Waxaan Farayaa Xukumadayda Inay Warbaahinta"Madaxwayne Ciro Oo Arimo Cajiba Banaanka Keenay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 янв 2025

Комментарии • 6

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 3 часа назад +1

    HOGAAMIYE KASTAA DAREENKA DADKIISA AYUU ILAALIYAA HADBA WIXII AY KAGA SHAKIYAAN HOGAANKOODA AYUU IFTIIMIYAA BALSE ILAA MARKAAD MUCARADKA AAD AHAYD IYO IMIKOOD MADAXWAYNE TAHAY SHAKIGII AANU KAA QABNAY NOOMAAD IFTIIMIN

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 часа назад +1

    Wax madaxwanaha la xantaba wuu ismaydhan wax la yidhaahdo soomaaliya ayuu rabaa oo ictiraaf ma rabo maanshalaah madaxwayne ciro salaan sare waad naga farxisay❤

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 часа назад +1

    MADAXWAYNE MAR WALBA WAXAAD TIDHAAHDAA AQOONSIGU SHURUUDO BADAN AYUU LEEYAY HADABA
    SHURUUDAHA DAWLAD AAN AQOONSI HAYSANINI SHURUUDAHA KU XIDHAN WAA WAX LAWADA YAQAANO OO CAD
    HADABA ANIGOO RAACAYA HADALO BADAN OO ADIGIYO XUKUMADAADU MARAR BADAN JEEDIYEEN
    OO UU KAMID YAHAY WASIIRKA ARIMAHA DEBEDA AQOONSIGA NAARTA UGALIMAYNO HADALKAAS OONU GARAN WAYNAY UJEEDKUU KA LAHA AHAYNA HADAL MEESHA UU KA YIDHI KU HABOONAA
    IYO HADALKAAGA SHURUUDO BADANBUU LEEYAY WAA HADALADA SHAKI GALIYA BULSHADA

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 3 часа назад +1

    MADAXWAYNE NOO SHEEG HADAFKAAGA DHABTA AH EE GOONI ISU TAAGA SOOMALILAND AAD KA AAMINSANTAHAY OO SHAKIGA SHACABKU QABAAN NOO IFTIIMI KHUDBADAHAAGU MAAHA KUWO SHACABKA FARXAD GALIYA SABABTOO AH DAREENKOODU WUXUU DOONAYO KAMA HADASHID

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 3 часа назад +1

    Waar mwne ku xigeenku miyuu bukaa waa sidee bal ila eega wajigiisa

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 3 часа назад

      Adoo nin rag ah maxaad nin kale kaga mashquuli