Nimco yasin iyo c.casiis iskalaji heesta ogow aramida jacayl HD|2016

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Hees cusub ogow aramida jacayl codadka Nimco yaasiin iyo C.casiis Iskalaji.
    Subscribe, Share, Like and Comment @ Cadami Media Pro

Комментарии • 358

  • @wardaahmed649
    @wardaahmed649 Год назад +21

    Exam ayaan leeyhy biri anigo akhrinaya ayan heestan iguso dhacdey kAdibna I repeat the listening of this song more times gold is never old❤😍

  • @Al.nasiixa-kheyr
    @Al.nasiixa-kheyr 2 месяца назад +9

    Caryaa Sidayda 2024 DiB Ugu so Labtay Heestan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢it was 😢😢😢unforgettable Girl

  • @sahroaligelle3537
    @sahroaligelle3537 Год назад +26

    Aduunyada ruux kudoortay ayaa lagu oonbaxaye naftan ku ilaashanaysa unoqo ehel caashaqeeda jah ❤😵😭Ⓜ️ ogoow ixtiraamka fiican ogoow adaa barayooo naftayda inaan noqdo ooridaada ogow ayuun baan doonayaaye ogoow😑❤qofkii uhoreeyay sidhab ah ujeclaaday ilhw calafka igudar😭❤Ⓜ️

  • @sabouhabdirasak1695
    @sabouhabdirasak1695 5 лет назад +52

    Heestan wxn ku xasusta zxpdy Nasra Addani iydn k barty maalmihii wacna isoo dhaafy ,Insha'Allh we will be together 😭😭😭😭I miss our old days wllhi.

    • @asacadaani7814
      @asacadaani7814 4 года назад +11

      waykn sxb weli heestn ma nicin 😟 malmhi lumay wn uxisny 😔 ilaso hdal hadaad hyso numbrkygi

    • @ayaanlemaxamed1785
      @ayaanlemaxamed1785 4 года назад +5

      Alle hydin shrfo wllhy

    • @walaldahir5227
      @walaldahir5227 2 года назад

      @@ayaanlemaxamed1785 5yvn

    • @AbdiFatah-wc8dg
      @AbdiFatah-wc8dg 10 месяцев назад

      Walhi waxad tihin ❤❤❤❤

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed Год назад +18

    Ogoow aragtida qurxoon Ogoow
    Indhaha daawadee Ogoow
    La soco ereyada macaan
    Qalbiga aamin aduu😘

    • @gunduz5097
      @gunduz5097 10 месяцев назад

      Ogow❤

    • @AmranIbarahim
      @AmranIbarahim 8 месяцев назад

      ​@@gunduz5097 ogow aramida jcylka ogow marbey thy afadade ogow hadad heshy aynigage ogow 🙈 ayad istarexeysaaye ogowww ♥️🙈

  • @drhafsa4220
    @drhafsa4220 10 месяцев назад +8

    6yrs kdib baan soo booqday heestan wlhiii waa hees dareen leh Inta iga dmbysay like me ❤

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 Месяц назад +4

    2024 ayaan dib usoo milicsaday heestan Anigoo mucaashaq aha ♥️ Ha waaro jacaylku

  • @superharris2599
    @superharris2599 4 года назад +8

    One of my fav songs 🔥🔥🔥 kama daalo dhagaysigeeda❤️ ogoow aduunyada ruux ku doortay ayaa lagu oon baxaaye ogoww😍😍😍

  • @safacabdi7671
    @safacabdi7671 Год назад +16

    Hestan Nolzhyda Ayay samen wayn ku noqoty walhi markan Maqlo wan iska ilmeya baaa😭😭

  • @farhanofficiall3452
    @farhanofficiall3452 8 месяцев назад +8

    C/kariin Cali Shaah Ayaa isoo Xasuusiyey Caawa Isagoo waadaya daawaday Like inta iga dambaysa ❤

