LEE Ya waan uwataa qaasatan facyaashay Noocyadeyba Ya EEEEEE dumaar Naagodumaar murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey soo dhawoow inbadan
waad qaldantihiin 100%. ma jaamacad baad dabada ku rucaysaan!? balaayoo dhan awdal bay kasoo baxdaa. gurigii ay odayaasho ka arriminayeen na ,nin yar oo reer zalac ah baa baa iibsaday! masajidkana helible ka dhex furta dee.
oo maxaa ka macna ah hadii holka jaamacada xaflad lagu dhigto yuruba holka jamacada waa la kiraystaa xaflad lagu dhigtaa xataa cuntadaa loo kariyaa oo la dalbadaa
filsan waxaa loo bixiyaa gabadha xaaraanta ku dhalatay ee wecesha ah !k k k k ! markaasaad qoslaysaa! ma qosol baa kuu banaan wecelyahay madaw? naa afka boodhka ka qarso yaa ximaara.
habartii xumayd ee kusoo xaartay ku noqo oo waydee maxay filsan kuugu bixisay? kalcharka dadka af soomaaliga ku hadla baa ah in filsan wecesha aaba l'aanta ku dhalata loo bixiyo. wecel af dheer baan kuu arkaa. hooyadaa baad ceebaysay,bal maad magaca soo badalatid doqonyahay.
@@hargiesa_gira ilaa hada wd jaahilnimo hadlaysaa ee isku xishoo afkaygu ma urayo sidaada oo wax walba kuma hadlee bal Edo xishoo oo tuulada intaad ka timaado magalaada soo gal😂
Maan shaa allaah waxaflad qurux badan laga raysay aroos yadii wareerka badnaa allaha barayo reerkan
Horta maan sha allaaha ardayda mara walaba sidaasa u aroosa gabdhaha iyo wiilashab maxaaba hudheela lacaga ah iidinku wada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Borama gob iyo.nasab degta wlhy m.a dad aan jeclhy❤from lasconod
Miisaanka culus quruxey❤❤❤
Maasha Allah waa aroos xikmad ku dhisan qurux. Allow dhawr dadkii soo qabanqaabiyay. Wiil iyo caano gabar iyo caano
Manshalah ilahay haydin barakeeyo ❣️
Nabad baa nas la nuugolee Mashallah Mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha allah allah haysu barkeyo lamanha.
Ciwaanka Saad uu dhigtey kuma wacan.
Aroos khayr qaba iyo ubad khayr qaba, Allah ha barakeeyo Aamiin
Camuud night club.
1- Break dance
2- Hip hop
3-blues
After midnight
1- Bob-crawl
Mashaa allaaah Mashaa allaaah
Masha Allah ilahay barkayo
Waa..her..lagaadhay....maansha..allaa..
Masha Allah.Alah barak fiikum 🌺❤️🌹🌺❤️🌹🙏🏻❤️🌺🌹
Masha alh alaw isku barakee
Ilaahay heeysku barakeeyo
Masha allh HambalYo HambalYo ❤❤
Masha Allah
Hanbalyo..hanbalyo.........walaalay..
Mashalah war Caruusada looma diro xeedhada.
Ileen xeedhadu waa gabadh ninkaa la rabaa inuu nigiska ka saaro
Mashaallah
Dharki reer cadcadkow xaal qaado, qofkasta oon aqoon kuu lahaynba iska ka xiranaya. Good dhow waxa la arkaya iyado geela, loadable iyo xayawaanaadka oo dhan oo xiranaya
Maashaa allah congratulation
Maashaa allaah tabaaraka allaah allaah habarakeeyo
Caroos ma ahayn ee maalinti culture ka jamacada ayay ahayd marka bandhiga socday wll
Waa xaflad qurux badan
Kuwii Somaliland ku deyan jirey baa berito Kaga deyan doonaa.
Wax yar suga Waad arki doontaan.
Reer Somalia oo iyana sidaa yeeli doonaa. 😂😂😂😂
Wll qabyaalada inaga dhaafa
Hidah somaaliyeed wiilasha kama muuqato waayo?
Zero habla Gürsan weligeed lama arag wa dhaqan cusub!!!
Ya iYaaa iyaa.
