Suldaan Xasan Oo U Deceeyey Xukumada Cusub Ee Maadxwayne Ciro"Arimo Muhiima

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 18

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 16 часов назад +1

    Suldaan xasan guulayso

  • @LegendJimleothman-p8l
    @LegendJimleothman-p8l 15 часов назад

    Masha allah guul somaliland

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 15 часов назад

    wakan suldankii sacad muse dileh iyo saxibki sulub khayin !!!!!!! waleh waa loo joogi muse tolwaa dabadii !!!!!!!!! drom saylac city 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @BashiirIsmaaciil-jk4jw
    @BashiirIsmaaciil-jk4jw 16 часов назад

    Mashallaah waa suldaan daacada Alle haxiftiyo

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak 16 часов назад

    Suldaan xasanw ducadaada allaah hayno aqbalo adna rabbi hakaa yeelo mid karaameysan aamiin aamiin aamiin yaa allaah yaa rabbi

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak 16 часов назад

    Bissmillaahi wasalaatu wasalaamu calalmursaliin walxamdulillaahi rabbil caalamiin ilaahow noga dhig dawladii aad shar iyo shayaadiin iyo xaasidiinba nooga xifthiday tii khyrka waafaqda ee wixii xun aad ka xifthiday tii khayr ku hadasha ku xukunta ku dadaasha ee la aqbalay yaa rabbi loona hogaansamay yaa thuljalaali.wal.ikraam yaa allaah yaa rabbi aamiin aamiin aamiin yaa allaah ilaahow ku astur ilaa dhamaadka kuwii loo hiloobi doono ka yeel aamiin yaa allaah

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 15 часов назад

    Aamiin aamiin aamiin

  • @ShugriMaxamed-pr1wi
    @ShugriMaxamed-pr1wi 14 часов назад

    anoo aha reer awdal suldaankaas waan wataaa suldaan xasan suldan abdilahi waa nin rageed aanan aqoon qabyaalada midnimada ayuu ka jecel yahay

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 16 часов назад

    Suldaankayga sharaf ku noolow

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 9 часов назад

    Suldaan sikhraan maad cuntay baastadii

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 16 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ie3787
    @ie3787 8 часов назад

    Salaadiinta ducadooda waa la aqbalaa😂😂
    ducadan haday khaalis tahay Allaah hakuu aqbalo
    Suldaanku inuu yidhahdo saladiinta ducadooda waa la aqbalaa waa qalad.
    Allaah keliya ayaa og ducada la aqbalo
    Waxan rajaynayaa in aadan ahayn koofiyad Bacle isa sii muujinaya ama diyaarsanaya tuumbadii uu madaxtooyada ku nuugi lahaa (doollarka$$$$$$😂)

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 14 часов назад

    Dhaban loox alaku soo qabay dhoobigii geela kale raacayeye hunguri dacad muuse kaa tadhafelbaasto cune

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 10 часов назад

    Munaafaqu ducadiisa iyo habaarkiisa midna lama aqbalo suldaan baasto

    • @ie3787
      @ie3787 8 часов назад

      Cismaan afgaabow kagaabso xumaanta

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak 16 часов назад

    Bissmillaahi wasalaatu wasalaamu calalmursaliin walxamdulillaahi rabbil caalamiin ilaahow noga dhig dawladii aad shar iyo shayaadiin iyo xaasidiinba nooga xifthiday tii khyrka waafaqda ee wixii xun aad ka xifthiday tii khayr ku hadasha ku xukunta ku dadaasha ee la aqbalay yaa rabbi loona hogaansamay yaa thuljalaali.wal.ikraam yaa allaah yaa rabbi aamiin aamiin aamiin yaa allaah ilaahow ku astur ilaa dhamaadka kuwii loo hiloobi doono ka yeel aamiin yaa allaah