    • @hebohseen2939
      @hebohseen2939 8 месяцев назад

      Anba dhicacaa iyo cabdi kariin ayaan kayimiday dedna yuotube kaban ku qortay hhh

    • @XaskaShidad-ku5nf
      @XaskaShidad-ku5nf 4 месяца назад

      😂

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 2 года назад +14

    Sidii shaax ama qaxwo ayey heestani iiqabataa wlh😭❤️

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 2 месяца назад +4

    8 years ka bacdi heestan waxay ku jirtaa weli favourites ka mana ilaabo ereyadeeda still 2030 incha allh😢

    • @Jaan_abdi
      @Jaan_abdi Месяц назад

      Insha allah 😢

  • @ahmedneero1376
    @ahmedneero1376 4 года назад +27

    Heestan waxan ku bartay gaadhi dhaweeye ah oo aan saarna ayaa dareewalku dhegaysanayey sidaas baan ku jeclaaday kuna soo raadiyey halkana ku imi 20/09/2020

  • @maanzergioh8101
    @maanzergioh8101 Год назад +5

    naftan ku ilaa shanaysa unoqo wehel caashaqeeda
    the best song
    nimco yaasin & iskalaaji😎❤

  • @safiyacambashesafiya6131
    @safiyacambashesafiya6131 3 года назад +17

    wakhti aygeeri igudhacday ayey soobaxday bishii sagaalaad 2016 wakhtigii iigu murugada badnaa aduunka wiilkaygii curad ayaan waayey xanuun badanaa

  • @liibanalinuur6356
    @liibanalinuur6356 3 года назад +17

    Hadaad Daawa neeyso 2021
    Waxaa thy Qof Jaceel biiyo Dhigay😢😭

    • @MOHAMEDINDHO
      @MOHAMEDINDHO 3 года назад +1

      Waan kula saaxiib

    • @layladheman6534
      @layladheman6534 2 года назад

      Kwrn qoftayda 2022 dhagaysanaysaa 12:00 pm

    • @Jaan_abdi
      @Jaan_abdi Месяц назад

      ​@@layladheman6534kwrn qofta 2024 dhageesanauso😢

  • @khadarcade281
    @khadarcade281 4 года назад +52

    Inta heestan 2020 dhawaneysa like sar

  • @نورهانسلطان-ق9ض
    @نورهانسلطان-ق9ض 5 лет назад +2

    waaaaw axxxyaa heees aduunyada ruux kudortay aya lgu oo.baxa nolaw nimco yaasin craale & isklaaji

  • @goohan7310
    @goohan7310 2 года назад +8

    11/Agust 5:PM waxaanu si wada jira udhagaysanaynay wiil aanu sheeko wadaag ahayn goor casar liiqa maanta ayaan dib udhagaysanayaa 💔🥺

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 2 года назад

      jaceylkii ma burburey

    • @wacanisahak2091
      @wacanisahak2091 Год назад

      ​​@@caashaqalbi882
      May Wallaalo Alle Haysu Daaye Way Wada joogaan.❤

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 3 года назад +6

    Naftan ku ilashanaysa u noqo ehel cashaqa da ☝️☝️☝️❤❤❤❤❤🌧🌧🌧🌧🌧

  • @umaimahabdihakim564
    @umaimahabdihakim564 5 лет назад +8

    Markaan kalgacayl abuurno , ayaan galeynaa aroose ogoow👌💕

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 3 года назад +11

    *markaan klgcyl abuurno ayaan glynaa aroose ogoow😭❤
    Eyyy intaasa mesha ikenty😭❤❤
    11/12/2020😭❤

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 2 года назад +3

      I'm here again 13/12/2021💗💗🙈

    • @liibaanibraahim6155
      @liibaanibraahim6155 2 года назад

      @@ayanna_mx4613 malagu aroosey imika mise kalgaycylki bad abuuraysan 😅❤️😍🙏

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 14 дней назад +1

    Lgend abdiasis iskalji iyo mama nimco yaasiin❤🙏

  • @tubeeclyrics925
    @tubeeclyrics925 Месяц назад +4

    Cawa oo ay taarikhdu tahy 30/8/2024 saacaduna 1:23 waxa iga maqan marwada mankiyo maskaxdaba hanaty waxan garan laayhy qaabkan useexan lanbarkeeduna wuu dansanyhy heestanan niyada ku sasabayah 😢❤

