FALIS WAC WAC OO SIRAHA NAAGAHA YURUB IYO AMERICA KU NOOL SOO QUFTAY MIN YARO MASEERTAY WAA MAN GAB😳

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 47

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 7 часов назад +2

    Gabadhan dulmi badanaa subhannallah ilaahoow ku soo hadee😮😮

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 2 дня назад +19

    Sual adigu naagaha aad ka sheekaynasid maxaad dhaantaa

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 День назад +3

    Sheekadaada waan ka helay maashaa allaah saas mafiicno baati jikadalee lagu gala uf

  • @ayaanhashi9478
    @ayaanhashi9478 20 часов назад +4

    buul gubtay kama naxo buul kale waa xasidad rabta iney dumisay guryoaha islamka,qaraar.

  • @SadioHassan-yg4ki
    @SadioHassan-yg4ki День назад +4

    Nagtaan xaasid waaye waxe kaxuntahay gabdhaha nimankoda latashto oo ilmahoga mustaqbalkoda kafakiro

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 День назад +6

    Subxaanallah been badanaa,nefis ayey beenta ka raadinaysaa yaahuu

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 дня назад +6

    Saudi Arabia visas in arrival too

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 часов назад +1

    Wa run naagaha qarbaa are both ah

  • @alijama3401
    @alijama3401 2 дня назад +4

    WARKAA BADAN DHIBAA KU HAYSTA. ISLAAMKA IS QABA AMA HA GUURAAN AMA HA TAGAAN MAXAA KAA GALAY. GABDHAHA SOOMAALIYEED EED CAAYAYSO KUGUMA RAACSANIN. DURUUF BUU QOF WALIBA KU NOOLYAHAU SHANE ON YOU

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 День назад +1

    Bravo afkaa gam siiso

  • @ashajama5073
    @ashajama5073 День назад +2

    Naagtan hadal kama daasho miyaa?? Hadalka badan waa cudur. Subxanallah

  • @shamismohamud4051
    @shamismohamud4051 10 часов назад +1

    Adiga nin u noole naagaha ka fuq

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 День назад +2

    naagtii iska dhaadhicisa ninbaa nadaafad iyo wax ku joogaya walaahi been baad iska dhaadhiciseen 😂

  • @shukriahmed7769
    @shukriahmed7769 11 часов назад +1

    Adiga malagu soo furry😂😂😂😂

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 дня назад +2

    INTEEY DAADKA UU SOO GUDBINEESO MEEY WAANIISO WAA GABAAR WALAASHEED OO KALE AH

  • @saynab2031
    @saynab2031 17 часов назад +1

    Ayadu kay kubilowday mahaysaa

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 14 часов назад

    ❤❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 День назад +1

    That's reall waankugu raacsanahay taas runtaada waaye wlaal

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 часов назад

    Adi minyaro ma tahy .mise minweyn. Mise qudbosiro

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 дня назад +2

    BALAAYO WAAR BADAAN

  • @abdoulkader2943
    @abdoulkader2943 18 часов назад +1

    Salada edanki maxad u bakhtisay walaloy

  • @umuabdirahmaan5352
    @umuabdirahmaan5352 2 дня назад +1

    Taas waxaay cadaynaysaa inaa maraantahhaay oo ebaartahaay. Nin goormaa lagatagaay iyo wuxuu qarsanaayo. Abaayo hurdaa kakagaac naftadaa hormarii . Nin latuuraay haa ku mashquulaysid.

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 День назад +1

    Tan horta qabri soma sugaayo maxay un gabar un ugu dhagantahay😂

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 2 дня назад +2

    Tolow dabigedaa miyaysaan ogyin inlaqoroyo 😢dulmibadanaaa

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 2 дня назад +1

    Kujevliyaa 😂😂😂 wac wav

  • @saafisheikhahmed21
    @saafisheikhahmed21 День назад +1

    SOMALI WOMEN ARE VERY STRONG SO I DON'T KNOW WHO YOU TALKING ABOUT. LEAVE THE GIRLS ALONE
    NIMANK ALLAH 4 AYUU U BANEEYAY WHY AA DANBI OHA DHIGEE

  • @aichadjama3711
    @aichadjama3711 2 дня назад +3

    Shame and you falise

  • @Sahra-cm9nv
    @Sahra-cm9nv 7 дней назад +4

    Nag an alaah aburay an kabaqeyn sacad kasto qofkudhagan aqiradeda uma cabsaneso

  • @barliincali9542
    @barliincali9542 2 дня назад +1

    Waa sheeko macaan waa idaawaysay😂😂😂😂

  • @Sahra-n7b
    @Sahra-n7b 2 дня назад +2

    Intaba adiga ah qiyastayda

  • @HalalBaller7
    @HalalBaller7 17 часов назад

    Qiftaan wey isaso caanbixinoysa iyo dukankey rabtaa in lga adegto

  • @SafiaKabail-p3u
    @SafiaKabail-p3u День назад

    Naftiina u noolaada biini aadam ha u noolaanina nin waxaa sheegeyso nin naag kuma jeclaado xaqiina iska raadso

  • @saafisheikhahmed21
    @saafisheikhahmed21 День назад

    SOMALI FAMILY LIFE IS VERY BASIC
    THEY NEED TO GWT HIGHER EDUCATION AND PLEASE NEVER BE DEPENDENT ON SOMONE WHEATHER FAMILY MEMBER OR HUSBAND

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 дня назад +1

    FALIS WACEEY ADIGA SIXIROOLEEY AH LAGU YAQAAN LAGA KALE CARAR QUMAYO

  • @ayaanhashi9478
    @ayaanhashi9478 20 часов назад

    kimiko isku cadeeyen maxaa naag cad isugu ekaysiinee Afrikaan tahaye.

  • @RayanAbdi-r4m
    @RayanAbdi-r4m День назад

    Adigu waxaad tahay qalbi daciif bilaa anshàx̌ ah uf

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 6 дней назад +1

    Oman 2016 ka warkeenay maa hada dad u cusub

    • @RunWarsame
      @RunWarsame 2 дня назад

      Anaa rabo iisheeg omaan plz

  • @Jannahawkhalif
    @Jannahawkhalif День назад

    Alaa maxaan arkay naago badan oo baatiga salaad uu labis uyahay basari iga tag

  • @barliincali9542
    @barliincali9542 2 дня назад

    😂😂😂😂😂

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 День назад

    Aqas daqiiqadahaas wa igaqasaareen maxay ahayd bulaacadani

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 День назад

    Wacwac usheega areebada la tarxiilay markeysoo noqoto uun siga iyo cararka qashinka ayaad ku ridee kumeel gaar aatahay adaana ciil la waala anaysid in tay naag tiisa ka soo noqonay so sii olyada ubadal

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 2 дня назад +1

    Nadaafad badni miyuu faarax kugula joogaa dawo dawada aad iska badisay miyaad is mooday inaad nadaafad badan tahay shuubo

    • @RunWarsame
      @RunWarsame 2 дня назад

      Walaahi naagtaa waanacay aniga qof aamusiso malawaayay uf

  • @umuabdirahmaan5352
    @umuabdirahmaan5352 2 дня назад

    Yaaab Diyaanaa been kuusheegtaay