YES IYO NO KABTAN BAARA OO DAMBAS LOOGU QUBEEYAY CHALLENGE QOSOL BADAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 июл 2023

Комментарии • 230

  • @fadumoabdullahi1124
    @fadumoabdullahi1124 11 месяцев назад +14

    Captaan waxaa tahay qof naxariis badan baba jeey videos ku soo duubay raaali galin ah mana kaaa maarmo madaxeen teamkaga hore ugu laaabo 3 markaa aheedeen aad ayaan idin daaawan jiraa ❤

  • @bashiircawil2317
    @bashiircawil2317 11 месяцев назад +4

    Zxp Halmar video ka ugu danbeeyey baaba jeey soo daawo😢😢😢😢

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +15

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @mahamedhukun4854
    @mahamedhukun4854 11 месяцев назад +3

    Kabtan l Wana see bbd soon insha Allah plz am one fan

  • @kowtharomar2597
    @kowtharomar2597 11 месяцев назад +2

    Captanka tagera ayan idhin nahnay adhiga,idiriska iyo baba❤😢😢wa codsii ka aqbal baba rali galinta ee halmar sowadha farista plz captanka adhigo tagerahaga egayo plz captan 😢😢😢😢😢😢

  • @kadra9957
    @kadra9957 11 месяцев назад +6

    Legend captan baara
    Keep going 🎉🎉🎉

  • @abdulaahi961
    @abdulaahi961 Год назад +14

    Ciyaal xamar is not easy😂

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz 11 месяцев назад +3

    Please kabtan baara baaba jeey iyo Team kii pe to gether kuu soo laabta 🥺🤝🏾

  • @jeylaniali4994
    @jeylaniali4994 11 месяцев назад +2

    Kabtan please iskacafi baba jey waan ogahay inokuxumeyay lkn ilahey dartisa kucafi adiga iyo idriska dhamaan dhalanyarad oo dhan thanks bro

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey 11 месяцев назад +5

    captan baabajey ayaa ku bahan come back samey team b.b.d❤

  • @mascudabdulqadir6575
    @mascudabdulqadir6575 11 месяцев назад +3

    Saxib captain baara waxaan rabaa hadii aad codsigayga tix gelinayso waxaa rabaa inaad isku soo laaptan bbd wa codsi baaba jeey xitaa codsi uu soo diray 😢😢

    • @mascudabdulqadir6575
      @mascudabdulqadir6575 11 месяцев назад +2

      Pro vedio uu soo dhigay baaba jeey wlhi bbd wan idiin xiisnay dib ulaabo Somalia waxaan uxiisnay kaftan kiina gacmo wada jir ah bey Wax ku kooyan 😢😢

  • @sahalelmi6341
    @sahalelmi6341 11 месяцев назад +4

    My legend barra Asc captain baara i am from djibouti 🇩🇯 we need to see the team bbd sxb inchallah and barbarta media only ...

  • @maaidaaadan8920
    @maaidaaadan8920 11 месяцев назад +1

    Baruud babajey cafi Allihii na untay oo naga sareyo adomadisa wu cfiya iska cfi babajey qalbigana u fur❤❤❤

  • @amiirkaamiin1137
    @amiirkaamiin1137 11 месяцев назад +2

    𝗖𝗮𝗯𝘁𝗮𝗻 baara sxbow waa codsi wlltinimo Baabajey ulaaabo sxbow iyo Idiriska si walba ha u xumaado baaba Lkn waa miskiin u laaaabo

  • @dulaneyusuf5183
    @dulaneyusuf5183 11 месяцев назад +1

    Captan iyo Jakarta hanaan fashion Nairobi aan ku arkay ayagoo shopping kasameesanaayo captan waa legend

  • @user-sn2et1ye9q
    @user-sn2et1ye9q 11 месяцев назад +2

    Kabtanka nayroobi makatimiday qol waa igu disheen soo biisa mashaalaah ❤❤❤

  • @user-ut7nl8go2r
    @user-ut7nl8go2r 11 месяцев назад +2

    Asc taliye kabtan baara soo celi jaa lanjiga adiga iyo baaba jeey iyo baaquli boy iyo idiriska ìitaabo lajan wixii dhacay saxib kabtan ha u bixin walaal horay u soco