    • @butterflyha1889
      @butterflyha1889 Месяц назад

      Inay soo labatay rajaynaya inantas nasiibka badan😊ilahay ha isku kiin daayo😊😊

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 19 дней назад

      Zhp dumashiday ma kulan teen mar dambe❤

  • @SalmaAbdifitah-pm8se
    @SalmaAbdifitah-pm8se Год назад +6

    Ogow ayamaha wangsan ogow❤ astan weyane habone ogow 🤴🏻❤markan galgaceyl abuurno ayaan galeyna arooz💍🌍🤴🏻

  • @Duuliye17
    @Duuliye17 6 месяцев назад +2

    Heestan dhageysideda waxa igu danbeysay 2018 amba qaadkii jaceylkeyga .habeen ayeey igu soo dacday2024 anoo shaqada ka soo rawaxay qeybta iskalaji anuu ku luuqeyna ayeey asxbeyda igu dhaheen yaa qaaday heestan kadib search youtube ku dhahaay waa hees xasuus gar ah ii leh❤

  • @fahadaxmed4887
    @fahadaxmed4887 Год назад +4

    Heeskan waxaan ku bartay safar dalxiis oo aan ceerigaabo ku tagay sidii darawalku noo waday ayuunbuu noo saaray heeskan sidiibaam ku searching gareeyay waan helay pest Song weeye

  • @Weris01
    @Weris01 3 года назад +5

    2021 10 July 10:15 PM
    Heeska waxa cawa dib iso xasuusiyay walaalkey Dr Qere Magan kiib goowin baraadar.goo foorwadh

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 2 года назад +6

    Wlhi waa hees xususa oo khaas ii ah cawana meelan an ogahay ayan ku dhagaysanaya allow umuraha furfur😩

  • @SihamModel
    @SihamModel Год назад +1

    Hesta ano radi ayanta Aya cawa tariqdu thy 2023 bisha 8 /28 musasl so gashy qbta danbe wan jcldy💔😭inta iga danbeso wan samay iyo inta iga horeso ina soducy❤️y siniyada xoga waxba rejena he sa jclhy wax inoqdana Isha alha Hesaha ilahyna iga madobeyo🥰🥺

  • @muusemaxamed-jv5ey
    @muusemaxamed-jv5ey Год назад +4

    💘💘Walaala yaal jacayl ayaal la dhibanahay haleeysoo duuceeyo

  • @ilhaanqaali8838
    @ilhaanqaali8838 5 лет назад +17

    Hadaad 2019k ila daawanayso like saar😍😍

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 лет назад +62

    2019 yaa dawanaya

  • @abdirizakhuriye
    @abdirizakhuriye 6 лет назад +11

    Axyaa waa heesta aan aduunka ugu jecelahay

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 3 года назад +3

    Legend cabdinuur alale muxuu samayna waa ciyaalki hore duqu

  • @aminaabdi5417
    @aminaabdi5417 Год назад +51

    Hestan ma.ilowi karo wlhi haben aan murugsanahy 2023/4/4😢😢😔😒😭😭

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 3 года назад +15

    Heestan cawa kampala ku dhagaysanaya 10.9.2021 xusus saacadu waa 12:00 habenimo❤

    • @butterflyha1889
      @butterflyha1889 Месяц назад

      Hada halkeed ku dambaysay wll😊

    • @rasmiruun1259
      @rasmiruun1259 17 дней назад

      2024 bisha 9aaad 1deda dhagesanaya waliba ano kampla jooga😮

  • @Xafso-s5v
    @Xafso-s5v 9 месяцев назад

    Hees ad bn u jcelhy 😢❤🎉 ogow aragtiyda qurux ogow 😢

  • @suldaanfaysal1165
    @suldaanfaysal1165 Год назад +3

    aduunyada ruux ku dooray
    ayaa lagu oonbaxaaye
    naftan ku ilashanayaa
    inoqo wehel cashaqeeda
    wakhti jacayl ayaan ku jiraa allow calaf igu beeg iyada waan jeclahee nasteexo alle wax ku dhiba kuma tuso waayo nafteyda xitaa waan ka jeclaadayy mar walba farxad ku rajeena❤😢😢😢😢 1:24