Asc markii la soo xidhayay ayay ogayd aroosadu
Hida som wiilazhu kamuyqato waayo?
❤❤❤❤❤❤
👍
Familyyyyyyy
Iyaa inti istaqaano inbadan isnaqaanaaba Familyyyyyy familiessss systems wadajir muqtishooy
❤
Familiyaal familyyyy SystEms jiilbajiilba Nicmaturabi Nicmaturabi
❤❤❤❤❤❤
ma waxaad doonaysaan waxyaalaha qarxa in jaamacada la dhex dhigo!?
sidee maalinta ku xigta loo aaminayaa amaanka jaamacadaas!!!?
ilbaxnimo maaha doqmayohow!
Aroos dhab ah maaha ee waa culture week gii jamacada waxa lagu matalayey siday u dhici jireen aroosyadii hore ee hidaha iyo dhaqankeenii hore
LEE Ya waan uwataa qaasatan facyaashay Noocyadeyba Ya EEEEEE dumaar Naagodumaar murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey soo dhawoow inbadan
Camuud waxay noqotey xero dhilo iyo tiyaatar dabada lagu luxo. Gabdhihii waxbarashada loo direy baa mooryaantii udabiirsey loo afduubey.
Maseerku waa balo hdy jaahilnimo ku raacdana ka daran😂
LEE Nin.
Jgruvov9dbzo😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤😂❤❤❤❤
Jiilbajiilba wadajir.Brinseseses
Boqorad
Caruuska lama dhaho fur
waad qaldantihiin 100%.
ma jaamacad baad dabada ku rucaysaan!?
balaayoo dhan awdal bay kasoo baxdaa.
gurigii ay odayaasho ka arriminayeen na ,nin yar oo reer zalac ah baa baa iibsaday!
masajidkana helible ka dhex furta dee.
oo maxaa ka macna ah hadii holka jaamacada xaflad lagu dhigto yuruba holka jamacada waa la kiraystaa xaflad lagu dhigtaa xataa cuntadaa loo kariyaa oo la dalbadaa
Badawnimada kugu wacan hadalkane sheydaaanka iska naar qof yahoow reer tuuloodkii wuxu waa culture week gii jamacade aroos dhab ah mahee😂
filsan waxaa loo bixiyaa gabadha xaaraanta ku dhalatay ee wecesha ah !k k k k !
markaasaad qoslaysaa!
ma qosol baa kuu banaan wecelyahay madaw?
naa afka boodhka ka qarso yaa ximaara.
habartii xumayd ee kusoo xaartay ku noqo oo waydee maxay filsan kuugu bixisay?
kalcharka dadka af soomaaliga ku hadla baa ah in filsan wecesha aaba l'aanta ku dhalata loo bixiyo.
wecel af dheer baan kuu arkaa.
hooyadaa baad ceebaysay,bal maad magaca soo badalatid doqonyahay.
@@hargiesa_gira ilaa hada wd jaahilnimo hadlaysaa ee isku xishoo afkaygu ma urayo sidaada oo wax walba kuma hadlee bal Edo xishoo oo tuulada intaad ka timaado magalaada soo gal😂
Tuugmo tuureey kuyeesha guryaha melaha badiyaheena waa leskutura jedalna waa lodhiba tii kasodabagasho siuu ula dhaco mar waa ciyar marna waa dhab weydheleysa balse habeenkaas kumajirto ciyaal guri rajo kaqabtid kama caron kartid dhab hadey katahay imow sacad kumaqadaneyso ina kala martan wadadas weeyn
Meel wax lagu barto miyaa noqotay huteel balaayo xafajo badan
subxaan Allaah ceeb
Xasid qooma luud ah oon aan sharaf lahayn waxaaso miidhan kunool aduunka😅😅😅😅 gaadhi maysid waligaana 😅😅
Caafad sharfle qofkasoo jeeda dad macaayo
Waaaaaaw ManshaAllh ManshaAllh hanbalyo hanbalyo ❤❤❤ilahay haysu bareekeeyo qoyska cusub ilahayoow nabada iyo quruxda noo barakee oo belada ka xiijaab reer somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa caadi holka jamacada hadii aoors lagu qabsaday
Masha allah ilahay barkayo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