  • @bashiirlucky346
    @bashiirlucky346 11 месяцев назад +1

    kaptan baara wlhi qof ka wanagasan youtbe kuma arkin,milion subscribe adiga uqalmo hadaan aboodilaha kaligey milion subscrine waa kusiinlaha xaqiiq

  • @jeeyowze17
    @jeeyowze17 11 месяцев назад +1

    Kabtan bara hoaray usoco 🙏🙏💕hormar kadha wainoo muhiim🙏🙏🙏💕keep going legend

  • @Saxiibkadunida
    @Saxiibkadunida 11 месяцев назад +2

    Sxb soo celi bbd team baaba jeey iyo idiriska waxaa tihiin team kala harin bro intaas kaa codsanaa be to back team ✌️

  • @user-kc8vs6zw7p
    @user-kc8vs6zw7p 11 месяцев назад +2

    Cabtan baara Walahi saaid ayan ku tageraa Hori usoco brother 🥰🥰👏👏👏

  • @nasraqurux1299
    @nasraqurux1299 11 месяцев назад +1

    Captain baara baabajey vedio so duway iska cafi wllky plz isku so noqda❤

  • @qadarafrica6062
    @qadarafrica6062 11 месяцев назад +1

    ASC wll kaptan baraa wax jogaa wadanga belguim wax u bahahy team aan niku baranay is back wlll adi na xushmenaayo hor mar wcn hda farinteda argto wll❤❤

  • @user-qx2hg6jc9p
    @user-qx2hg6jc9p Год назад +3

    Kabtan baara keep going.
    Taageere lambar one✌🤓

  • @siman4216
    @siman4216 11 месяцев назад +3

    Captain baara legend
    Yaa ku ximbaare hhhhhh
    Caawa Jakaarta iga yaabiye fudeed badanaa aay,biteey miyaa 🤣🤣🤣🤣

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 11 месяцев назад +6

    ❤❤❤❤😂😂😂🎉capata baara Insha allaah 400K ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🤲👍👍👍🎂🎂🎂🎂💞🙏💕🥰💖

  • @ismailazonto768
    @ismailazonto768 11 месяцев назад +2

    Zcp kabataan hore u soco gul ban ku rajeenaya

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 11 месяцев назад +2

    CAPTAN TEAMKA KU SOO LAABO SXB.

  • @Axmedak789
    @Axmedak789 11 месяцев назад +2

    Baabajey sxbkaa ulaabo kabtan waligaa hakaxumaani waxii dhacay karaalinaqo kabtanka ninkaas cafi wac bro

  • @abdifatahali7341
    @abdifatahali7341 11 месяцев назад +1

    Sxb kabtan baara waanku salaamay marka hore Salaan kadib waxaanka mid Ahay Asxbta idiinku xeran Ninkii sxbkaa Baaba jeey Ahaana waasoo Calaancalay bini Aadamkana waaqaldami karaa maqaldame waa Allaah iskunoqda wada hadla sxb wada shaqeeynta waxka fiican malahane Anagane Sidaasaan kuniyad sanahaye

  • @munamoha7447
    @munamoha7447 11 месяцев назад +1

    Plz team sharaftoda ilaaliya isku so laabta kabtan baaba jey utag adi idiriska

  • @ukumeeymuuse5818
    @ukumeeymuuse5818 11 месяцев назад +2

    Captan plz teamkii b.b.d dib usoo celi adiga ayeey kugu xiran thy plz😓😢

  • @abdiqaninor7385
    @abdiqaninor7385 11 месяцев назад +1

    Legend of legends waan ku salaamay

  • @khadijosamarar1330
    @khadijosamarar1330 11 месяцев назад +1

    Waa challenge fican❤walaal captan baara please u soo noqo baaba jeey❤wlaal macan❤ani ah tema kada ❤🎉🎉🎉😊