    • @xajiga-y3v
      @xajiga-y3v Год назад

      ilaahay kuuma calfin nasteexo anaa guursaday😢

    • @butterflyha1889
      @butterflyha1889 Месяц назад

      Waxan rajaynaya xiligan inaad husband and his wife aad tihiiim😊

  • @monamohadiin1220
    @monamohadiin1220 5 лет назад +3

    La Soco eryada macaan qalbigu uu Aaminaaye
    Wooow Eesh calayk

  • @sankaabdi9513
    @sankaabdi9513 6 лет назад +36

    yaaa ila dhagaysanaaya 2018

  • @Sugullea
    @Sugullea 7 лет назад +4

    Heesatan kama daalo
    Nimco yasiin
    Iyo iskalaji
    Naftaan ku ilashayna
    Unoqo wehel cashaqeeda
    Love

    • @maalinmaali8833
      @maalinmaali8833 6 лет назад

      sugulle adan madaxlulle reer yoonbays lol

    • @hilalnour668
      @hilalnour668 5 лет назад

      Woow kama xiiso dhaco heestan waligay

  • @hudeifisuleiman9170
    @hudeifisuleiman9170 6 лет назад +38

    Hadad 2018 dib udwanyso ii like gree🌹

  • @haniisma257
    @haniisma257 2 года назад +3

    🥺hees xusuus ah 7/10/2022 hpen hpenada iga duwan🤲ilhow wakhtiyo badan o kuwan hada ka qurux badan igu sim🤲🥰💯

  • @KhaalidKhaliif-z9e
    @KhaalidKhaliif-z9e 19 дней назад +1

    Ogow aragtida qurxoon ogow
    Indhaha waa daawadoode ogow
    La soco erayada macaan
    Qalbigu wuu aaminaaye ogow
    Ogow aramida jaceylka ogow
    Mar bay tahay aafadaade ogow
    Haddaad hesho aynigaaga ogow
    Ayaad istareexaysaaye ogow
    Ogow quruxdiyo asluubta
    Adaa isir u leh dhamaane
    Markaan ku arkaan farxaayo
    Adaa dagay uurka hoose ogow
    Ogow ayaamha wanaagsan ogow
    Astaan weeyaan habboone ogow
    Markaan kalgacayl abuurno
    Ayaan galaynaa aroose ogow
    Ogow idilkood haweenka ogow
    Ayaad u siddaa hanaanke ogow
    Ilwaadkiyo haybaddaada
    Ishaartay inaan agjoogee ogow
    Ogow ixtiraamka fiican ogow
    Adaa barayo naftayde ogow
    Inaan noqdo ooridaada ogow
    Ayuun baan doonayaaye ogow
    Adduunyadan ruux ku doortay
    Ayaa la gu oon baxaaye
    Naftan ku ilaashanaysa
    U noqon ehel caashaqeeda
    Adduunyadan ruux ku doortay
    Ayaa la gu oon baxaaye
    Naftan ku ilaashanaysa
    U noqon ehel caashaqeeda

  • @mukhtaaraliabdi6033
    @mukhtaaraliabdi6033 Год назад +1

    Aduunyada ruux ku doorray aya lagu oon baxaye ogow rooday ogow
    Ruwayda I love you❤❤🎉

