Wan idin salamey reer tolkey anigo ah nin mahe Dir o ah maxamed xinifrire ah reer sh.isaxaq reer tolkey waxan leyahay anaga calan kaliya idin kama rabno waxan idinka rabna Maamuul Goboleed Dir u Gaara in badan ayanu garabkii tolimo idin siiney o anu nidhi yaan la ciilin hub ciidan hanti alx Dagaalkii xabada Guul ayan ka Gaadhney lakiin kii siyasada ayaa hada la idinka raba mahadsanidiin reer Tolkey
waxan layaabay dadkaan dhaantada iyadoo dhaqan soomali ah hadane reer baa u caan ah ee aaway shirtii biimaal ku caan ahaaa ma la waayay dhalinyaro loo soo labiso la soo agaasimo oo meesha ku soo bandhiga shirta biimaal iyo jaaskeeda
Masha Allah ❤️❤️🥰🥰🥰🥰 my dihga from biimaal boqortoyo viva boqortoyo
Masha Allah reer abtigay from Somaliland
❤🎉
Hambalyo ayaan leeyahay beesha biimaal ee mahe Dir ee somaaliyeed.
Masha allah mydhga boqortoyo biimaal maxamed xiniftire dhiiga biyo mahan nimaan kadhalan baaciil qabo
guul ayaan urajeynayaa boqortooyo biimaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wan idin salamey reer tolkey anigo ah nin mahe Dir o ah maxamed xinifrire ah reer sh.isaxaq reer tolkey waxan leyahay anaga calan kaliya idin kama rabno waxan idinka rabna Maamuul Goboleed Dir u Gaara in badan ayanu garabkii tolimo idin siiney o anu nidhi yaan la ciilin hub ciidan hanti alx Dagaalkii xabada Guul ayan ka Gaadhney lakiin kii siyasada ayaa hada la idinka raba mahadsanidiin reer Tolkey
Mashaalah boqortoyo
Boqortooyo biimaal wankufana
Hambalyo🥰
Guuul Biyomaal
Masha allah biimaal Mohamad lkn maxaa wye camerada xumada maxay iskaga qurxi waayen
GuuU|| marrrr walpa BeesHa BiimaŁ❤🦁🌍🩸ŁànÐhErrrrrrrraÑiimOĤ❤🎉
Dhaantada yaa qaday aan degsade