Ciise Muuse iyo Sacad Muuse oo La Hadlay Madaxwayne Cirro

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 ноя 2024

Комментарии • 14

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 6 дней назад

    mansha allah mansha allah

  • @WaraabeTuur
    @WaraabeTuur 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lionofsomaliland9
    @lionofsomaliland9 5 дней назад +1

    Saladinta,cuqasha, iyo odayasha suber awal kaalay wadanka wax kaxukuma aderayal Somaliland waynu u wada talinayna wada tashi weeye is afgaradkeenu

  • @shalakhogoljano1427
    @shalakhogoljano1427 5 дней назад

    Kuwani yay matalaan waa kuwii reerka habar awal jabiyay ee masabkii reerka loogu cumaamaday ka dhigay Dan gaara. They have to go....Dan iyo danaysi and hoodaale

  • @omarislamicchannel
    @omarislamicchannel 6 дней назад

    Suldamadi mahe waa gudideeni Dan iyo duco iyo Hodaale Qayb ka mida

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 5 дней назад

    qomaluudow ciiro we will see idinka iyo habar jeclow ? ilaahay rag idinkama dhigin kolkuu qarkiin lahaa gala dagaalka wixii coldoon sheegay ayaa rumoobay innaad abaarso fadhideen bilaa shuruud waa sidii shalay calanka kolkaad qowracdeen !!!!!!!!!! hadaba halaydiin taliyee cagomaydha oo seexdaa !!!!!!!!!! from saylac

  • @AliOSMAN-mx3ol
    @AliOSMAN-mx3ol 5 дней назад

    Tuugo, who do you represen, yourself and your kids and Iam ciise muse. I hope God forgives you. I am talking about Muse Dalab.

  • @SamaDeri
    @SamaDeri 6 дней назад

    Salaadiin subeer awal ah meesha kuma arko. 😂😂😂 suldaan maxamed iyo saveyste ayaa inoo salaadiina. Kuwani halkeebey joogeen markii 7 years la aflagaadeynayey subeer awal

  • @GuushaDhabtaah
    @GuushaDhabtaah 6 дней назад

    Suldaan sabeyte anaku aaminsanay adeer khayr hele iska nasta hadaba 😂

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 5 дней назад

      Suldaan qanjiidho ciyaala suuq miyaa suldaan noo noqon kara
      Sudaaka reeeku waa suldaan XASAN❤

    • @GuushaDhabtaah
      @GuushaDhabtaah 5 дней назад

      @@NimcoFf naa anaka nooma ah suldaan hunguri suldaan baasto

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 5 дней назад

      @@GuushaDhabtaah hhhhhhhhh ileen reerku ma xishoodo ma muuse dhiiqada maxaad ula walaaqan wayday bad ku haysatan 🤣

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 5 дней назад

    Waxba maydin shegin. Ana hadhay looma hadlo.

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 5 дней назад

    Adeer nicda meesha kala taga hadii aad waxtaraysaan Buurta almis fuulo conditions soo saara hadii kale amuuska idiin roon