  • @anisodaahir418
    @anisodaahir418 Год назад +4

    Xasuusta heestan ey igu ledahy ma ahn mid niyadeyda ka bexeyso waqtigii ey so baxday wuxu ahaa waqti xiriir jecel o dhab ah inaga dhexeyay qof alx wa is helny ugu dabeyn waxana noqonay hooyo iyo aabe alx waqtigii wacnaa e shukansiga ban Dib u milicsadaa dhageysigeda xajigeyga ayanba ku sii jeclaadaa

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 4 года назад +9

    Rabi Hasohanuniyo Dadkaan Lunsan

  • @MaymunNor-h3b
    @MaymunNor-h3b 7 месяцев назад +1

    23-2-2024 dhageysanaya😢❤hees aan jeclahay

  • @Dahabojano487
    @Dahabojano487 11 месяцев назад +2

    Waxan udhagaysanaya San ugu diro mohmed tarikhdu Waa 25/10/2023 arbaca saca 9:9pm hbnenimo waxan la shekeysanaya moh💍👰‍♀️🤵‍♂️wan sugi layey ayamaha ka hadhsan riyadena

  • @laylaomar3528
    @laylaomar3528 Год назад +4

    Ilahow midkaan qlbiga kuhaayo igu sim 😭😭❤

  • @lulhassan6946
    @lulhassan6946 4 года назад +2

    Woooooow ilahey haidin dhowro codkina adka u mcn

  • @abdismaedyusuf3281
    @abdismaedyusuf3281 5 лет назад +4

    Allee idama cadaabo laba fanaan oo lagend ah nooladaa iskalajii and nimco yasiin.

  • @KhalidAhmed-o4y
    @KhalidAhmed-o4y 5 месяцев назад

    Heestani xasus gaara ayay iga mudan tahay waayo marki igu horaysay ee an caga dhigto jigjiga ayay sobaxday ❤🎉 marka anoo joga jigjiga

  • @sabnaqueen597
    @sabnaqueen597 Год назад +1

    Markaaan kagaceel aburno ayan galeyynaa arose ogow abdirahmnow ogow🥺❤️

  • @Mo-Shide8
    @Mo-Shide8 4 года назад +3

    4 Sano ka hor maanta oo kale aya laso galiyay 07/07/2020 Ayan fiirsanayaa

  • @FahiimMaxamed
    @FahiimMaxamed Год назад +1

    Asxabee igu duceeya wiilka an rabo in u ale xaskiisa xalasha iga dhigo😢😢

  • @axmedshafi7607
    @axmedshafi7607 2 года назад +2

    iskalaaji fanan wen dheh ♥️♥️

  • @apdirahmaanali2709
    @apdirahmaanali2709 10 месяцев назад

    Heestan wxn dib usoo bookhday caawa oo Sabti ah 02/12/2023 inti iga danbaysa love dhac😮

  • @qaaliabdullahi4217
    @qaaliabdullahi4217 5 лет назад +4

    Istill iam wotching 2019

  • @MariyaDayib
    @MariyaDayib 4 месяца назад

    Hestan wajeclhy exmn galteye isoduceeya pls😢😢

  • @cabdiktrt
    @cabdiktrt Год назад

    Heestan wxn kuxasusta sxbk marna wllk Yusuf markan maqlo wxn niyeysta inan maqley codkisa😢😢

  • @jamiloabdiwahab750
    @jamiloabdiwahab750 2 года назад +36

    2022🥺❤ hadaa dhagaysanysid like sar❤

  • @maaanfindhe2640
    @maaanfindhe2640 4 года назад +4

    2020 ya dawanya ogow quruxdiyo asluupta markn ku arkan farxaaye ogow

  • @drmaancadde9124
    @drmaancadde9124 3 года назад +16

    Listening in August 2021 inaba caadi ma aha the lyrics,the tone ,the classic music from Furinle love it Marvalous to listen to.👌👌👌

  • @nimcoali1456
    @nimcoali1456 2 года назад +4

    Heestan aniga iyo saxibkay ayaa wada dheegaysan jiirnay 5 years ayaa ka soo wareegtay ruunti waa xasuus qurux badaan

