninacabdullahi1498 2 месяца назад +3

    Asxabta wan idin salamay❤❤

  • @lamafilaan6968
    @lamafilaan6968 2 месяца назад +1

    Qoftan qalbigeda nadiif waye❤

  • @user-dl5dy3cj2p
    @user-dl5dy3cj2p 2 месяца назад

    Alla gaadhaan waa iska jecelahay mustaqbal ifaayo kuuu rajeenaH

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 2 месяца назад

    Masha alllah Ridwan 👑

  • @user-ht3pj3nq6b
    @user-ht3pj3nq6b 2 месяца назад +1

    Gabadhan waa Gabadh wanagsan❤

  • @HODAN9090
    @HODAN9090 2 месяца назад +2

    يا اختي ❤😢

  • @AyaanAhmed-zu5wk
    @AyaanAhmed-zu5wk 2 месяца назад +1

    Mooduca Hana inaad ka hadasho maahen Abayo sababto Ah lagayabee iney wax ku gaarsiiso Illaah haku Maansado Abayo

  • @XafsoMahamed-iu8ib
    @XafsoMahamed-iu8ib 2 месяца назад

    Masha allha abayo horay usoco insha allah ♥️

  • @user-wj1gk4wk9s
    @user-wj1gk4wk9s 2 месяца назад +2

    Qoftan ayada AA habaar qabto Hal ruux oo heshiis la eheed Malaha, suashas in laisweydiyo fican,why qof walbo ee heshiis ula eheen,because dadka dhan mawada xumaani karaan.

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 2 месяца назад +3

    Ridwanow gabadhan card usamee ama adi hakula shaqyso intaas mid usamee ilahy si uu adna Faraj kugu furo wllo😢

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 2 месяца назад +1

    SABARIIN Maxamed ugu qorane fadlan 100k gaarsiiiya

  • @malabsaninasalad1072
    @malabsaninasalad1072 2 месяца назад

    Ridwan gabadha RUclips sher ute ugusamee😢😢

  • @orlandonunez3924
    @orlandonunez3924 2 месяца назад +1

    ridh wan sabarin gurso wagabar qalbi furan ❤❤

  • @user-pw5wv7tb9w
    @user-pw5wv7tb9w 2 месяца назад +1

    Inta iskabulada wn salamay ❤❤❤

  • @Caasha739
    @Caasha739 2 месяца назад +4

    Sabiriiney walaaley is ilaali dadka maanta lama aamino guryahooda ha tagin is ilaali dhib intaan ayaa kugu filan is ilaali

  • @DaanaFaarax
    @DaanaFaarax 2 месяца назад

    Sabrin nolol qurux ban ku rajeyna abyo😢

  • @suhanabea124
    @suhanabea124 2 месяца назад +2

    Ridwan plz gabadha caawi waresi le haku wadine xita sharciga usame plz

  • @ayshoayshoabdi3054
    @ayshoayshoabdi3054 2 месяца назад +1

    Gabdhn qisadeeda qlhi waa xnuun allw caawi adaa caawinkRee😢

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 2 месяца назад +7

    War garasho yeelo oo gabdha fahan oo atleast wax yar oo lcg ah sii vedio kasta lcg baad ka sameysay ey gabdha kugula jirtee garasho xumaa😮😮😮

  • @fadumaabdimohamed6421
    @fadumaabdimohamed6421 2 месяца назад +2

    Nolasha barbaarinta waalid Muhimada ugu weyn leydahay Ilaahey gabadhan ha boog dhayo waxe rabtana allah usahlo

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g 2 месяца назад

    ILahow biliadam hana barin abayo ilahey faraj qayrqabo haku siiyo😢

  • @hafsaahmed6296
    @hafsaahmed6296 2 месяца назад +2

    I wanna ask ridwan issack, u personally, how did u help this lady, hala I garsiiyo ridwan

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 2 месяца назад +6

    Warunteed walahi hooyada ilmaha markay ka tagto caruurtaas way dayacmayaan abuse badan ba ku dhaca dadka dad kugu dhaw baa dilaya xumaynayaa waxanay ilmahooda u quurin bay u quurayaan ilmaha walalkood ama walashood dhashay, sabariin waa gabar qalbi fiican waxaad jeceshay ilahay haku siiyo.

  • @NMA372
    @NMA372 2 месяца назад +1

    Horay usoco Sabarin

  • @asmoabdi3349
    @asmoabdi3349 2 месяца назад

    Guulso queen 😊😊😊😊😊you good girl really 😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤

  • @abdiali1037
    @abdiali1037 2 месяца назад

    Haa laa caawiyo gabadha somaaliyeeed

  • @BidanQurux
    @BidanQurux 2 месяца назад

    Gawadan dacad wayeh walahi❤😂

  • @user-oq5xu7hd3k
    @user-oq5xu7hd3k 2 месяца назад +2

    Hanna paranta tee ugu qoran tahay waaye shirkad ilmaha gadato ayee u shaqeesaa hada horeed xitaa xamaraa lagu xiray

