(3) Basaaskii ay Diratay oo La Qabtay | Qisada Sara Aronson Basaasaddii Jabisay Cusmaaniyiinta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #Qaamuus #Basaasaddiii_Sara_Aronson
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Комментарии • 35

  • @mr.carafaadyaazir7250
    @mr.carafaadyaazir7250 Год назад +2

    Qaamuuz...Ale...hakucafiyo...
    Barti....4

  • @QAAMUUS
    @QAAMUUS  Год назад +5

    Dhammaantiin Waxaad ii tihiin qoys ballaadhan oo qiimo igu leh. Ilaahay ha ii aqbalo ducadiiina. Mahadsanidiin dhammaantiin. Waxaan isku dayi doonaa in aan wakhti badan siino diyaarinta mawduucyada aad xiisaysaan ee aan isku baranay.

  • @cabdicasiisfaarax6298
    @cabdicasiisfaarax6298 Год назад +1

    Illahay hakucaafiyo aamiin insha allah

  • @axmedtiirey9764
    @axmedtiirey9764 Год назад +1

    Alaha cafimaad taam haku siiyo

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Год назад +4

    Illahey haku caafiyo wll qaali inta ku soo martayna dambi dhaaf allaha kaaga dhigo

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Год назад +1

      Aamiin Jazaakallaah walaal

  • @cabeeysubagle1388
    @cabeeysubagle1388 Год назад +1

    Ilahey cafimad taam ah ha siiyo

  • @abdullahiguled7327
    @abdullahiguled7327 Год назад +1

    Alle ha ku caafiyo walaal

  • @mohamudfidow5266
    @mohamudfidow5266 Год назад +1

    Cafimad taam ah alle haku siyo ugaas

  • @natureofartifacts9344
    @natureofartifacts9344 Год назад +2

    Ilhay haku caafiyo wllo ❤

  • @mohamedhazzan6118
    @mohamedhazzan6118 10 месяцев назад

    Allah haku zhaafiyo zxp qaali ah ayaad tahay rabbi hano kaa dhaafo amn

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Год назад +1

    Wa mahdsnthy

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 Год назад +1

    Allah haku caafiyo

  • @mohmedosman1895
    @mohmedosman1895 Год назад +2

    Asc ilaahay baan kuu beryayaa inuu cafimaad deg deg ah ku siiyo

  • @cumaryare9189
    @cumaryare9189 Год назад +1

    Alla haku caafiyo

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 Год назад +1

    Ilahay hakucaafiyo wlll xanuunkana alle danbi dhaaf hakaaga dhigo

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Год назад

      Aamiin Yaa Rabbi walaashay @Faatimo Mahadsanid 100%

  • @kngmoha
    @kngmoha Год назад

    Ilaahey Haku caafiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siciidmustaphe7617
    @siciidmustaphe7617 Год назад +1

    Thanks

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 Год назад

    Ilaahey ha Ku caafiyo

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST Год назад

    Noo soo badiya qaybta Afraad na soo boobsiiya qaamuus

  • @mukhoabdi-xz4cq
    @mukhoabdi-xz4cq Год назад

    alle haku caafiyo wlaal

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Год назад +2

    Allaha kucaafiyo bro aad iyo aadbaan kuugu kalsoonahay

  • @abdihamidibrahim7377
    @abdihamidibrahim7377 Год назад

    الله يشفيك أخي

  • @mohamedibrahimfarah4363
    @mohamedibrahimfarah4363 10 месяцев назад

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Год назад +1

    Allaha ku caafiyo wll qaaliya weeba daahday goormee qabashadeeda lasoo sheegi doonaa ma xalaqada soo socoto saa isku dhahaayay sidii inaa goobta joogay camal ama sirdoonka kasoo horjeedo ahay ciilee igu dishay hada taas jahanabo allaha ku dheereeyo hadee muslin nimo ku dhiman umana eko qofku dhimahaye tagtay lkn kuwa hada dhagarta muslimiinta ku malgan illahow fursad iisii aa mudan kooda marsiiyee hhh riyadeyo maal meed keyga maka yaabteen lkn igama fugaa umaleyhahe iigu duceeyo inoo fursadaas alle iisiiyo

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Год назад +1

      Walaal qiimo badan. Bal aan sugno sida wax u dhacaan.

    • @umumaxamedamiin2185
      @umumaxamedamiin2185 Год назад

      @@QAAMUUS waa udhararooyabo

  • @maslaxsuuley4532
    @maslaxsuuley4532 Год назад +2

    Walal waad mahadsantahay lkn waxaan kaa codsanayaa in aad inoo soo raadiso buugaag laga qorey uraradii islaamiyiinta kuwo aad ubadan ayaa jiree in aad noo soo duubto iskuday aad iyo aad ayaan codkaaga uga helaaa mahadsanid

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Год назад +1

      Walaal @Maslax waa si wanaagsan. Shakhsi ahaan anna aad baan u xiiseeyaa in aan wax ka akhriyo waxna ka diyaariyo xaaladaha ku saabsan ururrada Islaamiga ah. Markaa ma waxaad xiisaynaysaa Ururrada Islaamiyiinta Soomaalida mise Guud ahaan Dunida Muslimka?

    • @maslaxsuuley4532
      @maslaxsuuley4532 Год назад

      @@QAAMUUS waan xiiseeyaa dhamaan dunida muslimka balse waxaan aad usii xiiseeyaa kuwa soomalida waayo aad ayaan u fahmaa waxa laga sheekeynayo waxaan kaa rajeynayaa in aad inoo soo raadiso dagaaladii maxaakiimta iyo isbaheysigii oo taariikh aad u macaan ah xilligii ay dadka wanaagsanaayeen oo niyadoodu saafiga aheyd

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Год назад

      @@maslaxsuuley4532 ma daawatay wali taxanaha dheer ee aan ka sameeyey Taariikhdii Koboca Islaamiyiinta Soomaaliya iyo dagaalladii cuslaa ee ay galeen iyo halkii xaal ku dambeeyey. Haddii aanad wali daaawan waxaad ka eegtaa qaybta Playlist kadibna ka dooro taxanaha koboca. wixii kalena waan soo diyaarinaynaa. Insha Allah

    • @maslaxsuuley4532
      @maslaxsuuley4532 Год назад +1

      @@QAAMUUS hada ayaan dejistey oo in yar in yar ayaan rabaa in aan u dhageysto I.a ee waxaan rabaa in aad noo soo raadiso taariikhda maxaakiimta oo human taas oo uu kasheekeynayo gof goob jooge ah sida abdibashir oo kle ah ee grey buug ku saabsan maxaakiimtii iyo sida ay ku aas aasmeen buuga kobaca islaamiyiinta wuxuu ku egyahay 2002 ee tariikd aintaas ka dambeysa noo soo raadi oo noo soo duub

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Год назад

      @@maslaxsuuley4532 Insha Allah