  • @doctorfarduus1676
    @doctorfarduus1676 6 лет назад +24

    Waa hees shidan😗😗

  • @abdiomarjabhad8145
    @abdiomarjabhad8145 5 лет назад +2

    Queen heestani caadi mahan Ayaad ayaan u dhagaystaa

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim Год назад +7

    Allow igu sim dalmar cartan aadan oo calaf uhu dar 🤲🤲

  • @hindaabdullahiali5337
    @hindaabdullahiali5337 3 года назад +3

    Who Else Listening in September 2021

  • @MustafeAbdi-w3l
    @MustafeAbdi-w3l 6 месяцев назад

    Heesta ma ilaawi karo maalinkiiba 8jeer dhagaystaa😢😢❤

  • @abdirahmanismailabdillahi2622
    @abdirahmanismailabdillahi2622 2 года назад +6

    Hees xasuus igu leh cawana dib u dawadey 2022

  • @hanadofficialmedia9937
    @hanadofficialmedia9937 5 лет назад +8

    Still I'm watching 18/1/2019

  • @SamiiyaQUruxeEeyY
    @SamiiyaQUruxeEeyY 2 месяца назад

    Heestan ma ilowi karo 6/8/2019😢😢😢

  • @xanfar11
    @xanfar11 2 года назад +8

    Heestan habenki la qaday ayan so tahribay 😍💯

  • @dhowrsansaahid8771
    @dhowrsansaahid8771 4 года назад +4

    2020 ya dwanya 🤪💋💋

  • @axmedxaaji-cm3rp
    @axmedxaaji-cm3rp 11 месяцев назад

    Hapeen Hapeenada ka mid ayaan heeztan izku xazuuzTaa ❤Un0q0 weHeL caazhaqeedaH❤❤❤

  • @senoritasenorita6581
    @senoritasenorita6581 Год назад +1

    Heestan waxa kuxasusta habaryartey dolar inzllh macalim🖤🖤

  • @lailaladan8847
    @lailaladan8847 Год назад +4

    Aduunyada ruuxku doortay
    Ayaa lagu oonbaxayee
    Naftanku ilashaneysa
    Unoqo wehel cashaqeyda💔

  • @balqiishussein4011
    @balqiishussein4011 3 года назад +6

    3:4 faraha yr yr mxaa laga wadaa 😂😂

  • @Qasaaye199
    @Qasaaye199 Год назад +2

    ADUNYADA RUUX KU DORTAY AYAA LAGU ON BAXAYE❤ NAFTAN KU ILASHANAYSA UNOQO UNOQO EHEL CASHAQEDA❤😢

  • @sabiriinbashiir3897
    @sabiriinbashiir3897 Год назад +3

    7/may /2023 😮❤ maalinta waayey lottery ayaa ciil isaga bi,iniyaa ogow😂🎉

  • @Indho_deero
    @Indho_deero 8 месяцев назад +1

    ma heestanoo kle😭❤️‍🔥🫶🏻

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 2 года назад +2

    Laba fanaan oo kala daran qurux iyo haybadba🥰🥰🥰

  • @Deeq.224
    @Deeq.224 Год назад +3

    Hestaan maalin anigo exam ku jira baa kuwa agteena ka dareeb wax yar kadib warqdii examka hestaa baa ka bxiyay wlhi mar danbe oo waqtiga dhamaadey ba so baraarugay wax kale an sameyo wan aqan wayay sidi ba iskga dhibay examk🤣