  • @caashocali-js7xf
    @caashocali-js7xf 11 месяцев назад +1

    Waa wareey kuwii team dhiiqo waalida ahaa ayaa captain baara soo qabtey

  • @user-yi8gf7tm5m
    @user-yi8gf7tm5m Год назад +1

    captain horay usoco guuleso wixi views wa iga diyaar so badi 🎉

  • @halimayussuf3032
    @halimayussuf3032 11 месяцев назад +1

    Asc Captan baara Walalkey macan waxatahay quuf ad iyo ad unaxariis badan fadla saxiibka baba Jey marlawad janiis sii wukuso raligaliyey please karali nooqo

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 11 месяцев назад +1

    Masha Allah keep going uncle kabta bara baba jey woonoya ulabo mesha manoroso 😊

  • @umuzaki22
    @umuzaki22 11 месяцев назад

    Kaptan babajey waa walalka qaldamay waye hado kuso rali galay iska cafi ee shaqadeyna no so ciliya team.kabtan bara plz RUclips igo samey shere aut 1000 igarsiiya walalayal

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 Год назад +1

    Challenge noo so badi kabtan keep going the legend 🙌 💪 🙏

  • @houseinali8330
    @houseinali8330 Год назад +2

    Soo badi captan bara official ❤

  • @abdirizaaqsheikhaliofficia570
    @abdirizaaqsheikhaliofficia570 11 месяцев назад +1

    Captain Bro Ninki Baaba Ahaay Caloosho Nahuriyaye Ku Qaado bro🙏

  • @SuleimanHussein-ld4zc
    @SuleimanHussein-ld4zc 11 месяцев назад +1

    Kabtan bara adiga iyo baba jey wada socda aya rabna❤

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 Год назад +1

    Keep going legend ❤️ bara kuu xiisay 😢

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr--- 11 месяцев назад

    4:33 Jakarta iyo wiilka danbe shatiga caagarka qaba baxay yarkasi wu ka badbadey ila dhamadki , nice Video 🤩
    Hore U soco Captan 🫵❤️

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 11 месяцев назад +1

    Legend baraa waku wataa ❤❤❤

  • @qondhodibrahim7030
    @qondhodibrahim7030 11 месяцев назад +3

    ugu horen asc kbtn bara wiil waal garaad, wax ayn raba inan kula wadago nio wxn dawaday muqal sxpka babajey uu kaga codsanayo inad teamka so celisan isna samaxdan bro dhmn team kbtn bara si gooni ayu uga codsaday inay kula so hadlan si hadi hadalkena nagu qimaynaysid oo madaxeena wixi dhcy xalay dhalay uga noqonaysid waa haday dhankada suurto gal katahy xaqiiq baba jy sak xada ayu so tabtay teamka adiga iyo idiris ayu aha xaqiq waxa shidayay anaga wan wada ogayn ninka wax dawado mabo jiran 😂 ee kalaan dhereey kbtn wn oghy inad dhal magaaalo thy sxptinimada kugu wynthy lkn qadar dhcy canan maleh mhdsnid

  • @fadumoabdullahi1124
    @fadumoabdullahi1124 11 месяцев назад +1

    Plz kaptaan qof kaa naxaris badan ma arkin u soo laaabo teamkagaga anaga ku raaali galineeyno madaxeen

  • @saabirmohamedabukar8086
    @saabirmohamedabukar8086 11 месяцев назад +1

    Captan pls izkulaapta team b.b.d 🙏 😢❤

  • @maxamuudaadan5566
    @maxamuudaadan5566 11 месяцев назад +1

    Team captan bara never give up

  • @Dhameystirankkkk
    @Dhameystirankkkk 11 месяцев назад +1

    Kabtan please usoo laabo baaba jey😢 raali galinta naga qaaado please😢 waxan waa aduun

  • @manowsheto2606
    @manowsheto2606 11 месяцев назад +1

    Asc captain please babajey need more please bro go back to him 😭

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 11 месяцев назад +1

    WLH MA NOOLI ALAABTAAN HALA SOO BADIYO CAADI MAHAN WLH WALIGEY SAAN UQOSLAY UMA QOSLIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ä❤Ä

