Sh Mustafe X | Saaqidkii Dunida Badaley ~ Dhalinyarooy Taladan Qaata 15 Daqiiqo aad Mahadin Doonto!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • Sh Mustafe X | Saaqidkii Dunida Badaley ~ Dhalinyarooy Taladan Qaata 15 Daqiiqo aad Mahadin Doonto!
    Muxaadiro aad u qiimo badan oo si gaar ah loogula hadlaayo dhalinyarada iyo sh mustafe x ismaaciil
    -------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
    -------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    -----------------------------------------------------------------
    Speaker: Sh Mustafe x Ismaaciil
    -----------------------------------------------------------------
    ****
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1. This video has no negative impact on the original works.
    2. The video is intended for educational and awareness purposes
    3. The video is transformative.
    4. Video content is always in demand from our community
    All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
    -----------------------------------------
    Tools I use to edit my channel:
    Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
    Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
    Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Комментарии • 7

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 8 дней назад

    ❤Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @heersare6628
    @heersare6628 8 дней назад

    Alaha ku xafido yaa sheekhunaa

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 8 дней назад

  • @IsmaëlYacin-l7f
    @IsmaëlYacin-l7f 7 дней назад

    Asc sheekh mustafe kharyr Allaha ☝️
    Kusiiyo
    M. 2 aad khaladku ma isagaa mise waa waalidka faraha ka qaadey e waliba u iibiyay telefoon uu ka daawado wixii xumaayoo dhan isaga oo aan waliba gaadhin qaan gaadh
    waxwalba oo edeb dara ah oo uu sameeyana aan lagala hadlayn ayaa maanta jirta e yaa khaldan markaas
    Kow ma ilmaha
    Laba mise waalidka ???

  • @AbdirahmanDhukulow
    @AbdirahmanDhukulow 7 дней назад

    Wax layaabay waxyaalaha wacdiga markuu soconayo vedio kadabeeya raga sooqata nin xashiish iyo balwada cabaya hadana wacdigana uu socda!

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 8 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Sheekh mustafe harruun waxaad ka warantaa xukuumaddan caqliga iyo qalbiga beeshay.
    2.0. Xukuumaddan ka kooban wasiir iyo agaasime guud iyo jannan ciidan oon waxbaba soo saarin.
    3.0. Waxa lagu qortaa dhammaan dhaqaalaha dalka soo gala.
    4.0. Waxan dhahayaa sannadku markuu dhammaado hal shillin oo ka yaallaa ma jirto.
    5 0. Somaliland dhaqaalaha waxbaba lama gelliyo wax saarka iyob waxbarashada dhallinyarada. 6.0. Waxa ku nool somaliland cidda uu magacabo madaxweyne.
    7.0. Dadka kalleetto waa cashuur bixiye yaal aan waxbaba loogu qabanin cashuurta.
    8.0. Wuxuu doono waxa hela oo qudha kuwa uu magacaabo madaxweynuhu.
    9.0. Haddaba kuwan madaxda ka noqday somaliland waxa dhaamey maxamed siyaad barre iyo bille rafleh guuleed.
    10.0. Waxay shaqo ka dhigteen dekedda berbera ku wareejiso imaaraadka isagoo dantiisa gaarka ah watta.
    11.0. Waxay shaqo ka dhigeen guryihii ingiriiska gattaan oo lacageystaan.