  • @faizoshire7948
    @faizoshire7948 5 лет назад +10

    Intiii heeskan2019 ila daawanaysa like iiisaara👍

  • @ZakariaBashirabdisalan
    @ZakariaBashirabdisalan 19 дней назад

    Maxan waqti badan ku bixiyay hestan😊

  • @ahmedshcrani3566
    @ahmedshcrani3566 2 года назад +4

    Magaceyga waa AHMED SHUWA 🌎❤️ 2022

  • @najmahhussein2702
    @najmahhussein2702 9 месяцев назад +2

    Qof kalgacyl wax kagaranayo ayaa fahmo karaa Lee hestan😢😢😢😢

  • @AminoAlisiyad
    @AminoAlisiyad 21 день назад

    Aduun yada ruux kudoorta😢❤

  • @khadarheroman3060
    @khadarheroman3060 5 лет назад +11

    aduunyadan ruux Ku doortay ayaa lagu oon baxaaye unoqo wehel caashaqeeda

  • @ahmetofficial6528
    @ahmetofficial6528 4 года назад +3

    Hees mcn igadheh❤️❤️❤️💋💋💋

  • @abdiazizmursalyusuf8718
    @abdiazizmursalyusuf8718 7 лет назад +4

    ogow .. yasalaaam wa hees mcn runti

  • @mukhtaaraliabdi6033
    @mukhtaaraliabdi6033 Год назад

    Markaan kalgacayl abuurno ayan galayna aroose ogow rooday❤❤❤

  • @HappyjamacwarsameHappyja-fo8nv
    @HappyjamacwarsameHappyja-fo8nv Год назад +1

    Heestan xasuus garay igu ledahay♥️

  • @asmacabdaleasmacabdale1554
    @asmacabdaleasmacabdale1554 2 месяца назад

    2024😢😢 mar aan jacyl BAs lahay wuu tgay lkn allle iga tagin lkn qalbiga dareemaya xanuun anoo og inana cabsida alle ku xoojiyo oo hadan anigoo iska niyad jabasan ayaaa igu soo dhacaday ereyada ahaa aduuun ruux kudoortay ayaa lagu oonbaxayee naftan ku ilashanaysaunqo ehel cashaqeeda 😭😭😭😭😭😭

  • @hebohseen2939
    @hebohseen2939 8 месяцев назад

    Hes iyo badh iga dhe bari aan jognay jigjiga ayey saxibaday aad ujeclayd iyadaba ibartay nimco axmed ibrahim wall aan lawada hysan weyaan ilahy hadayee jigjiga meel waxbarashaan kuwada jirnay tolow ardaydii moyaan meel aykawada dheceen ilahy nin walba meeshuu jogo haku amaan saday inbadan waan ishelnay ina ismanan helin

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 2 года назад +5

    still listening 2021🔥🔥

  • @SahraCabdiraxman-kd2jq
    @SahraCabdiraxman-kd2jq Год назад

    Heestani tarikha bay igu ledaHya haben 1.40 haben nimo ban dhagysanyy biahi 5.11 mye 2023😢❤

  • @amalhaji4982
    @amalhaji4982 5 лет назад +31

    ogow aragtida qurxoon ogow
    indhaha waa daawadode ogow
    la soc erayda macaan qalbigu wuu imaana
    ogoow aramida jacaylka ogow
    marbay tahay aafadade ogow
    Hadaad hesho aynigaaga ogow
    ayaad is tareexaysaaye ogoow
    ogoow quruxdiyo asluubta
    adaa isir u leh dhamaane
    markaan ku arkaan farxaayo
    adaa dagay uurka hoose ogow
    ogoow ayamaha wanaagsan ogow
    astaan weeyani haboone ogoow
    markaan kalgayl abuuro ayan Galaynaa aroose agoow
    ogoow idilkood haweenka ogow
    ayaad u sidaa hanaanke ogoow
    ilwaadiyo haybadaada ishaartay
    inaan agjooge ogoow
    ogoow ixtiraamka fiican ogow
    adaa barayo naftayda ogow
    inaan noqdo arooridada ogow
    ayuunbaan doonayaaye agoow
    Aduubyada ruux ku doortay
    ayaa lagu oon baxaye
    naftan ku ilaashanaysa
    u noqo wehel cashaqeeda

    • @falisabdulla6046
      @falisabdulla6046 2 года назад

      6 sano ka dib ayaan soo boqday heestan cadi mhn