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 11 месяцев назад +3

    ❤ Captan Baara legend wanku wataa ❤

  • @warsanshariif2415
    @warsanshariif2415 11 месяцев назад +1

    Kabtan baara 400 k coming so❤

  • @user-tp7js8uf2y
    @user-tp7js8uf2y Год назад +2

    Haa ama maya inaa ku ciyaartan ka ficnaayd yes or no 🚳

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Год назад +6

    Keep going kabtan baara 😂😂😂😂😂

  • @nimcomowliid2820
    @nimcomowliid2820 11 месяцев назад +2

    Kabta bara lengn isn't easy kabtan bara please baba Jay 🙏 u soo laabo waa naga codsi 😊😊

  • @user-nj2pf4rq2s
    @user-nj2pf4rq2s 11 месяцев назад +1

    Captain bara yarka wa cida nada she sheqal e u naxariso no hade kale dalmar yare ankugu so diraya😂😂😂

  • @huseinmohamedibrahim8051
    @huseinmohamedibrahim8051 11 месяцев назад +1

    Kabtanka saxb waa ina u laabataa baaba jey oo jalanjigii oo noo soo biloowdaan
    Baba jey asna wu ogaaday qaladkii u galay wuu ka soo laabtay
    Sxb waxan kaa codsaneyna ina laabatid

  • @shantasomalimedia
    @shantasomalimedia 11 месяцев назад +1

    Horey u soco

  • @abdulahiissack834
    @abdulahiissack834 11 месяцев назад +1

    Legend Baara

  • @safiyoaxmed5251
    @safiyoaxmed5251 11 месяцев назад +2

    Waa jiim aan laogeen walhi

  • @FartunMohamed-ed7uw
    @FartunMohamed-ed7uw 11 месяцев назад +2

    Kabatan waku wataa wll qaliya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MxedomarOfficalchanne-lh3uq
    @MxedomarOfficalchanne-lh3uq 11 месяцев назад +1

    BBT. Come back. Captan para

  • @khadijaomar605
    @khadijaomar605 11 месяцев назад +1

    iwaran sethy kabtan Baara baruud plz iska cafiya babajey adiga iyo saxiibkada marka waxan wa aduun sheydaan jiro cafiii walalkada babajey hadaad adiga cafiiso kuwa kalana wa cafinayaan adiga iyo najiib ilaahey dartisa u cafiya inshalaah aqbaar deg deg ah

  • @cqafaarahmedadancqafaarahm8925
    @cqafaarahmedadancqafaarahm8925 11 месяцев назад +1

    Captan baara
    Keep going😊😊😅😢❤❤

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 11 месяцев назад +1

    Legend baara nin raga ahi waa kii xiniinyihiisa fula

  • @abdullahihoussein7962
    @abdullahihoussein7962 11 месяцев назад +1

    Sxb captain nink Saxibka maad ka naxdin od heshisiin waa adunyo ka ronow

  • @abdirahmaanali7166
    @abdirahmaanali7166 Год назад +2

    Camera da dusha ooga keen si safiican loogu arko

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 11 месяцев назад +1

    We love you captain

  • @boqoradaotanga5808
    @boqoradaotanga5808 Год назад +1

    Abti wajiga laga buxiyey jikarta qarer 😂fani tihid wan idin wata ❤

  • @qoraxyare8396
    @qoraxyare8396 11 месяцев назад +1

    Part 2

  • @cadnanncali4557
    @cadnanncali4557 11 месяцев назад +3

    Baba uso laabo wu cawadoya qaladkisa wu qirty captan

  • @ciiltireproduction1622
    @ciiltireproduction1622 Год назад +1

    Baara keep goin

  • @farhaandahirhassan2751
    @farhaandahirhassan2751 11 месяцев назад

    Canptan sxp Team BBD ayn u xiisnay sxp isku soo noqda @baabajeey luguhiisa ayd u eheed sxp❤

  • @sitis9597
    @sitis9597 11 месяцев назад +1

    Asc.kabtan.bara.waan.kusalaamay.waxaan.fiirsadey.baba.jey.oo.raalli.gelin.kusinayo.baba.jey.oo.qiranayo.dambigisa.qiransyo.marka.bara.ina.cafisid.adoo.xag.ilahay.firinayo.waa.nafo.cawinaad.ubahan.ee.cafi.waa.nin.walaalka.waxan.rajeynaya.inaad.cafisid.waa.mahadsantahay

