Go'aanka Maxkamada Waxba Loogama Baahna, Taageerayaashaydana Waan Ka Raali Galinayaa.." Cabdilaah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 ноя 2024

Комментарии • 35

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 2 часа назад +2

    Mnsha alla abti guullesyo abdilahi iiman dirawal halgamaaa

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Час назад +2

    Somaaliland maanta hadayna midaysanayn weligood Midoobimayso Viva Somaaliland Viva Wadani Viva Somaaliwayn inta Islaamnimada iyo jecel Qabyaalad la’aanta .

    • @abdinasirmohammed4595
      @abdinasirmohammed4595 9 минут назад

      Somaliweynta xaafadiina u sheeg dalka waxaa la dhaha Somaliland

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 часа назад +3

    Halyaybaad tahay
    Waa duni laga helo dadka wax dhaco lataageero

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 часа назад +2

    Mshaa Allah gudoomiye

  • @ibrahimhassan7669
    @ibrahimhassan7669 Час назад +2

    Madaxweynaha 7:aad ee somaliland
    Insha alla

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 3 часа назад +4

    Waxaanu iloobin doonin inaanu ku siinay codki u badnaa subeer awal xataa arab ku codku ku siiyey ka badnaa

  • @FaysalSaciid-u7y
    @FaysalSaciid-u7y 3 часа назад +2

    Masha Allah geesi qaraan

  • @FaysalSaciid-u7y
    @FaysalSaciid-u7y 3 часа назад +2

    Geesi qaraan

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 часа назад +1

    may wa loga bahanyahay wllo yara sug ha lagu dhawaaqeee😂😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Час назад

    14/11/24 ayaa la ogaaday tirada doorashada maantana waa 24/11/24 waa maxay shirka xalay ka dhacay Madaxtooyada?😭😭😭😭!!!! Somaaliland waa is raacday Illaahay ummada ha ka qabato inta xun ee qabyaalada iyo Diin la’aanta la jooga wadanka.

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 часа назад

    Maxaad ku dhawaaqi ee aad qaadi karta

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 10 минут назад

    Yaaaaaaaa waa caalan caass muuse wuu jabey jabana jaban waa waslad xaaraana oo jahila waa dhibjir ciil qhaba oo nagargaba

  • @lahass7665
    @lahass7665 Час назад

    Kaah horsed baa kabadisay lakiin horsed waalaboobey ee iska samra reer harseedow

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Час назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedmaxamud6227
    @maxamedmaxamud6227 Час назад

    Burco kawaran gudoomiye
    Miyaan codka man???

  • @gudoonahmed3257
    @gudoonahmed3257 3 часа назад

    Gobanimo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 часа назад +2

    Xisbigii aad isku dhinaca u socoteen ee Muuse afxume waa dhacay

    • @MustafeGadhka-o9z
      @MustafeGadhka-o9z 3 часа назад +2

      Wali muuse waad hadal haysaan uun😂😂😂😂 laandheere skiing baray weeye wllhi

    • @prosl11
      @prosl11 3 часа назад

      Madaxweyne muse 7 sannomayuu xukumiyaa

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 Час назад

    Ilaahay baan kan inoo keenin wlhy waa layga waramay isagaa muuse ka sii xumaaa. Ilaahow naga qabo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 часа назад

    Kulmiye niqaam xidhan 😂 muuse biixi oo Somaliland oo dhani nacday baad tidhi isku dhinac baan u soconaa, muuse biixi waa baabiiyay dalkii iyo umadii loo dhiibay

    • @MustafeGadhka-o9z
      @MustafeGadhka-o9z 3 часа назад +1

      Yusraay aamu muuse kuwasye meel walba muuse muuse ayay saacadu kaaga fadhiisatee😂😂😂

    • @faysalcraxmaan4420
      @faysalcraxmaan4420 3 часа назад

      Aamu shyma muse judn waa dhcee 😂

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 6 минут назад

      Muse intu taraye somaliland ciiro iyo ina xashi may saarin haadi uu muse sonogoon lahaa daalka aye daagal kaa riidi lahaayeen oo hunta dibada aye uu shaqayaan maar kaa sii daad kuu uu arko aya laaka laaku dhibaye

  • @G36-u8l
    @G36-u8l 2 часа назад

    Waa nacas Muuse ku shaqaysto! Xogaagii Arab ahaa ee dawakhsanaana wuu la hadhay!
    Arab waligoodba H/A baa addionsata. Iyaga oo aan abaal iyo ajar midna ugu hayn!

    • @Dulmar143
      @Dulmar143 Час назад +1

      Af xumo waxba kuu tari mayso aran badan oo manta ciro u codeyey oo wata kuwaad na ma idunkaa ku shaqqysta.

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 Час назад

    WAAR YAADHAHEEN. WAA MURAARADILAAC NINKANI ARAB AYUUN BUU AHAA CIQDADII BERIGII DHEGAHA AYAA KU JIRA .

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Час назад

    Wallaahi kan waa Xoolo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 часа назад

    Odaygan xanuun Cabdiraxmaan Cirro la idhaa baa ku dhacay waa feysal cali waraabihi labaad ee

    • @MustafeGadhka-o9z
      @MustafeGadhka-o9z 3 часа назад +2

      Aamus 7 sano ayuu xanuun muuse biixiyi ku hayay😂😂😂😂

    • @AbdizamedXidig
      @AbdizamedXidig 3 часа назад

      Caaaac xaarka isku xeji dhedig😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 3 часа назад +1

      Waan ka xumahay ninkani inagama gayo inaad sidaa ku qiimayso waa hadaad somalilander aa tahay markaa yaan lugu marinhabaabin

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 2 часа назад +1

      ​@@mohamedhassanhoussein8627maba aha somaliland waa baradho kulul badankooda kuwa layna daba dhigay daaroodka kale way ka daran yihiin

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Час назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