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg 2 месяца назад +3

    Mashaa Allah sabiriin wey buuratey wlhi

  • @user-cb3pg4oo3s
    @user-cb3pg4oo3s 2 месяца назад

    Allaaha ku gar gaaro huuno😢❤

  • @CaaishoMohammed-ie6mq
    @CaaishoMohammed-ie6mq 2 месяца назад +1

    Riidwan waxa laayabey walagu imana waxa laguu dhaha wadhibana haay kaadin waxa Arkaa in caanso booxo yaaab

  • @user-qx9pi2vh4n
    @user-qx9pi2vh4n 2 месяца назад +3

    Ridwaanow sxb gabadha sharci ugoo

  • @mahadhirsi2262
    @mahadhirsi2262 2 месяца назад

    dadka in la caawiyo u baahan waaye gabar cidlo Qurbo ku ah oo wax heesanin dhibaato waaye ilaahay hakaa saaro dhib kurbada abaayo❤

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 2 месяца назад +2

    Gabadhaan caawi walal ridwan RUclips keeda u caawi🙏

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 2 месяца назад

    Team Ridhwaan ilaahey dartii iigu soo duceeya arrin igu adag inuu allah fudeed iiga dhigo🙏

  • @bushrodagan8256
    @bushrodagan8256 2 месяца назад +1

    Xaley lee is weydinayey kawaran gabadhan moo soo farisiyo isdhaheyey funy wye 😂gabadhan marar kale ine soo farisato ❤😢aan jeclaan lahaa hadey qisoyin kle xita heeso ❤🥰

  • @leylaaliomar2312
    @leylaaliomar2312 2 месяца назад +1

    😢😢😢😢😢ax ax ax ya rabi😢😢😢😢😢😢

  • @ubdykhadir259
    @ubdykhadir259 2 месяца назад

    Yutub KeDa aan Ukal Kicino ❤😢

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 месяца назад +3

    Gabadhan marki ugu horeysay way ila da, yareed hada maxaa ku dhacay qof ween oo nuuc kale ay ila naqatay

  • @Muunemedia
    @Muunemedia 2 месяца назад +1

    Ku sali nabiga scw❤

    • @user-mm4ge7fz5l
      @user-mm4ge7fz5l 2 месяца назад

      Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam ❤❤❤❤

  • @DekoYasinyasin
    @DekoYasinyasin 2 месяца назад +2

    Waka naxay marna waka helay sidee u shekeneso😢

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 2 месяца назад +2

    Illahow gabadhan bad badi was daacad

  • @zahrasiman5369
    @zahrasiman5369 2 месяца назад

    Wa runtaa ❤

  • @sucdiabdirahman9049
    @sucdiabdirahman9049 2 месяца назад

    War gabadhan miskinta ah hala cawiyo plz😢

  • @samirahassan3392
    @samirahassan3392 2 месяца назад +1

    Abyo dhibka haka saaro riydana alle ha kuu rumeeyo xaasid kaaga illahy kuuma jibiyo

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 2 месяца назад

    Rid waan aboowe gabadhan caawi ajaraa ka hele

  • @Maryama_22
    @Maryama_22 2 месяца назад

    Tani waa dacad ilahay. ❤😂

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 2 месяца назад +5

    Kenya sharciyaa yaalo hadey ku handadaan dacwee meelihii ay kugudhufatay tus askarta ayadaa xabsi ku ureesee

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x 2 месяца назад +1

      Qof lacag haysto xabsi kuma uraayo

    • @muizaahmed3363
      @muizaahmed3363 2 месяца назад +1

      Ayadaba illaahey lacag uma waayin illaahey beyleedahay soomaalina wey kadhalatay wadankana sharci ayaakajira ee dadka yaan loobooteynin

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 месяца назад

      ​@@user-ul4fq8fy4xmarka adigu ma iyagii baa tahay lacagta alle ku dhaafiye faraha ka qaad gabadha yar dulmiga u gaysateen alle idinka xisaabin

  • @yusuf-de4kp
    @yusuf-de4kp 2 месяца назад

    Waalidku maqaldamo ee qabaan bulshadeena, Ani caasi ma ahi, aabeheey waa aaba xun, aniga aabahey waa jeclahay, aniga aabahey maba xeriirin karin waayo anaaba culees iheestaa, maandhaay waxaad tahay caasi lakordhabay lahoos dhabay, hadad rabta inee wax kuu hagaagaan waalidkaa ka duceeysa waad arki jana aduun iyo mid aakhira inshaaAllaah period

  • @cabdiqaadirmaxamuud123cabd2
    @cabdiqaadirmaxamuud123cabd2 2 месяца назад

    Qalad&sax walidka markasta waxu sameyo waa u sax
    Balse waa bin,Adam
    Lknse owlada &walidka markasta loma simi garo garta
    Intaas ayaa ku xasusinaya wllo

  • @Maxkamadsare
    @Maxkamadsare 2 месяца назад +8

    Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato RUclips kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll waxaan ahay walaashaa soomaliyed ha idhaafin wll please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll walaashaa soomaliyed ha idhaafin

    • @user-kf5hi4cq2y
      @user-kf5hi4cq2y 2 месяца назад

      Oky apyo mcn farxadada waa deyta 😢

    • @Maxkamadsare
      @Maxkamadsare 2 месяца назад

      @@user-kf5hi4cq2y shukran xbbty allaha ku sharfo