  • @abdihassan1575
    @abdihassan1575 11 месяцев назад +1

    Sxb Wan Ogahay In Muuqal Lagu Sooduway lkn Ogaw Wadadan Hada Aad Qaaday Waa Jaaniska Nolashada Ee Haka Bixin Sidaaada Uhaay Waan Kutaageera Hore Usoco

  • @ahmednuuralasow2388
    @ahmednuuralasow2388 11 месяцев назад +1

    KABTAN BARA LOVE BEEN AH WAXBA HA ISAARIN BABA JEY IN AA GARQBKISA ISTAGEESO BES IBALAN QAD NINKA WA NAFO AFKISA MALA CADWGISA HA UJABIN SXB QALBIGA KALA HADLAYA HDI SXBTINMO TAQANID

  • @abdullahimohamedabdi72
    @abdullahimohamedabdi72 Год назад +1

    Challenge cunto dhamista badi

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 11 месяцев назад

    Kabtan baata iyo najiib iyo wiilka heer xamarka jeegada jaro baba jeey wacidloobey hada saan maa kubaxdeen najiib iyo kabtan bara iska cafica babajeey🎉

  • @cabdinaasirabdi4543
    @cabdinaasirabdi4543 11 месяцев назад +1

    Kaptan baba ha ku laban waayo mesha hada jogto meeel
    Ka xun ayaaa isla karesiiin

  • @user-pg5bw6dq2j
    @user-pg5bw6dq2j 11 месяцев назад +1

    Kabtankaa wxaan ahay tagarahadaa eee please codsigagaa iga aqal please qalad u dacay babajey waaa walalkaa cml please iska cafiii please wxaan rajeynayaa inaaa codsigaa iga aqabasho i.n❤

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 11 месяцев назад +1

    Kabtan baara
    baabajeey lahadal ninkaas waa nin jilicsan oo saaxiib kaa ah

  • @gacalsidechannel4492
    @gacalsidechannel4492 11 месяцев назад +1

    Kabtan hadey qadarin jirto fadlan babajey waa maskin uso laabo wu ku rali galiyay raganimadana ah marka so laabo sxb

  • @ibrahimfaarax2196
    @ibrahimfaarax2196 11 месяцев назад

    Waa jiifaay wallaahi. Aar captan baaraa😂😂😂

  • @inasheikhdahir6647
    @inasheikhdahir6647 11 месяцев назад +1

    So funny 🤣😂 wlhi cabtan waxi ku helan la yaabe 🤣😅

  • @kadra9957
    @kadra9957 11 месяцев назад +1

    Be together ❤️

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 11 месяцев назад +3

    Kan funanada cagarka maydan arkin miya markasta wu ka baxayaay waa khayanoleh 😂😂😂😂😂😂

  • @bahsanofficial
    @bahsanofficial Год назад +1

    Jakarta walahi is soo funny

  • @maxamedqadarfan7
    @maxamedqadarfan7 11 месяцев назад +1

    Kabtan baara zxb maxaa ugu laaban la dahay Team B B.D mise nin xun tahay🙏✅️

  • @AbdisitaarIrbad-bq2bw
    @AbdisitaarIrbad-bq2bw Год назад +1

    Keep going kaptan ❤❤

  • @kuuku50
    @kuuku50 11 месяцев назад

    Wllkaa babajey wuu ku jclyahy المسامح كريم❤❤❤❤

  • @Saxiibkadunida
    @Saxiibkadunida Год назад +1

    Xasuus waxaa soo xasuuste waagii turubka iyo daraqa

  • @user-mz4bj9km5i
    @user-mz4bj9km5i Год назад +1

    Kabtanka waan ku wataa

  • @abdirizaakahmed4114
    @abdirizaakahmed4114 11 месяцев назад +1

    TheLegend one of a kind

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 11 месяцев назад

    SalaamuAllah calaykum waraxmatullahi ❤❤❤

  • @abdizebinize6925
    @abdizebinize6925 11 месяцев назад

    Keep going

  • @zakariyaabdi3753
    @zakariyaabdi3753 11 месяцев назад +1

    Zxp captan ado waxa qalad irakeni walaka babajey ma ulawati waxan jeclanilaha in adisojawabti😢😢

  • @mohanali3109
    @mohanali3109 Год назад +1

    Part 2😊😊😅